DEG DEG Ahmed Madoobe oo Heegan Giliyay Ciidankiisa & Shir Socda, RW Xamse oo Gedo ka dagaya…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @Dheeman1-d9e
    @Dheeman1-d9e 3 วันที่ผ่านมา +6

    Jubalnd iyo Gedo waxaa ku habsaday Aalshaab iyo Ethiopian🇪🇹 Dowladu Waa kuqasban tagay inay ladagaalamaan AAAskarta Kismaayo John gto Cidkasta oo ogahay Waa askartii Liyuu poliska adigana waxba habuunbuunin dalkaan Carowga waalaga xorayn inshaa allaha guul Guul Guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 3 วันที่ผ่านมา

    Dowlada somalia guul axmed madowe ha laga taqaluso🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🥷💯

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 วันที่ผ่านมา

    Axmad qacda hore hadii uu jabo wax rejo ah sababtoo ah mucaaradkiisa ayaa % ka badan inti uu ciilay oo dhan ayaana qarankooda usheqeeynaya

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 3 วันที่ผ่านมา

    Kismaayo saakay hiraabtii 10saac subaxdii holaceedaa kacay waana lagu kala baxay axmed madoobe beebe ayuu ku katiineysanyahay

  • @DuniyoShukri
    @DuniyoShukri 2 วันที่ผ่านมา

    Ciidano axmed qaain iska daaya warkiisa ha udhimanina qaran udhinta

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 วันที่ผ่านมา

    Axmad hub niyuukleer ah hadii oowsan heeysan mujtamici oow horay u wada qaawiyey yaan lagu hor qaawine gas ha siiyo sababtoo ah dhulka ayaa ladagaalamaya waana ogyahay hadii oowsan macangag ahaayn

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 3 วันที่ผ่านมา

    Beenaale taageere xassan sh ayaad cadday satay waad c is hayn wayday??

  • @bashirali7325
    @bashirali7325 3 วันที่ผ่านมา

    Been low

  • @fuadmohamedelmi1933
    @fuadmohamedelmi1933 3 วันที่ผ่านมา

    Beenlow Dalka Dowlad Baa Kajirto Maantey Laga Bilaabo In Lagu Dhageesto Waa Xaaran