Heesta waabaa baryay bilicsan Arooryo baxsan maalin boqran 26 Jun

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 368

  • @ubaaxibrahim896
    @ubaaxibrahim896 4 ปีที่แล้ว +41

    I looooove my country Somalia 🇸🇴 guul ♥️

    • @_wll____
      @_wll____ 11 หลายเดือนก่อน

      Also my sister🥰🥰🥰

  • @muxiyadiincabdi3042
    @muxiyadiincabdi3042 4 ปีที่แล้ว +9

    I love dalkeena dadkeena Somalia 🇸🇴 sidi horey ayay kusoo noqon❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️gulayso dalkeenooow🇸🇴💯❤️

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 29 วันที่ผ่านมา +1

    Viva Shacabka Soomaaliyeed

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 4 ปีที่แล้ว +87

    Waabaa beryey - (English translation)
    A new dawn is breaking,
    It’s a beautiful and pleasant morning,
    Its a day of majesty and grandeur,
    All praise, power and prestige belong to the almighty Allah,
    And for us, it's our pleasure to celebrate.
    For those who initiated the noble struggle, and ignited the flame of liberation,
    It's a day of rejoicing.
    But for those who hamstrung their fellow citizens, by siding with the departing enemy, It’s a day of darkness, gloom and destruction.
    ===
    For those who dared to face the imminent death, Inspiring fragmented Somalis with sense of unity, It's a day of immense pleasure,
    But for those who refused to fight on the side of the people, by trusting the public enemy, It's a day of sadness and disappointment.
    Down with the colonizers, Indeed their demise is our delight.

    • @lixlea2778
      @lixlea2778 4 ปีที่แล้ว +2

      Where did you get that translation is good but you should call it ur own version i guess.

    • @libanwarsame5428
      @libanwarsame5428 4 ปีที่แล้ว +5

      It's my own endeavor to amplify the message in this patriotic song to a much wider audience.

    • @samsammohamed5157
      @samsammohamed5157 4 ปีที่แล้ว +1

      Thank you so much

    • @lixlea2778
      @lixlea2778 4 ปีที่แล้ว +4

      @@libanwarsame5428 you definitely got talent 4 poems try your own one

    • @akdream5313
      @akdream5313 4 ปีที่แล้ว +2

      Thanks You Pro❤👍

  • @laylamohamed6323
    @laylamohamed6323 4 ปีที่แล้ว +22

    Bari waa malintiii xuriyada aad bn u farxsanhy waa maalin aad u wayn ❤

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 3 ปีที่แล้ว +9

    Ilahay walaalahayo reer somaliland waxa ilahay iyo xabiibkeeno ( saw) nala jecelyihiin ha jeclaysiiyo hana u booga dhayo wixii dhib oo midnimada kasoo gaadhay; laakiin mrkasta midnimadaa wacan cadow badana waan leenahay; waa ceeb in dhexdayada cadaw la faaiidaysto ; wada hadal iyo isqancin bay somali u baahanyahay

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤Love ♥️ Love ♥️ Mashallah runahanti heestan qalbigeyga ayey tabata marka an maqlo

  • @saalimc.risaaq3209
    @saalimc.risaaq3209 3 ปีที่แล้ว +4

    reer sheek isaaq madaxa murtida somaliyeed wlee wn uqirey reerka 😌👍👍

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh saw mah dadki heesi jiray isaaq bay ahyen waliba heesa wadanimda

    • @davidjohn1285
      @davidjohn1285 2 ปีที่แล้ว

      @@kibirbadan5554
      Ina adeer qaali ila soo xidhiidh haddii aad farriintaydan aragto?
      Waa comment-gii 100aad ee aynnu isugu soo galno malaha.
      Lejenadbaad tahaye isoo qabo walaal.

  • @wacaysahmed737
    @wacaysahmed737 5 ปีที่แล้ว +106

    Allaw somali isku keen oo naxariis dhex dhig insha allaah #amiin amiin

    • @Ismahankhalif
      @Ismahankhalif 5 ปีที่แล้ว +1

      Wacays Ahmed
      Aamiin yaarabi

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 4 ปีที่แล้ว +3

      Wacays Ahmed riiyadi kacaanki waa dhamatey iyo ilmo curuubo malintad mamul gooboledyo qaabil sameysen baa jaabten ilmo kacaan

    • @wacaysahmed737
      @wacaysahmed737 4 ปีที่แล้ว +1

      @@umalkhymohamed7492 wllaly Anagu qabil kuma faano balse qabiil aya wax burburiyay

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 4 ปีที่แล้ว +1

      Wacays Ahmed qabilka iyo quruunka somali halka dhiigey baa ada laaga baratey yaad laa hadlaysa maa ilmo yaar oo 2 jiira adeero somali awoow yaasha baa qabilka bilabey kaan ade tagereyso naa qaabil baad kuu tageraysa kkkkkkhaa kugu tagnato film kaa shegeyso waa hoore Ayaan soo dawanaye ilaa muran waaqti uma haayo asc

    • @youngcopra
      @youngcopra 4 ปีที่แล้ว

      Amiiiin yaa rabbi

  • @norwegian_poi3780
    @norwegian_poi3780 3 ปีที่แล้ว +3

    26 June 2021🇸🇴❤🇸🇴 Hambalyo Somalia
    From Sheekhaal Loobage ❤❤❤

  • @haawamaxamuud6793
    @haawamaxamuud6793 4 ปีที่แล้ว +157

    Wllhi farxad dadka dhan like u saaray anigana ii saara wllalayaaal somali toos

    • @fisoabdullahi9140
      @fisoabdullahi9140 4 ปีที่แล้ว +1

      WASHERS QIIRO L EH A SAN SAW LADII SOME YAAD BARE DALLAS FIICAN AYEY AHEAD 00

    • @sacdiaaxmed2720
      @sacdiaaxmed2720 4 ปีที่แล้ว +1

      💙💙💙💙💙💓💓

    • @lixlea2778
      @lixlea2778 4 ปีที่แล้ว

      Haday raban ha iska hurdane ha so tosin

    • @haawamaxamuud6793
      @haawamaxamuud6793 4 ปีที่แล้ว

      @@lixlea2778 mxaaa kaa galay adiga

    • @muxiyadiincabdi3042
      @muxiyadiincabdi3042 4 ปีที่แล้ว

      Waan ku saray walashay qali gulayso

  • @musabhimiloofficial9506
    @musabhimiloofficial9506 4 ปีที่แล้ว +66

    😭😭😭😭😭😭😭
    Kuma dhalan dawlad nimo lkn waxaan udagaalamaa mar un inaan helno dawlad xoog badan insha allah

    • @fadumoabdisalam6918
      @fadumoabdisalam6918 4 ปีที่แล้ว +4

      Wale kuma dhalan dhalinta manta joogta joogta dowladnimo iyo somaliyo mida lkn wan rajeyn balse halagu daro raja shaqo iyo dulqada allaha isu soo dhaweyo umadda soomaliyed

    • @ubaxabdirashid607
      @ubaxabdirashid607 4 ปีที่แล้ว

      Qqg1ggyy7

    • @munaxasan4597
      @munaxasan4597 4 ปีที่แล้ว

      My husband Welcome to Gboard clipboard, any text you copy will be saved here.

  • @Ahmett_Husni
    @Ahmett_Husni 4 ปีที่แล้ว +20

    Masha allah somalia guul
    Hora lo soconaa
    Xasidoow dadkaga dhinac ka raac

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a hees wadanimo kudheehantahay dadka badanaa mafahmi karaan ujeedka heestaan 😰 24 December 12/2021 12:15 am habeenimo 🇸🇴♥️
    Hestan wxa laqaday 1965tii abwaankii and fanaanki qaadaybo weey dhintiin allaha swtc ha unaxariisto😰 wxey kasojedeen 2ba doodaba waqooyiga
    Somalia ee somaliland
    Waa cusman oo hargeisa somalia🇸🇴 joogee inta iga dambeeso liketa yeesn iladhaafin somamalinimadu hawaarto 🇸🇴♥️😪

  • @abdillahijeylan9912
    @abdillahijeylan9912 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah walee wuu baryay waa cusub insha Allah

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah Laascaanood maalin Wanaagan Laascaanood Guulwacan ofssc Khaatumo

  • @hodanahmed9617
    @hodanahmed9617 4 ปีที่แล้ว +9

    26 jun waa maalintii soomaalilan xoriyada qaadatay idinkanamana baahana dabaldag ee maalintiina iskasug midakale hadaytahay soomalilaan jacayl ood jeceshihiin soomaalilaan maad calankeeda kudabaal dagtaan hadaad daacad tihiin Allah xoriyadiyada nasiiyay we dhibtii dadakayaga aad soo mariseen naga badbaadiyay ayaanu imikana sharkiina iyo ishiinaba kamagan galaynaa hadaanunnahay

    • @dayrsimo1637
      @dayrsimo1637 3 ปีที่แล้ว

      Doolad hal garoon leh

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 3 ปีที่แล้ว

      Calanka shaydanka halkii nooxanuuni jirtay waatii nabogstay guul soomlilaan1960kii ayaan kuu sdqeeyay xornimadadii

  • @_wll____
    @_wll____ 11 หลายเดือนก่อน

    Allow somaliya isku keen oo jacayl ku dhex abuur🤲🤲🤲🥰🥰

  • @MohamedMido-oc2rx
    @MohamedMido-oc2rx 3 ปีที่แล้ว

    Alow somalida iskuwada keen alow qalbigooda hal mid kawada dhig Alow kuwa kuhayo dhibka umada somaliyeed kahay ilahayow Amiin wadankeyga Runti waan u xiisay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 meel waliba an joogo❤️❤️

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 4 ปีที่แล้ว +6

    Heestan waxa sameeyey oo ku heesay hoboladii Somalilaand maalintii ay ka xoroobeen gumeesigii Ingriiska ,1960. Ma laha Faqash iyo Qadaadweyn. Heeso wadani ah oo idiin gaar ah samaysta
    Somalilaand u daaya heesaheeda.

    • @ahmedfarah7536
      @ahmedfarah7536 3 ปีที่แล้ว

      Ilaahow caafi inta qalbiga kaxanuusan

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 ปีที่แล้ว

      Waar anaa reee somalilnd dadka naacda kala tag heesa lama kala laha waliba ka qaday waa awoowgay ilahy haw naxariisto ee caadi iska dhig

    • @kibirbadan5554
      @kibirbadan5554 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedfarah7536 Kkkk wu iska hadlaya bro ilahy nabad buuxda ha idin siiyo

    • @ahmedfarah7536
      @ahmedfarah7536 3 ปีที่แล้ว

      @@kibirbadan5554 amiin wll illhay cidan nabad haysan hasiiyo anigu nabad waanhaystaaye

  • @SuugaanSafari
    @SuugaanSafari 4 ปีที่แล้ว +7

    Kuwii badheedhe
    Somaalo baahsan
    Nabad ku baaqay
    Waa baayadooda❤

    • @lixlea2778
      @lixlea2778 4 ปีที่แล้ว +2

      Aragtiday reer waqooyi ka talina yeen iyo dadkay u tagteen wa kaf iyo kala dheri.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 11 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah Shacabka Soomaaleed viva Shacabka Soomaaleed Guulwacan Shacabka Ssciyoow Be Bored Be Soomali

  • @samsamali1430
    @samsamali1430 4 ปีที่แล้ว +15

    Shabaab intuu inaga dilay gumeystaha inagama dilin

  • @apdirahmanhajii2768
    @apdirahmanhajii2768 3 ปีที่แล้ว +1

    heestan iyo laxankeeduba ruuxda somaliga wey ku weynyihiin.❤

  • @cadaweciltire4983
    @cadaweciltire4983 4 ปีที่แล้ว +7

    Viva Somalie weyne gul iyo gobanimo ayan idin lenahay hadan nahay reer Djibuti wlhi we love you 🇩🇯🇩🇯❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

    • @lixlea2778
      @lixlea2778 4 ปีที่แล้ว +2

      Odawa ilahay zoomalia kula midoye hadi kale sida somaliland 60 sano oyi lahayd. Wa xuub caaro lagama baxi karoba

  • @mohamedmuuse7445
    @mohamedmuuse7445 4 ปีที่แล้ว +12

    Waa hees wadaniya oo ad umacan

    • @lixlea2778
      @lixlea2778 4 ปีที่แล้ว +1

      Walal hesti wa markay waqoyi xornimada qaten. Lakin wadani maha.

  • @leilamohamed4879
    @leilamohamed4879 4 ปีที่แล้ว +6

    M.a dulkeyga wcanaa Rabii haidin xfdo milwalbo ad jugtaan

  • @drabdihakienhussien2994
    @drabdihakienhussien2994 4 ปีที่แล้ว +19

    waaba baryey bilicsan arooryo baxsan isku imaasho boqoran somali maxamed
    ilahay ha idin mideeyo

  • @sihaamcusmaan1175
    @sihaamcusmaan1175 4 ปีที่แล้ว +2

    Kalay iska arag bbbb guul somaaliya my dhiiga

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 2 ปีที่แล้ว

    best one of my favorite song in radio mogadisho for my beautiful Somalia.

  • @laariofficial3245
    @laariofficial3245 3 ปีที่แล้ว +2

    Ala wlhy jecliyaa somali dib umidowda allow isku ken somali wan ku baryaya ada na aburte

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah hambalyo hambalyo 26 june ❤❤❤❤❤❤❤👍

  • @Kiddreamtv
    @Kiddreamtv 3 ปีที่แล้ว

    Hees qiiro leh waaye wllhi qof kastoo oo muwadin somali ah wuu dreemaa

  • @arawelo123family2
    @arawelo123family2 3 ปีที่แล้ว

    wooowowowow Somalia ilahw igu siiin intan tegayo i love you so much wlhi Somalia wan qiroday markan dawaday

  • @abdiali2249
    @abdiali2249 4 ปีที่แล้ว +5

    Qadaad weyn bal samaysta heeso heestan waxa leh cali sugule 20sano u xidhna gaalki siyad bare iska dhiga waxad leedihin sheegta vnaclatulahi wa abukum

  • @drstaqiyataqiya551
    @drstaqiyataqiya551 3 ปีที่แล้ว

    Aloow dowlad sax ah nasiih walahi darenkeyga lama solowi karo balsa malin un wan midoweyna insha alah

  • @mohammedbaalawi9684
    @mohammedbaalawi9684 4 ปีที่แล้ว +21

    الصومال ارض الكرام والشعب الاكرم

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah Alxamdulillah Soomaaliye ♥.

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali Shacabtoow Guul Wacan

  • @mahamaddaahir6580
    @mahamaddaahir6580 3 ปีที่แล้ว +1

    Hestan waxaa looqaday walaaleheen
    Jabouti 1977 markii xorinimada kaqadatay fransiska 🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @leyloahmed4064
    @leyloahmed4064 4 ปีที่แล้ว +3

    lacalanka aduunka ugu qurxoon

  • @sulekagedi1406
    @sulekagedi1406 4 ปีที่แล้ว +27

    heestan mxa ka maqle jire radio mandeq😆😆😆 mandera xasus🇰🇪🇰🇪🇸🇴

    • @aduunyogadoon2498
      @aduunyogadoon2498 4 ปีที่แล้ว +8

      Calanka foosha xun iyo Cawaale ha isku dhaweyn waryaa. Labo dhirbaaxo hoo

    • @sulekagedi1406
      @sulekagedi1406 4 ปีที่แล้ว +1

      Aduunyo Gadoon calanka fosha xun ad shegi mxwayo wd xanunstahe wlhy

    • @beanladen5726
      @beanladen5726 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sulekagedi1406 hhh abaayo ninkaas haubixin, kufaam somalinimadaada

    • @abdirashiidmohamedibrahim7859
      @abdirashiidmohamedibrahim7859 4 ปีที่แล้ว +2

      @@sulekagedi1406 waxa uu ka hadlayo waa calanka Kenya iyo calenken cawale oo la is bar-bar dhigay/labada calan waa kuwa qoralka ka dambeyo, so intas ayu ka xanaqay saan filaa,.

    • @hidosoorofficial7681
      @hidosoorofficial7681 4 ปีที่แล้ว +2

      Nin Loo Hal Gamaayo Xureentiisa Raadinaayo Adoonsi Waa Dhibaato Waxaan Oran Karaa Kaaf Iyo Kal Dheeri Garo Marka Hore Yaa Tahay

  • @abdiato21
    @abdiato21 4 ปีที่แล้ว +21

    Midaa Zxpo nahy Ayaa Waxa Uu dhahy 26 June iyo 1Da Luul Wey Dhamaanty Ee qof Walbo qabiilkiis Haku Laabto😂😂😂
    SOMALIA GUUUL🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏾✊🏾

    • @ayoubmohamed4937
      @ayoubmohamed4937 4 ปีที่แล้ว +1

      Qabiilka waa in lays ku aqoon sado oo kaliya somaliada ayaa si khaldan u fahmay sida adoo kale

    • @ayoubmohamed4937
      @ayoubmohamed4937 4 ปีที่แล้ว +1

      Somalida inta ay qabiil ku mashquulsanyihiin aduunka waay ka harayaan

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 ปีที่แล้ว

      @@ayoubmohamed4937 aduunkai way ka haree😭😭😭

  • @betterworld4560
    @betterworld4560 5 ปีที่แล้ว +49

    heesta originalkeeda waxa leh
    Ereyada heesta Cali sugulle cigaal dun-carbeed
    Laxanka Cabdilahi qarshe
    Codka Maxamed Axmed Kuluc

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 4 ปีที่แล้ว +1

      Wad saxday sxb

    • @AbdirisaqMHasan
      @AbdirisaqMHasan 4 ปีที่แล้ว

      lakin kuwani ma fahmyaan mise way xafideen uun

    • @lixlea2778
      @lixlea2778 4 ปีที่แล้ว

      Waxan wa hesihi reer waqoyi ga lakin dadkani macnahedaba ma fahmayan

    • @lixlea2778
      @lixlea2778 4 ปีที่แล้ว +1

      @@AbdirisaqMHasan wa abti wa wax dawakhsan

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 4 ปีที่แล้ว

      lixle a markii hore rer waqooyiga wayku qayili jireen heeskaan lakiin hada rer koonfur baa kadhigay hees qaran

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 5 ปีที่แล้ว +9

    Maxamed Axmed kulucbuu ahaa ninkii codka jiibinta ah lahaa rabow u naxariiso

  • @cimraanibraahim6776
    @cimraanibraahim6776 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow somaali nabad ka dhig

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 4 ปีที่แล้ว

    Waa wixii lagu magcaabi jirey ubxii kacaanka afweyne gaajo ayaa indhooda ka muuqata

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 ปีที่แล้ว

    SSCS KHAYRLEH Calayhih Ssalawaat Wa Salaam!!!

  • @mawlidrashid4057
    @mawlidrashid4057 4 ปีที่แล้ว +3

    Cajiib samra khayrkii waa soo dhowyahay

  • @tuqo873
    @tuqo873 4 ปีที่แล้ว

    Allaa wayn ilaahow umadayda Soo gaadh dadkaygii way wareereen

  • @xalimoyusuf2755
    @xalimoyusuf2755 4 ปีที่แล้ว +3

    Hees aanay lahayn iyo maalin aanay xoroobin waa dad jiran oo 30 sano colaad iyo burbur ku jiray oo maskiciyan u jiran

    • @abdullahihaji
      @abdullahihaji 4 ปีที่แล้ว

      Ciil udhimo

    • @sagaleymohamed2703
      @sagaleymohamed2703 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi cida xanunsan waloo jedaa ee Allah idin caafiyo qabyalad iyo calol kuqaad tona malihin hadaan rer kofur nahay wana isdilnaa wana iscafinaa 🙄😏

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 3 ปีที่แล้ว +1

    faqashay heesaha noo daaya oo heeso ad leedihiin sameysta

  • @ismailhurre9801
    @ismailhurre9801 4 ปีที่แล้ว +2

    Erayadii Cali Sugulle AUN

  • @abdimohamed2960
    @abdimohamed2960 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah isha baxarka

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 ปีที่แล้ว +2

    Hees qiiro iyo wadaniyad leh oo iga gadantay tanaa ka arkay

  • @shukriciise6475
    @shukriciise6475 3 ปีที่แล้ว +1

    26 Jun waxaa ka harsan 17 malin in.a alle hana gaarsiyo waga beryey Somalia ha nolaato

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 หลายเดือนก่อน

    Khaatumo State Of Soomaaliya Guulwacan

  • @nimoadam5968
    @nimoadam5968 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilahayoow isku duubnidi Umadda Somaaliyeey nosoceli

  • @AhmedOmer-sc7nc
    @AhmedOmer-sc7nc 3 ปีที่แล้ว

    abwaan cali sugule duncarbeed..(.illahay godka haw nuuro)

  • @SleepyButterfly-fv4qv
    @SleepyButterfly-fv4qv 10 หลายเดือนก่อน

    Soomaliguuuul🎉🎉🎉🎉

  • @rageabdullahi8449
    @rageabdullahi8449 4 ปีที่แล้ว +8

    Thank you
    Kkkkkk

  • @abdullahimohamedabdi9627
    @abdullahimohamedabdi9627 2 ปีที่แล้ว

    W.W.W XAFLADII SHEEKHAASHTA

  • @suleimanmohumedxidig8353
    @suleimanmohumedxidig8353 3 ปีที่แล้ว +1

    Hees wadani ah runtii

  • @AMO00165
    @AMO00165 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaa heestii adeerkay cali sugule dun carbeed hadana waxad nagu caydaan somali diid wax somalinimada 1958 heesahaa u tinirinayay miyaad leedihiin sxbayaal

    • @hanaialie4470
      @hanaialie4470 2 ปีที่แล้ว

      Gun weeeye wixii idin caaya gob iyo nasab iyo dhiigeni ba tihin hadusan abwankenu noo qaadi lahayn hestana hada dhagaysigeda iyo miraheda kumanan raaxaysanen ❤❤❤

  • @somaliexcellence9788
    @somaliexcellence9788 4 ปีที่แล้ว +3

    26June 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Viva Khatumo State of Somalia. #Somalia.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 11 หลายเดือนก่อน

    Shacabka Soomaaleedoow Guulwacan

  • @maryanjama7613
    @maryanjama7613 4 ปีที่แล้ว +3

    Maaansha alh guul

  • @takoltyga
    @takoltyga 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw beautiful wllh runtii Aniga heesah Raapka iskadhegsta lakiin heestan sibeey isojiidatay runtii hada uguyaraan 30 jeer baan ku soceshta

    • @lixlea2778
      @lixlea2778 4 ปีที่แล้ว +1

      Heesta hargeysa lagu sameyay si 5 ta somaliyed lo midooye. Wa taladi reer waqoyiga iyo hamigodi yara e bilashka aha.

  • @seynabsheikhabdi5589
    @seynabsheikhabdi5589 4 ปีที่แล้ว +2

    wwwwww mashalllaah Somali guulwacn

    • @munahassan8131
      @munahassan8131 4 ปีที่แล้ว

      Bal. Ma. Idinkana. Leh. Heesta..reer. bilaa. Murtiyow

  • @maxamedbashirmaxamed6616
    @maxamedbashirmaxamed6616 3 ปีที่แล้ว

    M.a
    Guuul Somalia

  • @xamzeofficial5404
    @xamzeofficial5404 4 ปีที่แล้ว +1

    Viva soomaalia🇸🇴

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 3 ปีที่แล้ว

    markadanbe plz kadhiga tarbuunka saa qofkasta uciyaaro

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 ปีที่แล้ว

    Ma xamar baa mise hargaysa sameeyey

  • @saabiriinmaxamed5967
    @saabiriinmaxamed5967 4 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo Hambalyo 26jun

  • @mohamedmusefarah2698
    @mohamedmusefarah2698 4 ปีที่แล้ว +11

    Qolyahan koonfurta iyo fanka waxbaa kala haysta

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah Laascaanood Maanta Iyo Shalay Laascaanood Maansha

  • @markasudarulizlaam992
    @markasudarulizlaam992 3 ปีที่แล้ว

    Waw waxan baa hesa

  • @abdibillowomarofficialchan1482
    @abdibillowomarofficialchan1482 4 ปีที่แล้ว +1

    MASHALLAH I love my country Somalia

  • @abdifatahhussein4926
    @abdifatahhussein4926 3 ปีที่แล้ว

    Ilove you my dhiga somalia my country

  • @feisalabdullahi8928
    @feisalabdullahi8928 4 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo somaalay

  • @johnmaier1550
    @johnmaier1550 4 ปีที่แล้ว +6

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️🙌🤔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴kan ayaa udha shay waan kudhinanaa

  • @saeedalhassan209
    @saeedalhassan209 3 ปีที่แล้ว +1

    Rer wallo wayn
    Heestu Waa hees rer somaliland ah
    Iskaga heesa

    • @shoodhelibaax4599
      @shoodhelibaax4599 3 ปีที่แล้ว

      Heesihii ugu fiicnaa kacaan loo sameeyay

  • @Hed78
    @Hed78 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta abwaan sangub ayaa sameyay xaqiiq soomaali nimo ayaa ina deeqda like saara 300 gadhsiiya walaalo

    • @galkagundelibaax2866
      @galkagundelibaax2866 4 ปีที่แล้ว

      ma hoyadaa ba Sangub siisay

    • @luluabdi3803
      @luluabdi3803 4 ปีที่แล้ว +2

      hhhh soo baro cida heesta samaysay ali sugule dun carbeed ayaa lahaa AUN sangub isagu wakhtiga heesta la sameeyay maba la aqoon

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 4 ปีที่แล้ว +5

    Shaqo wacan dadkay giiyoow

  • @kafidhonbe4579
    @kafidhonbe4579 4 ปีที่แล้ว +2

    Nice nice nice nice nice nice

  • @abshirxirsi9325
    @abshirxirsi9325 4 ปีที่แล้ว +1

    Guul soomaaliya

  • @ibrahimalixaji5369
    @ibrahimalixaji5369 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah

    • @luckyboss412
      @luckyboss412 4 ปีที่แล้ว

      Mansha allh

    • @luckyboss412
      @luckyboss412 4 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @smiledon77
    @smiledon77 3 ปีที่แล้ว

    waxaan ahay Aussie

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 3 ปีที่แล้ว

    Cali sugule dun carbeed erydiiza 👏

  • @libanahmed1801
    @libanahmed1801 3 ปีที่แล้ว

    Wagareeey warkuwaan heesta ciidaleeh loomasheegiinyaaa kkkkk hanacleeyso

    • @shoodhelibaax4599
      @shoodhelibaax4599 3 ปีที่แล้ว

      Heesihii kacaan weeyan adiga ubahan ina laguu sheego ..

  • @MunaCqani
    @MunaCqani 4 ปีที่แล้ว +1

    waa baa baryay bilicsan arooryo baxsan maalin boqran

  • @xafsocarab6913
    @xafsocarab6913 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah jiro joga

  • @kazowaya3261
    @kazowaya3261 3 ปีที่แล้ว

    Wagi wa baryay 🏰 🇸🇴 🎆

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 3 ปีที่แล้ว +6

    Heestaa Somaliland ayaa xornimadeeda 26 June 1960 u qaaday ee wax kale ma haysaa?

    • @AbdiwahidWadani
      @AbdiwahidWadani 3 ปีที่แล้ว +1

      dhib maa ku jaban taas wax yaabaha qaar aad dheheysid ka fiirso wll Ana somaliland kasoo jeedo ee heesta dhageyso hadee ku qancisay💕

    • @januarySl2024
      @januarySl2024 3 ปีที่แล้ว +1

      Damiir yeesha oo heeso idiin gaar ah samaysta. Heesaha aad qaadaan ee wadaniga waa heesihii Somaliland u qaaday xornimadeedii 26 June 1960
      Waa heesaha kuwaad gaalo, Yuhuud iyo cadaw ku sheegtaan. Carabtu waxay ku maahmaahdaa: Toobka amaahdii futada ma qariyo.

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad 3 ปีที่แล้ว

    EREYADII ABWAAN CALI SUGULLE (DUNCARBEED)

  • @cabdicali5246
    @cabdicali5246 4 ปีที่แล้ว +10

    35 an jira weli marag dowlad lakiin wan jeclahay dowlad nimaaa aloow zoomliya òo nabadaa

  • @faraxmaxamedfaraxmaxamed6692
    @faraxmaxamedfaraxmaxamed6692 3 ปีที่แล้ว

    Waaw🤩🤩

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 29 วันที่ผ่านมา

    LAASCAANOOD Free Maamulka Hargeysa

  • @duniyoali2654
    @duniyoali2654 4 ปีที่แล้ว +2

    Aloow ay is raaco soomaaliya wixii tafaraaruq wado ayaga hoos tooda alaha kasiiyo

  • @mubarakismaacil8296
    @mubarakismaacil8296 4 ปีที่แล้ว +19

    War reer xamarow heesaha ciyaarta noogadaaya erayadii Cali sugule 26 June 1960 in hargaysa

    • @abdirashiidmohamedibrahim7859
      @abdirashiidmohamedibrahim7859 4 ปีที่แล้ว +9

      Abwan somaliyed ayaa curiyay waxa ku luqayana waa dad somaliyed , waxa lagu cayaro shegeysid waxa waye,.
      Iska hadal Loma hadle, Hadalka u jedo u yeel iyo micno.

    • @mohamedabdirahman951
      @mohamedabdirahman951 4 ปีที่แล้ว

      Mansh allah

    • @Katakenzoo
      @Katakenzoo 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirashiidmohamedibrahim7859 saxiix

    • @Mrkaaboy
      @Mrkaaboy 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdirashiid Mohamed Ibrahim waaa dadkeey ku fogaaatay oo eeey la tagtay waaaye oo buka waaye ee iska dhaaaf

    • @cabidinibrahim927
      @cabidinibrahim927 4 ปีที่แล้ว

      @@abdirashiidmohamedibrahim7859 rer waqoyiga dhan aa bila micno u hadlo. Caay iyo kalaam faariq le ku hadlaan