Labada heesood ee axmed gacayte qaadayo ee kala ah "Jacaylka dulmiga ka daa" Waxaa riwaayada ku daray abwaan aun tuuyo. Halka heesta "Inaan weli ku jecelahay " Isna waxaa lahaa abwaan Axmed saleebaan bidde. Lkn riwaayada iyo heesaha Kaleba waa aun Abwaan cismaan askari.
Murti qiimo badan, suugaan humaag qurxoon iyo luuq wanaagsan oo saafiya ayaa ku kulmay dadkeenii hore.
Qaraamigu waa quud❤
Xasuus hore dheh
Waaya waayo
Ruwaaydo waa jacayl iyo awlyo waxaaa sameeyay Ahn sangub anoo dusiga sare dhigta ayaqn daawaday heeshaa gacayte kuma jiriaan ayaa la waalay.
Wakaas murti dhaxal noqotay heesii hore dhamantood dhabaal dahaba beykakaleen Taariikhda riwaayadubaha waxey ahaayeen kuwo lajeclaa
Labada heesood ee axmed gacayte qaadayo ee kala ah
"Jacaylka dulmiga ka daa"
Waxaa riwaayada ku daray abwaan aun tuuyo.
Halka heesta
"Inaan weli ku jecelahay "
Isna waxaa lahaa abwaan
Axmed saleebaan bidde.
Lkn riwaayada iyo heesaha Kaleba waa aun
Abwaan cismaan askari.
Riwayadahan waxan u maleynaa in ay dhowr yihiin
1) Iskuma qado
2) waa maadeys aduunyadu
3) Qaahira
alaha inaxariisto abwaanada iyo dhamaanba fanaaniinta lkn heesta khadra daahir aun qaafayso yaa qaaday dalmarow
Aamin
@@caweyskadalmar lkn heesta yaa laqaadaya khadro aun
Ii sheeg heesta minute ka bilaabmayso
Heestaas waxa qadaya khadra iyo dhabarlow allaha u naxariisto waxay ku jirtay Riwayadii
"iskuma Qado"
Aamin