ความคิดเห็น •

  • @sadaamsadaam6143
    @sadaamsadaam6143 2 ปีที่แล้ว

    SHACA B MASAAKIN AH AYEY HELEEN

  • @karti-soor
    @karti-soor 2 ปีที่แล้ว +1

    Muj halyey qaran wax-qabad iyo aqoon Godob lahayn Axmed Siilanyo igu sawiir ka Waantooba.. Iskuna Kalsoonada..

    • @somaliboyofficial6735
      @somaliboyofficial6735 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣 Wlhi maskaxdaadu waa zero hadaad ninkan been ku taageertay

  • @abdihussein8020
    @abdihussein8020 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa kan Lipaaxi Kullmiye 🦁❤

  • @landamohmout5188
    @landamohmout5188 2 ปีที่แล้ว

    Halyey qaran

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 2 ปีที่แล้ว

    Oo ma waxas baa qarsanaysa

  • @galkagundelibaax2866
    @galkagundelibaax2866 2 ปีที่แล้ว

    Adigu kula yaabimayo, lkn rag ayaad markhaati ka dhigatay. Waa inaay ku markhaati furaan.

  • @JamalAli-jo7if
    @JamalAli-jo7if 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland hadeyna habar jeclo leheyn may jiren ba

    • @mohamedapdi5081
      @mohamedapdi5081 2 ปีที่แล้ว

      Wxaad ka tihinbaa iska yar adhiyahow

    • @JamalAli-jo7if
      @JamalAli-jo7if 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedapdi5081tan koowad shp maihi anigu reerka lkn ma been baa leysku sheegaade kulmiye name waa kuwii aasaasey hadana weykujiraan .ta 2 waddanina waa ka hogaamiyayaal .midkle meesha ay kujiran wax kafilo

    • @mohamedapdi5081
      @mohamedapdi5081 2 ปีที่แล้ว

      @@JamalAli-jo7if sida hawiye muqdisho u hysataan ayu garxajisna u qabsanayaa tan

    • @JamalAli-jo7if
      @JamalAli-jo7if 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedapdi5081 hhhhh hhhhh ma Ciro canbe

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 ปีที่แล้ว +1

      @@JamalAli-jo7if waxaa doontaanku hadla waa cidii dhibsata waayo fashilo badan baa jira qaarna waa soo socdaan sidaa doontaan u kadlay,

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 2 ปีที่แล้ว

    Ina kaahin kama uu jawaabin eeddii uu u soo jeediyey Faysal, inuu HabarYoonis ku weeraraayey Oodweyne, colonel Dhagaweynana ka markhaati ahaa.
    Immikana huggaan jacayl dartii ayey been ka sameeyey.
    Biixi iyo Kaahin askar bay innagu noqdeen aan Somaliland dan ka lahayn.

  • @mohamedapdi5081
    @mohamedapdi5081 2 ปีที่แล้ว +1

    Tuug war Somali weyn ayad ku danbaynaysaa tuug yahow

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah he is big liar