DEG DEG: Baarlamanka oo mooshin ka gudbiyay Xasan Sheekh, Turkiga oo gacan ka taagay Itoobiya, XOG..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah:
    Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed - Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka
    Follow on FB: / dhaankawararka

ความคิดเห็น • 13

  • @abdishakurdauud2697
    @abdishakurdauud2697 25 วันที่ผ่านมา +2

    Waa in gacmaha laga qabtaa

  • @abdishakurdauud2697
    @abdishakurdauud2697 25 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaaliya Haadaan dheer ayey kadhaceysaa

  • @abdishakurdauud2697
    @abdishakurdauud2697 25 วันที่ผ่านมา

    Xasan waa in uu isaga degaa xilka

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 25 วันที่ผ่านมา +1

    Xassan dhiiqo oo Ayax ah inta u harsan Sheekh Shariif haloo dhiibo Xassan diirato Waa Moryaan Madaxweyne Noqdey Waana in dalka Somaliya laga badbaadiyaa hadii kale kuligeen doontii Nabi Nuux beynu Wada Saaranahey Xassan dhiiqo oo Ayax ah Sidii Bangladesh movement haloogu yaaco Ama barlamaanka Somaliya Xukunka haka Qaado Wadanka badbaado buu u baahanyahey

  • @abdi-risakmahamoud9940
    @abdi-risakmahamoud9940 25 วันที่ผ่านมา

    War waxaa hanoogu sheekayn ma baarlamaan baa jira???

  • @elmielmi4397
    @elmielmi4397 25 วันที่ผ่านมา +1

    Baarlimaanka jilacsan mooshin MA keeni karaan.(/).

  • @queensoomaali7191
    @queensoomaali7191 25 วันที่ผ่านมา

    Good news

  • @MahamedFarah-l8e
    @MahamedFarah-l8e 25 วันที่ผ่านมา

    Ku : gollaha xeerjidinta sharciga barlamanka somali
    Mudanayaa dalka ini kaa hagraday waana la socotaa
    Wixii ay dowllada dhexe ay xaqa u laheyd in ay mamusho aysa

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 25 วันที่ผ่านมา

    Turkiya waa khaainul wadan. Ethiopia ayuu u xaglinayaa turkiga hadduusan somalia heshiikii aay la gashay somalia fulin karin ha na daayan meeshii hub iyo saanad aan ka heleeyno ayan aadeeyna.

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m 25 วันที่ผ่านมา

    Xsdsn cidamadii qaranka asagaa burburiyey oo laayey itoobiya waxuu isaga difaacilahaa asagaa og cidamadii uu burburiyo naceeb farmajo uu uqabo ayuu u burburiyey cidan qaran ninkii shaqsi u burburiyey itoobiya waxuu isaga celinlahaa sagaa laweydinayo

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 25 วันที่ผ่านมา +1

    Dadoow meesha dad majoogo waxa jooga dameeroiyo doofaaro waxase yaaba aaway dalkan umadii lahayd waxay noqdeen xoolaha caska daaqa