Qudbo Sirada (Meher Xadka) ma xalaal baa mise waa Xaaraam Sheekh Cabdi Xayi ayaa si faah faahsan....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

ความคิดเห็น • 111

  • @mateulahoz9396
    @mateulahoz9396 ปีที่แล้ว +27

    Aniga xaskyga caadipaan umehersaday waliba gabdha aaabaheed hortiisa asaga igumehriyey qudbo siro waxaraan adoo iftin ujeda maxad mugdi kadonysa manshlah hada xaskyga wiil iyo gabar bay ihaysa alxamdulillah

  • @makamadiinoofficial6140
    @makamadiinoofficial6140 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah sheekh cabdi xayi

  • @DaudMuhumed-n4p
    @DaudMuhumed-n4p ปีที่แล้ว

    Alhamdullhah sheikh jazaklahu kheira

  • @abdallasahal3983
    @abdallasahal3983 ปีที่แล้ว +2

    War kan sheekh maaha xitaa xadiiski nabiga scw wa inkire wax kajira maleh waxa oo shegaayo

  • @ahmedmuktar1416
    @ahmedmuktar1416 2 ปีที่แล้ว +4

    oky hadii aay masaafada bannaantahay aniga waxaan rabaa inaan masaafeeysto sh cabdil xayi gabadhiisa
    ee hadaba gabadhaas halkeen kabarani karaa?🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

    • @zakyizak5309
      @zakyizak5309 2 ปีที่แล้ว

      Waxaas oo dhan waa bannaysasho sinada iyo dhilanimada .Gabadha guurso si xalaal ah oo aad reerkeeda ka doon,meher bixi,gurigeeda iyo nafaqeedana kafaalo qaad .,war gabdhaha haku tacadiyinina ee ilaah ka baqa ,Khutba siro iyo masaafo,misyar iyo curfi waa guurkii jaahiliyada ee guur islaam maaha .Gabdhaha hoteelada aad la aadaysan iska dhaafa oo ilaah ka baqa haddi kale waa uu idin halaagi .

  • @MaxamedCali-q7u
    @MaxamedCali-q7u 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikhu masaladan wuxuu ku khaldan yahay

  • @shaqowacan-r4y
    @shaqowacan-r4y 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc. Sheekhoow si fiican baad u sharraxday laakiin Asxaabu sabti iyo kuwaan maxay ku kala duwanyuhiin?

  • @123flower5
    @123flower5 2 ปีที่แล้ว +4

    Quran ka macnihisa baarta markasa ogaanayisan guur kaa iyo nolosho dhanba

  • @cabdisalaan8750
    @cabdisalaan8750 3 ปีที่แล้ว +14

    Masha allh sheekhayga iyo macalinkayga cimri dheer iyo caafimaad rabbi hasiiyo aamiin yaarabi

  • @mahadabdullahi3616
    @mahadabdullahi3616 ปีที่แล้ว +2

    Ani qod basirada maba aminsaniye

  • @abuu1
    @abuu1 ปีที่แล้ว +3

    عن أبي موسى الأشعري رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وسلم قال: «لا نِكاح إلا بِوَلِيّ».
    [صحيح] - [رواه أبو داود والترمذي وابن ماجه والدارمي وأحمد]

    • @UmuCayuuni
      @UmuCayuuni 2 หลายเดือนก่อน

      يا جاهل أتعرف الولي من هو الو لي؟

    • @UmuCayuuni
      @UmuCayuuni 2 หลายเดือนก่อน +1

      صدق رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @alihashi8973
    @alihashi8973 2 ปีที่แล้ว +5

    Sh.Cabdixayi ma aadan asiibin jawaabta saxda ah arinta
    In gabadha la meherin karo WALI la'aanti
    Walaal arintaas dib u eeg
    Mahadsanid

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 2 ปีที่แล้ว +4

      Sh.cabdixayi ma asiibin ee adaa asiibay miyaa?
      Alla dulmi badnidaa daalim yahow jahligu ku fogaaday!

    • @jeylaanixasancade3355
      @jeylaanixasancade3355 2 ปีที่แล้ว +1

      Qof aan waxba aqoon ayaa culamadiy dhaaayo ma asiy bin ar dadkaan jahli badanaa

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 2 ปีที่แล้ว +1

      @@jeylaanixasancade3355
      Wlle hala yaabin afka dad baa waxay u maleeyaan in naloogu kala jeexay in layskaga daldalmo

    • @zakyizak5309
      @zakyizak5309 2 ปีที่แล้ว

      Waxaas oo dhan waa bannaysasho sinada iyo dhilanimada .Gabadha guurso si xalaal ah oo aad reerkeeda ka doon,meher bixi,gurigeeda iyo nafaqeedana kafaalo qaad .,war gabdhaha haku tacadiyinina ee ilaah ka baqa ,Khutba siro iyo masaafo,misyar iyo curfi waa guurkii jaahiliyada ee guur islaam maaha .Gabdhaha hoteelada aad la aadaysan iska dhaafa oo ilaah ka baqa haddi kale waa uu idin halaagi .

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 ปีที่แล้ว

      Asc
      Shiikhu mas,alo kuma qaldami karo miyaa
      Caamiga waxaa ku filan shiikh hebel baa hadley

  • @XawaFarah-ch8qj
    @XawaFarah-ch8qj 8 หลายเดือนก่อน

    Waa xaaaran masafo iyo khudba siro ilhy naguma keeno

  • @wehliyeosman5091
    @wehliyeosman5091 3 ปีที่แล้ว +6

    mesheeda ayaa dhigtay

    • @markisshamsudiin9127
      @markisshamsudiin9127 3 ปีที่แล้ว +1

      WALAAL subscribe noo saar iyo like HANAGALA BAKHIILIN ❤❤❤💗💯💯

  • @abdihakimmohamed3196
    @abdihakimmohamed3196 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah. Yaa sheekh

  • @Abdullah-tu3dv
    @Abdullah-tu3dv 3 ปีที่แล้ว +3

    Salamucalakum sheeik abdi xayi. Waxaan kaasoosalaamaayaa australia

  • @عبدالله-ج3ث4ث
    @عبدالله-ج3ث4ث 5 หลายเดือนก่อน

    Waalagafiicnyhy hadhihun xaaran waay dheh shekh لتبيننه للناس

  • @عبدالرشيدمعلممحمود
    @عبدالرشيدمعلممحمود 3 ปีที่แล้ว +14

    كيف التوفيق بين ما يقول الشيخ عبد الحي في هذه المسألة وبين ما يقول المذاهب الثلاثة المالكية والشافعية والحنابلة : الولي شرط في النكاح لقول النبي صلى الله عليه وسلم : لا نكاح إلا بولي وهذا النفي في الحديث يعمّ كل نكاح بدون ولي فأين الدليل الذي يخصص الحديث في غير هذه الصورة التي يفعلها الصوماليون

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 2 ปีที่แล้ว +1

      على مذهب إمام إبن حنيفه

    • @dranasmohamedamc816
      @dranasmohamedamc816 ปีที่แล้ว

      Bro search further , the islam allows this only after there is a new born child inorder not to be with out a father. But this way is not good and not right.

  • @maahiraden1095
    @maahiraden1095 ปีที่แล้ว +2

    sheekh Abdi hayi allah ku hafido

  • @cabdiraxmaancabdulaahicali5921
    @cabdiraxmaancabdulaahicali5921 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhanto inay xuntahay waxaan kugartay habeen maxaa lootumaa

  • @zamzamdahir826
    @zamzamdahir826 ปีที่แล้ว +2

    oohada qubdo siro ma ixalaleen rabaa. subxanallah

    • @isseahmed8720
      @isseahmed8720 ปีที่แล้ว

      Haa ma is qudbo sireysanaa ukhtii wakaa sheekhii yiri waa xalaale waxaan u baahanahay wehel sariireed

  • @Sacdiyoxasan-qb2xk
    @Sacdiyoxasan-qb2xk 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiq wad mahadsanthy

  • @geediyare1123
    @geediyare1123 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah Allah yahdiikum

    • @markisshamsudiin9127
      @markisshamsudiin9127 3 ปีที่แล้ว

      WALAAL subscribe noo saar iyo like HANAGALA BAKHIILIN ❤❤❤💯💯💯

  • @sameeywaxcusub2311
    @sameeywaxcusub2311 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabar bilaa walaayo ma.mahersanto

  • @shaqowacan-r4y
    @shaqowacan-r4y 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc. Sheekhoow si fiican baad u sharraxday laakiin Asxaabu sabti iyo kuwaan maxay ku kala duwanyuhiin? Miyaysan noqonayn sharcigii oo la qayaamayo.

  • @mos6aaguero638
    @mos6aaguero638 2 ปีที่แล้ว +4

    Somaliyee gabar aan dontaay oo jeclahay oo ayada ii jecel muga abehedii aya dhiday in aan gursdo muga ma ansxeysa in aa qudbasired laa galo mise jeclkeyga Waa ka tilabsada 💔

    • @zakyizak5309
      @zakyizak5309 2 ปีที่แล้ว

      Ka tiltable sxb Waxaas oo dhan waa bannaysasho sinada iyo dhilanimada .Gabadha guurso si xalaal ah oo aad reerkeeda ka doon,meher bixi,gurigeeda iyo nafaqeedana kafaalo qaad .,war gabdhaha haku tacadiyinina ee ilaah ka baqa ,Khutba siro iyo masaafo,misyar iyo curfi waa guurkii jaahiliyada ee guur islaam maaha .Gabdhaha hoteelada aad la aadaysan iska dhaafa oo ilaah ka baqa haddi kale waa uu idin halaagi .

    • @mos6aaguero638
      @mos6aaguero638 2 ปีที่แล้ว

      @@zakyizak5309 bro Waa igu qaldontay aniga mihi nucaas oo Malin walba gabdha laa jiftoo aniga Waa ku waydistay ee adiga san hadi ku dhacda se wax uu sameen laheyd gabar aad jeceshay oo albabked garcday oo abehedi dhiday sbb la’an bal tas xanuun mahan ?!!

    • @zakyizak5309
      @zakyizak5309 2 ปีที่แล้ว

      @@mos6aaguero638 Ka raali ahaw haddi aan hadal khaldan ku iri khudbo siraan arkay,guurka noocaas ah baa beryahan badan marka waan kaaga digayay .Haa walaal haddi uu aabaheed kuu diido ehelkaaga u kaxayso iyo dad ay isku fiicanyihiin aabaheed ,Soomaali caado uma leh in gabar la isku diido laakiinse gabdha macrifo iyo qabiil Bay ku baxshaan ,haddii aad ku guulaysan waydo gabar kale raadso ,jacaylka dhabtaa waa guurka kadib iyo markii ilmo la isku dhalo ,maaha gabadha muuqaalkeed iyo hadal macaanideeda ee waa wixii ay kuu qabato guurka kadib adna aad u qabato taas buu jacaylka ka dhashaa,Gabadha iyo ehelkeedana inay diin leeyihiin waa lama huraan,adna inaad diin leedahay aadna kafaalo qaadi kartid gabadha .aniga laba gabdhood baan guursaday , waalidkooda ka doonay .

    • @salmohussein
      @salmohussein 9 หลายเดือนก่อน

      Micnha aabaheed ayaa dhintay maa ka wadaa mise wuu ii diiday caml ma fahmin kadib anaa ku soo jawaabaaya I fahan sii intaa

    • @SumayoBintumohamed-t9l
      @SumayoBintumohamed-t9l 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@salmohusseingabadha aabahyd baa ii diiday buka wadaa

  • @SalmoMaxamed-cb7rp
    @SalmoMaxamed-cb7rp 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 ปีที่แล้ว

    Balo.ku guursatay akh ufffffffffffff nikaax.kulahaa NAAG MA WADA LAHA MACAA NAAG LAGA.QARIN KARA

  • @aliosman5386
    @aliosman5386 3 ปีที่แล้ว +1

    Kaasi meher xad mah ee wa guur caadiya, shiiqa mx ka qaldan,waa kuwa umada fasahaadiyo. Tuug

  • @sacdiyosalax2464
    @sacdiyosalax2464 ปีที่แล้ว

    Sheqow nin I mehersady qudbo siro walitke imaoga ma xalaba

  • @hassanmaxamadnur6592
    @hassanmaxamadnur6592 3 ปีที่แล้ว +3

    الله يحفظك يا شيخ

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 6 หลายเดือนก่อน

    Hada muxuu sheegay?
    Ma xalaalna mise waa xaaraan?
    Wax jawaab ah kama bixin.
    Wax fiican maaha war maaha iyo ubadka kadjasho xaaram maaha intaan lagaarin geber weligeedi joogo mala mehri karaa?
    In safar la'isla galo si loo abuuro baahi aan jirin, ma Allah ayaa been loos sheegi karaa?

    • @abdirahmanali1329
      @abdirahmanali1329 4 หลายเดือนก่อน

      Adiga ma sheekha ka aqoon badan tahay jaahil yahow

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 ปีที่แล้ว

    Shekh cade walimacado gabadh malameherinkara walilaan

  • @nuursh2895
    @nuursh2895 2 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allah Sheekha Abdixayi Cimri dheer iyo Caafimaad Waafi ah baan Allah Ubaryayaa, Insha Allah

  • @cabdisalaanjordan1486
    @cabdisalaanjordan1486 7 หลายเดือนก่อน +1

    Meherxadka waa xaaraan sheikhyada fiqiga wax ka Yaqaana laweydiiyaa su'aalahaaz maahe shiikh walba kuma haboona waaana xaaraaan

    • @abdirahmanali1329
      @abdirahmanali1329 4 หลายเดือนก่อน

      Abdi xayi aa ka aqon badan tahay jaahil aya tahay iska aamus

  • @AbdilahiHassen-i8s
    @AbdilahiHassen-i8s 2 หลายเดือนก่อน

    Ma sh

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa baneeyey in uu khiyaano naagtiisa hore oo uu been u sheego. Tan kalese haduuba awoodin in uu u sheego naagtiisa maxuu u sheegaa naagta kale awoodba malahee

    • @nimcoqadar636
      @nimcoqadar636 2 ปีที่แล้ว

      Naagtiisa isaka oo ka qarinayo wuu u dhaaram karaa xataa

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 2 ปีที่แล้ว

      Idinku soo masayr laydinkama kari waayin!

    • @zakyizak5309
      @zakyizak5309 2 ปีที่แล้ว

      Waa fulaynimo iyo shahwadaada oo aad ka adkaan wayday inaad gabar aad qabtid oo ilmo kuu dhashay aad khiyaant o.Waxaas oo dhan waa bannaysasho sinada iyo dhilanimada .Gabadha guurso si xalaal ah oo aad reerkeeda ka doon,meher bixi,gurigeeda iyo nafaqeedana kafaalo qaad .,war gabdhaha haku tacadiyinina ee ilaah ka baqa ,Khutba siro iyo masaafo,misyar iyo curfi waa guurkii jaahiliyada ee guur islaam maaha .Gabdhaha hoteelada aad la aadaysan iska dhaafa oo ilaah ka baqa haddi kale waa uu idin halaagi .

  • @CumarSalad-sw1xf
    @CumarSalad-sw1xf 5 หลายเดือนก่อน

    Ok❤❤❤

  • @abunajib7771
    @abunajib7771 2 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah jazakallah Shiikh

  • @mklsl3663
    @mklsl3663 3 ปีที่แล้ว +5

    Guurka qarasoonida gabdhaha wax faaiido ah uguma jirto qasaaro ma ogiye ninkane hadhow markuu uur ku soo baxo ayuu ku inkiri karaa

    • @markisshamsudiin9127
      @markisshamsudiin9127 3 ปีที่แล้ว

      WALAAL subscribe noo saar iyo like HANAGALA BAKHIILIN ❤❤❤❤❤💯💯💯💯

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 2 ปีที่แล้ว +2

      See u inkiraya markhaatiyo baa haysataa maxkamad baana lala tiigsan karaa!

    • @xasancalisahalmaxamadmaxam217
      @xasancalisahalmaxamadmaxam217 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedqumbe3644 marqaatiga laftigiisa ayaa la la soo heshiinkara oo inta xooga lasiiyo la dhihikaraa gabadhaan aan meher xadayaahe marqaati ii noqo bari markey uur qaadana isma naqaan kudheh ileen cidkale oola ogeyd malehe

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xasancalisahalmaxamadmaxam217
      Markhaatiga gabadha hadday dhankeeda ka socdaan ka warran oo iyadu keentay?

    • @zakyizak5309
      @zakyizak5309 2 ปีที่แล้ว

      Waxaas oo dhan waa bannaysasho sinada iyo dhilanimada .Gabadha guurso si xalaal ah oo aad reerkeeda ka doon,meher bixi,gurigeeda iyo nafaqeedana kafaalo qaad .,war gabdhaha haku tacadiyinina ee ilaah ka baqa ,Khutba siro iyo masaafo,misyar iyo curfi waa guurkii jaahiliyada ee guur islaam maaha .Gabdhaha hoteelada aad la aadaysan iska dhaafa oo ilaah ka baqa haddi kale waa uu idin halaagi .

  • @asadmcalinur9373
    @asadmcalinur9373 3 ปีที่แล้ว +1

    shiiq c xayi allllaah ku xafido

  • @leylaguure9892
    @leylaguure9892 2 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah

  • @jeylaanixasancade3355
    @jeylaanixasancade3355 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a mahadsanid sheekh

  • @zainabsheikh5449
    @zainabsheikh5449 3 ปีที่แล้ว

    Sida ay shiiq u waraysanayso sfcn maha naag sh si fcnu warayso

  • @abdirizakomar2031
    @abdirizakomar2031 3 ปีที่แล้ว +3

    Qoftaan talow ma ayadaa Qudbo siro lagu qabaa😂🙂

    • @mohaa10
      @mohaa10 2 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkkk wlhi waa iga qosliisay kkk

  • @hawal1287
    @hawal1287 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta qariska lagu jiro hadu ninka dhinto ka warran

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 3 ปีที่แล้ว +5

    Waar wadaadkan sida uu wax u dhigayo ma ahan. Gabadh aan weligeeddii bixin mehr ma qabto ee umadda ha fidneyn.
    mehr xad waa xaaraan. fabash reerkooddii la joogta oo nin mehr beena ku fuulfuulo hadhawna ka dhaqaaqo waxaa diin iyo dhaqan midna ma ahan.

    • @zakyizak5309
      @zakyizak5309 2 ปีที่แล้ว

      Waxaas oo dhan waa bannaysasho sinada iyo dhilanimada .Gabadha guurso si xalaal ah oo aad reerkeeda ka doon,meher bixi,gurigeeda iyo nafaqeedana kafaalo qaad .,war gabdhaha haku tacadiyinina ee ilaah ka baqa ,Khutba siro iyo masaafo,misyar iyo curfi waa guurkii jaahiliyada ee guur islaam maaha .Gabdhaha hoteelada aad la aadaysan iska dhaafa oo ilaah ka baqa haddi kale waa uu idin halaagi .

  • @BISADTV
    @BISADTV 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa ubahna lambarka shiqa mas alo adag ihay sate halke laga hema shiqa

  • @gurifarxad4634
    @gurifarxad4634 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheikh cabdil xayi

  • @amiirohussen4893
    @amiirohussen4893 3 หลายเดือนก่อน

    Dadba waxay leyihin gabar marki hore hadii lagursaday kadib Garob noqotay wey is bixin karta markey garob noqoto waxas waxjira miya iijawab

  • @axmednuur1795
    @axmednuur1795 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @xooshchannel2930
    @xooshchannel2930 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallah qudbo siro banaynayaa.

  • @bilebulale6203
    @bilebulale6203 ปีที่แล้ว

  • @munassarahmed6899
    @munassarahmed6899 3 ปีที่แล้ว +1

    Gawadhan sauradinayay wadalay

    • @ibrahimmuse8522
      @ibrahimmuse8522 3 ปีที่แล้ว

      Areey jidla maro ayaa jiro ee soo mar 😀😀😀

    • @munassarahmed6899
      @munassarahmed6899 3 ปีที่แล้ว +2

      @@ibrahimmuse8522 sheeqa ihabeenaya waaiga cadahay hadiikale dembi ayaa galidona marka shiiq xayi qoftan ihabey si free ah

    • @ibrahimmuse8522
      @ibrahimmuse8522 3 ปีที่แล้ว

      @@munassarahmed6899 Rageedi warkaada wacad yahay aryaa 😀😀😀

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq 5 หลายเดือนก่อน

    Qutbasirata gurka kudaaca sheikhow waa gaalat waayo waa qayano.u nankitisa hoore u kaagaley.gurka waa ini labayamiyo.

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah, mahadsanid sheikh

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 ปีที่แล้ว

    Gabadh waligeedi jogo yaawalikanoqonkara

  • @maxamedyuusufbashiir5805
    @maxamedyuusufbashiir5805 3 ปีที่แล้ว +1

    لا نكاح الي بولي وشاهدي عدل

  • @xamdamahamad5297
    @xamdamahamad5297 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh jazaaka Allaah

  • @hasankaafixussein515
    @hasankaafixussein515 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Cabdul Xayi waxaan jeclaan laheyn inaad bulshada u iftiimiso meesha uu salka ku heyso masaafadu adilo ahaan?
    xugun ahaan waad noosheegtaye
    adoo mahadsan

    • @zakyizak5309
      @zakyizak5309 2 ปีที่แล้ว

      Wax sal ah diinta kuma laha ,Waxaas oo dhan waa bannaysasho sinada iyo dhilanimada,Waxaa keenay al itixaad oo sucuudiga kasoo minguuriyay .Gabadha guurso si xalaal ah oo aad reerkeeda ka doon,meher bixi,gurigeeda iyo nafaqeedana kafaalo qaad .,war gabdhaha haku tacadiyinina ee ilaah ka baqa ,Khutba siro iyo masaafo,misyar iyo curfi waa guurkii jaahiliyada ee guur islaam maaha .Gabdhaha hoteelada aad la aadaysan iska dhaafa oo ilaah ka baqa haddi kale waa uu idin halaagi .

  • @AnasMahamoudRobleh
    @AnasMahamoudRobleh 8 หลายเดือนก่อน

    فتوى الشيخ باطل

  • @abdif1256
    @abdif1256 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc masaafada soomaalida un baa allifatay, daliilka ugu dhawi waa haddii weligii uu aad u fog yahay, gabadhiina ay guur u baahato, laakiin soomaalidu gabadhii iyo weligii bay si kas ah u kala fogeynayaan, Allaahse lama khiyaanayn karo.

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 2 ปีที่แล้ว +2

      Soomaalida iney allifatay sidee ku ogaatay? Masaafada saxaabadii mabiga baaba samaysay culimo badan baa daliil u haya adigu ma waxaa rabtid baa dadka u sheegaysaa?

    • @zakyizak5309
      @zakyizak5309 2 ปีที่แล้ว

      Waxaas oo dhan waa bannaysasho sinada iyo dhilanimada .Gabadha guurso si xalaal ah oo aad reerkeeda ka doon,meher bixi,gurigeeda iyo nafaqeedana kafaalo qaad .,war gabdhaha haku tacadiyinina ee ilaah ka baqa ,Khutba siro iyo masaafo,misyar iyo curfi waa guurkii jaahiliyada ee guur islaam maaha .Gabdhaha hoteelada aad la aadaysan iska dhaafa oo ilaah ka baqa haddi kale waa uu idin halaagi .

    • @ubaxqani
      @ubaxqani 7 หลายเดือนก่อน

      Kalaamu saxiix😊

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 2 ปีที่แล้ว

    Waar ilaahay kabaq, qarin iyo guur meel mawada galaan....!!!.
    Maxaa waxaan reer Koonfur ku salliday ama ku intixaanay
    Isaga naftiisa ayaa xaalkan kujira, ma doonaayo inuu is kashifo.
    Car bal nin sheekh ah oo reer Waqooyi ah nsfsul su'aal weydii....!!!!

    • @abdirahmanegal1241
      @abdirahmanegal1241 2 ปีที่แล้ว

      Sh waa uu asiibay jawaabta isagoo aan ogolaan inuu fiican yahay