subxanllah🥹hubka ogu ween ay soomaalida isku adeegsadaan sixir ayuu noqday🥹by

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 14

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah

  • @aishaabubakar3807
    @aishaabubakar3807 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahey hadaa kuxirantahay cidna kuma dhibaateen karto oo aad amarkiis qaadato

  • @sadam1318
    @sadam1318 หลายเดือนก่อน +1

    sixir wuu jiraa ha aaminin waa maxay jin sixir iyo ilba wuu jiraa

  • @maqdishassan4443
    @maqdishassan4443 หลายเดือนก่อน +5

    Anaa ilaahada ladhiban maxaa udhahee ma aaminaayay abayo alx hadayna ku haysan waa yaabi lahayd hadaan kuu sheegi lahaa say alx

  • @fowziadollDuale
    @fowziadollDuale หลายเดือนก่อน

    Bismillaahi raxman raxiima allaah ha ka bad baadsho😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah Allah

  • @AhmedFarah-l6i
    @AhmedFarah-l6i หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxa ahay wiil dhalinyaro ah waxa jirta walaal hal cilad oo ah in la i sixray oo guurka laga xiray meel walba waa tagay dhaqtarkasta waa tagay dhiiga waa laga baray kaadi waa laga baaray dhaqaatiirta oo dhan waxay dheheen waxba ma qabtid malin ayaa waxa booqday hospital dhaqaatirta joogta waxa ka mid aha hal nin oo muslim ah markey ibaareen waxba weeyga waayen dhaqtarkii muslim ka ahaa aya ii imaday anoo kursi ku fadhiya oo niyad jabsan wuu iwaraystay wuxu fiiriyay dhamaan baritaanadii cafimaad aan soo maray iyo waraqii wuxu i weydiiyan ilaa goormee sidaan ahaa waxa u sheegay 6 sano inaa sidaan ahay wuxu i weydiiyay waxa aan dareemaayo waxa u sheegay 1 madax xanuun joogto ah 2 daal badan 3 wadno garaac iyo cabsi aan dareemo haweenkii waliba markii aan dhageysto quranka suratul baqra ayaa shitaa habeenkii markan seexanaayo dhaqtarkii wuxu ii sheegay xanuunka i haayo inuu xanuunada nafsiga yahay wuxu igu dhahay wuxu noqon kara jin ama sixir ama il kadib waxa u tagay nin lagu dhahay waa wadaad wuxu ii sheegay in la i sixray aayna i sixirtay gabadh xiriir naga dhaga dhexeen jiray kadib waxa u tagay sheekh wuxu igu yiri waxas ha aminin hana beeninin lakiin sixirka waa wax jira ee quran ayaa lagu saara ayuu yiri marka ciladeeyda waxa waaye hal taaso ah dhanka guurka shaqo hadii la dho saa u shaqeeysanaayo kaale arag cibaado hadii la dhoho 5 waqti masajidka ayaa ku tugadaa lakiin markii guur la dhoho cilada halkan ayeey ka jirtaa alx maanta hanti igu filan waa heesta waxa ahay wiil dhalin yaro ah oo qurux badan oo lexdiisa lixaad qaba waxa u dhexeeya oo waqtigeega u qeybiya shaqada iyo Gym ka iyo masjidka iyo mar aan gurigeega joogo habeenkii xiliga hurdada mar dhibka jira ayaa wuxu yahay wax kasta waa qaban kara lakiin guur markii la dhoho culeys ayaa iga saaran gabar kasta markii aan la sheekeysto oo aan xiriir la sameeyo markii la gaaro waqtiga guurka culeys ayaa i fuulayo gabadhii ayaa nacaya iyada oo aysan jirin wax dhibaato ah oo ina dhex maray ama wax aan ku noco marka wadaadkii wuxu igu dhahay gabadha heblaayo la dhoho ayaa ku sixirtay marabi inaa hada magaceeda halkan ka sheego aniga waxa dhahay ani wax aan cadeeyn u heeynin marabo inaa hada qof dambi aan cadeynteeda la heen in dusha laga saaro marka hada sheekh ayaa jira Quran ayuu isaara iyo ruqiya uu igu tufa xooga markii maalmo lagu tufo Quranka waa ku fiicnaada hadana markaa maalmo joogo sidii ayaa ku noqdaa marka wll maxa igula talin leheed

  • @nyg1162
    @nyg1162 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @Hodanmoh15
    @Hodanmoh15 หลายเดือนก่อน

    Nasriney wllo plz iso jawab jiim baan taaga waan ku dalaya isla markiiba inan is cateyan raba isla markan mishika orodka fuulo horan ka dalaya waxa portiinan ma. Cabo taalo isii qaali madod xiirfad uu ledahay jiimka madasanid qaali 🥰

    • @ceebla1617
      @ceebla1617 หลายเดือนก่อน

      Bananka ku lugee halsaac xadhig kaboodna same 100 mar cml ukuntana kuqureco dhawr week kadib gymka bilow

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 หลายเดือนก่อน

    Lakiin qofka hurdada galay waad ogthy haday runthy

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 หลายเดือนก่อน

    Oo 5 sano guriga meyna hagaaaajin sidee sarir ey u seexato ey kor ugu qadin weydey

    • @AnzelRaage
      @AnzelRaage หลายเดือนก่อน +1

      Jodharika culus waye oo la qad qadi garin ani xitaaa 4sano i yaaalaa ilmo hadey ku jogin cover kore lee laga badalaaaaa

  • @som1
    @som1 หลายเดือนก่อน

    Sixir ma la aamino mana la rumeeyo maxaa waaye, sax ma ahan warkaan, aoodubillah