Hada la dag psp efootball2025 last apdate 🤩😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 229

  • @Mr_awilinho12
    @Mr_awilinho12  24 วันที่ผ่านมา +129

    Wa ku wan la dag ✅👇
    Geme
    1: www.mediafire.com/file/zim1g6hqzhxf8wz/eFootball_2025_NEW_SEASON_PATCH_BY_DI_WAX_GAMING_D.W.G.zip/file
    Seve data
    2: www.mediafire.com/file/3f0thq5imjut2er/SAVEDATA.zip/file
    Texture
    3: www.mediafire.com/file/9gxhtxj5cydvizq/TEXTURES.zip/file

    • @SaadaqxusenMuxumed
      @SaadaqxusenMuxumed 24 วันที่ผ่านมา +3

      @@Mr_awilinho12 wanku wata lagen no soo badi💯

    • @SaadaqxusenMuxumed
      @SaadaqxusenMuxumed 24 วันที่ผ่านมา +1

      @@Mr_awilinho12 no soo badi lagendnoo 💯💯

    • @NuurdiinXaydarxussen
      @NuurdiinXaydarxussen 24 วันที่ผ่านมา +1

      Magaca geeda lasoo degsaa nooso sameey

    • @NuurdiinXaydarxussen
      @NuurdiinXaydarxussen 24 วันที่ผ่านมา +1

      msgaceeda caadi noogu sheeg zxb

    • @CcasiisCiise-w3k
      @CcasiisCiise-w3k 24 วันที่ผ่านมา +2

      Thanks pori 😊

  • @Alinho7Gamer
    @Alinho7Gamer 24 วันที่ผ่านมา +34

    Saxiib efootball baa soo dhiga chennal subscribe like iga soo dhis rag ban tar tarn kula jira 😭🙏😩

  • @OZIL......GAMER.2
    @OZIL......GAMER.2 24 วันที่ผ่านมา +26

    Kusaliya nabiga maxamed scw 😊

  • @Zakicali-yx7ld
    @Zakicali-yx7ld 24 วันที่ผ่านมา +40

    Kusali nabiga scw scw ❤

    • @AminnHand
      @AminnHand 24 วันที่ผ่านมา

      Scw

    • @Zakariye.12
      @Zakariye.12 24 วันที่ผ่านมา

      Scw❤

  • @Moha_big_legend
    @Moha_big_legend 24 วันที่ผ่านมา +6

    Sxp saan maalin walbo ma fiicno qash waaye yacni background qol kuu gaar ah sameeso kursi miis mikrafon pes ka ama waxa kahadleso muqaalka gees kadhig adna toos haluu arka adi iyo video isku background hakadhig sxp xumaane ha ii arkin tanks

  • @SafwaanMustafe-n5m
    @SafwaanMustafe-n5m 24 วันที่ผ่านมา +47

    Team e football 1 like❤

  • @CuseemPoy
    @CuseemPoy 24 วันที่ผ่านมา +5

    PPSSPP 2019 ilaa 2025 dheela wx kle wye❤😂

    • @MohaabCaliyare
      @MohaabCaliyare 24 วันที่ผ่านมา

      Zxp ifahanzii

    • @xamuud77
      @xamuud77 24 วันที่ผ่านมา

      Lipaax 2019 Waxa ahayn Ma'arkooyi See Waaye

    • @CuseemPoy
      @CuseemPoy 23 วันที่ผ่านมา

      Mxa kawada

    • @CuseemPoy
      @CuseemPoy 23 วันที่ผ่านมา

      ​@@MohaabCaliyaregame qad la.aan ba lagu dheela

    • @xamuud77
      @xamuud77 23 วันที่ผ่านมา

      @@CuseemPoy marka kowaad pes 2019 soo baxaayo
      Qadka hadaa damiyo 2025 Maa soo Baxaayo

  • @mohamedifiye5477
    @mohamedifiye5477 24 วันที่ผ่านมา +1

    Frist coment awalinho ❤

  • @SaadaqxusenMuxumed
    @SaadaqxusenMuxumed 24 วันที่ผ่านมา +3

    King legend

  • @cshakurrMaxamedsaleebaan
    @cshakurrMaxamedsaleebaan 24 วันที่ผ่านมา +5

    zxp canjeladda wa ii caadi lkn tii 2019 ba ii gasjy aniga wx ksta wa ii sax maxa khaldan

  • @AyuubRamos-i1n
    @AyuubRamos-i1n 21 วันที่ผ่านมา +2

    2019 waaye

  • @Ahmedgallagher39
    @Ahmedgallagher39 16 วันที่ผ่านมา +1

    wara bennale game ka no jilci 😢😢

  • @MustafeApdi-wy3li
    @MustafeApdi-wy3li 24 วันที่ผ่านมา

    Fast comant tlye shax isiiii please🎉🎉🎉

  • @qaradamcofficial5318
    @qaradamcofficial5318 22 วันที่ผ่านมา +1

    Zxp cajalku waa 2019 see u badalaaaa

  • @AadanJimcaale-b2s
    @AadanJimcaale-b2s 24 วันที่ผ่านมา +3

    Zxp 2019 waaye 😢

    • @YackaBoy117
      @YackaBoy117 23 วันที่ผ่านมา

      adiga files ka ayaa isku dartay sidaas ayuu dib kuugu celiyay pes 2019

    • @Cabdifitaaxxuseen-x6d
      @Cabdifitaaxxuseen-x6d 22 วันที่ผ่านมา

      Walhi ani xitaaaa😂

  • @MusamilAbuukarcali
    @MusamilAbuukarcali 22 วันที่ผ่านมา +1

    Waa fahaney zxp ❤

    • @FarahmohamedAdan
      @FarahmohamedAdan 19 วันที่ผ่านมา

      Zxp Ani ifahansii please 🙏🥺

  • @AbdikadirYare-hj3st
    @AbdikadirYare-hj3st 23 วันที่ผ่านมา +1

    War asxapey iphone coins wanku ibsan la ahay kenya Joga marka coins gadan raabo mpesada maba iso sareyso mastercard iyo Visa card buu igu waley Maxa sameeya?

  • @sakriyesiciid1719
    @sakriyesiciid1719 24 วันที่ผ่านมา +2

    War cajaladu waa tii 2019 ee cajaladaha naga hubi 😢

  • @maxamedAhmed-x6r
    @maxamedAhmed-x6r 23 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you zxp wad mahsantay zxp

  • @AxmedSaadaqmj
    @AxmedSaadaqmj 24 วันที่ผ่านมา

    First qofka ugu horeeyo dawanaayo❤

  • @ExAadan
    @ExAadan 24 วันที่ผ่านมา +12

    Team efootball one like 👍🔥

    • @RiyaanAbdiAli
      @RiyaanAbdiAli 24 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

    • @RiyaanAbdiAli
      @RiyaanAbdiAli 24 วันที่ผ่านมา

      Been badanaaa😢😢😢😢

  • @ShukrimaxamuudjaamacShukri
    @ShukrimaxamuudjaamacShukri วันที่ผ่านมา

    Camera diisa caadi mathy zxp

  • @Cabdifitaxabdulahi
    @Cabdifitaxabdulahi วันที่ผ่านมา

    Thank you ❤❤❤

  • @mohacancelo8281
    @mohacancelo8281 24 วันที่ผ่านมา +1

    Waa fahmaya

  • @MascuudAxmediidle
    @MascuudAxmediidle 24 วันที่ผ่านมา +2

    2019 aaba ii soo baxaayo bee 2025 ma arkooyi

    • @xamuud77
      @xamuud77 24 วันที่ผ่านมา

      Ani iyo Adi Sxp Isku Midaa Nahay

    • @xamuud77
      @xamuud77 24 วันที่ผ่านมา

      Hadaa Xalka Hesho iisoo Sheeg Lipaax

    • @MascuudAxmediidle
      @MascuudAxmediidle 22 วันที่ผ่านมา

      @@xamuud77 ok.sxp

  • @ApdishakurIsxaq
    @ApdishakurIsxaq 24 วันที่ผ่านมา

    Frist coment and vew

  • @UPDIRISAK.L
    @UPDIRISAK.L 24 วันที่ผ่านมา

    Thank you lph 😊

  • @NasriinFarhan
    @NasriinFarhan 16 วันที่ผ่านมา

    N sameeyay sidaa tidhi game kii isoo baxag madaw ka bixi layahay maxaan sameeya zxp 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @IbroYare-lw2hc
    @IbroYare-lw2hc 11 วันที่ผ่านมา

    2019 😢😢😢cajalada noqatay

  • @nuuneyare6423
    @nuuneyare6423 14 วันที่ผ่านมา

    Zxb hadaa sameeyo waan sameeyay lkn Marka sameeyay Waxuu noqonaya 2019 pesps Marka maxaa kaqaldan zxb bal hee

  • @ApderaHmanAli
    @ApderaHmanAli 24 วันที่ผ่านมา +1

    Tlie cajaladu waa caadi lkn 20l9 soo saarayaa eee mxa khaldan 😮

  • @IbroYare-lw2hc
    @IbroYare-lw2hc 11 วันที่ผ่านมา

    Zxp 2019 iga noqatay

  • @axmed-yaasiin2137
    @axmed-yaasiin2137 8 วันที่ผ่านมา

    Cajaladdu 2019 ayay noqotay ee maxaa xal ah?

  • @fuaadsaalah-mq1nw
    @fuaadsaalah-mq1nw 24 วันที่ผ่านมา

    Guuuul sxb macan

  • @AbdiqadirYasiin
    @AbdiqadirYasiin 24 วันที่ผ่านมา

    Thanks zhp wllhi wn radinayay hore usuco lph ❤

  • @MaxmedcabdulahiCumar
    @MaxmedcabdulahiCumar 24 วันที่ผ่านมา +7

    1:58

  • @awilyare822
    @awilyare822 24 วันที่ผ่านมา

    Mahad sanid lbx hadaan mid la xidhiidhsanaa❤❤❤❤

  • @AnasCade-c7z
    @AnasCade-c7z 24 วันที่ผ่านมา +1

    Wili waasidii madowga luqada waasaartay

  • @MusamilAbuukarcali
    @MusamilAbuukarcali 22 วันที่ผ่านมา

    Zxp ima sha qeenaayi😢😢

  • @MohamedJaamac-o1x
    @MohamedJaamac-o1x 23 วันที่ผ่านมา

    2019 waye waana laag lamba ciyaarikaro

  • @Bloodboy-e1j
    @Bloodboy-e1j 24 วันที่ผ่านมา +1

    First comment

  • @Subeer________10
    @Subeer________10 22 วันที่ผ่านมา

    Zxp 2019 ayuu iga noqday seen uxaliyaa

  • @SharmaarkeLuiz
    @SharmaarkeLuiz 23 วันที่ผ่านมา

    Waan hagaa jistay wll thanks you

  • @SubeerCabdiraxmaan-g2f
    @SubeerCabdiraxmaan-g2f 24 วันที่ผ่านมา

    Mahad sanid zxp❤

  • @casaaqmaxamad6584
    @casaaqmaxamad6584 24 วันที่ผ่านมา +1

    War zxp fifa 16 mod offline kasoohadal😢

  • @SudeysiSuleiman
    @SudeysiSuleiman 24 วันที่ผ่านมา +1

    Wll side e football Gmail loogu xira

  • @CadirahmaanHasan
    @CadirahmaanHasan 19 วันที่ผ่านมา

    SxB dip pU no celiyaY cajaldA 2019 wayE 😢

  • @SuhaybMaxamed-f6w
    @SuhaybMaxamed-f6w 20 วันที่ผ่านมา

    Aaigaad awliihino

  • @RiyaqFarhan
    @RiyaqFarhan 21 วันที่ผ่านมา

    Noo soobaday sxp❤😂

  • @MaxamedAbdirisaq-r9w
    @MaxamedAbdirisaq-r9w 22 วันที่ผ่านมา

    Thanks sxp

  • @maxamedcrisaq8201
    @maxamedcrisaq8201 23 วันที่ผ่านมา

    Awoowe tii 2019 ba no shegtay de

  • @KhadiijoXasan-x3h
    @KhadiijoXasan-x3h 22 วันที่ผ่านมา

    Sxb 2019 waaye

  • @rashkaviproyal1425
    @rashkaviproyal1425 23 วันที่ผ่านมา

    Nio iphone wadana ee isaga clip kasoo duub zxp

  • @FuaadCabdulaahi-s2i
    @FuaadCabdulaahi-s2i 24 วันที่ผ่านมา

    First comment 🖐️🔥

  • @awilyare822
    @awilyare822 23 วันที่ผ่านมา

    War sxp laakiin 2022 apdetkii iga noqday😢😢

  • @Cabdiqani10-t6t
    @Cabdiqani10-t6t 23 วันที่ผ่านมา

    Sxp pes 2019 ayuu iskubadalayaa

  • @CladiifCcasiis
    @CladiifCcasiis 24 วันที่ผ่านมา

    Zxp mid manager made leh noo keen 0lz

  • @AbdimalikMaxamed-v6x
    @AbdimalikMaxamed-v6x 22 วันที่ผ่านมา

    Waan fahannay zxp

  • @MR.KANG.FREAND
    @MR.KANG.FREAND 23 วันที่ผ่านมา

    Waayay bro

  • @Oz9Mo
    @Oz9Mo 23 วันที่ผ่านมา

    Shaxdaada hadi tahay mid weyn wiilow ha sameenin sidaan hadi kale pan laguugu dhufanaaa

  • @SalaxxasanSalax
    @SalaxxasanSalax 24 วันที่ผ่านมา +1

    Ok

  • @MohaCabdinuur-v9y
    @MohaCabdinuur-v9y 23 วันที่ผ่านมา

    Waan fahmey

  • @AyuubRamos-i1n
    @AyuubRamos-i1n 21 วันที่ผ่านมา

    Cajiladu waa 2019

  • @KaftanArjun
    @KaftanArjun 20 วันที่ผ่านมา +2

    Walahi zxp wax badan yaan radiyay gemekan

  • @BashiirMaxamed-be7yg
    @BashiirMaxamed-be7yg 14 วันที่ผ่านมา

    football ⚽️ 🥅 😊😊

  • @IbroYare-lw2hc
    @IbroYare-lw2hc 11 วันที่ผ่านมา

    zxp pes 2019 iga naqatay

  • @Muscabcade1234
    @Muscabcade1234 23 วันที่ผ่านมา

    Owlinho sxb shax laan iheyso sxb shax isii please iso jawab sxb

  • @brightonhoveAlbion-ki6ei
    @brightonhoveAlbion-ki6ei 24 วันที่ผ่านมา

    M,ahadsanid wll

  • @KhalidAli-x1b
    @KhalidAli-x1b 8 วันที่ผ่านมา

    😢

  • @Ameen__Tirre99
    @Ameen__Tirre99 24 วันที่ผ่านมา +5

    Aaway

  • @sheekeeyecali499
    @sheekeeyecali499 24 วันที่ผ่านมา +1

    You

  • @FardowsoCabas
    @FardowsoCabas 21 วันที่ผ่านมา

    Aniga 2019 iga yahay ma arkooyi 2025 cidi aqoonteeda leh ha iga caawiso mhdsnd

  • @Abdiasis-zp6sd
    @Abdiasis-zp6sd 24 วันที่ผ่านมา

    Thanks zxb

  • @khaalid713
    @khaalid713 24 วันที่ผ่านมา

    qaab kale oo loola soo dago ma lahan miyaa waan ku daalnay qabkan.waana fahmi.waayay😂😂😂😂😂

  • @AhmedHusein-g4m
    @AhmedHusein-g4m 19 วันที่ผ่านมา

    2019 maxaa waye😊

  • @everyfunnyvedios3901
    @everyfunnyvedios3901 24 วันที่ผ่านมา

    Sxb GTA 5 noo soo raadi please

  • @AsLaM-d3f
    @AsLaM-d3f 23 วันที่ผ่านมา

    Ma shaqenayo

  • @MaxamadSiciid-lw6cf
    @MaxamadSiciid-lw6cf 21 วันที่ผ่านมา

    Team lagan like❤🎉

  • @MohamedAmiin-u4b
    @MohamedAmiin-u4b 24 วันที่ผ่านมา

    Sxb qofkii uguhoreye ee kufirsado ani waye ee sxb conis 800 igucimaamad

  • @YuusufSiciid-bs4xy
    @YuusufSiciid-bs4xy 23 วันที่ผ่านมา

    Waan fahmay

  • @wadanigadhabtaa1397
    @wadanigadhabtaa1397 24 วันที่ผ่านมา

    War legendnow gta ku dhaqso

  • @captaindiamond5941
    @captaindiamond5941 18 วันที่ผ่านมา

    Pro Easports kasoo hadal

  • @NastexoNuurmohamed
    @NastexoNuurmohamed 24 วันที่ผ่านมา

    Plz marka lala Soo dagaayo maxaa kuqornaa sxp

  • @AbdishakurMohamed-st7gr
    @AbdishakurMohamed-st7gr 13 วันที่ผ่านมา

    Cover 2025 nososamee

  • @UsameMaxamed-tk5nu
    @UsameMaxamed-tk5nu 21 วันที่ผ่านมา

    Sxp cajalada xage laga hela

  • @maxedyasin1758
    @maxedyasin1758 23 วันที่ผ่านมา

    Talye 2019 waaye be

  • @AdanxuseenMaxamad-nw9jh
    @AdanxuseenMaxamad-nw9jh 23 วันที่ผ่านมา

    Sxb 2019 wayay

  • @Suheebow
    @Suheebow 23 วันที่ผ่านมา

    Ninka tuugo wye ano idhacay iska ilali fadlan

  • @Cadejrilaacrilaalio
    @Cadejrilaacrilaalio 24 วันที่ผ่านมา

    Zxb wllhi mafec no😢

  • @SHUJAACINHO
    @SHUJAACINHO 24 วันที่ผ่านมา

    Awalinho zhip videogii GTA ga soo duup

  • @MubaaragPio
    @MubaaragPio 23 วันที่ผ่านมา

    Zhp fc mobile kasoo hadal

  • @Mubarakcrashiid
    @Mubarakcrashiid 21 วันที่ผ่านมา

    Chp waa dhamys tiray lkin starts matab smaso

  • @Pele770
    @Pele770 24 วันที่ผ่านมา

    Gta sxb wankaa sugeynaa soo dhaqso sxb

  • @ayuubfarma6506
    @ayuubfarma6506 23 วันที่ผ่านมา

    Been badnidaa nio adi

  • @Dimarcogamer-67
    @Dimarcogamer-67 24 วันที่ผ่านมา

    1 k wad gadhay zxp gta soo dhig

  • @abdirahmanbarre3905
    @abdirahmanbarre3905 24 วันที่ผ่านมา

    Thanks sxb GTA waa sugi la ahay❤❤❤

  • @mudalibupdullahi4404
    @mudalibupdullahi4404 24 วันที่ผ่านมา

    First 😊

  • @CshakurAhmed-i5m
    @CshakurAhmed-i5m 23 วันที่ผ่านมา

    2019 😅

  • @AyuubRamos-i1n
    @AyuubRamos-i1n 21 วันที่ผ่านมา

    2019 weeye

  • @maxamedcabdic
    @maxamedcabdic 23 วันที่ผ่านมา

    Falaw ga kaalalaweneynaa waxsafeecannomafahaseneyso