Fursad shaqo ayaa naga banaan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Waxaa naga banaan fursaddo shaqo. Waxaanu qaadanaynaa macallimiin luuqaddaha English-ta iyo Carabiga. Fadlan haddii aad danaynayso, buuxina karto shuruudaha, email-ka hoose Cv'gaaga noogu soo dir.
    Grandonlineacademy@gmail.com

ความคิดเห็น • 9

  • @mohamedkaiseismail3034
    @mohamedkaiseismail3034 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalinimo 4 sanno ayaan ahaa waan Nacay wax lagu shaqaystana maaha biology iyo chemistry ayaan 4 sanno ba Dhigayay Walaalahyga kale Sooxaraysta ayaan leeyahy Adinkana Aadbaan idiin salaamayaa

  • @waxbarshofreeah
    @waxbarshofreeah 10 หลายเดือนก่อน

    Anaa diyaar

  • @suldaansuldaan3759
    @suldaansuldaan3759 ปีที่แล้ว

    Lambarka soo dhig ustad

  • @MohaCade-qd2wg
    @MohaCade-qd2wg 6 หลายเดือนก่อน

    اتمنه كثير اشتغل معكم

  • @MohaCade-qd2wg
    @MohaCade-qd2wg 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga luqada carabi diyar uahay

  • @suldaansuldaan3759
    @suldaansuldaan3759 ปีที่แล้ว

    Hello wll diyaar baa uahay

  • @Xhukri
    @Xhukri 2 ปีที่แล้ว +1

    Mr, I interested in this offer, and I'm a qualified teacher of English and I like profoundly to be part of this prolific team . But I wish to ask you a question, you told us, you can communicate with us via emails or phone calls but they are not appearing on the screen.
    Please elaborate where I can communicate.

    • @hakeemyare
      @hakeemyare ปีที่แล้ว

      I think Ur teacher 🥺

  • @axmedcllahi1163
    @axmedcllahi1163 ปีที่แล้ว

    Shaqo makaaa helaaaa