XOGTA SAFARKA XASAN SHEEKH, LACAGTA SAFARKA KU BAXAYSA WAA 5 MILYAN DOOLAR, FADEEXAD-WEYN,

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 90

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 12 วันที่ผ่านมา +9

    BalwaAn geesi wadani qaran guuleyso ilaahay ku ilaaliyo ishaa allaah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 12 วันที่ผ่านมา +3

    Cabdilaahi balwaan noolowo wadani❤️❤️❤️👏🏻👍

  • @attoshhussein1915
    @attoshhussein1915 12 วันที่ผ่านมา +5

    madaxwan hassan dalka waa qaxooti ku ah dalka yaa bixinay $$% xamar allah bay layahiin

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 12 วันที่ผ่านมา +5

    Somali RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭

  • @FadumoCismaan-w8x
    @FadumoCismaan-w8x 11 วันที่ผ่านมา +1

    SOMALI RIP 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 12 วันที่ผ่านมา +6

    asc wariye sare cabdilaahi balwaan

  • @mmoodmmood-yc8sk
    @mmoodmmood-yc8sk 12 วันที่ผ่านมา +3

    Asc balwanow geesi qaran wadani dhab ah alla haku xafido cadowga alla hakaa xijaabo

  • @Khled832
    @Khled832 12 วันที่ผ่านมา +3

    Mahadsanid Mudane Guuleyso

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 12 วันที่ผ่านมา +2

    Dad tahriibayaal ah ayuu geynayaa meesha mareykanka kuwa asagu keenay ayaan ku arkey markasta oo uu meel rer galbeed dad buu keenaa

  • @aasuf119
    @aasuf119 12 วันที่ผ่านมา +2

    Safar badanaa bidinka goormaa wadan la maamulaa Waa lacagta dhulalka lagu gadeey

  • @aliabdiali272
    @aliabdiali272 12 วันที่ผ่านมา +2

    Afar ma soo noqonayaan waa tahriib

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 12 วันที่ผ่านมา +4

    waala yaaban yahay soomali xagee loowadaa subaxanaAllah

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 12 วันที่ผ่านมา +2

    Lacagta muqdisho iska taalo aan waxba lagu qabaneyn waa in madaxweynaha ku safro oo u dalxiis ku aado

  • @mmoodmmood-yc8sk
    @mmoodmmood-yc8sk 12 วันที่ผ่านมา +3

    Meel walba ka muuqo waa lagu muuna belaah shaf dhimatey xasan xaraash maalinku xukunka qabtey allow soomaaliweyn u gargaar sharafteeni noo soo celi

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 12 วันที่ผ่านมา +3

    Wa yaahuu 😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbduqadirYousef
    @AbduqadirYousef 12 วันที่ผ่านมา +6

    Somalida bilaash waaye waan la yaabi jirnay maanta waxaan ogaanay in xasn sheekh somali baabiinaayo qabiilna lagu difaacayo.

  • @calibare1641
    @calibare1641 12 วันที่ผ่านมา +3

    12tobankaasi waatahriib amawaasuyaaxi tumasho usocda ninkuwaaxasansh xoolii umadasomaaliyeed buu dhacay🎉

  • @cabdale_5967
    @cabdale_5967 12 วันที่ผ่านมา +4

    Waa shir agaasime ah wuxu usocdo waayaab meelwalbo asaga tagan.somalia.alahausogarfarohogamiyedacadahalahakenowadaniah

  • @Terza56
    @Terza56 12 วันที่ผ่านมา +4

    Subxaanlaahi Hassan Munaafaq Kheyr Lagama Sugaayo Odeygaan Ma Fayooba Ma Xishoode Lacagtaas Timaha & Garka Ku Baxay Ha Iska Jaro 😡😡😡

  • @RahaaAbdullahi
    @RahaaAbdullahi 12 วันที่ผ่านมา +1

    Walalka hadad uqirto wanagisa wa sharaf ❤❤❤❤❤❤

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 12 วันที่ผ่านมา +2

    Run sheeg baa tahay balwaan seedi

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 12 วันที่ผ่านมา

    ilaahayow ceeta asto ceebi ma astoree🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭❤🇸🇱☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n 12 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan bahane Xasan dalxarashe

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan waa Agaasime ee ma aha Madahweyne.
    Aduunku wuxu noo araga wadan aan is hogaaminkarin.
    Marka meshaa waxaa kaga muqata in aa Xasan loo aqoonsaneen Madaxwyne.
    So that Somalia Do not have President.❤

  • @Xassanguulliye
    @Xassanguulliye 12 วันที่ผ่านมา +1

    Balwanow waa ku salsmay s kadib wax xuman ah madhih karno sabab too ah w m somaliya

  • @ShaaftoAli-kt5vs
    @ShaaftoAli-kt5vs 11 วันที่ผ่านมา

    Xasan hunguri badnaa🤨🤨🤨🤯🤯🥱

  • @ezzaddinbaomar440
    @ezzaddinbaomar440 12 วันที่ผ่านมา +1

    Ĥawiye dawlladnimo waa yaqàanaa laakiin nasiib daradda Hawiye heysato Magefe beey MW u doorteen.

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan iyo shacabkaba waa wada dayuuus Allah ha inooo keeno wax kaduwan waxaaan

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip 12 วันที่ผ่านมา +1

    Switzerland waxaa ku yaala bank ga aduunka lacagta la dhigto oo madaxda u yaalo marka xasan account kisi bu hubinaya oo qaar kale ki ridayaa😂😂😂😂

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 11 วันที่ผ่านมา +1

    Daacadnimada. Nagadaysid😂😂😂😂😂waa. Waa xasansheeq 😂😂😂

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 12 วันที่ผ่านมา +1

    Waxas lacag oo ku baxayso
    safarkisa waa lacag ku,lunso
    shacabki muqdisho,barakac iyo,baahi😢,aya u,dheer waa hada muqdisho keli ah iskaba dhaaf dalka intiisa kale, alloow adiga weyne yab iyo fajac 👀😭

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 12 วันที่ผ่านมา +1

    Sorry somalia🇸🇴

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 12 วันที่ผ่านมา +1

    من شرف نفسه فهو شريفsharafata ilaahay nagama qaado

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 12 วันที่ผ่านมา +1

    Ya lacag u dhibaya waa la ogyahy waa tuug waa la ogyahy

  • @asadciise9609
    @asadciise9609 12 วันที่ผ่านมา +1

    Laakiin kadaa qabiilka aad ku sifaysay e shaqsigan xun halaga qabto dalka deg deg halooga gaaro dalka

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire4356 12 วันที่ผ่านมา +1

    Balwaanow Xassan Gurguurte lacagta aya u muuqata hawiyana peeso ba muhim ah si kaste haku timaado wayna ku ammanan tolkis

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 12 วันที่ผ่านมา +1

    xasan gurguurte xasan mujrim munaafaq safarada maalin kasta ku aadayo dalalka dibada weliba safaradaas oo meeqaanķiisa aan ahayn sida shirka agaasimayaasha caalamka iyo shirarka wasiirada caalamka IWM OKI sababta keentay inuu xasan gurguurte ka qayb galo shirarka meeqaankiisa ka hooseeya waa qayb kamida tuugnimada xasan gurguurte ku xado lacagta ka dhaxaysa shacabka somaliyed lacagtaas oo ayka ka baahan yihiin shacabka somaliyed ee masaakiinta ahi 😡😡😡

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 12 วันที่ผ่านมา +1

    Lacagtii dalka wax loogu qaban lahaa diyaarad ayuu ku dhameeyey baarlamaan dalka ka qabtana ma jiraan

  • @nasriinmubarak2729
    @nasriinmubarak2729 12 วันที่ผ่านมา +1

    Miskiinkaan iska dhaafa nasiibkiisa u ku helay asaa isla yaaban😂😂😂

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 11 วันที่ผ่านมา

    Xoolihii. Qaranka. Iyo. Umadda. Soomaaliyeed Ayuu ku Ciyaarayaa. Xasan. Waa Mufsid

  • @halimaahmed9602
    @halimaahmed9602 12 วันที่ผ่านมา +1

    Dowladnimadiiba Hassan gurguurte wuxuu ka dhigey safar inuu u baxo

  • @JamaMuhiyadin
    @JamaMuhiyadin 12 วันที่ผ่านมา +1

    Shirka agaasimayaal ayaa kaqaybgalaya

  • @ZuleqaAhmed-e6f
    @ZuleqaAhmed-e6f 10 วันที่ผ่านมา

    Illaahay idinkiis qasnada ayay ku soo noqoneysaa

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 12 วันที่ผ่านมา +3

    Balwaan dowladnimadda waa loo dhashaa .Darood uda dowladnimo.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 12 วันที่ผ่านมา +1

    Habeen iyo maalin wuxuu islleeyahay farmaajo jili gacanta daya oo isaga shaqayasete ma shacab buu u shaqeeya isagu soo waxa wallabo isuma ah 👁️

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 12 วันที่ผ่านมา

    Waa. Caqliga. Madaxda. Haweye

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 12 วันที่ผ่านมา +2

    anigu isaga lama yaabanibee kuwa utolka ah waxaay uqaban waayeen baan layaabanahay

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 12 วันที่ผ่านมา +1

    Imisa qof ayaa tahriibeysa?

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 12 วันที่ผ่านมา +1

    Shirka ma lo socdo ee Bangiiyaasha ee lacagta lagu qarsado ee uu dalka Swiitsaro qabo ba u socda.

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 12 วันที่ผ่านมา

    Balwaan dameerkan warkiisa inaga dhaaf calool xumo iyo naxdin wax aan ahayn lagama dheefayo

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 7 วันที่ผ่านมา

    Safarada tirada badan lacag ayuu ku xadaa.
    Markii uu diyaarad raacaba, Hore ayuu lacag tira badan u si qaataa.
    WAA TUUG SAQAJAAN.

  • @daadax7081
    @daadax7081 12 วันที่ผ่านมา

    Xassan safarada badan wuxu kuxadaa hantida umada somaliyeed ee baahiyaha badan qaba

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 12 วันที่ผ่านมา

    Avery week 😢😢😢😮😮

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 12 วันที่ผ่านมา +1

    Birimadii Hassan sheikh sidaan miyaaa u danbeysay yahuuuu

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 12 วันที่ผ่านมา +1

    Balwaanow kaaga darane 12 ka nin ee uu kaxaystayba waa beesha hawiye.

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan shiikh cudurka oo ciidanka ayuu qabaa maskaxdiisu Khan khal baa ku jira dhakhtar hala geeyo

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 12 วันที่ผ่านมา +1

    XASAN DAD UU LACAG KA QAADAY AYUU TAHRIIBINAYAA.

  • @abdirahmanabdi3618
    @abdirahmanabdi3618 12 วันที่ผ่านมา

    Balwanow Xassan Usheeg madaxda Darodka Diwada Malaga Soo Qaraaco Sidi Xassan Dubai Loogu soo Qaraacey Kkk

  • @KureyshaAhmedAli
    @KureyshaAhmedAli 12 วันที่ผ่านมา +1

    Wareeg badana maqarooba

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 12 วันที่ผ่านมา +1

    War Hassan xaraash safar badana, lacagti uu dhulka iyo qabuuraha ku gatay oo dhan safar ayuu ku dhameeyay, goorma ayuu wadanka wax ka qabanayaa

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 11 วันที่ผ่านมา

    War ninkan madaxaa looga jiraa mar hore ayaan sheegay

  • @muhuboabubakr-jg1kz
    @muhuboabubakr-jg1kz 12 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤guulso

  • @AbdallaJama
    @AbdallaJama 10 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyniha 260 million oo dollar baa laga qabsaday Swiss Bank oo loo qabsaday musuqmaasuq. Money laundering.

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 10 วันที่ผ่านมา

    Kan hawiye maahanebwaa baahane aadbaan ugu farxay lacagta uu umadda ka dhacay 7n laga xeray xaqa feerahuu ka dilaacaa

  • @AbdulkadirAdan-vc1rj
    @AbdulkadirAdan-vc1rj 7 วันที่ผ่านมา

    Hassan sheikh in uu meel walba tagnado waxaa ugu wacan shaqa badan uma taalo wadanka meel walba waka dhisey 😂😂😂😂😂

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 12 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb waa ku jecel nahay

  • @CumerAbdi-g9m
    @CumerAbdi-g9m 12 วันที่ผ่านมา

    Shaba daaroodkaadwadaa

  • @maryamxusenxalane9491
    @maryamxusenxalane9491 12 วันที่ผ่านมา +1

    Lasagna.5.Milyan.Maa.lagu.dhiso.waddayinka.Caasimada..Muqdisho.

  • @Faadumoali-n5u
    @Faadumoali-n5u 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan tuug ilaahay kusooqabay dadka madaakiinta ah waxay cunaanbay waayeen isagana baashaalbuu kabixi la-yahay dadka masaakiinta guryahoodiibuu gatay

  • @CaliKeenadit
    @CaliKeenadit 11 วันที่ผ่านมา

    Waxa iska qabta. Damerka🪳🦖🦖🦖🦫🦫🦕🪲👹👿🤣🪲🐞

  • @zaynabmohammed7736
    @zaynabmohammed7736 12 วันที่ผ่านมา

    Shirka ma lacag baa lagu qaybsanayaa tolow

  • @CadeGude
    @CadeGude 12 วันที่ผ่านมา

    Xasan bangiga😂ayaa beesha
    Caalamku ka ilaalisay marka
    Safarada😂ayuu lacagta ka guranayaa

  • @asadciise9609
    @asadciise9609 12 วันที่ผ่านมา +1

    Oo dalkiina laqab saday oo la goo goos tay

  • @AbdiCabdiAliwarsame
    @AbdiCabdiAliwarsame 12 วันที่ผ่านมา

    Wax lageysto ma istaahishid hawiye iyo Hasan waa labo mana tihid wariye waxaan ladagaalsan tahay hawiye.

  • @ZuleqaAhmed-e6f
    @ZuleqaAhmed-e6f 10 วันที่ผ่านมา

    Hawiye ma six ran yihiin mise hawiyenimaa haaysa been bay noo sheegayaan

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 12 วันที่ผ่านมา

    Balwan (Badmaceye maxiishodo).Gurgurte goroyo gabalgeeda dhacay...Beenale. ceebaale .

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 12 วันที่ผ่านมา

    XSHM. wax walba asagaa isu ah , qof Xamar ku nool ama imaanaya XSHM. lacagta LEEJADA oo Isbaaradii meel walbo u tiilley uu ka qaadanaayo ayuu wax walba ugu isticmaalaayaa... dowladnimada la sheegaayo asaga maxaa ka galay .

  • @Salugla
    @Salugla 12 วันที่ผ่านมา

    Xasan ayaan Aqoone Qabiil dhan lama oran karo

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 11 วันที่ผ่านมา

    Dayday ayuu noqday Ninkii dalkaloodortay

  • @Haashi77k
    @Haashi77k 12 วันที่ผ่านมา

    Xasno waxuu ku dhaqan yahay naagaha dhilooyinkaa ee dalxiiska iyo tumashada u safra.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 12 วันที่ผ่านมา

    Saxeexe🥹

  • @SaduushIbrahimkasim
    @SaduushIbrahimkasim 12 วันที่ผ่านมา

    Balwaan.hawiye.ceebta.wuu.udhashay.

  • @saladnurmohamed1766
    @saladnurmohamed1766 12 วันที่ผ่านมา

    Maxaa kaa galay adiga doofaar baa tahay

  • @daadax7081
    @daadax7081 12 วันที่ผ่านมา +1

    Xassan safarada badan wuxu kuxadaa hantida umada somaliyeed ee baahiyaha badan qaba

  • @ShaaftoAli-kt5vs
    @ShaaftoAli-kt5vs 11 วันที่ผ่านมา

    𝔄🅤︎