@hafsaahmed5515 shiikh Mustafa wuxu yiri qabiilkaagu kuuma sheegan waxay layeen iyo waxay dulmiyeen lakiin wixi ayaga loo gaystay bay kuu sheegan aniga waxan maqlay arab baa laxasuuway. Allah hakala qaboojiyo waa dad walalo ah e
*** Mudane Hirmooge wax badan oo sax ah oo Somali nimo ah ayuu sheegay***, waxaase ayaan daro ah dhulka Dhulbahanteka dego DDS iyo ka isaaq ka dego in ka dhulbahante badan yahay, isaga oo og in Jigjiga Isaaq u badnaa wixii ka horeeyay 77-kii ilaa GorGorna Isaaq degen yahay. waan ka xumahay in Masuuliyiinta Somalidu taariikhda iyo deeganda iyaka oo garanaya ay been u badheedhaan cid walba daawanayso. In wadaada Ogaadeen la dhiibi jiray way jirtey talo Isaaqna may ahayn sida isba sheegay laakiin waxaay ahayd ayaandaro Madaxda haysatay oo ay ka baqayeen maamulkii Tigreyga.
New police ku ayaa Dadka Ku duula oo si xaq daro ah u laaya Ma fahantey, Ogaadeena iyaagaa Ogaaden guul Mida labaad maxey ahaayeen Dumarkii Midiyaha la la ordaayey Degaanka Dawaley ee la socdey New police ka ee ay Madax Dhaqameedkii ay qafaasheen New police ku New police ku hadii uu Dadkala duwan yihiin Maxey isu dhaami waayeen ee wada Axmaqa ka dhigey??????
Beenta firaya.. He said, i will ask you questions based on Somaliland thinkings & he switched his darood mind rather very quick & firmed Somaliland as Militia? This is the minds of all darooods.. wanting to fight Somaliland from every corner. SOMALILAND will forever succeed inshallah ❤
Ee idoor waa xaasiid waaxay raabeen in dhulbahante una heeshiiniin o ey kaa faaideeyntan gaaradaad dhulbahante iyo waax gaaraadkaa dhulbahante ayeey isku diirii jiireen ssc khaatumo guuuuuul maarkaasta from og
@@aliMohamed-ev3wrEthiopia ayey Gümeysataa Ethiopia Dhul Soomaliyeed bey haysataa Uguna Dowladeysaa oo ay u sameeyeen kuwa Masiibada ah ee new police ka ee Dadka Reer miyiga iyo Tuulooyinka ku Xasuuqey Allah ummada ha ka qabto Hubka ay Dadka la dhacayaan kuwa isku jeediya Allah ha ka dhigo ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@@sahraj3885 sahra jama abti, anigo qof somali ah digisa waa inga xaraan somaha ogaden daadki somali oo daan u helisay hadan kumadayo majerteen iyo isaaq iyo Somali melkasto ee reerkas hukunka ka hayso.. Ethiopia cidaan darooodka ah dirta aya ugu badan.. Kenya bar oo bar waa dir iyo darood ayda hayso hogaanka sido kale kismayo walaga badanhay SaaS aya dadka udibayan.. Wallahi, reer kaliya arab aya ku filan waxaan wa xushota ah.
Ala mxn doqoniimada arkayaa maalin walba qofkn waa ninkii intuu 20.sano dadka ogaadeen been u sheegyey calankn yaree sanamka ah ee qoorta ku sito uu lahaa wn halgamynaa umada dhiigeedii iibsadyy alle ku canye aamus
Waa runta dadka deeganku way is laayaan laakin ciidamada deegaanku ma qabiilbaa? maxaa qabiilka u soo raaceen Somaliland waxay u hadlaysaa dadka edeb darada shaadhka dawlada lagu laynaayo
Dhulbahante wa laga gardarnaa o xaqii ya ugurmaday .imikana liyugu Wu gardarnaa isaga dhul baladhsii kujira belaha isku direyan labada reer waxba isku ma hayan balsee wala fashaliyay
@@prosl11 isaaq wa gob darood wA xariir wana will iyo abtigii yan nahay inaga dad is kugu xignaa Wallal waxa inaso galay wax wada noolanshena ka xuun afooyin dabaylo jaan uumadi somaliyeed oo idiil jufoo jufada ugu xigta cunaysa markaynuu so ladnaanaba wa la ino bilaaba waryadaheeen jiritankenaa iyo inaynu wax noqonooo ya la diideya Somali haday so kabantoo geska africa mar labad qabsaaneyaa ee curyamiyaa inaguna ma fahansaninee qofba qofki kaso horbaxa yu cuneya hhhhh ilahy haynaga qabtoo cadawgaa
Hoyada caqliga xun kawas waar waxan wan taagiri jiray wlahi wixubgaal gaal dhalay tag hooyada la wasye somaliland way jiraysa anigu taayada waka tashanay adigu taada meel marso
Aan ini saxo dhulbahante oo Somaliland ka tirsan ayaad ka goy seen soomalind diidayna inuu ka mid ahaado Marka hadii aaney somalilnimo jirto Soo looma sheegen ineyna jarin . Markasi isaaq maxaa diidaya inuu goosto .
Baal yaabkan imanka ninkani muxu ka hadaly adero isaaq isagaa ka yaqaan sidu u nolaalanyo anigu ma nihin kuwa ilaaba godobtoda ee reer baad tihin idinku ha hadal arimahina idina khusaye
Cadaani wadani dhaba waxa tahay ayatulaha somaligalbeed ❤
Really Nice suggestion
Lahaystayaal is haysta
Alah karem weliged tulo may xoreyan qaxotinimada ayay xarfan ku yihin
Mashaa Allah 🥰🥰🥰
laba nin oo isku rayii ah oo is waraysanaaya
In xaqiiqada sidan loogu sheego ayaa fiican oon khayaali iyo taboo la isugu sheekayn.
War nacas weriya oo jecel inu sualoo mesha oolin kula dulkufo cadanii ,war ta manta jogta ka hadal wa munafaq kalay kala jiid isaq iyo darood wa will iyo abtigii balse saaqid yd tahy cadani yd rabta inu cayoo isaq hadal ka radiso war rer badiyeee
Kkkkk walaahi waan kugu qoslay.
Dirays Dawkadeed oo danbe cid ku dili maysid..
Kow kow kow
Waa xaqiiqo ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
What latalis
Soomaali ilaa Qiyaamaha anigaa Dulaysanaya wlhi intaan Noolahay Soomali isku timaada ha ka Yaabin
😂😂😂adna wad cabadi uun xasuq bad kashekeyn xabal wadaredna wad sameysan 😂😂😂😊
Onlf anagu qabiil Ogaadeen ah ayaan u naqaan.
Snm qabil ban unaqana 😂😂😂😂
Walee waad dadaashe
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Ayagoo isaaq ah ayaaba walaala ah anagoo darood ah oo hal qoys ah mxay na.moodeen waaar reerka allaha caafiyo
Anaga ilaahay uunbaa Naga wanaagsan.
Doqon wa un doqon
Yan lga daremin colada iyo xanaqa 😂😂😂
Keenee in loo gurmaddo u baahan. Kkk Cawaan waaxid
Waa runtii afhayeenka maydka hadhigaan aytunka kuwatan iidoor hadii kale kukale ayaa loogu darin
Bal waxay isugu sheekaynayaan labadan doqon eega
That's the mind of darooodka!
Waryaada rag waaweynbaa tihiina alle kacabsada beenta daaaya qabyaalada aad reerkiina kutageraysaan waalaydinka dareemayaa dhibkii goojacde bilow ilaa dhamaad darood oodhanbaa naf iyo maal ugarabtagna dhulbahante waxbakama sooqaadin hal qof oo ogaadeen ah madareensiin wax tabashaa ganacsi iyo iskudhexnoolaansho iyo isusocod intuba caadi ayey ahaayeen tii somaliya oo daarood ahi hore iigu sameeyey ayaad wali ila daba socotaa mida kle waxaad ku celcelisay mustaqbalka dhalinyarada somaliland kuwaaga xabashi gumaysanaayo maad usamaysid mustaqbal ee marna ina ilay xasuuqaayey marna bilaa taariikh meel taagan anagaa soomaali kamaaranay oon rabin jabuuti iyo somaliya iyo idinkuba xaasidiin ayaad tihiiin somaliland ka hawiye iyo kadaarood iyo ka jabuti kaimadaba walee halka uu xoriyad iyo nafis kudareemo waa somaliland neyuu boolis wiilal araba oo miyi iyo magaalaba kaimi ayaa cashariyey naftu haday maal ka qqlisantahay maxaad iigu timi ii bililiqaysanaty ii dishay naf iyo maalba markaan iska kaaceliyey ee wiilashii geeljire iyo wiilashoodii usoo gurmatay alle swt uhiiliyey ayaad hadlaysaa Onlf ayaba manta nala talinaysa odoyahow cuqdadaysani soomaali oo dhan marabno horena xaqaa noogu hiiliyey imikana wuunoohiiliyey alxm markaa haxiiqina
Kàasa doonaya inuu madaxweyne noqdo yaaab
Wax jira ayuu sheegay, jaalle.
SNM SNM SNM ayay ahayd baro hadaanad hore u ogayn sxb
Subxanallah Allah kabaqa dadkii lagu xasuuqay dacawaale maad sidaa u gasheen
😂😂😂😂hogamiye nabad galyo aya ladilay 40wilo bila hub eh oo la jarjaray ayaga lama xasuqin oo waliba layiri kena meydka hadana la diday 😂😂
@hafsaahmed5515
Aniga waa iskukaymid wiilashu waa somali lakiin waxan kaxumahay madhahayan maxa xalay waa in lakala qaboojiya wadanka oromaa rabta in ay qabsato jigjiga somalida kililka la colaysiinaya si aanay isugu gurman
@hafsaahmed5515 shiikh Mustafa wuxu yiri qabiilkaagu kuuma sheegan waxay layeen iyo waxay dulmiyeen lakiin wixi ayaga loo gaystay bay kuu sheegan aniga waxan maqlay arab baa laxasuuway. Allah hakala qaboojiyo waa dad walalo ah e
Asc
Shacab isdilaya haadi aad aragto
Waxaa kadambeeya dad Dan kale.
Waxaan jaclaan lahayn hadii anahay shacab
In laga daayo shacabka jahwareerka.
1988. Dadkii Hargeisa iyo Burco idnkaa isasoo sheegayay. Oo Tigreega isu soo sheegayay
Waan jabinaay iyo wunaxasuqay bl iswafachiyaa
Only shalay laa xaduuqi jiray baa maanta qabyaalad awgeed siaa uu hadliyaa ogadeen waa duli duli dhalay oo adoonimo ogol
Nin kaliya ayaa halkaa ka hadlaya markaa ayaad ummad dhan caynaysaa - Cajiib
iidoor waa argagixiso alshabaab oo gaalada u adeega ilaa ingiriiskii ay dhabarka ku qaadi jireen beey hada rabaan inay oromo xinbaaraan abaa gadhe lafta nagaa
Faqash. Walaalkaa soo doondoono Ila qiyaamaha adaa daali Somaliland way tashatay.
System dhan oo shacab iyo Dawlad isgarabsanaya oo shacabkeedii qabiil ku soo weerartay, ayuu ku leehay qabiil baa islaayey. Weligaa ONLF baad ahayd Tuulona xabashi kamaad xorayn Yaa Cagdheer
Jabhada waxa dhabar jabiyey mamuladi somalida oo tigrey kaba qaad u ahaa hadi aad xorsheganayso maxad unoqon wayday qof wax nabad galin kara oo waxna gala waxna guda hadii inan ahayn soomali diid iyo ukaba qaad Ethiopian
Qof hubeeyasan shacab ma ahan dad hubeeyasan maati ma ahan waa argagixiso
Allow ugargar oo dulmiga naga qabo aaamin aaamin yaarabi
Waa muse bixi weyn ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Haddana waan u dhiibaya😅😅😅😅😅😅
*** Mudane Hirmooge wax badan oo sax ah oo Somali nimo ah ayuu sheegay***, waxaase ayaan daro ah dhulka Dhulbahanteka dego DDS iyo ka isaaq ka dego in ka dhulbahante badan yahay, isaga oo og in Jigjiga Isaaq u badnaa wixii ka horeeyay 77-kii ilaa GorGorna Isaaq degen yahay. waan ka xumahay in Masuuliyiinta Somalidu taariikhda iyo deeganda iyaka oo garanaya ay been u badheedhaan cid walba daawanayso. In wadaada Ogaadeen la dhiibi jiray way jirtey talo Isaaqna may ahayn sida isba sheegay laakiin waxaay ahayd ayaandaro Madaxda haysatay oo ay ka baqayeen maamulkii Tigreyga.
Cadaani Siyaad bare Maalintii uu dhacay Burco iyo Hargeisa waanu joognay Dayicii ay qabtay.
Yaa na Afduubay. Kkk Bal Xoolahan eega. Waar anagu Raaxo iyo Xoriyad ayaan qabnaa. Miskiin
Iimanlaawe xaaran iyo xasadbad kudhalatay
Doqon Cadaani . Waar yaa soo duulay. Walaahi Caqligii Ogaadeen waad leedahay
Caaqliiga adiigu qaado idoor caaqli kaa sheeynaasa waa aduun mcnki kaa dhaamaaday 😂😂😂😂😂
Caqligu xagee kuu jooga cagdheerey adoo neef xoolo ah gafan utolay edeb darada dhul aan leeyahay lasoo galimaysid
Naaga qabo nagaha cagdherta, nimco 😂😂😂
@aliMohamed-ev3wr illahay idoor iyo waaxaay waataanba haa jaabiiyo amiin
@sahraismail2230 isla hel kii soo duulay ee maydkiisii federalku ururinaayay waa adiga
Dayuus argagaxiso ah weeye ninkan la waraysanayaaa
Argagixiso SNM baa ah
SNM, Somalida Neceeb Midnimada
New police ku ayaa Dadka Ku duula oo si xaq daro ah u laaya
Ma fahantey,
Ogaadeena iyaagaa Ogaaden guul
Mida labaad maxey ahaayeen Dumarkii Midiyaha la la ordaayey Degaanka Dawaley ee la socdey New police ka ee ay Madax Dhaqameedkii ay qafaasheen New police ku
New police ku hadii uu Dadkala duwan yihiin
Maxey isu dhaami waayeen ee wada Axmaqa ka dhigey??????
Waxa baa hanahay in aan utashano oo laka bikoodo horo usocono
Beenta firaya.. He said, i will ask you questions based on Somaliland thinkings & he switched his darood mind rather very quick & firmed Somaliland as Militia? This is the minds of all darooods.. wanting to fight Somaliland from every corner. SOMALILAND will forever succeed inshallah ❤
Ogaadeen masakiin iyaga dhibataysane waxoogii amxaara dhacdaa dadkaa ugurmada
Snm ta iyo argagixisodu masuulka aflagaadada haka deyso ee runta qaata
Waryaa Deegaanka anigaa leh. Kaaga joog
Ogaadeenba Siyaasad iyo Dawladnimo iiga sheekaynaya.
Ee idoor waa xaasiid waaxay raabeen in dhulbahante una heeshiiniin o ey kaa faaideeyntan gaaradaad dhulbahante iyo waax gaaraadkaa dhulbahante ayeey isku diirii jiireen ssc khaatumo guuuuuul maarkaasta from og
Faqashey adigaa bilaabaye waa mxy oohintu ku eekow intaad dagto hay hor cararine
Nimco wllo iskaday waxaan Ethiopiaanka gumesto😂😂
@@aliMohamed-ev3wrEthiopia ayey Gümeysataa
Ethiopia Dhul Soomaliyeed bey haysataa Uguna Dowladeysaa oo ay u sameeyeen kuwa Masiibada ah ee new police ka ee Dadka Reer miyiga iyo Tuulooyinka ku Xasuuqey Allah ummada ha ka qabto
Hubka ay Dadka la dhacayaan kuwa isku jeediya Allah ha ka dhigo
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@@sahraj3885 sahra jama abti, anigo qof somali ah digisa waa inga xaraan somaha ogaden daadki somali oo daan u helisay hadan kumadayo majerteen iyo isaaq iyo Somali melkasto ee reerkas hukunka ka hayso.. Ethiopia cidaan darooodka ah dirta aya ugu badan.. Kenya bar oo bar waa dir iyo darood ayda hayso hogaanka sido kale kismayo walaga badanhay SaaS aya dadka udibayan.. Wallahi, reer kaliya arab aya ku filan waxaan wa xushota ah.
@ haa Abti amaba Ader Anigu Gabar Reer G36 ayaan ahey waana ku salaamayaa
Waa runtaa waa sidaa aad sheegtey
Allah xaqa heyna garan siiyo
Kuwa Daalamiinta ahna Allah Dadka ha ka qabto
Barwaaqo iyo Nabad baan u rajeynayaa oo Illahey uga baryayaa Soomali dhamaan Islamkaba
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Ssdf ayaa ogaa hore hasuuq dowlaadade somalia waah kaa xaadlaya maa jiiro ee maxaa Somaliland kaa duuway?
Cadaaniyow Jidadkayga maad arag. Ama isu qosla ama isu Xadiisa.
Xayawaan xasuuqa dacawaley miyaad difacaysa adigo laascanod ka qayladhaminayey fatal fatal dhalay
Yaaaa
Adeer Ogaadeenkaaga Xanbaaro la tagg Gurigaaga. Kkk
Waalaydinkula xisaabtamidoonaa waxa aad kuhadlaysaan
Cajiib cajiib cajiib aragaanee
Ala mxn doqoniimada arkayaa maalin walba qofkn waa ninkii intuu 20.sano dadka ogaadeen been u sheegyey calankn yaree sanamka ah ee qoorta ku sito uu lahaa wn halgamynaa umada dhiigeedii iibsadyy alle ku canye aamus
Adeer Soomalinimada Dirayska Ethiopia wax ku dilaysa hayso.
Kkkkkk wax kagu qoslo Hadalkaaga aad ku soo xidhay. Weynu is ognahay.
Idoor waxay dds dagaalka ugu qaaden si federal ka Ethiopia arinka u dhexgalan kadib na ey ku gorgortaman kililka 6ad baanu noqonaynaye degaanada isaaq ee dds hanala raaciyo. Waa dad duli nimo iyo gumeysi isku qaawiyey balse waxaysan ogeyn xitaa kilil 6ad hadday noqdaan inay minority kanoqonayan Ethiopia
Waar Doqon 9gaadeen anaga Afkayaga ha ku hadlin.
Ball waxaa eeega . Adigaa soo duulay. Doqon
Waa runta dadka deeganku way is laayaan laakin ciidamada deegaanku ma qabiilbaa? maxaa qabiilka u soo raaceen Somaliland waxay u hadlaysaa dadka edeb darada shaadhka dawlada lagu laynaayo
Ey ey dhalay waxad kamid ahayd kuwii xasuuqii dawacalay kudhaantaynayey waan kuuhaaynaa
Aadbu u cadgaysanyay waayo qabyaalad ayaa kasoo burqanaysa 😂
Cadaani Xorayada ayuu Cabudhin u taqaane u daaaa
Inaalilaah. Soo weerareena. Kadaaab Beenaale. Ma Hindi ayaanu nahay.
Waqooyi wax miyir qaba ma jiro
Cadaani Xaqiraad aya ku jirta
SL ayaa ku jirta
Ogaadeen caqli malaha waan la yaabi jiraye. Maanta un baa gartay. War ma dowladii iyo liyuugii xoriyada kuu diiday oo xiniyaha iyo naasaha kaa jaray baa maanta qabiil ku difaaceysa? Waliga xurobimeysid inader ileen aqligeedi malihid.
Ma waxaad doonaysay inuu sidaada uun 40 sano niicda uun hayo..
Ogaaden.cag dheer.waligood.basaasiin.ayay.ahaayeen
Beentii hargeysa.lagu.siiyay.ayuu.doonayaa
Cag dheer
Soomali du waa taa aqoonyaanku qabyalad ugu kale hilnaya reeraha jaarka ah
CADAANI HIRMOOGE ...HALGANKA ONLF EE BEESHA OGAADEEN WUXUU KU SHEEGAAYAA HALGAN SOMALIYEED...KAN SOMALILAND EE AY XAQA U LEEDAHAY INAY AHAATO WADDAN WUXUU NAGA DHAADHICINAAYAA BAADIL ...
NIN CUQDADAYSAN OO ARRGAGIXISO AH UUN WEEYE WARKA NINKANI
Waar Labadan Doqon Maxay isugu sheekaynayaan. Cawaanbaa tihiin waan iska kiin celinaynaa
Mansha Allah nolowu Cadaani
Farmaaje markuu qalbi dhaga dhiibayay kawaran mise wixii darooda Kuma jiraan ee isaaq uunba nadhibay miyaaa
Adigba cadaaniyow tigray ku faraxumeena
Yaa soo duulay. Kkk
Dhulbahante wa laga gardarnaa o xaqii ya ugurmaday .imikana liyugu Wu gardarnaa isaga dhul baladhsii kujira belaha isku direyan labada reer waxba isku ma hayan balsee wala fashaliyay
Qof dacaad baad tahay labada dulmi bay ahayeen laakiinse isaaq nacayb baa taa dhanbe laa diidan yahay
@@prosl11 isaaq wa gob darood wA xariir wana will iyo abtigii yan nahay inaga dad is kugu xignaa Wallal waxa inaso galay wax wada noolanshena ka xuun afooyin dabaylo jaan uumadi somaliyeed oo idiil jufoo jufada ugu xigta cunaysa markaynuu so ladnaanaba wa la ino bilaaba waryadaheeen jiritankenaa iyo inaynu wax noqonooo ya la diideya Somali haday so kabantoo geska africa mar labad qabsaaneyaa ee curyamiyaa inaguna ma fahansaninee qofba qofki kaso horbaxa yu cuneya hhhhh ilahy haynaga qabtoo cadawgaa
Caqli ogaadeen wakaa ina ilay cagjar sayidkii siyaad c/laahi yuusuf kuli waa isku mid xukunkoodo waa xidh iyo dil iyo dhac iyo kufso waar Djibouti meeday somaaliya meeday jaarso meeday somaali oromayia ayay gashay xoolayoow cuqdadaysani qalbi dhagax yaa dhiibay
Dood qiimo leh
Cadaani ,Ma waxaad leedahay aanDirayska Ethiopia kugu dilee Aamu. Caqligaagu waa kaa..
SNM waa guun marku dagaal dhaco wayn guun dagalaman maa gobdagalaman.
Adeer taada ka tasho
Waar Been iyo Huuhaa anaga nama Martee . Waa inoo colaad dib xashuuq shicib oo dirays loo soo xidho dib lagaaga Yeeli maayo.
Cadaani. Qofka gurigayga Yimi inaadeerkii ayaa daba socday miyaan Hassan karaa.
Hoyada caqliga xun kawas waar waxan wan taagiri jiray wlahi wixubgaal gaal dhalay tag hooyada la wasye somaliland way jiraysa anigu taayada waka tashanay adigu taada meel marso
😂hooyadaa un baad waxaad sheegi ku samayn jirtey kontenarka ka so bax saxiib
GARAAD JAMAC WUXUU YIRI SACWEYN OO GEESO WAA WEYN BAA HARGAYSA JOOGA OO MEELWALBA U ORDAYA OO DADKII GEES KULA ORDAYA MANTA SACA WUXUU XIDHAY DEKADII BERBERA SAXNKII BARIISKA AHAA BERBERA WUXUU NOQDAY LABA JIBAAR SACA ORADAYA EE GEESAHA WAA WEYN LEH MEEL WALBA WUXUU KASOO XIDHAY REERKII DOWLADA JABUUTI, MAAMULKA KHAATUMA MANTA DDS
Subxaana Allh sixir iyo qanmuunba isinkaa iyo kuwaad xulufada aad tihiin ayaa ku shaqayista
Adeer iska hayso waxaad haysato
Aan ini saxo dhulbahante oo Somaliland ka tirsan ayaad ka goy seen soomalind diidayna inuu ka mid ahaado Marka hadii aaney somalilnimo jirto Soo looma sheegen ineyna jarin . Markasi isaaq maxaa diidaya inuu goosto .
Adeer 2000 isjiid ayaa Wajaale mara. Qax qax Ma Caruur ayaad u sheekaynaysaa
Kkkkkkkkk kkkkkkkkk
Putland way idiin dhiibi jirtay
Kuma bahnin nimcaan haysana.
Idinku wax qabsada
Qabyalad ayaa ONLF soo kicisay? Weliga anniga ayaa ku difaaci jirey. 1977 miyaad halmaantay? Ey..ey dhalay ayaad tahay.
War farshada iska cab naanaabyohaw meela waxba kama ihid maxad tahay ciilkunoolayohaw ciilanole
Waar Beeni haday wax kuu tarayso waad ku xoroobi lahayd.
Baal yaabkan imanka ninkani muxu ka hadaly adero isaaq isagaa ka yaqaan sidu u nolaalanyo anigu ma nihin kuwa ilaaba godobtoda ee reer baad tihin idinku ha hadal arimahina idina khusaye
Isu jiibiya sidii laba dhillo