DegDeg Hargeis Maxadan Ogeyn Ooka Socda Xiisad Qarka Usaaran Dagaal isxaaq Care

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • #somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia
    DegDeg Hargeis Maxadan Ogeyn Ooka Socda Xiisad Qarka Usaaran Dagaal isxaaq Care
    Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

ความคิดเห็น • 42

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Issaq care waa habar yonis. Qabil maha qaranka somaliland. Good bless republic of somaliland ❤❤❤

  • @samoc5405
    @samoc5405 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Viva ina warancadde

  • @lulaha7941
    @lulaha7941 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah. Tell them

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy ชั่วโมงที่ผ่านมา

    That's right

  • @Abdi-h4y
    @Abdi-h4y 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa,horgadii isaxaq

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul wadani guul Somaliland Insha Allah

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wa oday,qaran cali waran cade

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raarki isaxaaq cara jacla ma wadani Kulmiya kala jitay ano hjclo kulmiya ina waran warancada tagarsanahay 💚💚💛💛💐🙏

    • @surerjam757
      @surerjam757 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😅😊

  • @ayaanleshafi
    @ayaanleshafi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War fadhiista fadhiista

  • @WorshipGodAlone
    @WorshipGodAlone 28 นาทีที่ผ่านมา

    Somalidu Waa kufaarta iyo munaafaqiinta ugu xun ee dunida maanta ku nool. Qabiil iyo Qabyaalad waa dariiqqa Sheydaanka.

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    WAAR CEEBAA DHACDAY
    TANI WAA GEERI EE AYNU ISKA JOOJINO DOORASHADA

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    MAY MAY SXB WAXA LAYSKU HAYAA MAAHA SIYAASAD EE WAA EDEBDARO AFARTAN NIN EE CABDALE ISAXAAQ MAALIN KASTA MAGACA ISXAAQ KU DAWARSANAYAAN . MAGACA WAYNU WADA LEENAHAY MA CEEBAA .

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maantaad adna la soo kala baxday

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul wadani rajada shacabka soomaaliland waa wadani guul soomaaliland 🇭🇺

  • @landsurveyingandmapping6485
    @landsurveyingandmapping6485 50 นาทีที่ผ่านมา

    Guul iyo gobanimo gobta belwaynta saxaaq caro

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    HORTA DADKA AFRICAN KA AH MIYEY XANUUSANAYAAN MAXAA HORUMARKA IYO NOLOSHA U DIIDAY?????

  • @Halgame334
    @Halgame334 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WARAN CADDE NIN QARANN.

  • @Lagubaray
    @Lagubaray ชั่วโมงที่ผ่านมา

    S/L 🇭🇺 iyo shacaabkeeda kala Qabiilka ahii waaykadaaleen nin Qaabiil kursi kudoona ,inaa warrancade waa ninwayo arag oo dawladii waxay gaasho iyo waxay guudo iyo dhiibka dawlad laanii leedahay sida xamar garanayaa weeyee,laakiin raga kale waa Dagaal Ogayaal Qasaba inlaayska Qaabtaa✅

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Akhas is cuna Cid kale isma haystaan aan idinka ahayen

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa inan gumeed reerka ku jira miyaynu iska qaban waynay inta ina gumeed yada ah ee ugu horeeyo ina waran cade ina sulus iyo gaar ka loo badan inta reerka dhinte kula jiraan meel gaadhi mayno

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wadani ayaa rerihi walaha qabayalad huuhaa ku qayb qaybinaya reeruhu ha iska dhaafaan riwaayada ururada

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhuuni qaate ina waran cade waar reerka ha canbaarayn

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madax dhaqameedku in ay siyaasada ka hadlaan waa qalad hada caaqilkaa isaxaaq ma eaxbuu hagaajiyey caaqilkasta oo qaab qabiil u ololeeya wuu qaldan yahay

  • @SomalilandSomaliland-t2o
    @SomalilandSomaliland-t2o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Odayashan alalaxay muse biixi wa inuu xabsiga ku guraa beenalayasha raba in ay isku kaaya dirayan

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Badownomo

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qabyalada shacabka jsl waxa
    Kagadhex shaqysta meherad
    Ka djigtay xitaa kuwan qaqla
    laynaya wadaniba qabyalad
    Iyo qaxwe iskugu daray kkkk

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ISAAQ SIDAN AYAA U DAMBAYSAY

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 40 นาทีที่ผ่านมา

      Very sad 😢

  • @achmedlander3123
    @achmedlander3123 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dr ciiro next president of somaliland insha allah ❤37 left

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    NIMAKAN DANBE AYAA SAXSAN ISAXAAQ LAGU DAWARSI TAGAY EE INA BIIXI OO GARXAJIS OO DHAN NECEB LA HOR JIIDJIDAY AYAY LEEYIHIIN WAA IDINLA WADAAGNAA AMA NAGA TALO GALIYA AMA DEE REERKIINA CABDALE KALIYA KU HADLA

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war yaare heen.idoorow.dee wad waalateen.isku xishooda.joojiya qurunka iyo qabyaala lada, xaasid, nimada, caayda ,daaca yada iyo afla gaadada.doora shadu maaha xumaan iyo hanja baad iyo dagaal.war doqmaad tihiin we isku xishaooda.

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa baslaxooftayn Masha wax meel fogjira reerku aad bay isku jecelyihiin laakiin markay murmayaan qofkan aqoonbbaa ubaqa

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    80000 cod gebely kaliya yaala 90000 u cod hargysa barbara burco caynaba hadalkida daa 😂😂😂

  • @burjilibax
    @burjilibax 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    O hadi kulmiya dhaco maxa heleya nabada wa dimuqradiyad meshad racdobadi ku tala ina waran cade wa asasaaqay

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😢😢😢😢😂😂😂😢😢😢😢😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😂😂

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤