Muuqaalada Guud Ee Soo Dhaweynta Madaxweynaha JSL Ee Caasimada Hargeisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • #DEG_DEG_DAAWO
    Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
    Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyepart...
    FACEBOOK- KULMIYE PARTY
    / kulmiye
    FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
    / warbahintakulmiye
    FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
    / kulmiyemedia
    TWITTER- KULMIYE PARTY
    / xisbigakulmiye
    Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
    FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
    / musebiihi
    TWITTER - Muse Bihi Abdi
    / musebiihi
    KULMIYE MEDIA OFFICE
    Mahadsanid.

ความคิดเห็น • 28

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 19 วันที่ผ่านมา +4

    Maasha Alaah dabayshii ictiraafka Ayaa Socota maasha Alaah Guul qaranka sland wuu yaqaan dantooda❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 19 วันที่ผ่านมา +6

    Alle yaa xafiid Alle wuu Soo nabad celiyay madaxdayadii

  • @user-nq2nx3uh6l
    @user-nq2nx3uh6l 19 วันที่ผ่านมา +5

    Madaxweyne nasiib badan weye dorki hore wuu ka cod badanaya insha Allah 67%ayu kusoo baxaya

  • @Qorsho
    @Qorsho 19 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah guul iyo gobanimo jamuriyada barakeey ee somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 18 วันที่ผ่านมา

    Guulayso Mudane Madaxweyne ..Somaliland guul guul guul❤❤❤❤❤❤❤

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 19 วันที่ผ่านมา +3

    Insha alla gobolka hawd wuu tegeyaa ee u diyaar grow weliba sida la sheegay waa degaankiisa oo baraago ayey ku leeyihiin

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 19 วันที่ผ่านมา +7

    Wallee MBC wuu hantiyey quluubta shacbka somaliland ee gobta ah allah yacizakum dhamaantiin noolaada

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 18 วันที่ผ่านมา

      Mash'allah Mash'allah

  • @libanahmed559
    @libanahmed559 19 วันที่ผ่านมา +1

    Guul iyo gobonimo somaliland ❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munajamac1419
    @munajamac1419 19 วันที่ผ่านมา +1

    Wuu daalanyahay alle ayaa mahadle ❤❤❤❤

  • @gamemodesecret
    @gamemodesecret 19 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 19 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allah Guul Mudane Mujaahid Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Xildiid forever Guul xisbiga kulmiye Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 19 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 19 วันที่ผ่านมา +1

    Mundane Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi🙏

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 19 วันที่ผ่านมา

    Ilaahaybay swt mahadnaq badani
    U sugnatay dadkayga dabal cafimd

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 19 วันที่ผ่านมา

    Cadowga Somaliland Allow dhulka la jar annaguna waanu iska celinaynaa ❤

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 19 วันที่ผ่านมา +3

    Walee waan qiirooday dadkaygii xariirta ahaa sida ay madax waynhood u garabtaan yihiin ilayn dadkaygiii wax bay fahmeen noolaada noolaad noolaad

  • @user-uq3kq8cb4x
    @user-uq3kq8cb4x 19 วันที่ผ่านมา +2

    Madaxwaynuhu gobolka hawd muxu u tagi wayey somaliland miyaanu ka mid ahayn

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 19 วันที่ผ่านมา

    Cadawgii milicsaday maryaha tuur
    Allow noo tiirisaye
    U taagnee clankayaga
    Rabow tabantaabiyoo
    Adigu noo taakulee
    Guul somaliland iyo Muuse Biixi iyo markale
    Kulmiye cadawga gudaha iyo ka dibadaba xididada u siibi insha Allah

  • @XafsaXasan-q6s
    @XafsaXasan-q6s 19 วันที่ผ่านมา

    💚🤍❤️💪💪💪

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 19 วันที่ผ่านมา

    Safarkii Guusha ayuu ahaa safarkii uu ku baxay madaxweyne muuse ee u quus gooyay kuwii isu bahaystay in qaranka ka ifaya geeska africa ka been abuuraan ,

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 19 วันที่ผ่านมา

    Yaa maydhi wakiilada Cadawga qarank markay arkaan siday shacabku u ogyihiin ciddii u roon ee u dhimanaysa jiritaankooda iyo cidday u codayn doonaan 13 - ka November 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 19 วันที่ผ่านมา

    Wallee cadawgii urayay ee
    Jsl qalbigay kaga kadshen
    Dadkaygu

  • @user-vz4df2im1c
    @user-vz4df2im1c 19 วันที่ผ่านมา

    Muuse iyo kooxdiisu qabyaalad la iloobey bay soo kiciyeeen markay yimadeen

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 19 วันที่ผ่านมา

      cirro iyo kooxdiisu 7 bay wadeen iyo cay waliba

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 19 วันที่ผ่านมา

      Laas dhiik ku ekoow meelwalba haka niiclayne sow cidlo umaydun bixin dee bas

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 19 วันที่ผ่านมา

    ADEER MUSE HABARYAR SHACNI WAAD SOO DAYSE MAXAAD IGA REEBTAY ANIGA YAAD IGA IIBISAY KOLAY ANIGA ETHIOPIA MA IGA IIBIN KARTID WAAYO ANIGA AYAA AH OO KU DHASHAY DDS