Wareysi Kulul Wasiir Khadiija Diiriye, riditaankii RW Khayre xaaladaha cakiran ee dalka & arimo kale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 131

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 4 ปีที่แล้ว +12

    alle ha daayo marwo khadiija alle ayadoo kale oo badan ha nasiiyo waa wax garad maa shaa allah nooloow mamo

  • @safiyalowra6510
    @safiyalowra6510 4 ปีที่แล้ว +7

    Waleee Wey Hadashay Masha.Alaah Ragg Karoon Waaye Intey Xusulkeeda Xabaasha ka Sareeyo Wey Soo Noqoneysaaa Xildhibaan iyo Wasiir Intaba Viiva Khqdiijo Kharan Wasiiradeena Hanoolaato ❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍🙏🙏

  • @adnanshanaana5614
    @adnanshanaana5614 4 ปีที่แล้ว +6

    Habartan Laandheere waaye ma kaftanto weey igah yaabisey seey wax iskagah dhicineyso iyo Seey dowladah ugu tageerto sideey boskeydah u difacato lolz vivo Maamo Qadiijo Diriye shaqo fican qabataah no haters ku Amanah waxey qabatey ❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @alihusena8979
    @alihusena8979 4 ปีที่แล้ว

    Cajiib waa waraysi xasaasiya weriyaha iyo martidiisaba warka iyo xogtay nala wadaageen waan hanbalyeynayaa hore u socda thanks

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah Marwo Khadiija Diiriye nolow

  • @rabicaali8016
    @rabicaali8016 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah waa gabar aad uwanagsan oon taageero guulayso khadijo mahamed diirye

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 4 ปีที่แล้ว +16

    Weriyahan Mucaaridnimaa Kamuuqatay Laakiin Mudankiiseey Marisay Walaahi...

  • @jeazylakma9429
    @jeazylakma9429 4 ปีที่แล้ว +16

    Libaxad farmajo kor ale haka dhigo 💋 wlhi isku qabil manihin ee dar ale baan ujeclhy 🥰

  • @alimire2
    @alimire2 4 ปีที่แล้ว +4

    Qadiija dameerkaan oo la qabanwaayay alleeylahe maanta ayaad dersi siisay;waa haddii uu qancayo Viva N&N

  • @alish2852
    @alish2852 4 ปีที่แล้ว +12

    MAAMA KHADIIJO MAASHAA ALLAH WAAYE💙💙💙💙💙

  • @maxgedka2073
    @maxgedka2073 4 ปีที่แล้ว +9

    Marwo Khadijo ruug cadaa waayo arag ah

  • @khadarabdi9357
    @khadarabdi9357 4 ปีที่แล้ว +4

    M.a mama khadijo waa mamo waya arak ah rugcadaa siyasadeed

  • @Mahamoud12345
    @Mahamoud12345 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah cadawgaa hajabo maama khadiijo

  • @kennediidahmed957
    @kennediidahmed957 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha alla eedo masha Allah Somali ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡

  • @Yeshegetaw-i8s
    @Yeshegetaw-i8s ปีที่แล้ว

    Ilaahayi haw naxariisto

  • @nasraali4041
    @nasraali4041 4 ปีที่แล้ว

    MAANSHALLA mama khadiijo guul iyo gobanimo wa iska celisay xawayaanka reerbaadiyaha ah waxba kamaysqaano journalism

  • @muminahmed3011
    @muminahmed3011 4 ปีที่แล้ว +7

    Farmajooo waxdama lawaaaa cafimad iyo cimridereeeee Allah uziyathiyoo Farmajooow waxkudama lawaaaa somaliiaa hanoollaata waliigeeeeed Allah garabgalo cadhowga somaliiaa cagtahoostiiss farmajooo nolaw ooo jooogggg waliigaaaaa alllleeeeeeeeh cadhowgaga cagtahostiis sonokhooo adhooo nabadddd ahhh gulleysaa waliigaaaaa alllleeeeeeeeh cadhowgaga cagtahostiis waadguuleeysaan waadnasoonoqhon I,a aminnnnnnn ya rabiiii

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 4 ปีที่แล้ว +8

    Rugcada rayi uu rabi hibo u siiyay oo mwadin ah,

  • @fadumaofficialschannel661
    @fadumaofficialschannel661 4 ปีที่แล้ว +4

    Guuleso mamo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dayax11
    @dayax11 4 ปีที่แล้ว +2

    Su aasha maka jawabin habarta, lacagta 2 qoys oo ninka guriga leh ka dhintay waxba ma siiso, qofka ay u dirto ma sheegin, wallahi xoog ay ku dagantahay qof kasta ayaa og.

  • @nuurbaafonuurcismaanfarey4873
    @nuurbaafonuurcismaanfarey4873 4 ปีที่แล้ว +2

    Khadiijo waa musuqa ugu wey
    kheyre waxey ridiisa u door biday walaalkeey in jowhar looga dhigo mar labaad xildhibaan aan raad laheen oo ay gacanteeda ku sameeysay

  • @Mirqaaye
    @Mirqaaye 4 ปีที่แล้ว +1

    Mamo khadiija Allah ku xafido

  • @user-qj1fi8le3j
    @user-qj1fi8le3j 4 ปีที่แล้ว +10

    Mama khadija ruunta ayaad usheegtay

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah...no wonder why she is not invited to TV debates because she speaks the truth..mashallah

  • @leeosman5528
    @leeosman5528 4 ปีที่แล้ว

    Wa Naag Codkar ah og Waxay ka hadleyso. Somali dhab ah. Good job

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 4 ปีที่แล้ว +4

    Xildhibaanimadeeda Gabadha Haku Mashquuline Warkeeda Dhageyso Afka Haqabanine, Adaaba Wariye xunee .....

  • @mardaadisana6962
    @mardaadisana6962 4 ปีที่แล้ว +4

    Khadiija warkeedu was cadyahay

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว +1

    Marwo Khadiija Diiriye . aan u doorano madaxweyne... waa waayo aragad , geesiyad, libaaxad.

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 ปีที่แล้ว +2

    M first

  • @rahmamohamed2522
    @rahmamohamed2522 4 ปีที่แล้ว +1

    Amen 🙏

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 4 ปีที่แล้ว

    Waxaani waa wax qabiil iyo wax aan la,aqoon ku socda shacabna ma jiro in waxaan oo kale alle hor dhigo waa ku fiicantahay ilaahay wax cilmi iyo caqli leh ha nookeeno

  • @mariasacid9994
    @mariasacid9994 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah codkar iga dheh

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 4 ปีที่แล้ว +4

    Hassan SC wariye khadiija weey ka reeysay sidi tartanki ciyara gubadda oo kale.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaha guuleyso marwo qadijo illaha hano xifdiyo amiin yaa allaha geesiyad 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️👌👍👍👍👍

  • @baakaaycumarbaakay6147
    @baakaaycumarbaakay6147 4 ปีที่แล้ว +2

    Islaaantaan kheyre weeey isku dhawaayen lkn xoogaa yaa loodhiibay markaaseey hawada kucuntay

  • @ummushukri6359
    @ummushukri6359 4 ปีที่แล้ว

    Qadiijo.m diiiriye waxqabad Farmaajo aa kuguuleeytay intiisoosheeday mahadsanidiin dalka hadaadan wakusookordheen ha dhibin. Siluguudoorto.

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 4 ปีที่แล้ว

    Fariid Khadioja 🥰

  • @ibrahimibrahim7385
    @ibrahimibrahim7385 4 ปีที่แล้ว

    Thanks soomaali keewal

  • @ayaanjama8912
    @ayaanjama8912 4 ปีที่แล้ว

    Guuùl
    Khadìjo

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 4 ปีที่แล้ว

    Maamo khadiijo oo kale haloo shaqeesto

  • @leeburnahmed9320
    @leeburnahmed9320 4 ปีที่แล้ว +4

    MashAllah mama qadiija nationalists

  • @statsm8339
    @statsm8339 4 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir Khadija bacdamaa aad waagaas isku casishay in aadan dhexdhexaad ahayn 2012 ki maxaad ugula talin weyday Ra'isul Wasaaraha in uu magacaabo guddi dhexdhexaad ah? Shaqalaha madaxtooyada, NISA iyo taagerayaasha Farmaajo sideey ku noqon karaan dhexdhexaad kuna noqon karaan guddi doorasho?

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed 3 ปีที่แล้ว

    Hada baarliin ubanee hee wasirad khadijo balantan kasoo bax please

  • @maxamedmiisan1039
    @maxamedmiisan1039 4 ปีที่แล้ว

    Mama khadija Runtay Ku Joojisay Wariyaha

  • @zaxnuuniaarkaofficial2575
    @zaxnuuniaarkaofficial2575 4 ปีที่แล้ว

    Allow dulmiga wad aragta aayad Alle maa dafirayna bay leedahay ka soo saar calaamad ay kgu xusustan inta adiga ku caasinaysa hdana hdlka ku quruxsada aayada Alla saa tiri laguna dhaqmayn

  • @abdullahishuud1926
    @abdullahishuud1926 4 ปีที่แล้ว

    waa run ileen bariiskaga ku jira

  • @sahro200msah9
    @sahro200msah9 3 ปีที่แล้ว

    HADDANA YAA WARAYSTA MAANTA MUNAAFAQADDA SHAYDAAMADA AH WAXAY TIRI DAD BAAN HAYSANAA DULMIGAA NALAGU TAAGEERAYAA MARKA BAL HADDA HALAGUGU TAAGEERO JAAJUUSAD YAHAY

  • @zaxnuuniaarkaofficial2575
    @zaxnuuniaarkaofficial2575 4 ปีที่แล้ว

    Cabaaryadada ayaa banan oo nasahaga aya garbasarta an xijaabka ahayn xitaa ka leexisay nin kaa ajinabi ah wad hor fadhisa mrka ayad Alle marqaati gashan oo wliba aad dastuur tagersan tahy horta towbad keen Alle marqaati wu ku nqon Alle wxii xalaal ah ayu marqaati u noqda oo nadiif ah Alle ka xishoo

  • @MarvMullah
    @MarvMullah 4 ปีที่แล้ว

    Weey iskahaadley Wallahi.

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 ปีที่แล้ว +4

    Mamo qaraan.🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️😟haraagi tplf wanaagwaydhiibsanayaan.
    Naag hg amaa abgaal oo gartaaa lama haayo.
    Mamma qaranka

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 4 ปีที่แล้ว

    Mr. Hassan
    Iam surprised that you brought the word "resignation" into the interview . That word is an alien word and unheard of in african countries .
    For someone to resign, he/she must understand the core values of that action .
    As to madame khadijah , the parliament is the big cahuna preventing the egg to be hatched . Majority of them are a greedy lot busy with self-serving motions to fill to the brim their back pockets . They are like kids fighting over lollipops at a convenience store and are at the whim of whoever is the occupant of villa Grazziani .
    Chameleon is the proper definition for madame khadijah.

  • @SaruurBudul
    @SaruurBudul 4 ปีที่แล้ว

    khadiijo ma hawl yara waxay xisaab gashay

  • @halimaabdow6092
    @halimaabdow6092 4 ปีที่แล้ว

    Yaahuuu

  • @anabmohamed344
    @anabmohamed344 4 ปีที่แล้ว +1

    Xasanow weydii gurigii agoonta ee ay ku jireytey diidey iney ka baxdo kiradiina diidey aakhirana wey danbeysaa hadaan imika leys nadiifin

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 4 ปีที่แล้ว +1

    Nabar 1 qabiilka wax lagu qabsanaayo hanaga deeyso qaran iyo qabiil hala kala saaro QADIIJO xoog ayeey wada taa 👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽

  • @haliimohassan7464
    @haliimohassan7464 4 ปีที่แล้ว +1

    Naagtaan qadiijo la leeyahay guriga maxamed abshir been baad ka sheegtay siduu wakiil oga dhigaa beenleyda caruurtiisa oo ifka joogto oo leh gurigeyga nooga bax bey leedahay isagaa iga kireeyay asagaa lacagta siin jiray hada yaa siisaa baa la yiri sanad sanad baa u bixiyaa bey tiri oo mahad cawad anoo ii keenaa meelbaa dhigaa lacagta iyo waraaqaha naa waxna meel ma dhigtide agoonta gurigooda sii adiga waxba kaama gaalin dhaxalkooda iyo sidey wax oga qabsan la haayeen ee guriga firaaqey intaad daganeedna bixi xaqa ama cafis warso ee caruurta raali gali ilaahey ka baq waa lagu xisaabin maalinta yoomil qiyaamo xaqaa kaa hadal siiyay tuuga yahay sii dadka gurigooda maxaa qeybintooda kaa galay ma adoo ku dhalay maxamed abshir war yaa ilaahey yaqaan naa abukaataha aad ku faaneysid ayagaba wey heystaan boorsada aad sheegeysid iyo xaqa caruurta iska soo wareeji wabilaahi towfiiq.

  • @rahmamohamed2522
    @rahmamohamed2522 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa runteeeed good bless her ✝️❤️🙏🇸🇴

  • @hassanabdulaahi3687
    @hassanabdulaahi3687 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadka dhahaayo xasan cade qabyaaliste miya mise waa siyaasi waxaa sheegi karo qofki yaqaano xasan cade wuxuu marwalbo ka shaqeyn jiray nabada iyo bulshada isagoo wareesiyo ka qaadi jiray siyaasiyiinta hogaamiyayaasha xiligii 2000 ilaa 2005 wuxu ka shaeyn jiray idaacada iyo televisionka hon of Africa qofki maqaly ama arkay xasan cade waa nin geesi ah iyado dagaal socdo waraysi ka qaadi jiray hogaamiyaasha maalin ayuu dhahay waxan tagay guriga xaaji muuse suudi yalaow iyadoo xabadaha socdo waxan damacay inaa waraysto xaajiga wuxuu igu yiri xasanow ii koro idaacada ayuu ka dhahay erayga ii koro ayaa fahmi waayay kkkkkkk xiligii moqaawamada ayuu ka cararay muqdisho isago Nairobi joogo ayuu BBC waraystay Wuxu dhahay taleefan no nambar ayaa layga soo waca weerar ayaa qadi rabna ee wararka aad soo deyn rabtid ku dar hadii aan ku darana dowlada ayaa idhahayso yaa kuu sheegay side ku ogaatay waxaa noqday digsi labada dhinac ka gubtay xasan cade libaax sxb waxan ku taxnaan jiray idaacadaha hon of Africa iyo capital voice iyo idaacada shabelle anigo kaga qeybgali jiray qadka taleefanka hormood barnaamijyada kala duwan sida cawayska caasimada al ustaad cabdale nuuradiin axmed iyo barnaamijka dalbo dhagayso bakaay cumar baakay iyo barnaamijka hodi hodi oo ka bixi jiray idaacada capital voice oo soo deyn jiray alaha unaxariisto sxbky walaalkey mahad axmed cilmi lama ilaawan wariyaashi hore murti iyo aqoon ayay noogu tagen plz dadka dhahaayo xasan cade qabyaaliste miya mise waa siyaasi xasan cade waa wariye aqoon uleh hooshiisa wariye nimo ma jiro nin wariye ah sidan cml oo gurigooda ugu tagaayo siyaasiyiinta hada jirto iyo tii hore horomar bro

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 4 ปีที่แล้ว +1

    Muxuu kala hadlayaa hagageeda

  • @statsm8339
    @statsm8339 4 ปีที่แล้ว

    Waxay run ku sheegtay in ummad kasta aay madaxda aay istaahisho ayeey heshaa. Madax xun laguma salladi lahayn Somali haddii aay toosan yihiin.

  • @rahmamohamed2522
    @rahmamohamed2522 4 ปีที่แล้ว +1

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💕🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤️

  • @fartunosman1375
    @fartunosman1375 4 ปีที่แล้ว

    Anaga intaan nala qalin waakala qeybineynaa kulahaa kucuney ama ku ciidaa waa naag la mid ah dagaal oogayaasha oo kale waaye ,oo lasharciyeeyey .

  • @halimaabdullahi6962
    @halimaabdullahi6962 4 ปีที่แล้ว

    Mama Guuuul

  • @afro-nordicvoice7105
    @afro-nordicvoice7105 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaasi ma saxafibaa mase siyaasi mucaarada?

  • @abdiaziizmohamed2596
    @abdiaziizmohamed2596 4 ปีที่แล้ว +1

    Geesiyad weye maamadu

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 4 ปีที่แล้ว +2

    Tani waa mid is tus tus badan oo iska dhaadhicin badan waana wajiyo badan reeraha midgaha waxaan ku nacay istustuskoda badan iyo dhaqamadoda oo aad u xun

    • @maxamuudkhadar558
      @maxamuudkhadar558 4 ปีที่แล้ว +2

      Meesha ku shidaysa wa qabiil , Bro runta ku noolow oo samali ka badan dalkna wa lawada leyahy e qabiil yanu ku madax Marin.

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว

      Xaaji masaleh midguhu waa hawiye walaalkis mahamed gargarte iyo mahamuud gargarte.
      Lkn waxaa aqli laheen waa abgaal iyo hg.
      Adeer muqdisho ay maqaamkeeda iyo matalaad uraadine.
      Meesha abgaal u xamar isku xirxiireey oo dameero dheexboodayan.
      Iyo wilkii kabakutukade ahaa.
      Abgaal xooolo batiihiin .
      Intaa hadaa arkeey oo dhan .wa Xoolo

    • @abdisalamabdule899
      @abdisalamabdule899 4 ปีที่แล้ว

      @@maxamuudkhadar558 adiga intee Ku soo xanuuntay

    • @maxamuudkhadar558
      @maxamuudkhadar558 4 ปีที่แล้ว

      @@abdisalamabdule899 halka adiga ku xanuunaysa Inga ima xanunayso, qof dalka iyo dadka wax u qabanya Lo bahan yhy hadu doono qabilkaga ha ahado ama qabilda somali e kale ha ahdo .
      Mid walhi inan isku qabil hayn mamo khadija ama madaxweyne farmajo lkn runta ayan ku nolahy o Somalia o dhisanta ayan wax ku noqonya ❤️🇸🇴❤️.

  • @alimire2
    @alimire2 4 ปีที่แล้ว

    Xasan cadde Somaali cable,dadbadan ayaa is weeydiya, wariyahaan muxuu ugu soo horjeedaa Xukunka hadda jira?
    Lakiinse wareeysigii wasiirad Qadiija uu la yeelanayay waxaad si fiican u fiirisaan jaakadda uu ku labinsanyahay ayaa waxaa ku tolan calanka Somaaliyeed iyo mid Goboleed? hadaba ma wuxuu ku hadlayaa,warbaahin qabiil?
    Waa qabyaaladiiste iyo dhamaan Somaali cable 😬🤔🤗😕

  • @rahmamohamed2522
    @rahmamohamed2522 4 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅🌹🥰

  • @baakaaycumarbaakay6147
    @baakaaycumarbaakay6147 4 ปีที่แล้ว +1

    Farmaaajo miyaaa cadaalad kawado wadankaan beenbadanaaa islaantaaan waalan

  • @fowzali5785
    @fowzali5785 4 ปีที่แล้ว

    rageedii waaye maamada

  • @gandhimasherr5280
    @gandhimasherr5280 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @caseyrcali9856
    @caseyrcali9856 4 ปีที่แล้ว

    Isastur

  • @amranaliahmed5475
    @amranaliahmed5475 4 ปีที่แล้ว +1

    Dalkaan hhhhhh dee Noonan dhafanaga dagnee

  • @yuusufcabdi2006
    @yuusufcabdi2006 4 ปีที่แล้ว

    Waxan dareemaa dadka shaqadooda io mushaarkooda
    Dana shaqsiyood ku qabta

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว +1

    Khadiija diiriye , aaan Madaxweyne u doorano.. waa naaag adag run sheeg ah.

  • @MHaashi
    @MHaashi 4 ปีที่แล้ว

    Daawo sida dhalinyarada soomaalidu, ciyaaraha, heesha dhaqanka iyo hidaha ugu soo bandhigaan wadamada yurub!
    Look how somali youth expressing through music, art, dance in europe!
    th-cam.com/video/IIXSM9CRBuE/w-d-xo.html

  • @zaxnuuniaarkaofficial2575
    @zaxnuuniaarkaofficial2575 4 ปีที่แล้ว

    Nacalad baa ku taala soomali kan wariyaha ahi iyo tan wasiir ahiba dhman wa sidaa dhameystirka dastuurka an raadinayna wa maxay wan haysana dastuur wana kitaabka Allah ee an isku dhaqan no un bes war waxan maxay ahayen islaam sheeganaya hadana dasturka un ku khafiifeen

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 4 ปีที่แล้ว

    Somali ka taageersan farmaajo qabiil buu ku taageersan yahay, qaarkood farmaajo lama qabiil aha, lkn qabiilka Farmaajo ayay taageeraan,
    Kuwa mucaaradka ku ahina, hab qabiil ayay ku mucaaradaan,
    Markaa xaaladu waa qabiil, qabiil ka hor geee!!!
    Guushu yay raaci doontaa,???
    Waa la arki

  • @maryanaxmed8616
    @maryanaxmed8616 4 ปีที่แล้ว

    War qofka waa libaax

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 4 ปีที่แล้ว +1

    Qabiilkeeda iyo tolkeeda muu wadanka ku disan yahay. Hana dhaafto qadiijo 👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽

  • @daniistecaqlileh482
    @daniistecaqlileh482 4 ปีที่แล้ว +3

    Ms khadiijo qaawan ahaa naa is astur oo ilaahay ka yaab ku dhaha

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว

      Qanis

    • @daniistecaqlileh482
      @daniistecaqlileh482 4 ปีที่แล้ว

      @@superfun1819 ninkii kuntada kaa wasay ee aad hubtid ayaa khaniis la oran karaaye adigu ma hubtaa in afyarta aan kaa bukeeyey

  • @MarvMullah
    @MarvMullah 4 ปีที่แล้ว

    Mahay kahadle??

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 4 ปีที่แล้ว +3

    Dawlada farmajo ayaa dabadhilif u tahay miyaa u shegeysa

  • @halimaabdow6092
    @halimaabdow6092 4 ปีที่แล้ว

    Madaxweynehii yimaado ayaaku meeltahay😅😅

  • @aadannuuraadannuur2115
    @aadannuuraadannuur2115 4 ปีที่แล้ว

    hadii wax lawareysanaa sidas ayaa wax loowareystaa ninkan duqdan neeftow kuceliyay runtii

  • @rahmamohamed2522
    @rahmamohamed2522 4 ปีที่แล้ว +1

    😅🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂🙏

  • @lolamoon3870
    @lolamoon3870 4 ปีที่แล้ว

    Wasir kadija? Kow somliya dawlad malaha mw farmajo madaxwayne maha wakhayin wadan barlaman majiro walba waxy iskudayen xoog xilka ugu sonoqdo farmjo itobiya cidamdeda raby inu kuqabsdo kuna badshay badohii somlida uitoboya usaxexay sorry by

  • @fartunosman1375
    @fartunosman1375 4 ปีที่แล้ว

    Kh

  • @matagaaye1231
    @matagaaye1231 4 ปีที่แล้ว +1

    cajuuso

  • @omarhusseinomar4745
    @omarhusseinomar4745 4 ปีที่แล้ว +1

    Bosski Mohamed ali samatar ey ku jirtahee u sabra somaliyey

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว

      Dhiiley qaniis ah.orod Kabakutukade iyo cali dhere Iyo kabakutukade soqaabo

    • @omarhusseinomar4745
      @omarhusseinomar4745 4 ปีที่แล้ว

      super fun oo maxaa igu caysay Aniga

  • @hooyohooyo5489
    @hooyohooyo5489 4 ปีที่แล้ว

    Beenta dhaaf farmajo wuxu saxiixay 10 qodop xalane dhixfiisa oo ay ku jirto somalia in itopia lagudaro calanka in labadalo

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 4 ปีที่แล้ว +1

    Farmajo waxey ku jecladen lacagta qadar oo lagu bixiyo xildhibanada mad weydiisid madaxdii hore lalush ma dhiibi jirin tas ba kaliftey xildhibanada qandarsyo lo xerey canshurtii muqdisho aya lagu qasariya ururada bulshada wey bahan yihiin jidadkii lagama dhiso cafimadkii bulshada ma helan lakiin xildhibanada guryo dhistowa yaab

  • @momomomo2693
    @momomomo2693 4 ปีที่แล้ว +1

    Munafaq

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 4 ปีที่แล้ว +1

    Wariye wali kuma arag adiga jubaland mamul iyo shacabka dhan horumar mudo sano,kolaha waziro oo mamulka Axmed Madoobe tan wakhtiga uu is doortay ama sida kale haddan u dhigo xaga amniga mamulka oo ladaajijin.

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 4 ปีที่แล้ว

    xassan cadow islaantan feeraha wayn yayna kuharaadinin Khaaimado

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 4 ปีที่แล้ว

    Gabar gob ah iga dheh oo wax fahansan, waa kugu taageersanahay soo noqoshada madaxweyne Farmaajo wax dhaamana lama arko maama khadiija. waana ku mahadsantahay shaqada aad dadka iyo dalka u hayso.

  • @faarahjamahandulle2250
    @faarahjamahandulle2250 4 ปีที่แล้ว

    Naagtaan waa danaysato aad u xun

    • @kaptainpasta
      @kaptainpasta 4 ปีที่แล้ว

      somali dhan ayaa ah lama kala roona

  • @zaxnuuniaarkaofficial2575
    @zaxnuuniaarkaofficial2575 4 ปีที่แล้ว

    May qayishaa naagtan warbixin iiga keena?

    • @kaptainpasta
      @kaptainpasta 4 ปีที่แล้ว

      taas shaqo kama lihid adiga

    • @fuaadmahad7774
      @fuaadmahad7774 4 ปีที่แล้ว

      Nin wayn ayaa tahay xishooo maamada aflagaado kaama goyso

  • @lolamoon3870
    @lolamoon3870 4 ปีที่แล้ว

    Mw farmaajo"washaqsi hantidii somliyed itobiya usaxeexay baarlmaanku na farmaja dulaystay miyaa somliya wa jabtay farmjo dadku dulaystay firiya tuugda dawlada

  • @kariyesoomaaliye9642
    @kariyesoomaaliye9642 4 ปีที่แล้ว

    Waa dad balaayo qarinaya shacabka waxaa looqabtaa oo keliya waa askeri keena ayaguna waa lacagta tuugo aruurtay bal eega xamar qurunkiisa