Waar wxn ka baqayaa in Legenku mesha ku dhegoba 😂 Armaa laga kari waaya waar wajhtigagi wuu dhamade noqo 😢bal adba kaalay ku kar hahaha 😝😂😂. Legenku indho indheyn buu wadaaa intii fahanzan baa fahansan # Faahin weeye ninku 😂
Walaahi cunatadaa daqsigu fuulayo ee suuqa taala ayaa 100% ka fiican taa qaboowga ku jirta Ma adaaba khabiir noqday wali taa qaboow markii horaba wuxuu ka yimid neef qasab lagu koriyay waa Hilib la buufiyay Wali warshad hilib ma ka shaqaysy oo neef adhi ah oo dameer le eg ma kuu yimid saa war maxaa dhacay kadib waxay ku dhihi it is the Chemical
Khutaartu qaali kama aha yurub iyo aduunka kala lakiin afrika cunaha iswada haysa oo cuntadii isu wada qaayliyaysay afar xabo oo kaluuna hal dollar na maaha anagana halka kaluun ee tamaadho qasaacda leeg baa hal dollar ah aduunyo xaalkaa ba
Guri barwaaqo ar qurux ku dhiigle soo qabo legend
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤
Ismail abdilaahi alli guri barwaaqo the one and only legend
Wwwwww mashallah guri barwaqo sooran ban xasosti ilahi hau naxaristo
CiyaaLa sUuuQ weyNn guri😂😂
saasay isku wada xoojaynayaan ku salaami maayaan the legend 😂😂😂😂😂guri barwaaqo
Waa dee Guri barwaaqooy Dixiinbaad Noqoty Markaaba lagaa Dareemimaayo Kaftan intaana
Boqorka boqorada ❤guri barwaqo 🥇✅🇬🇧🥰🥰🐅👍❤️
Winther jakt kuleeg malaguu waayay😂😂😂😂😂
Gurow maanad soo noqoneen😮😮
Gurbarwaaqoyyy izka baa joog dee
Guri barwaaqo alle hku sharfo sxb
Bashir Tani legend weeyi ninka siwacan baad magaalada ugusoodhawaysay sxb
My bro Zak 💪🏾❤ sxb wuu u qalmaa intaa iyo in ka badan
@@tanitv7529 aad iyo aad
Yeah i'm TH-camr wassup man legend🤣
Big Legendary Guri barwaaqo 😅😅
Burcooy waa salad xata ingiriis hadii la geyo waa sitaan from dhagaxaant
Big legend is back 😂😂😂😂😂😂
Masha alllkah guribarwaaaqo nolow inaaadeer❤
Raashinka bisada iska ilaali iyo eyda qasacadaa ku jira baray walaahi guri Barwaaqo Qurba joog aduunka waa ka adeegan meel kasta
Guri barwaqo Caadi maha❤
Waar meeshiba waad faaruqisee
Goormaad ka tagaysaa gurow zxp UK
Engiriska waa waa usoo sosdaa sanadka cusub 🎉❤❤❤😢😊😊
WAAR HOOS U HADAL MARKA GOOBAHA DADKU JOGAN TIMADO. UMADAHAN WADANKA LEH QAYLADA WAY NECEBYIHIN FALADHAHA RAAC NIYAHIW!
Guri barwaaqo welcome to Hackney waa xaafadaydii
waar gurow inader africa ha ku soo noqone baxso intaan lagu soo celin 😂🤌
Africa ayuu ku lacagaystay africa inaad ku lacagaysato maxaa ka wanaagsan
FUNNY AAD IYO AAD UQOSLAY WEEKEND
Guribarwaaqo
Qashinkaad soo guratoodhan bakeeri caano geela isku dhaama ama waslad hilibkeeni ah
Quruxku dhiigle manhaysa gurow
Mar mar aya logasa oo Bariis cana leh leska karsada kulaha
Xishood subi lahayne badow yahow ❤
Legend guri ❤❤❤❤
garacoow kakaladade meshibawaad raratekkkkkkk
Hadad wax qaldan iyo diqsi leh iibiso waa lagu dilaa😂😂😂
Sariibadihi dalki ayaa ku sawiran
Mesha wad nagu cebaysay masuul
Dadka qarash ha galin oo wax walba ha iska qaadin dadkaan waxooda waa qorsheesan yihiin
Zuba hadal dhawiil😂😂😂😂
Guribarwaaqo wlhi legend inader waxay sidan😂
Qurux ku dhigle soo qabo
GURI BARWAAQO. ,,,,,
CUNTO HINDI IYO YEMANI WAA IN LASIIYAAA,,,,,,
Guri barwaaqo Reer miyi uurle 😂😂😂
Gadghiga caase ( the red car ) is for him, they he pointing it’s hilarious actually
Guri barwaqo yeah ayuu xiftiyay😂😂😂
WAXAASOO CIRO AHINA MAXAY AHAYD GUROOW
😂😂😂 laydhka ka daa odyga shampoo dhacay ku maydhee
Guri barwaaqo badawnimada iskadhaaf
Qiimihii noomaad sheegine❤ salaan sare
Amina malaha waa £60 pounds
Anigu afkaagaan eegaaye waayo afkaadkalahayd qiimaha lagu soo adeegtaan eegeeynas ee yaarabul caalamiin ama faneysa mina
@@aminamohamed6356 waa runtaa aamina aniguba waxaan sugayay markay shopping ka dhameeyaan inuu sheegi doono qiimaha
Yuur bahal yoow
Waar wxn ka baqayaa in Legenku mesha ku dhegoba 😂 Armaa laga kari waaya waar wajhtigagi wuu dhamade noqo 😢bal adba kaalay ku kar hahaha 😝😂😂. Legenku indho indheyn buu wadaaa intii fahanzan baa fahansan # Faahin weeye ninku 😂
Legend 😂
Legend dadka hadad fahmi waydo yeah uunba la dhaha😅
Garacoow baxaso falaadha raco yaan lagu soo celina😂🏃♂️
Jabeel cagaagay kadaa
Family 200k shopping
Sharciga you tube ka hada Fahan Tay
XILIMAA KA IMANAYSAA LONDON GUROW FORM BURCO😂😊
Walaahi cunatadaa daqsigu fuulayo ee suuqa taala ayaa 100% ka fiican taa qaboowga ku jirta
Ma adaaba khabiir noqday wali taa qaboow markii horaba wuxuu ka yimid neef qasab lagu koriyay waa Hilib la buufiyay
Wali warshad hilib ma ka shaqaysy oo neef adhi ah oo dameer le eg ma kuu yimid saa war maxaa dhacay kadib waxay ku dhihi it is the Chemical
Mashallah ❤️❤️❤️
Indha yurub joogayaad leedahay saaxiib madaxbaa tahay
Bahasha wad inagu cadaynaysaaye waa sidee
Kaasi wuu kugu dulsamayay gurow
Jawiga yurup iyo naagaha yurup midna la iskuma Haleeyo weeyaan kkk.
Gurayow harakogii soo maad helin iska joog hadaba😂
Indhahan guri barwaqo ka arkaya maso noqonayo
Nimcu jaqayaa ilahay amarkii😂😂😂
11:29😂😂😂😂😂
Wan idin salamaya wiilashayadi 💝👍❤
jekedkan ma bacda adeega lagaga tolay 😂😂
Gurey barwaaqo wiil hooghly hlaag
2:37
Asxabta qliga wanagan tuushka u yedhayna😂😂😂😂😂😂😂 Legend yaryarayso ilbaxnimada😅😂😅😂
Master vaar hhhh😂😊
Arwalay guray kudaaya xagaa dacwad u fura ninka haya
Wixii ba urur sataye Bal Qiimaha
Nala socod siiya 1000dolar kama yaree
Guroow meesha iska dhiib hazoo noqon
Nin weyn o hdana ciyaala
Guri barwaaqo wlahy San u qorley markan arkey harako uk wLaga hela sow😅😅😅
Qurux ku dhiigle soo qabo
Jan waa wax arag caadi ah
Waad cashin zxp cunto soomali ku dayso
Keep going you funny bro 😂😂
Rafaadkuba waa Africa Nacaala ku Taal nin guri barwaaqo Cadaan buu u ekaaday😢😂
Kkkkkkkkk
Guray waa legen Lama cabsanayo xara
Somali banana😂😂😂😂 what a comedian man guri barwaaqo 😁
Cadi mahan nin kan ❤🎉
Guri barwaaqo zhp hesta sharmo soo qabo😮
Aar gurow ciyaala mankhbaad noqotay de😅😅
Khutaartu qaali kama aha yurub iyo aduunka kala lakiin afrika cunaha iswada haysa oo cuntadii isu wada qaayliyaysay afar xabo oo kaluuna hal dollar na maaha anagana halka kaluun ee tamaadho qasaacda leeg baa hal dollar ah aduunyo xaalkaa ba
Af-somaliga ballaari mudane somaliland kaliya lagaama daawadee
Ilaa hargeisa roobku wuu ka da ayaa
Yeah😂
Gurayoow waa la gaagaabsadaa hadalka adna sameecadaa ku saarane kakakaak
Shilinkii markii uu ku riday kulahaa haw wuu sii daayey ma qof ayaa hayey kakakakak
sawkaa harakoogu yaalo gurow maxay inaga waalayeen.
Suba Haada dawiiL😂 kuLahaa
Weey guray ahaa😅
Waar gurow soo digan qurbajoog caadiya noqday😂😂
Suumbe hada dawiil garac😅😅😅😅
Saasaad ingiriis ku noqotay guray
Welcome to London ❤😂🎉 adeeg fiican😂❤🎉
Waar wadankii khudaarta iyo hilib fresh ah oo cusub baa lagu cunaa. Halkaana baarixi weeye abti aqoonta khudrada ayaa kugu yar ee layab malihid
war anagu waa saxare oo kale
Badowgan yaa magaaalada keenay
Meesha tafaariiq ba miyaan la iibin gurow
Falaadhaha raaca😂
a"aadu waaxey🤔
sube hada DawiL 😂