Laki iyo Abdi Baadil - Dhadhan Jaceyl

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @kiligii
    @kiligii 13 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi baadil iyo laki caadi matihidiin. Yaaqeey heestaan anoo yar ayey igu fiicneyd

  • @Geele6
    @Geele6 12 ปีที่แล้ว +1

    I LOV FANAANINTAAN LAKI IYO ABDIBAADIL RUNTII FANKA MAAHA COT KELIYA IYO MUSIG LAAKIN WAA XARAKO AMA AGSHAN IN AAD AHAATA JAWAAN CID AH MEEL ISTAAJIYEY TAAS WAA CEEB ANIGA WAXAAN U CEDEEYEY LAKI IYO ABDI BAADIL

  • @faaraxcabdiqaadircalinogob9847
    @faaraxcabdiqaadircalinogob9847 10 ปีที่แล้ว +1

    yaaaaaaaaaaaaaaa salaaaaaaaaaaaaaaaaam fanaan Qaaliya laxamiiste Qaaliya kabaniiste gacan macaan oo xrfad durugsan u leh tumiste kabanka al ustaad cabdi baadil,,,,,, mashaaaaaa allaaah ,, n laki fanaanada qaaliga ah laki salaan sare eesh calaa hees thanks

    • @hajiyoos2
      @hajiyoos2 9 ปีที่แล้ว

      heeeee markeey dhaheeso ka saara meesha

  • @bashiir634
    @bashiir634 3 ปีที่แล้ว +1

    Cawa Heestan xasuustay wax igu danbaysay 2012 Anoo Burco jooga oo mopil. China sita oo ay. Hestana cusbayd war muxu Wakhtigu ordaya Hadana 🇳🇴 Norway Joga ka dawanaya Wakaas aduun

  • @mohamedawil535
    @mohamedawil535 3 ปีที่แล้ว +1

    Who's listening still in 2021/6/13

  • @hoobalmedia1837
    @hoobalmedia1837 2 ปีที่แล้ว +2

    After a decade, I'm here with....👇
    👇

  • @halabuurabdisatardiriegaar6463
    @halabuurabdisatardiriegaar6463 ปีที่แล้ว

    Heestaan anaa iska leh midhaha

  • @ahmedshiekhmuusa4205
    @ahmedshiekhmuusa4205 10 ปีที่แล้ว

    axsan alfanaan abdi baadil beautiful song added by possible voice ....

  • @sacidmahamed9682
    @sacidmahamed9682 10 ปีที่แล้ว

    waa hees ad uwacan ona lojilay siad umacaan jag gillar den sång

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 10 ปีที่แล้ว

    thanks abdi baadil soomaalidii hore

  • @wariswareer7031
    @wariswareer7031 8 ปีที่แล้ว +2

    bby kalay kulahaaaa alla peerka

  • @aminhawiya4099
    @aminhawiya4099 8 ปีที่แล้ว

    fananka walaalkiis ibraahin baadil waalailaaway fadlan sooqor hadaad macluumaad kahayso

    • @siqaayehd5024
      @siqaayehd5024 7 ปีที่แล้ว

      Amin Hawiya wll ibraahin baadil alle ha unaxariisto wuxuu ahaa fanaan qaali ah heeso badan iyo riwaayado badan buu aktar ka ahaa sida warbixintii jacaylka

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว

      Ilaahay ha u naxariisto Ibrahim badil

  • @wariswareer7031
    @wariswareer7031 8 ปีที่แล้ว +1

    hhhh hindi iga deh caadi mhn laki qaali dumar nolow

  • @waraabiyeshidane4057
    @waraabiyeshidane4057 12 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkkkkkkkk waa hees qosola sidab loo jilayo noolaada

  • @philipzariq5456
    @philipzariq5456 6 ปีที่แล้ว

    Nice song 🙏🙏🙏

  • @voordaar873
    @voordaar873 12 ปีที่แล้ว

    shatje kalaay caadi iska dhiig lakiyeey

  • @saidrerqureesh3422
    @saidrerqureesh3422 12 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkk wow inaba caadi maaha xasuus ayebo igu beertay mahad fara badan haidinka aarto

  • @daadinho1
    @daadinho1 12 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkk dadwaa weyn oo isbursanaya ceeb badana

  • @khadrohusseim2766
    @khadrohusseim2766 7 ปีที่แล้ว

    markaan madoobaa laki ileen waa biliij

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว

    Filin hindi oohin ku soo dar baayo

  • @nyinbellbenjamin5709
    @nyinbellbenjamin5709 10 ปีที่แล้ว

    CAAADI MA AHAN KKKKKK WLHI WAY JIRAAN

  • @Asli256
    @Asli256 7 ปีที่แล้ว

    heestan ano yar bn tvga ka dawan jiray saan is odhan jiray timo dheer iyo dhex yar malehe muxu sheeya ninku kkkkkkkkkkkkkk bbyna carrur my sheegysa bn is dhihi jiray

    • @salmaanmoomin
      @salmaanmoomin 7 ปีที่แล้ว

      african girl somali kkkkkk goormad 6 sano ka hor bay ahayde

  • @faisaali3543
    @faisaali3543 12 ปีที่แล้ว +1

    schatje*

  • @faisaali3543
    @faisaali3543 12 ปีที่แล้ว

    hahahah walaahi waan qoslay abdi iyo sey u dhelayaan abaa abdi waxu raba inuu dhaho schaje kulahaa sasaaaaaaja kkkkk wuu i cebeeye adeer abdi go to back school looooooooool laki sis xaas aad tahay why ninka ug dheg dhege cebeeey tacaaal ina lilaah naa go back to you kidz the need mama huh

  • @raqad4642
    @raqad4642 6 ปีที่แล้ว

    Waagaan ma nin bay aheyd mise labis xumeey ka aheyd maxay dharka raga uwadata 😀💩

  • @raqad4642
    @raqad4642 6 ปีที่แล้ว

    Maxay tahay waxa labada nin u eg ee is eryana kkkkkkkkkkk cabdi baadil wa fanaan sare oo cod macaan runtii laakiin nacastan bishaara sidii raga ulabin cod maleh fananad ma aha balaayo madow badan inkasto hadda U.K. Maqaarka iska fiiiqday is cadeesay😀