PRANKA MUNIIRA WEEY OOYSAY MASEEYR DARTIIS GABAR AYAA FAMILKA IGU DARAYAAN MARKAAN DHAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 103

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  ปีที่แล้ว +12

    Video ga like saar & susbcribe welcome thanks new video daawo th-cam.com/video/nzaZzM02jAw/w-d-xo.html

    • @halimacumar6683
      @halimacumar6683 ปีที่แล้ว

      Asc maxamad gabada kadaa naxdita muniira waa xaamilo waan idin salaamay muniiro waan kaxumahay abaayo

    • @inaadam9250
      @inaadam9250 ปีที่แล้ว

      Guri xalaaala baa idiin Shia an ee beenta ka dhax daaya teeda kale beenta aa prank veiw ku heshaan soo xaram maahan lacagtaas walaal itaqulaaah.

  • @Fatima-r9l7f
    @Fatima-r9l7f ปีที่แล้ว +3

    Muniiro boqortoyo wa inad markisa ka oysisa nag adag aya tahay team muniiro wan arsan dona 💪💪💪😡😡muniiro Queen of👸 Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤keep going family qurux badan 👸🤴❤💕💯

  • @neimadjama7125
    @neimadjama7125 ปีที่แล้ว +16

    Munira nag adag gessiyade big support from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯✌✌✌👏👏💯💯💯

  • @missmushtaq6566
    @missmushtaq6566 ปีที่แล้ว +4

    Muniira wan jeclahay Ilahay amarkii maskiin farxad badan oo ninkeeda ixtiraamta ❤❤❤❤

  • @hamdaahmed7077
    @hamdaahmed7077 ปีที่แล้ว +7

    Prank lisla ogow yahay naga dhaafa plz wax kaleh sameya

  • @muntazmanka7557
    @muntazmanka7557 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah nin ka xas wanagsan waligaa ma gareysid ma maqlay bal arag wiilkena sido qurux unoqday dumashi 🫴❣️ macan adiga allahe fusha haku fudodeyo ❤️❤️❤️

  • @amallaboutlove1049
    @amallaboutlove1049 ปีที่แล้ว +8

    Munira is always serious waa naag adeg 😂

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 ปีที่แล้ว +9

    🤣 reerka sida kada anigiba xanaqayba Alle haydin barakeyo walshy keep going ♥

  • @ayanhassan5906
    @ayanhassan5906 ปีที่แล้ว +5

    masha allah tabarakallah nin qurux badan naag baa kadanbeeso ee xaaskada rabi haku daayo

  • @mutaashasan8380
    @mutaashasan8380 ปีที่แล้ว +3

    Aniga waa yaabayee nimanka TH-cam leyda xaasaaskooda garbasaaro mee guriga ku joogaan waxleysla og yahay kuleyihiin prank 🤔

    • @ayaandarwiish2768
      @ayaandarwiish2768 ปีที่แล้ว +1

      😂😂nin camenad haysta waxkas wa surtobn gabdhoow xijaabka isku ilaaliya

  • @faysalali5223
    @faysalali5223 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waan yaabaye raga somalida mafaan ayeey moodeen naag baa kula guursaday

  • @xasanamina4285
    @xasanamina4285 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah hda ka hor kuma anan xidhnyn chanlkan runtii lkn mrkn gabdhn m.a 5 vidoe o isku xiga hl mr hda iska dawnyaa guul nacabkina wad ka gulysnysan wxn arki jiry uun wiilkn o la dhlecynyo alx mba xisyn jirn mrkaa wxybha lga sheeg sheegi jiry lkn hdn wnag ku brty on xiisynyaa chnlkna subscribe greyay noolada isha nacabku idnka dadan

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell ปีที่แล้ว +3

    pranka stop plz gabadha hadey uur ledahay naxdin uma fiicna plz idinko raliks ah

  • @marwodumar
    @marwodumar ปีที่แล้ว +16

    alal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii saraa💟💟💕

    • @xagsoabdikadir6728
      @xagsoabdikadir6728 ปีที่แล้ว

      Aamiin walashey dhamantenba alaha nawada siiyo najaxi Dunyaa wal aaqira 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @khadrishgwal1202
    @khadrishgwal1202 ปีที่แล้ว +6

    Somali prank o la asturanyahay. Majiro 😀 nag adaya cayarta

  • @JAMIILAIPRAAHIM
    @JAMIILAIPRAAHIM 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalh familan ad ujaclahay batihin❤❤

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 ปีที่แล้ว +8

    First aan ahay prank hadan maqlo wa soo cararaa yaa ila mid ah??

  • @nimogedi2646
    @nimogedi2646 ปีที่แล้ว +3

    Asc Munira Masha'Allah
    Panikk joojiya .
    Uur bad ledig ❤🙎‍♂️🤦‍♀️

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 ปีที่แล้ว +1

    Ninwaalba naag baa nindhafisaay buskuud waisbadaalay Masha'Allah Masha'Allah

  • @shamsahussein1045
    @shamsahussein1045 ปีที่แล้ว

    brother buskut gabadha uur ayey leedahay naxdinta iyo istaresska umafiicno dhiigkar haku ridin please prankiyada nocaan inteyka dhaleyso kajooji please 🙏

  • @ilhaanxasan6259
    @ilhaanxasan6259 ปีที่แล้ว +4

    Muniira waa jecelye waa fariid 🤣🤣

  • @tubtatoosan4323
    @tubtatoosan4323 ปีที่แล้ว +2

    MASHA allah WA FUNNY AAD AYAN U QOSLAAY MED AND OUR QUEEN MOUNIRA ♥♥

  • @zamzamjama5769
    @zamzamjama5769 ปีที่แล้ว +1

    Mohamed intuuu muniraa gursaday wA washay illen waa taano kale prank uu caayii jiiray markii hore nin cadiyuuu ahaa lakin hadaa ciyaal nimo diib uguu noqday

  • @mandeqsomalia9578
    @mandeqsomalia9578 ปีที่แล้ว +1

    Mohamed gabada wa xamilo ka da dibka naxtinta uma rono walalke isku wara inshalah ❤❤❤❤

  • @bilanmahamed7498
    @bilanmahamed7498 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh allh maxmd qurux ayo noqody wlhi ilen muniir ka maqnyd nink la quruxsdy ubay ng qadn munir ilasho hy qli dumr❤❤❤❤❤

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul ปีที่แล้ว +1

    Anaga ayaaba halkaan telephone uga jeedna inaan lagu jirin been hadaad jileeesid telephone fur

  • @naimajama2214
    @naimajama2214 ปีที่แล้ว +2

    Muniira waaba iska jeclahay fariid

  • @Lekebil
    @Lekebil ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ilhay ha iskukiin barkeeyo dumaashi gabdha pranke ka daa urayey ledahay

  • @barlinabdullahi7813
    @barlinabdullahi7813 ปีที่แล้ว +1

    Walahi ainga camala waya muniro ninkiga Ada ayan oku masera

  • @samatarsheikh3375
    @samatarsheikh3375 ปีที่แล้ว

    War bartamaha dooro so fanny wlhi rer jabuuti hawaarka dhuunta ayey kudhagan gormee ayuu soogarayaa🤣🤣

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 ปีที่แล้ว

    Gabdha uur lee dahay ka ilali xanaqa albata darbiga kuxiran kaa helay qurux mansh allah amira ninkan maxad ku cadeysay carab u eekaday

  • @inaadam9250
    @inaadam9250 ปีที่แล้ว

    Habaarku xaquu ku imaadaa xataa abbahaa lamo dhaho hadalkiisaa ka fahmee inuu waalid la hadleeyn oo la isla ogaaa aabo inaa saas loola hadlin.

  • @umuharun3282
    @umuharun3282 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahay ha isku barakeyo

  • @hodanali6569
    @hodanali6569 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ha indin xafido 👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 ปีที่แล้ว

    Buskut sxb Reer skabulo hadii aan nahay washamsi aan kuguqadenaa! Sxb dharag dhacsiga naga jooji…….munira aa casho mashaAllah ii karisay while we munch some baked beans and Turkish bread xaq ma aha……we watched you from slim shady to some yellow bulky banana sxb even Shiine Culeey is jealous of them legs

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 ปีที่แล้ว

    War gabadha xaamilada ah ee habeen kasato ka nixineyeso jooji?

  • @bassflix5982
    @bassflix5982 ปีที่แล้ว +2

    Stop doing this nonsense prank gabarta uur bay kuu leedahay😡

  • @Simplymalika1
    @Simplymalika1 ปีที่แล้ว +3

    Buskut faarax lugo baasto wuu ka badbaaday😂⚽️

    • @munaabdi126
      @munaabdi126 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 maragta raga somaliyed halaga dayo farax ligo basto kanaba kujire 😂

  • @farhiyamohamed1923
    @farhiyamohamed1923 ปีที่แล้ว +1

    Munira wllo ninsomali la isma racing wacad malh

  • @fathiamedmed4641
    @fathiamedmed4641 ปีที่แล้ว +6

    Hadan nahy Team munira wan Aar sanayna inshllh keep going munira qurux iishu kaa hijaban hbbti 🤗

  • @zamzamdeganchannel557
    @zamzamdeganchannel557 ปีที่แล้ว +2

    Miskin dandhaxe kulaha hadi an Dumar nahay nalama dusi karo nagale

  • @maryamroble6478
    @maryamroble6478 ปีที่แล้ว

    Muniira ka daa prank buskudoow

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 ปีที่แล้ว

    Dumashe Mohammed intay dhaleso joji prank gaan

  • @habibabare1305
    @habibabare1305 ปีที่แล้ว

    Dugsi maku dhigeyso ee carurtada ayey ku baare carur caqlala leehayey so sareegsaa bro

  • @zamraahmet3288
    @zamraahmet3288 ปีที่แล้ว

    Maseer dartii wayba naxday🤣🤣🤣🤣🤒🤒🤒🤒🤕🤕

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 ปีที่แล้ว +2

    Cunug prank u eg amaa dhashaan

  • @vileye5280
    @vileye5280 ปีที่แล้ว +2

    Last time stop this pranks. Don't regret later.

  • @saadamahdi528
    @saadamahdi528 ปีที่แล้ว

    J'ai vous aimé vraiment ma cheri adoré Dieu vous protège contre le mauvais

  • @whocareiamaloneinlife3577
    @whocareiamaloneinlife3577 ปีที่แล้ว

    Heestii jungkook dreamers ayan maqlayay mida kle beelo jilninka prank wad barateen🤣🤣🤣🤣

  • @beautifulplaces3905
    @beautifulplaces3905 ปีที่แล้ว

    Muunira barakiga kadaa

  • @daganemedwittimoussa984
    @daganemedwittimoussa984 ปีที่แล้ว +1

    Felecitation la jolie filsan je vs souhait une belle vie avc med je vs aime hbbt 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @ramlaabdirasaq2609
    @ramlaabdirasaq2609 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wll my family qurux bdn

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 ปีที่แล้ว +1

    Maha inaad ka caraysaysid maadaama ay uur leedahay

  • @indhouroon9729
    @indhouroon9729 ปีที่แล้ว

    Qof xaamila ah ka daa xanuun waye buskud

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 ปีที่แล้ว +2

    Cunug prank u eg amaa dhadhaan

  • @leylolucky1647
    @leylolucky1647 ปีที่แล้ว +3

    Muniira so Arso qali dumr wan ku garab tagnahy

  • @ayaanmaxamed7047
    @ayaanmaxamed7047 ปีที่แล้ว +2

    Wara beenta naga daa nin weyn naga daa

  • @naimahassan9393
    @naimahassan9393 ปีที่แล้ว

    Maxamed buskut abowe xaraam waye muniira uurey ledahay haka nixinin please

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 ปีที่แล้ว

    Kaan dexe dooro kulaha muniira naag nool igadeh

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 ปีที่แล้ว +1

    Muniira inoso aar mid ka hoysiisa ku samee buskud

  • @jiijanur3104
    @jiijanur3104 ปีที่แล้ว

    Abayo denbi waye balasha oo tinta ludarayo

  • @ayaanyaasin355
    @ayaanyaasin355 ปีที่แล้ว

    Prank ben eh waaye waa isla ogtihiin

  • @fatimahassan6138
    @fatimahassan6138 ปีที่แล้ว +2

    Manira Maskina 😂😂😂😂😂

  • @nimoadam4787
    @nimoadam4787 ปีที่แล้ว +1

    Prankiga yareey

  • @farhiyahussein7653
    @farhiyahussein7653 ปีที่แล้ว

    Showga Naga taya arsaqda ayaa meel xun idinka gashaye

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +6

    Keeps goings my family's pranks 💯⚽️💪

  • @Cadeey
    @Cadeey ปีที่แล้ว

    adigana ma walidibaad keentaay somali iyo been been aa isla oogtihiin miyaad la so shirtagtaay 🤯🤯🤯🤯🤯

  • @zamraahmet3288
    @zamraahmet3288 ปีที่แล้ว

    Farta dhexe dooro🤣🤣🤣😅😅😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedhussein6240
    @mohamedhussein6240 ปีที่แล้ว +3

    Muniraa wainad aqbashaa afar a yaa ubanaan😂😂

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 ปีที่แล้ว

    Ka dhexe doors kkkkkkk

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍

  • @nimoadam4787
    @nimoadam4787 ปีที่แล้ว +1

    Ar yerow joog

  • @cabdiraxmaan7988
    @cabdiraxmaan7988 ปีที่แล้ว

    M.a 😍

  • @halimaabdi6511
    @halimaabdi6511 ปีที่แล้ว

    U gali dica bacweene

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Munira 😂😂😂😂😂😂

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 ปีที่แล้ว +3

    Muniira she always smiles 😃 mashallah that's good 👍

  • @mandeqsomalia9578
    @mandeqsomalia9578 ปีที่แล้ว

    Muniira arso kkkkkkkkk

  • @عبدالرحمنادم-ل6س
    @عبدالرحمنادم-ل6س ปีที่แล้ว

    Tan dhexda kkkkkkk

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    sorry

  • @maariya4a185
    @maariya4a185 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhh

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 ปีที่แล้ว

    Kkkkk