Xilalkan la isu dhiibayaana qiyaamaha xisaabtiisa iyo xujadiisuleeyahaye , sidan maanta ay ugu barooranayno qiyaamaha waynu ka qoomamayne , wuxu inagalaqanyahay waa shar iyo shidee , Rabbi xilalkiisa qaaliga ah ee hanooyinkiisa sarsare ka midihiin ha ina sooyo kuwaasaa sugane ,beeshana ka ma mid ihiye waa rayigayga .
Madigaa leh 31may waxaad ku tahay Marti la dagta Arab ee xishood soo digii suldaan xuseen dhul u waydiinay ayuubka gaaramada dhul yeelatay xashiishka Lagu daadiyo
Suldaan ma ahee waa koofiyad bacle. Haddii u 4.5 foonayo ha tago Xamar. Bal waxan dumarka wax ka sheegaya khadka Allah kaa saar. Kani waa xashiish. Mooge waa nin geesiya.
Sck suldaan magacaabistu waa xaga ilaahay oo xaga sare ayaa laga magacaabaa ama xil ha ahaato ama ha ahaato wax kastoo jira eh suldaan biniaadamku waxba ma hayaan ee xaga rabbi u noqo qof wax idiin hayaa ma jirto ee ilaahaybaa wax idiin haya
Ayuub laangaab meel walba calaacal bay la taaganyihiin hal xildhibaan buu ka soo saari waayay hargeisa Suldaan ku sheegan waar 0000.2% baad dalka ka tihiin ilaahay iyo Garaxjis baa idiin hiiliyey markaasaad ku wacad furteen
@@mohamedhassan-mp7lt halkuu iyuub ka keenay xildhibaanka keliya ee abid yeesheen, ma kulmiye ayaa u soo saarey?dibna u raac sida madaxwenuhu ula dhaqmay doorashada ka hor iyo sidey markii dambe hoosta uga galey xildhibaankiina , dibna milicso waxay odoyaashiinii ula hadlayeen maayarka dadka iyo dalka ee anshaxa ka baxsan iyo reer weerarka
@@Aw88-c1r Anigu ma ahi curadkii isaaq lakiin curad iyo curad lanaba dadku waa in ay cadalaad helaan Reer Somaliland o dhan si aynu hore ug socno Akhiro iyo aduunyaba cadaladu way ina wada anfacaysaa Dhamaanteen

Yurub Abiib ragey wax dheertahay suldaan
Nolasha oo dhan ayay dumarku inagu matalaan , oo Illaahay ayaa inooga dhigay warshadii uu inagu abuuray abaalkooda ma gudi karo .
Dumarka hawl aanay diintu u ogolayn in loo cimaamadaa waa bàal mar diineed iyo hirgalin qorshe gaalo
Anagan oglayn ku daa, adiga iyo maankaa ha noqote lknnnnn.
Alle ma ogala ha odhan.
وَالْمُؤْمِنُونَ وَالْمُؤْمِنَاتُ بعضهم أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ ۚ يَأْمُرُونَ بِالْمَعْرُوفِ وَيَنْهَوْنَ عَنِ الْمُنْكَرِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَيُؤْتُونَ الزَّكَاةَ وَيُطِيعُونَ اللَّهَ وَرَسُولَهُ ۚ أُولَٰئِكَ سَيَرْحَمُهُمُ اللَّهُ ۗ إِنَّ اللَّهَ عَزِيزٌ حَكِيمٌ
(التوبة 71:9)
Mu'miniinta raga ah iyo dumar ka mu'minaadku waa isku wali, wanaaga ayay is faraan xumahana way iska reebaan.....
mareeyaha haamaha shiisaalka sowkii hore ugu magacaabay xasan embassy
Suldaan ma ahee waa koofiyad bacle. Haddii u 4.5 foonayo ha tago Xamar. Bal waxan dumarka wax ka sheegaya khadka Allah kaa saar. Kani waa xashiish. Mooge waa nin geesiya.
qabiil baa umada waalay subhanalah
Sck suldaan magacaabistu waa xaga ilaahay oo xaga sare ayaa laga magacaabaa ama xil ha ahaato ama ha ahaato wax kastoo jira eh suldaan biniaadamku waxba ma hayaan ee xaga rabbi u noqo qof wax idiin hayaa ma jirto ee ilaahaybaa wax idiin haya
Ma kan baa Ayuub suldaan u ah, subxanallah waa reerkii ugu faca waynaa Isaaq oo kani suldaan u noqday
Waa sax xaq ayay uLeeyiin sami qaybsiga waa Runtii 😍
Ayuub iyo tooljeclo caalke waa ku noshiiyiin.. 💚🤍❤️
Suldaan xishood oo ka hadal dadka reerka oo ka bax borobogaadada oo ku ee kow suldaanimadaada
Ayuubku kama xuma xilka inanta la siiyey ee sida loo yareystay ayey aad u diidan yihiin.
Ayuuboow, Gar naqsada oo habaarka uun inaga ilaaliya.
Nin kastoo dul-qaataa, marbuu dacarta diidaa.
Ayuub diintii iyo xishoodkiiba wuuka tagay alaa kariim
kani waa suldaan jaahila xita wuxu kuhadlayo magaranayo
Wale dumar wa la liida umadana waxay ku dhaqan tahay wa dumar
In hawl aanuu ilahay u ogolayn loo diraa liidida
Kkk ayuub haducaysto
Ayuub laangaab meel walba calaacal bay la taaganyihiin hal xildhibaan buu ka soo saari waayay hargeisa Suldaan ku sheegan waar 0000.2% baad dalka ka tihiin ilaahay iyo Garaxjis baa idiin hiiliyey markaasaad ku wacad furteen
Kaxishood curadka wllkayow
Waar duco yeelkii ayuub maxaa helay ninkani ma sidan ayuu hada suldaan ku yahay
Ayuubku way ku jiraan dawlada muuse haamaha barberaana ka mida
Ayuub waxba maha , ninkii idinku yidhi hadhuub ma buuxisaan waxna la idinku fali maayo, markii taasu markey idinku dhacday
Waddani idiin soo saarey xildhibaan ayaad kula taliseen in uu dib ugu codeeyo shirgudoonkii muse watey
Markaa waa laan gaab iyo abaalkii
Wadani halku xildhiban ayuub uga so saaray ?
@@mohamedhassan-mp7lt halkuu iyuub ka keenay xildhibaanka keliya ee abid yeesheen, ma kulmiye ayaa u soo saarey?dibna u raac sida madaxwenuhu ula dhaqmay doorashada ka hor iyo sidey markii dambe hoosta uga galey xildhibaankiina , dibna milicso waxay odoyaashiinii ula hadlayeen maayarka dadka iyo dalka ee anshaxa ka baxsan iyo reer weerarka
KANI MAAHA SULDAAN WAAR DUMARKU MAANAY IBNU AADAN AHAHNNNN OO HOOYADA AMA GABADHADA AMA WALASHA AHAYNNNNNN MAXAAD WAX KUDOONAYSAAA ILAAHBAA WAX BIXIYEE ROOBKU UMADA.MAWADA GAADHO CEEBTADA.QARSO WUXUUUUNBAAD HELIYE
Suldaanka dhiiga ku kacsan mise saayid baa jira!
Waar curadada iyo reeraha la hayab soco cadaalad ha helaan. Cadaalad ayaynu waxa ku noqon karnaa
Alow Somaliland dhowar dadkeedana xaqa garansii
maaha reerkani kuwa la hayb sooco! waa Curadkii Isaaq
@@Aw88-c1r Anigu ma ahi curadkii isaaq lakiin curad iyo curad lanaba dadku waa in ay cadalaad helaan Reer Somaliland o dhan si aynu hore ug socno Akhiro iyo aduunyaba cadaladu way ina wada anfacaysaa Dhamaanteen
Kan suldaan, miyaa?kan cawaran?
Ayuub goorma ayuu xaafada yeeshay waar xishood
Ayuubaw is askee waa cadeed csarjoogtee
Af nooliba waa hadlaa ey waa ciyaa.
Suldaanoow shaqadaad aad suldaan kutahay sharaf kuleedahay haka tegin. Waalaga baxayaa reereentiii waxaa laxulanayaaa maxaad taqaanaaa
Suldaanka xawayaanka
Waxa idiin ku jira yurub abiib ooraga kaqalisan iimansada yurub
naw waar ayuubki masaakinta aha sawkuwan waashay waaside waar xishooda
Wàar usur baa ku dhashay was abtigas
Baw baw war xero awr waxad kadagtan dhawr sakadod isha boroma na saka.
halkeed dagtan war xishooda ayuubow
Kada adigaga dhanbay ifka ku kentay inta ilahay ka sokayse.
Suldanow xaal qaado.
Tvkaga bulsho wuxu wado ma’an garan
Waar qaranimda dhowra oo geedkasta qof cabanaya makarafoonka ha hoos dhigina. Toban wasiir hadii loo maqacaabo maxay u tarayaan
Hooyada iyo qaranimada was
Qudhun waxba uma umay hadhin dawlad saxa iman doontee suga inta horeba samirtee ayuubaw gunba dalka iyo dadkaba utalisee
Absolutely 💯.
Gunta kursiga talada bobtay waa laga tashaday!
Nin aan talin jirin marku yimado wax aan la arki jirin aya la arkaa!!
Ayuub kulmiye wuu dulmiyey
.K.K.K.K.K.K.K.I.K.K.
BABIHEE.BABIHEE BABIHEE.
CASHARO CARABI KU BARTA ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOIBTAADA GANACSI..
Wejigaa gubay for boynti fayf waa hadalkii somaliya sobaro sida loo hadlo
Dulmiga ma tihid gabooye
Aduu gabooye mxd dheertahay
Beenale Beenale. Haamaha berbera waxxa hayta abuuub waa ambasii wayo
Suldaan ka daa cambaaraynta, imikana ka eeg
Shalay kuwii codka shacabkooda iibsaday ee kii yara ina biixi ugeeyay sow kamid maad ahayn suldan dhaaman beesha ayuub khaasatan reer maxamed yusuf idinka bartaas dhigay .
Ina biixi iyo tii silaanyoba beesha ayuub waxa sidas ugalay waa oday iyo siyaasi caado qaata
Dumar ayaad ka cabanaysaaye,Anagaa3 iskaga raynlahayne maba haynoo dumarkaad adigu diidayaa waayo3 suldaan Dee waa dumar3 kuwa3 shaqooyinka5 badan3 qabtaa hada
31 may dhul ayub leyahay maha ee marti ba ku tahay eedeb ku fadhi hadi kale waxa ku nogon 26 juin wa bilahi towfik
Waar kanna muxuu ahaa
CASHARO CARABI KU BARTA ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOIBTAADA GANACSI..