Maxaa kaagalay ciidanka xamar ka yimid ee ku soo duulay jubalaand,ninka waa lugu soo duulay ma isgaa doontay , axmed haduun joogin walaahi in hawiye niroobi kuu ima doono, axmed wadanka isagaa idiin ilaaliyey cid walba ka ilaaliyay, ogaadeen dhexediis waa lawada hadli karaa laakiin shisheeyaha ha isku lug qabanina.
Ma haddaad ogaateen in Axmad dhuxulayste yahay iimaan laawe dan ka lahayn Ogaadeen iyo deegaannada jubbaland. Dhaaxaan hore u sheegnay dheg baan jalaq naloo siine. Waa in la helaa Ogaadeenkii reer waamo. Maalintii luuq la geliyay Ogaadeenkii waamo oo qaxootigii galtiga meel walba qabsadeen baan ogaa inay galti qar ka tuurayso Jubbaland.
Beeseqaatoo nadaa qaranbaanahay nadaa la adoonsadoow na daa anaga xurbaanahaye nadaa dhaga diishoow nadaa waankuaraknaye nadaa calooshiiushaqeystoow nadaa
Hogaamiye kooxed daba dhilif u ahaaw waligaa iyo shisheeye kalkaal.
Warkaaga caano daatay iska dheh ,dawlad maaha ee axned baa dawlad ka ah.
Adeer isxoreya qaxooti xid idinka xoraynaysa majirto ninwalba dagmadiisa ha xoraysto.
Ilaasho hade Niarobi ayaad iska raaxeeysanaaysaa
Ogadeen kenya dhakan yukudakan yaha. Wa abduwaq iyow abdllee
Tolomoge waa maxay
Waa Cabdalla, Cowdaaq iyo reer Maxamad ee beelaha baro huunno
Xoolo ogaadeen oo meel ka cabaado hada nooguma horeeysey kenya ma iyadaa leh raaskaanbooni
Axmad madoobe iska saara absamow
5 bari woo dansanaa chenalkan 😂😂😂
Waxan xasuustay xigmadii aheeyd doqon yuu kul dhalanin
Mudnaantaad leedahay maxaay tahay caada qaato jubbaland 3000 oo wiil ayaa ku dhimatey 70% waa maxaned Zubeer hadaad xoog qabto maxaad u xoreeysanweeysey badhaadhada aad sheegi
DOOFAAR XOOLO CAADO QAATE MIDGAAN LACAG KU SHAQEEYA XOOLO DOQON
Cowlyahan gob waye kenya Somalia iyo Ethiopia ayagaa oogu badan waana jubbalan sports
Reer cabdille ayaa u badan ee dalka baro
Badhaadhe ma idigaa le makaahiil baale nacasyahow
Maxaa kaagalay ciidanka xamar ka yimid ee ku soo duulay jubalaand,ninka waa lugu soo duulay ma isgaa doontay , axmed haduun joogin walaahi in hawiye niroobi kuu ima doono, axmed wadanka isagaa idiin ilaaliyey cid walba ka ilaaliyay, ogaadeen dhexediis waa lawada hadli karaa laakiin shisheeyaha ha isku lug qabanina.
Ma haddaad ogaateen in Axmad dhuxulayste yahay iimaan laawe dan ka lahayn Ogaadeen iyo deegaannada jubbaland. Dhaaxaan hore u sheegnay dheg baan jalaq naloo siine. Waa in la helaa Ogaadeenkii reer waamo. Maalintii luuq la geliyay Ogaadeenkii waamo oo qaxootigii galtiga meel walba qabsadeen baan ogaa inay galti qar ka tuurayso Jubbaland.
Halkii meel ee la isinku ogaa soo taa fanax uu gatey jubbaland nabad ma adaa ka dhigey nabad rag baa dhiig u shubey
Haha 😂badhadhe maqabul baa leh 😂
System. Dowladeed. Ahmed iyo. Inta. Kuhaareeysan. Kamasuurtagasho.
Waayoo.
Ninkan. Alitixaad. Iyo. Jabhadeeyn. Mooye. System dowladnimo. Aqoon. Iyo. Qibrad. Umalahan.
Umada. Jubaland. Waxaay. Ubaahanyihiin system. Dowladnimo.
Waxa. Haysta. Jubaland. Jabhad iyo. Alitixaad.
Haluqo Miya kula noqotay badhadhe 😂
Kulbiyoow, Badhaadhe, Raas kaambooni anagoo cabdalle ah ayaa iskaleh
Aw jaamac oo duday fidho yaraa. Malaha waxaad u baahan tihiin gumeysigii mooryaantii dooxada juba.
Ader ogaadeen waa maxamed subeer maxamed subeerna waa reer cabdile reer cabdilana waa reer dalal marka ha daalina tolo moge cidna waxba waydiin maysee anigoo ah wiil majeerteen ah ayaan saas idiin sheegaya