Waxaad kala socotaa wax kasto oo dhaco ama cusub, sida talooyin fiican iyo wax kasto oo wanaagsan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.พ. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @filsandhagecade9269
    @filsandhagecade9269 4 หลายเดือนก่อน +3

    mashallah thanks shekh calmadah waan isku arkay ilahadna waan xanunsanhy iso duceya walalyaal

    • @ibtisaam4553
      @ibtisaam4553 4 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay haku caafiyo wll

  • @DekaOMAR-cu4nr
    @DekaOMAR-cu4nr 3 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @SadiaHusein-uh7kj
    @SadiaHusein-uh7kj 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wey igudhacdey her babuurka wadi waayo caruurta school kasoqaadiwaayo habeenkii geerikacabsado quraan ka markan dhageysanaayo Waan oynayaa salaatuleyl Ayan allah baryey alxamdulilah allah wu icaafiye

    • @hodanabdirashiid506
      @hodanabdirashiid506 4 หลายเดือนก่อน

      Abyo salatul leyl meeqo rakaco tukanh❤❤

  • @sheikhharun7310
    @sheikhharun7310 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha.allah.🥰🥰🥰

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 4 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ALLAH naga qabto xasadka aamin aamin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 4 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @Xaliimoxasan198
    @Xaliimoxasan198 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah allaha kubarakeeyo sheekh

  • @user-ii2vy3eh2n
    @user-ii2vy3eh2n หลายเดือนก่อน

    Intaas waxaaba isii dheer nafis caloosha dhan malihi calosha itaga waa dibirayaa waxkaste calool bixiyo waa cabay waaba kasiidaro plz shiiq dawada noosheeg

  • @ahmednkante9128
    @ahmednkante9128 4 หลายเดือนก่อน

    sheekh waaN xanuunsanaya halkeed joogta lanberkaga ubahaNe walaal

  • @foosomaromar3036
    @foosomaromar3036 4 หลายเดือนก่อน

    Assalamu caleykum Aniga Isku Arkay sheekh Inte Kala Soxariira kheer Allaha kusiyo

  • @zeinabdoualeh8345
    @zeinabdoualeh8345 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @faizafaiza152
    @faizafaiza152 4 หลายเดือนก่อน

    mashaalla tabarakara

  • @dhacdomedia5136
    @dhacdomedia5136 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoow cilaajka soo raaci

  • @user-jg6me5hf8y
    @user-jg6me5hf8y 4 หลายเดือนก่อน

    Sheq walhi il xun aney igu dhacday xanuunkan somaray hadan so xanuusto wan ilameya walahi hadda xitta waa lagu danbeya oo cabsi geerida ah said malin iyo habeen geeri ka baqa allow nacaafi ada cafimaad haye 😢😢😢😢

    • @hanimahamoud
      @hanimahamoud 4 หลายเดือนก่อน

      Walal intee kale soo xariira aniga saas ah

  • @IbnuShameMedia
    @IbnuShameMedia 4 หลายเดือนก่อน

    Múshkilladaas aniga ayaa so maray in badan waaka caafimaday inta Hadhayna alle waxn ka Rajynaya inuu iiga caafiyo😢

  • @ShukriMaxamed-om9io
    @ShukriMaxamed-om9io 3 หลายเดือนก่อน

    Alax ani oo kaly

  • @maxamedamiin3394
    @maxamedamiin3394 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoow waa qanaa ee daawada ii sheeg😢

  • @c.raxmaanCali-gx8mt
    @c.raxmaanCali-gx8mt 4 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة وبركاته

  • @c.raxmaanCali-gx8mt
    @c.raxmaanCali-gx8mt 4 หลายเดือนก่อน

    يييييي

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 4 หลายเดือนก่อน

    Maxa dawo u ah

  • @hanimahamoud
    @hanimahamoud 4 หลายเดือนก่อน

    Aniga dhibkas qabo cabsi iyo walwal

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 4 หลายเดือนก่อน

    Wan so maray xaladas aduunka dhana kaqustay😢 lkn alx hada

  • @istahilyurub8703
    @istahilyurub8703 4 หลายเดือนก่อน

    Asc Aniga 6 shaya ada sheetay ab wan u xanuusada

  • @cabdisamadcali2837
    @cabdisamadcali2837 4 หลายเดือนก่อน

    Asalaamu caleykum
    Sheikh waxaan haynaa wiil
    Xanuunsan
    O dkaatiirta lagala quustay
    Ee
    Lagu sheegay il xun iyo xasad daran
    E marka xagee kaala xiriiraa
    AMA shiikh yo iisheega ku takhaasusay cilmiga iyo kalaamka illaahay hdaad adigu iga fogtahay
    Iinshaa allah