ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

DHAQALE MA SAMEYN KARTID ADIGO HADAF LAHEYN ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2022

ความคิดเห็น • 256

  • @zamirasadri8824
    @zamirasadri8824 ปีที่แล้ว +24

    Naabal youtoubkan shere gare eya maxaa inaga siya😒 wlhi cadha iheysa

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  ปีที่แล้ว +2

      Qaaali Mahad sanid

  • @Ariijiina
    @Ariijiina ปีที่แล้ว +17

    Leeyma qabo videos kadana mid ima dhaafo abaayo because aqli badan ayaan ka faidaa qeyr badan allaha ku siiyo you are making me a perfect future mom I really appreciate that 🙏🏽

  • @hamdamohammed7574
    @hamdamohammed7574 ปีที่แล้ว +20

    Xamdaay hadaan ka jawabo hooyo noocee ah baad rabtaa inaad noqoto suaasha ah wll
    Insha Allah waxaan rabaa inaan noqdo
    Gabadh muslimad ah oo guulaysata
    Waxaan ka wada diinteeda ku guulaysata dhaqanka wanaagsan akhlaaqda wanaagsan
    2: waxaan raba inaan noqdo hooyo guulaysata waxaan ka wadaa
    Hooyo soo saarta ubad diin leh ubad akhlaaq leh ubad samankan la joogo ka bixi kara inaan so saaro
    3: waxaan raba inaan successful business women noqdo( ganacsato wayn) gabadh isku filan gabadh ilaahay ka sokow aan gacan kale sugin hadafyada igu waawayn waa 3 daas horta wll Insha Allah iguna duceeya ❤️

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  ปีที่แล้ว +1

      Mashlaaah fariid guleyso qaali

    • @ibtisaam4553
      @ibtisaam4553 ปีที่แล้ว

      Maashaa Allaah Allaah hakuu suurta galiyo intaas iyo kabadan inshaa Allaah

    • @safiyocabdulahimacalin6655
      @safiyocabdulahimacalin6655 ปีที่แล้ว

      Masha Allah allaha no wada rumeyo wlh Inta jclahoo kala jeceshahay guul kugeynaynaaa sxb

  • @halimawarsama7779
    @halimawarsama7779 ปีที่แล้ว +2

    Marshallah sister u do give me motivation/organised in my life. Thank you and may allah give you reward for your wisdom.

  • @user-nf1tt4nd6v
    @user-nf1tt4nd6v 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah tabaarakallah ukhtii alle haku xafido .
    Jazakallah khayr ❤🙏

  • @miimiissa8170
    @miimiissa8170 ปีที่แล้ว +34

    Masha allah tabrakallah habo I'm young mom 21 jira wlhi alxmdulilah inta reerka leyahy ma shaqeeyo kaliya isaga ka suga 130$ bilkasta dhiga imka waxan dhisaya guri alxmdulilah dhawna tukankygi riyada furayaa
    Insha allah lacgta la dhigayo faidada ledahy wan arkay alabta badna ma fcno thanks you taniyo malinka ku fiirsday wan ka faiday

    • @idilabdullahi4882
      @idilabdullahi4882 ปีที่แล้ว +1

      Mashaallah habo waa dadaashay

    • @shukrishiikh6788
      @shukrishiikh6788 ปีที่แล้ว +1

      Abyo inte ku nooshahay

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  ปีที่แล้ว +2

      Mashlaaaah hanblyo qaaali guleyso waliga

    • @miimiissa8170
      @miimiissa8170 ปีที่แล้ว +1

      @@yuuuuga1 energy gag iyo taloyinkgag allah ka abaal mariyo habo love you

    • @miimiissa8170
      @miimiissa8170 ปีที่แล้ว +1

      @@shukrishiikh6788 somali galbeed jigjiga xbty

  • @ikraan.ikraan1233
    @ikraan.ikraan1233 ปีที่แล้ว +8

    Somalia gar ahan mogdisha bilka lasiyo xasaska kunol kaso hadal sida ugu fudud ay u macbileen karaan qurbaha iyo dalka Waa kala labo Wana kala jeeb duwanyihiin

  • @gabadhqaran6402
    @gabadhqaran6402 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan kula talin laha gabadhas, lacagta ku so gashab dahab ku ibso. Dahabku waa xarago quruxbadan maalintada lacag u bahana iyagada ku baxsanaysan. Anigu walhi anigo 18jir ah baa laye gursadey hooyadey baan igula talisaye barigas waan ibin jirey dahabka anigon haddan qiimahoisa ogeeyn lkn imka markan so weynade baan ogadey taaladii hooyo macaan ilahaye haye daaye❤️🤲

  • @aminaadam9073
    @aminaadam9073 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah tabarkalah walhi wan kugu dirsada wax badana wan ka faaiday alle haku barakeeyo hadan fakeadaas salimka ah la han lahyn mar horaan hormar gadhileyn thanks xbbti

    • @deeqxuseenxuseendeeq5511
      @deeqxuseenxuseendeeq5511 ปีที่แล้ว

      Asc abayo ayuto marwalbo ayan gala hadana waxba kama faido odib ayan ucuna eila tali alaah hakbarakeyo

  • @haboonnuuraofficialpage7849
    @haboonnuuraofficialpage7849 ปีที่แล้ว +12

    Xamdiyey asc. Wan ku salamaya adi iyo familkaga qurux da badan Alle haydin bara keeyo adiga,caruurtada iyo odaygaagaba farxadinanan Alle ha idin siyadiyo mansha Allah idin leyahay. Wll markasta wan ku dhagaysta. Wanan kujecelay dar Alle iyo wllnimo.
    Walasheyey aniga hami wan leyahay riyo waan leyahay inan wax aruur sado oo her gadho wan raba hooyo wiil agona haysatana waan ahay lkn. Aqontydina anoo yar guur ka doortay oo way iga baaba’day shaqona mahayo guriga hooyaday kunolay iyo abahay walaladay waxan anih waydisto maye wax kale kama helo. Inan wax qab sadona waan raba lkn dhib kaas ihaysta hadan idha shaqo rad sanaya waxa lay dhahaya maxa kamaqan ushaqaysan cid idaremaysa majirto ilmahayga fasax And ukaxeyo mel iska daaye xitaa magalada dhex deeda uma wadi kari melaha caruurtu ku ciyaran waayo wax qof uun waydisto iso gala wll ila tali hooyo kugu xidhan ayaan aheee 🥲😔😔😔😔🙃😞😞😞😞😞😥😥😥😥😢😢😓😓😰😰😰😰😓😓

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  ปีที่แล้ว +3

      Abyo mcn ilaah haku saqiro Ila soo hadal wasapka 004740617832

    • @rahmaadan675
      @rahmaadan675 ปีที่แล้ว

      @@yuuuuga1 wll xgee ka soo xidhiidha wll plz soo jwbo xamday

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Hami video wa si sahr gar gsbad kal ban oga fadanyn wanad

  • @Welch568
    @Welch568 ปีที่แล้ว +4

    masha allah xbbti aniga lacag laseef gareyo aad ayaa ujeclahay hormarna waaka gaaray dhulna waaka gatay alxmdulilaah. Allaha noo siyadiyo irsaaqada wax walbo waa inaa nafta xakameysaa oo hadaf adag yelataa si aad ugarto hadafkaga

  • @habimohamud603
    @habimohamud603 ปีที่แล้ว +1

    Msh allh wlhy ilma igu so istagtay wax kle uma ilmen ee waxan u qiiroday hadalkaga xigmada ku jirta iyo kartida aad ledahay abyo muqalkaga wax badan inu iga badalo Ayan rajayn adigana isha bil aadanka allha kaa hayo waxa thy hooyo ilhy aqli siyay o melwalba ka dhamystiran hadalkgu aaad buu o dhex qaday m.a gabadhan aan horey u wadno yaan wax lga hagran waxwalba ayey u qalanta like comment share aan ku cawino

  • @bosslady4890
    @bosslady4890 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah walashey damestiran hamdi qurux alle kusharfo baye🥰🥰

  • @khadraomer1567
    @khadraomer1567 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah tabaraka raxmaan Hamda karti badan alle haku xafido Walaalo wax badn ban ka faa’iiday

  • @user-uo6rm1ue1r
    @user-uo6rm1ue1r 9 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah❤

  • @amuunali9621
    @amuunali9621 ปีที่แล้ว +2

    Xppti nosheekee kama daalno tala daadee 🥰lkn hablaha aan guursan ee himilada leh bal iyagna ka soo hadal adoo mahdzn 🙏

  • @fardowsaosman6456
    @fardowsaosman6456 ปีที่แล้ว +1

    masha allah hooyo wanagsan tahay abyo allaha haku dhowra ilmaha wa inay yeshan malin ad wax ka celin karto markasta loma yeelo

  • @ugaasougaaso9078
    @ugaasougaaso9078 ปีที่แล้ว +2

    Xamday alle haku xifdio wlhi ayuuto lix bil ban ku jiraa waxana ka faidaday lacagti aan iska qasaarin jiray o bishu markay dhamato suuqa la aadi jiray ayaa meesha ka baxday bisha 10 kowdeedan qaadan ganacsigaan waligay ku fakari jiray ayan bilaabi insha allah alle nuur ha i saaro

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  ปีที่แล้ว +1

      Mashlaaah qoralkada waan qaty 🥰🥰😍

  • @amiirailyaasxasan
    @amiirailyaasxasan ปีที่แล้ว +3

    Hooyo mcn marna walasheyda aniga hada waxa jira sanadka 2023/7/7 waxan galaya lex io taban sano hadafka marka yelanayay waxa jiray 8sano ilaahada hadafkeyga ayaa leyahay hada waxa kujira sanadka f4hafadka ugu weyn waaa waan uu soo dhibtoday inaa inta soo gaaro sawabto😢 waxa laaa so kulmay cadadiska nolasha hada dad baa dhihidona 16sano see uu soo rafaday lkn waxba maa iga galin aniga marwabo waxaa gabar garteydada ka goantahay oo marnaba aan naaqusmin Insha Allah waxa rajeyna inaa ku gulesto F4 haduu Allah iyahdo abyo mcn aad ku jeclahay hada aniga lacagteyda meel kala dhigta konshilin xita hadu isoharo hada maanta garab weyn ayaa ubahanahay mana heesto lkn Alxm aabaheyga marwalbo idhirakiliya sawabto ah lawo wadan ayaa kala jogna 😢dhibka badan dhef kadanbeyso ilahey Qu raankiiso kushegay Insha Allah intaa aan ooyay in kabadan inaa farxo ayaa rajeyna hada kufo waa kaca maa isdibo garabka familykeyga ayaa aad kugu dacifay hada maa qusanin waxa ogahay ina ahay gabar kartida udhalatay Insha Allah hadafkeyga waa garayaa marna haa is dhibin hada dhibatotid Allah albabahisa wayfuranyihiin markasto oo aan murugoda xaga Allah ayaa kunajiray ilaa hada sisi baa Alxm 😢bari waxa hubaa inaa noqodona hooyo adag oo marnaba lagu soo dagdagikarin hamdi adiga hormar wacan walasheyda marna hooYadeyda ❤marka muqalada English ku soqor kudhahay wali waxa kadhahay Tik Tok marka see uu arkaan calamka inaa isku dubannahay oo aan is gacmo qabanay❤guul aan garnay tarteyda❤insha Allah ❤wana kusalamay😊

  • @sagalkhadar5767
    @sagalkhadar5767 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Allah haku barakeyo dhiri geeling taada aad ban uga helay🥰❤

  • @tamimasharif
    @tamimasharif ปีที่แล้ว +4

    Asc xabibty, masha Allah keep going I love your advice I’m a somali mother but sorry I don’t know how to write somali nor read it.
    You always talk of gold business how can I do one please advice more I’ll love to do one.shukran

  • @nimcoali6663
    @nimcoali6663 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa Allah haku xiftiyo hbbti talo wanaagsan weeye mahdsanid 🥰

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว

    Masha'Allah Masha'Allah wakaweynahaay wakudhalikaraa lakiin wax badaan bankafaideey caqliguu dadaa kumaxidhna❤

  • @hawoyusuf490
    @hawoyusuf490 ปีที่แล้ว

    Allah yaxfadak hbbti alle ha kuu sahlo hbbti hadafkaga

  • @sagalmohamed614
    @sagalmohamed614 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo mcn allah ku barakeeyo xoogaga caqligaaga iyo dhmn caruutadaba waa arin muhiima arinta ad manta ka hadashy xamda qaali allah dertiis ku jecelahy xbbtii 🥰🥰🥰❤

  • @sagalkhadar5767
    @sagalkhadar5767 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll alle hakubarakeyo

  • @safiyocabdulahimacalin6655
    @safiyocabdulahimacalin6655 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abyo hadaf wa leyahay insha allah wan gari doonaaa sharaxadata ayuutada wax fcn kafahmay

  • @aishaabdullahi2962
    @aishaabdullahi2962 ปีที่แล้ว

    Asc wallashey, m.a wanadaadha waxbadhan ayaan ka faidey. You made me standup nd be who i was before marriage dispite having very young 3 kids oldest 4 yrs 2 yrs nd 2month baby. I saw ur videos when i was at lowest point of my life. Now am running a big business project hope it wil do well as. am forecasting it. Thanks siz nd may Allah reward you.

  • @IdilsacidAxmed
    @IdilsacidAxmed 8 หลายเดือนก่อน

    Xamday wlle gedka egfashinka magacisa sosheg

  • @ayanxarago1571
    @ayanxarago1571 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah 🥰 ilhy haku xifdiyo abayo mcney waxbadan kafaaiiday

  • @nahimaabdulle2624
    @nahimaabdulle2624 ปีที่แล้ว

    Thank you mcnto

  • @maariyamaxamuud3831
    @maariyamaxamuud3831 ปีที่แล้ว +2

    Wcs abyo xamdi mhdsanid marka hore abyo arima badanaa iku so kordhay nolosheyda kusabsan faldan ila sohadal abyo wax walbo wa is badaleen 🥺🥺

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  ปีที่แล้ว +1

      Halke kala so hadla abyo

  • @dahabarooble2844
    @dahabarooble2844 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah

  • @hananqurux9457
    @hananqurux9457 ปีที่แล้ว +2

    Qofka kaliya ee sameynta igu yeshay ciiltira garad badan hamadi❤❤

  • @nasteexohqalinle186
    @nasteexohqalinle186 ปีที่แล้ว +1

    Walaal gabdha hakulatalin lacata caruurta hagbadkuqala waayo lacataa waxa logutalagaley in caruurta waxy ubahanyihiin loogo iibiyo Hooyoyinka waxyabaha caruurta logaqato waxa kamid ah in acaruurtoda kaqadiyaan oo hagbado kugalaan lactaloogutalgaly in caruurta wax ayubahanyihiin uguiibiyaan maraa lacta aad shaqaysataan ku kala hagbada aad rabtiin

  • @ayaanabdulaahi2203
    @ayaanabdulaahi2203 ปีที่แล้ว +2

    Xamdiyeey abaayo anigo aan awoodin inaa
    Xitaa helo inaa caruurteyda dabka ushido ayaan hadana rabaa inaa agoonteyda aan gaarsiiyo heerka oow gaaro caruurta asaagoda mahad sanid markaa ku arko waxaan daremaa inaa wali noolahay oon waxa qaban karo thanks mcnto

  • @faizabashir1853
    @faizabashir1853 ปีที่แล้ว +8

    Masha allh abyo waxan kaaga codsanaya inaad ka soo hadasho gabdhaha aan wali guursan ee nolosha qorshaha ka leheen si wax badan u ogaadan.

  • @iqromoxamuud7641
    @iqromoxamuud7641 ปีที่แล้ว

    M.a abaaye ilaahey ha ku xifdio

  • @shukriosman345
    @shukriosman345 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakaallah

  • @faysasiciid847
    @faysasiciid847 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll mahadsanid❤

  • @najwaahmed3220
    @najwaahmed3220 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabarakallah keep going abyo and Thank you 🙏🏽💯💯

  • @fartuunjeele1406
    @fartuunjeele1406 ปีที่แล้ว

    Walashey xamdi qurux wlhi maqan waxa aan kugu mahad celiyo dhirigeliso ale ha idin xafido adi iyo fameligaga

  • @naimakoos4245
    @naimakoos4245 ปีที่แล้ว +2

    wllhi m.a abyo aniga aad baan udawadaa muuqalada m.a wllhi waxyaba badan aan Nolashayna ubaa hananay in aan sameesto ayaa aad utaaba taa waxaa na iinoo.qotay dhiirigaliye aniga wali manan guursan wali.waxaan ahay arday heerkeyguna waa heer jamacad alx waxana rajaynaa intaa dhamayn jamacada in aan wax walbo qabsado in Sh.Allh dhiiri kaliso ♥️

  • @8adowmoalim397
    @8adowmoalim397 ปีที่แล้ว

    Illah caqliga iyo maskaxda haku siyadiya

  • @shukrishiikh6788
    @shukrishiikh6788 ปีที่แล้ว

    Wcs xbbti xamdi masha allah allaha idin xafido adi iyo reerkaaga kamila kordahab iyo warsame allaha barakeyo

  • @sharifaabuu5528
    @sharifaabuu5528 ปีที่แล้ว

    Thank you abaayo

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabaraka Allah alla xamdiyey maxaan ku jeclahay abaayo waan isku fikir dhawnahay guuleyso abaayo

  • @mariaseidxuseen2279
    @mariaseidxuseen2279 ปีที่แล้ว

    Xamdi wllo alle hakaa ajarsiiyo barnaamijka qima badan ee aad wadid

  • @shugriabdi4532
    @shugriabdi4532 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah gabdha ad u aqli badan plz Manshallah u dhaha somaliyey 🥰

  • @foosaadancigale1304
    @foosaadancigale1304 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @fatuushvlogs4305
    @fatuushvlogs4305 ปีที่แล้ว +1

    Xamdi ilahay haku barakeeyo

  • @Farah-iy5sy
    @Farah-iy5sy ปีที่แล้ว

    Maashaa allah abaayo aad ayuu fikirkaaga ufiicanyahay

  • @dekarashd5642
    @dekarashd5642 ปีที่แล้ว

    Thank u siz

  • @nasracabdi4467
    @nasracabdi4467 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabrakallah wlo walhi waxad tahay gabadha wax badan laga faiidyo

  • @farhiahussein4120
    @farhiahussein4120 ปีที่แล้ว

    Masha allha thank you 🙏 abaayo

  • @safiyaseydomar3914
    @safiyaseydomar3914 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah abayo taloyinkaga aad ayan ugu faiday JazzakaAllah kheir hada ka hor barnamij sidana okla Ayan ka dawaday TH-cam kaga xaqiqdina wanku faaiday mhdsanid qaali 🥰🥰

  • @canababdilahi3075
    @canababdilahi3075 ปีที่แล้ว

    masha Allah wllshy aad iyo aad ku tageramcne

  • @hananahmad372
    @hananahmad372 ปีที่แล้ว

    Masha allah shukran xabibti🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @anhaarcabdi3047
    @anhaarcabdi3047 ปีที่แล้ว +2

    Ayuuto waan ku faaidayi alxam dulilah wllo

  • @fali2695
    @fali2695 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @muhanad0148
    @muhanad0148 ปีที่แล้ว

    Abayo waxa tahar gawar gabdhaha somali usobaxday hadii dhaqalaha labarto qufwalbo gurigisa iyo wadankaba wuu dhismilaha horay usoco

  • @hafsaahmed6678
    @hafsaahmed6678 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wax badan ayuuto waan galay waxna kuma qabsan waayo qorshaha ayaa iga xumaa. Mahadsanid Xamdiyeey waxaa leysku dhaafay qorshe

  • @farxiyocali1682
    @farxiyocali1682 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha

  • @fardawzashidane4806
    @fardawzashidane4806 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah abaayo xamdi waxbdn ayan kugu xirnaa blse waaydan wan ka mashqulay social media dhan alxamdllh mnta dib kugu so biiray keep going xabibti wlh qofka hadu go'aan qaato waa u samynkraa taasna ana sameyay awl suqa ama supermarket ka mrkan aado waxn qorshesan aya so gadi jiry blse mrkan go'an yeeshay aya mel wax dhigtay ilaa iyo hadna wan wada anoo weliba ayuuto gelin keliya waxaan samystay gasac an mrnba furi karin keliya mel yar oo an lacgta ku rito ka banan misna bil waliba wax go'an ayan ku ritaa si lacgtas mel kle iga aadin oo mrkey wax fcn inoqoto ina wax ku qabsado xamdi qaali ilaah haku xafido reerkaga mcnto 😘😘😘🌹🌹🌹🌹💯💯💯👏👏

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 ปีที่แล้ว

    Abaayo shan qarta bacaha ka xir ama dhalo ku soo shubo miraha manshaaallaah abaayo Mahadsanid

  • @umumahircadey1262
    @umumahircadey1262 ปีที่แล้ว

    Nolosha hadaf ka yeeelo wa hadal aad u muhimsan mhdsnd xbibt wax bdn ayan ka faaiday🥰🥰

  • @luulgurey4923
    @luulgurey4923 ปีที่แล้ว

    M.a ilahey haku xafido my sister umada wax is kuma qurte nucuda tenka hailawin wll qali

  • @fadumofanka2244
    @fadumofanka2244 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah

  • @hajiyaibrahim3396
    @hajiyaibrahim3396 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah 💖

  • @fardusjama7379
    @fardusjama7379 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah wllo ilahay haku barakeyo wax kasta ood gaadhay insha allah, aniga hada ayn shaqo bilaabay waxan rajeynayaa in aan wax ka qabsado hadi ale idmo

  • @khadrakhadra6756
    @khadrakhadra6756 ปีที่แล้ว +1

    Xamda qof uurleh oo egfashin dhibay iyo qoyaan kaas maisticmaali karaa bahalkaan

  • @maryanhirsi4287
    @maryanhirsi4287 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @nagmamohamed5915
    @nagmamohamed5915 ปีที่แล้ว

    Mnchllh xamdiyeeey wllo gabadh kastaaa hadey wixii ka goaya meel dhigato horrumar way gaadhi kartaa hagbad horrumar fcn Baan ku gaadhey alhamdulilah waan rajaynyaa meel ka saraysa inchllh

  • @hodanomar6133
    @hodanomar6133 ปีที่แล้ว

    Mashaallah beautiful

  • @umuaxmedcabdi7908
    @umuaxmedcabdi7908 ปีที่แล้ว

    Haa wanleeyah

  • @nasriin32channel90
    @nasriin32channel90 ปีที่แล้ว

    Masha alllha xabibti allha ku xafido

  • @srinika8876
    @srinika8876 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah horay usoco gabadha kaliya en TH-cam xaga somalida katageero thay 💚

  • @abdirahmanyasin8797
    @abdirahmanyasin8797 ปีที่แล้ว +1

    Hamday wll wxn ahy gavadh 7 bilod aros ah hadana unless 7 bilod ah xajigaygu wxu qata 430 kiro ayanku jirna ilasoo tali wll hadafyo badana wan leyahaye

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 ปีที่แล้ว

    Manshaaallaah abaayo Mahadsanid allaha ku barakeyo sister ♥ 😍.

  • @sacidyoxasan9487
    @sacidyoxasan9487 ปีที่แล้ว

    M.a dhiirigalinraada waan rajeynaa inay dad badan nolpshooda badildoonto
    Guuleyso

  • @samsamalii3680
    @samsamalii3680 ปีที่แล้ว +2

    I love Somali woman and money talk ❤️😂

  • @hanny20
    @hanny20 ปีที่แล้ว

    Thank you….🥰🥰🥺

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 ปีที่แล้ว

    Barnaamij loo baahnaa
    Mashallaah hbbt.

  • @xamdidhuuncad895
    @xamdidhuuncad895 ปีที่แล้ว

    Xamdi cadeey tack

  • @maryamaabdulahi7590
    @maryamaabdulahi7590 ปีที่แล้ว

    Alah ku barakeyo abayo hadfyo badna aaleyahy❤❤❤❤❤

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 ปีที่แล้ว +3

    I love so much ayuuto

  • @user-ou8cd8oi6i
    @user-ou8cd8oi6i ปีที่แล้ว

    Asc Xamdiyeey afkaaga caano lagu qabay

  • @aasiyacarab8131
    @aasiyacarab8131 ปีที่แล้ว

    Maansha allah fariid inanta haa laa dhiirgilyo waa qof karti leh

  • @asiamohammed3115
    @asiamohammed3115 ปีที่แล้ว

    Msha allah

  • @samiracabdi9310
    @samiracabdi9310 ปีที่แล้ว

    Maash allah

  • @zeyna_hikam4658
    @zeyna_hikam4658 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo aniga ninkeyga lacag kama aruriyo bilka wixi la ikeeno waa kariya lakiin waa shaqeya wagi hore family biil aa kujiray hada wax meldhigo xata waso bixina family dhana curad aan waxba dhamin ayaa ahaay lakin 3 month udanbesay ayan bilabay ina mel waxdhigto bishi 100$ mel dhigta hada 300$ arururiyay katiin ayaan ku gadi raba hada kash ahaan uhaayo waaliso calacala ana waabixi
    Blze iso duceeya inu ilahay awlad qayrqabta isiiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @fardowsaosman6456
    @fardowsaosman6456 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @burco7626
    @burco7626 ปีที่แล้ว

    Good advice wll😘

  • @nateexoguure7143
    @nateexoguure7143 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi xamdi runtaa weeye waayo guriga ban Ku cilinaa mida kale qayr allaha Ku siiyo sidaan kuu bartay wan id badalay waxan Ku aqaanah mudu 3 bil laga googo bishan waxan gatay dahab ii iigu horeey ee ninkayga ila ogeen

  • @fatushaanajamac8888
    @fatushaanajamac8888 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo hore usoco

  • @nimcohabi8214
    @nimcohabi8214 ปีที่แล้ว +1

    Wll gedki igfashanka magicisa isosheg

  • @hawoyusuf490
    @hawoyusuf490 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsanthy quruxey hamda wax badan baad na jagtay

  • @user-du5ic5xw4w
    @user-du5ic5xw4w ปีที่แล้ว

    Wllo qali walhi inananiga igahadlaysand moodaa xamdaay wll qali wanidholaa indhahaad ifurtay guul ayankurajaynayaa wll hadafyadayduna waybadanyiin inankudhaqaqan raba ishalh waxwalba oihagaga ilahay kasakow kumailabi doono ishalh

  • @xamdaxannan1545
    @xamdaxannan1545 ปีที่แล้ว

    Wlhi walzhyey qof wangzn oo dqn teeda taqno thy alle hku xfido wlzhyey