ARIN AADAN QASA KA OGEYN OGOW!| IMAARAATKA O LACAGTI JARTAY AYA SOO YEEREYSA BAL YAABAYE SIDEY WAX

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 226

  • @jamaalyussuf1826
    @jamaalyussuf1826 8 หลายเดือนก่อน +23

    Ilaahow naga qabo imaraatka carabta sacuudiga ethopia iyo kuwo kle oo badan oo isugu jira carab iyo cajab ilaahow naga badbaadi dhagartooda sharta ay noo maleegayan iyaga alaha ku celsho dhib walbo iyo qiyaano walba oo ay noo maleegayan alaha iyaga ku celsho amen

    • @salmaanlaki5123
      @salmaanlaki5123 8 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaarabi

    • @ifrahismail1110
      @ifrahismail1110 8 หลายเดือนก่อน

      Allahuma aamin

    • @OwrallaHiba
      @OwrallaHiba 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin Allahuma Amiin

    • @halimaaden6270
      @halimaaden6270 8 หลายเดือนก่อน

      Aamin aamin yaarabi

    • @f.n6491
      @f.n6491 8 หลายเดือนก่อน

      MashaAllah jazakaAllah
      Imaaradka iyo sucudiga waa cadawga Somalia
      Allaha naga qabto

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 8 หลายเดือนก่อน +17

    🇸🇴🫡🇹🇷🫡🇩🇯🫡 guul guul somaliya emaradka waa cadawgeena 2 waad waye iska jira somaliyeey

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 8 หลายเดือนก่อน +5

    Mashaa-Allaah Waan ku Farax-sanahay Wayna nagala Daaheen in Lacagtaasi ay jartaan UAE,Kuwii Mooday Walaal ha deeqdo, Carab in Ay Wax Wanaag & Horumar aysan inoo Ogolayn,Soomaaliyeey Aan isu tashato inta Aan Qolo kale Aan ku tashan lahayn!!!?

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 8 หลายเดือนก่อน +13

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️❤️

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 8 หลายเดือนก่อน +1

      💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ
      كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ
      إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ
      في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝💝💝

  • @snw9257
    @snw9257 8 หลายเดือนก่อน +6

    Alxamdulilaah Imaaraad Allah burburiyo mamulkoda

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 8 หลายเดือนก่อน +5

    Cadowga qarsoon iyo Midka muuqdo u tashtay masaakiin Allle qeybe awood badane ha jabiyo.Aaamiin. Aloow badbaadi intii la dulmiyay la xasdayo si qaasa reer falastiin ka dulqaan dhibaatada Allahayoow.Aamiin ya raxmaan

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 8 หลายเดือนก่อน

      💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يا رب العالمين
      عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @nadifoali7658
    @nadifoali7658 8 หลายเดือนก่อน +8

    Why they are out of our country? Somalia 🇸🇴 Allah bless us

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 8 หลายเดือนก่อน +8

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW sheikh wacaleykuwasalam jazakulahkeir dulmi diid mahadsaneid ❤❤❤❤ Free palastine Free palastine Free palastine Free 🆓❤️‍🩹❤️‍🩹😥 Free 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 inshallah all muslimane

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 8 หลายเดือนก่อน

      @@hodanitanajmanita6664 mahadsaneid Ramadan Mubarak inshallah ❤️❤️❤️

    • @SuldaanAbdirahman
      @SuldaanAbdirahman 8 หลายเดือนก่อน

      Saxiib ninja ammonia fall into yahuudi ayah run sheegaya waa khaldan yahay

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 8 หลายเดือนก่อน

      💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يا رب العالمين
      للجميعنا عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون
      🌸 و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون
      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @souleimanabdourahmanhassan6539
    @souleimanabdourahmanhassan6539 8 หลายเดือนก่อน +4

    Turkigu sxbka kaliyaa ee somalia
    Viva erdogan

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 8 หลายเดือนก่อน +4

    Waa xaan rajeen Somalida in ay aqli yeeshen ooy dhista wadankooda

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 8 หลายเดือนก่อน +2

    Subhanalahi KUSALIYA RASULKENA SUBAN ❤ salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 8 หลายเดือนก่อน

      💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ
      كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ
      إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ
      في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝💝💝

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 8 หลายเดือนก่อน +1

    MADAXWEYNE FARMAAJO, OO MUDDO 5 SANO SI JOOGTA AH, U BIXIN JIRAY MUSHAARKA CIIDAMADA IYO KAN SHAQAALAHA RAY'DKA, MU KU DEYDO XASSAN SHEKH ISAGUNA MU SIDII FARMAAJO U BAXSHO MUSHARAADKA.

  • @Vivo34700
    @Vivo34700 8 หลายเดือนก่อน +3

    Emirate waa cadowka muslimiinta uma bahnin lacagtooda

  • @asadcali100
    @asadcali100 8 หลายเดือนก่อน +3

    Dulmi diid ka qaybqaado bixinta mushaarka ciidanka qurba joogta abaabul ha bixiyeene

  • @Emi92546
    @Emi92546 8 หลายเดือนก่อน +3

    Free somaliya from emarat. Emarat lacagteda ha rebtaan betro
    lkena insha allah

  • @klm7457
    @klm7457 8 หลายเดือนก่อน +2

    "Soomaaliyey toosoo, toosoo isku tiirsadayeey hadba kiina taagdaraneey taageera weligineey" hore ayaa loo yiri.
    Somaaliyeey aan ku quusano carab sida ay u dandareeysay oo cidla ugaga dhaqaaqday reer Falastiin oo ay carab isla yihii.
    Ilaah سبحانه وتعالى ha adkeeyo walaaltinimada Somalia iyo Turkiye hana ka dhigo walaalo isu daacad ah. Allahumma Ameen ya Rabbil-Alameen 🤲🏽

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 8 หลายเดือนก่อน

      💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يارب العالمين
      للجميعنا عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون 🌸 و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون 🌴💝
      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka masakinta xag Alle ayey Ka nool yihiin wax Lola haray majirto😢😢😢Allah awooda leh ayaa U gargaraya reer falastiin😢😢

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 8 หลายเดือนก่อน

      💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يا رب العالمين
      عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون 🌸 و صل على محمد و آله كلما غفل
      عن ذكره الغافلون 🌴💝
      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @Aaminashariif7
    @Aaminashariif7 8 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله شيخ جزاك الله خير أللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸🤲🥹🥺

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud5874 8 หลายเดือนก่อน +1

    ha goostan lacgta waan noolaneena hadi ee turkiga nala joogpo ee waa sun lacgta qalishka iyo Emeraadka

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs 🤝 sheikh dulmi diid

  • @aminaali9944
    @aminaali9944 8 หลายเดือนก่อน +1

    Imaaraadka ha nadhaafaan waa masiibo somali horumar udiiday.

  • @HusseinMaange
    @HusseinMaange 8 หลายเดือนก่อน +2

    jaro khashinka uu nugu siraaya dalka halaga saaro imaaraadka xaaraanta illahow u gargaar islaamka siiba falastiin xuuti aamiin Allah jabiyo yahuuda aamiin

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 8 หลายเดือนก่อน

      💝🌴 اللهم أمين أمين أمين يا رب العالمين
      عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
      و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
      و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
      و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qof aan caqli lahayn keliya baa carab Walaal u maleeya carab inay cadowgeena koowaad tahay qof kasta oo caqli yar ku jiro wuu ogyahay siiba cimaaraad sababtoo ah ma uu Rabo inay somaliya madaxa lasoo kacdo oo wadan kanacsi leh ay noqoto ilaahay cadaawada ay nooqabaan haku cesho ayaga

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 8 หลายเดือนก่อน

      Siiba siiba wax la yidhaa ma jirto carab waa isku wada mid waa cadow 😢

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 8 หลายเดือนก่อน

      @@Aliinaliiban1780 waa isku wada mid abaayo laakiin ayagu kasii daran Aad bay uugu dadaalaan inay nakala daadiyaan tilaabo inaad qaadno ma rabaan laakiin ilaahay baan ka magan galnay xaasidnimadooda

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 8 หลายเดือนก่อน +1

    lacagtooda ma rabnee emeratiga allaha na dhaafiyo

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 8 หลายเดือนก่อน

    ASC Hanadhafan imaarad waa shar siden unacey Xasen sheekh xaqa tus Sheekhow Maan mooshin lakerno ilaahey Cafowga nagaqabo Oo Umada Soomaaliyed qalbigod isujeedi 🇸🇴🇸🇴❤️❤️☝️✋

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 8 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah Ilaaheey Umma Haka Qabto ImaaraadkA

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal Shikh Dulmi-diid Emirates Emirates Emirates Emirates wax aay kabadbateen dhagaheena ee qori iyo qiiqisa waa la isla tuuraa United Arab Emirates waxaan leeyahay nadhaafa oo nadhaafa Kheyr badan malihidin. Wax kaliya ee aad taqaanaan waa in aad daruufta uga faa’iideeysataan Dalalka burburay laakiin wax aad iloow-deen in aad tihiin faqri lacag helay Ilaahay waxiina wax kafiican hana siiyo dadkayaga aad kala qaaybiseena bogooda burcad ha isku mariyo.

  • @lulahmedjama5292
    @lulahmedjama5292 8 หลายเดือนก่อน +1

    somalia❤❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 8 หลายเดือนก่อน

    Illaaheyoow gar gaarkaaga Ayay ubahanyihiin walaalaheena Reer Falastiin Yaa Rabi ugar gaar

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 8 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah waah kastee wa arki inta now shahai

  • @user-cm5cs7vg8c
    @user-cm5cs7vg8c 8 หลายเดือนก่อน

    Sheekh maxamed Dulmi did
    Chanalka aad ayaan u daawadaa inta waqti aad gelisey hadii lawiimeeyo waxyaaba aad kahadashey malaayin doolar wayka qiima badan yihiin aniga shaqsi ahaanteyda wax waliba waan kugu taageersanahay ee dadaalka wad

  • @Umuyaha6866
    @Umuyaha6866 8 หลายเดือนก่อน +24

    Free palastine 🇵🇸 😢😢.

    • @ikranshane6476
      @ikranshane6476 8 หลายเดือนก่อน

      Inshallah

    • @ikranshane6476
      @ikranshane6476 8 หลายเดือนก่อน

      Amiin

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 8 หลายเดือนก่อน +1

      Asc.subxaanalaah ilaahow emaaraatka nimanka hadda haysta si deg deg ah u dil qabo una halaag sidii aad u halaagtay fircoon iyo caad iyo samuud allaahuma aamiin aamiin aamiin

  • @homeh3455
    @homeh3455 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sh ayaa wixii ku dhaca ciidanka u Sababah

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 8 หลายเดือนก่อน

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @safiyoaadanali8533
    @safiyoaadanali8533 8 หลายเดือนก่อน

    Ilaheyow cadawga somaliya jiwi 🤲

  • @MeYou-w6d
    @MeYou-w6d 8 หลายเดือนก่อน

    Thank you sheik

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 8 หลายเดือนก่อน

    Guuul guul somali

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 8 หลายเดือนก่อน

    Yahuud Dadkii Taageri Jirow ku quus qaata Falastiin Wax ka Xasidsan Lama arag Yahuud oo Ka Balan xun Allow Waxn Ka baryayaa Yahuudaan Ciidamadaada ku Salid Yaa Rabi

  • @calimaxamud4874
    @calimaxamud4874 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha guuleeyo falastin iyo dhamaan Musliminta wax imaan gaasi allaha gogan uga dhigo musliminta

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 8 หลายเดือนก่อน

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين

  • @Teamtherapy
    @Teamtherapy 8 หลายเดือนก่อน

    The Prophet (ﷺ) said, "A believer is not stung twice (by something) out of one and the same hole." #Hassansheikh Iyo UAE 🇦🇪 ilahee hanadafsiyoo

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 8 หลายเดือนก่อน

    Inshallaah Lacagta Ciidamada Soomaalida ayaa bixin doonta

  • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
    @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 8 หลายเดือนก่อน

    Saas ayalarabaa in cathogaada aragto waa wax fiican. Carabta haa hanaqdo, kaligood ayeey rabaan in shidalka soo sartaan.

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 8 หลายเดือนก่อน

    Allaah akber Allah reer falastiin caawi 😢☝️🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 8 หลายเดือนก่อน

    Marmar saa Iska dhigto la yaaban‼️canshuuraha reer Xamar bis laga qaadaa oo barlamanka iyo askarta wasiirada MW iyo RW. Kuli meshee biishaan marka waa yartahay cashuurtaa laazim waaye caawinaad hesho dawlada tii hore Qater cawinesey
    Shiikh qiiro jabaan naga jooji yaahee.
    ...

  • @YasinBile
    @YasinBile 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidamadan Imaraadku lacagta kagostay waa dhalinyaradii somaliyeed ee u qortay Xassan shiikh iyo wasiir tiktokna qorbay kuleyihiin cala askari

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 8 หลายเดือนก่อน

    Ha ceshadaan waa wax ay ugu talagaleen inay nagu rikaateyaan rabbi baa wax irsaaqa ku kalsoonaada tabigiin inaa wax qabsataana isku daya shidaalkana hala dadajiyo oo hala soosaaro

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 8 หลายเดือนก่อน

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂imarat iyo carabta kale inan kaligeen kici karno ma oga miyaa cajiib nin sidaas ciidankena u galaya haduu wax weyn noo sameyn lahaa kawaran oo xiliguu xanaaqo naga rikaateyn lahaa wlhy waa yaab imarat horta marna yaan wax lagu darsan dalkana ha laga cayriyo waa calooshood u shaqeystayaal
    Walalaheen reer falastiin ilaahay ha u gargaaro amiin yaa Allah🤲🏽

  • @CfitaaxCfitaax-i5f
    @CfitaaxCfitaax-i5f 8 หลายเดือนก่อน

    Shiiqena waa mahadsan tahay intey horey dibin daabyo waa weyn noofu geysteen imaarat ayaa naga badan ilaahey nagu ma soo cesho cadawgan yuhuuda ah ee imaradka u fiirso ma ahan carab boqortoyada imaradku waa yuhuud gumada muslimiinta ilaahey hanaga qabto

  • @fadumaissa7800
    @fadumaissa7800 8 หลายเดือนก่อน +3

    Emaraatku Janaga baxa and Somali ayaa bixinaya askarta biilkooda

  • @sahraa8499
    @sahraa8499 8 หลายเดือนก่อน

    Somali ha ceeyriyan Emaradka, qof wax kaa ceshtay naf kuma hayaan. Ku was oo kale waxa latusa in aadan u bahneyn. Turkey in eey xiriirka la xoojistaan ayaa mudan

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 8 หลายเดือนก่อน

    Ha iloobin ciddaan Magacooda waa SAHYUUNIYADA CAALAMIGA AH

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 8 หลายเดือนก่อน

    Wallee imaaraad iyo kuwo kale ba ma rabaan horumarkena.Dadkeena wa ineey u midooban dantooda guud cadowgooda ka tashadaan.Maxaa ka dhigay kuwo la caawiyo ayagoo wadan barwaaqo ah Illahay siiyay? Wa doqonimo sidaan.

  • @ubaxcaliismali9631
    @ubaxcaliismali9631 8 หลายเดือนก่อน

    Sheikhow Caratbtu waa Cadowga Kugu weyn Soomaliya
    Inaagu Haadii aanahay Soomali. Waxan ogoni Cadowgan ugu weyn inuu yahay
    Itobiyaanka blse Cadowga ugu Xun waa Emaaradka iyo Sacuudiga Iyo waxii soraacaa

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 8 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxda somalidu haa ka waantoban gacama hoorsiga oo danta dalka haa ka shaqeeyan

  • @abdalashirwa
    @abdalashirwa 8 หลายเดือนก่อน +1

    Imaraat Waa yahuud Ninkii soo dhawesto ayaa ka Lito

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 8 หลายเดือนก่อน

    Allahu akibar ☝️❤❤❤ free Palestine 🇯🇴🇯🇴 insha allah

  • @SunnySunny8888-s3p
    @SunnySunny8888-s3p 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxa la yaaba wadada taageera ama aaminsan carabta allaha u naxariisto madaxwayne siyaad bare waa uu ku saxana laynta wadadada wadad aan wadani ahayn sidaado kale walale waa dil dhankayga

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hassan sheikh waxa laga haya in u iri Emiratku wa saxibka koobad lkn suasha JAWAAB hanaga siiyo madaxweynuhu aniga fikirkayga wuxu yahay in u Farmajo wuxu u cayriyay imaratka waqtigisi ay ahayd
    wax Sax ah waayo dagartooda ayu u jeeday waddankay galana ma nagaado marka allow madaxda somaliyeed qalbigoda mide

  • @Mohamed1f7ug8k
    @Mohamed1f7ug8k 8 หลายเดือนก่อน

    Free palastine Illahaa weeyn oo waxida Waxi dhagar Eh illah Ha Naga Qabto Wadan,kee na illah Ha Noo Dhiso

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 8 หลายเดือนก่อน

    Imaradku heshiskaturkiya lacagta umajaran kahorbujartay sababta inaymusuqmasuqen sarakishi uxilsarnayd iyo madaxtoyadu garaha MD.dadfamilkisa ah sarakishilagadilayna waxaybaritan kuhaysay sababta iyo halka musuqu kasocdo wanatansodadajisay heshiska turkiya

  • @salahmahamud2140
    @salahmahamud2140 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaan kula talin lahaa,
    Madaxda dalka gaar ahaan ra'isulwisaaraha mudane Hamza.
    Maadaama uu wax kusoo bartay Malaysia talo ha'uraadsado aabihii Malaysia Dr mahatir mohamed.
    Sida dhidibada loogu taago hay adaha dowladnimo.
    Sidaan ognahay Dr mahatir wuxuu hirgiliyey jaamacada ugu weyn maamulka ee UUM.
    Qeybweyna kaqaadatey hor'umarka Malaysia.

  • @Durwaa
    @Durwaa 8 หลายเดือนก่อน

    Anaa ku shegay in ay ka xanaqsan yihin hishiiska somalia iyo turkiga markay ku hayen somalia oo kale bay noqonaysa falastin America urub,carab ay ugu horaysa masar hadalkana waxa u sodhibay maraykan waa siisii.

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 8 หลายเดือนก่อน

    Asc dulmi did

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 8 หลายเดือนก่อน

    MBZ. Somalia uma careeysna waayo addonsigii uu ka rabay Somalua ayadoo si habsami agu socotay Somaliana godkii uu la rabay inuu ku rido ayaa si lama fillaan ah dowladda Turkiga Somalia godkaas uga badabaadisay sidaas daraadded Laciinkaan wuxuu u careeysan yahay Adeegii Sayidkiisa Ingiriiska uu ugu adeegaayay ayayba si lama fillaan ah gebi ahaanba Turkiga laad ku qaaday .

  • @asiyeahmed1722
    @asiyeahmed1722 8 หลายเดือนก่อน

    🤲اللهم انصر اخواننا في غزة يارب🤲🥺🇵🇸🇵🇸💔

  • @محمدعبدالحميد-ك1ف5ظ
    @محمدعبدالحميد-ك1ف5ظ 8 หลายเดือนก่อน +1

    السلام عليكم أخي الكريم

  • @MohamedAbdiAhmed-cr8bi
    @MohamedAbdiAhmed-cr8bi 8 หลายเดือนก่อน

    Carabta qaar naar aya udanbeysa badànkood sida qatar imarad turkiga hajiro hajogo wll ibrahim

  • @mohamedali-f6c
    @mohamedali-f6c 8 หลายเดือนก่อน

    Dowlada xasan shiikh kuma quus qaadan xiligii farmaajo wxii ay ku dhaqmeen imaaraatka oo isbitaal ayay xirteen tan kale dowlada ayada baahi badanaa dakhliga soo gala kuma filno meeqo wadan ayaa taageero 😮😮😮😮

  • @sahraa8499
    @sahraa8499 8 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow hogamiyaal caqli lah oo dacada na sii daalnaye. Ilaahayow ka dhig dad keeyga ku wii wadankooda wax kala sobaxa

  • @maryam-cd3gt
    @maryam-cd3gt 8 หลายเดือนก่อน

    Hassan Sheekh markuu ciidamada somaliya hoos gaynaya Imraatka miyuu waalna.. Waqtigii Farmaajo yaa ciidamada siin jiray wax. Xasanoow lacagta soo saar ciidamada oo sii

  • @KhadraAdan-x9b
    @KhadraAdan-x9b 8 หลายเดือนก่อน

    We don’t need Imarat and our army we can give everything they need but our government must take action to stop these evil

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 8 หลายเดือนก่อน

    Canshuurta dekada iyo garoonka diyaaradaha iyo canshuurta gur yaha laga qaado dawlada ha siiso Askarta awalba meeshay aado lama ogeen

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 8 หลายเดือนก่อน

    Shikhan warmahayo cidanka turkigu musharkasiiyo bakabadan kan imaradku siyo lakin turkigu wuxusomariya lacagta bankigadhexe

  • @Hamze3527
    @Hamze3527 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha is One

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 8 หลายเดือนก่อน

    Carabta anagaa nafteena been u sheegna oo moodna walaleheen, xaqiiqadu waxay tahay in ay noo haystaan adoomo ayagu leeyihiin.
    Waxaa taa ku fahmaysaa marka aad qof carab ah si dhaw u barato amase aad wadamadooda takto.
    Sayid Moxamed raximahulaah baa noo sheegay waxqy carabi tahay.

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 8 หลายเดือนก่อน

    Imisaa xasan shiikh lagu lahaa emarat waa cadowga somaliyed ee isagu lahaa saxibkayaga qaali ah ka xaaxaabi

  • @learnpythonethicalhacking4974
    @learnpythonethicalhacking4974 8 หลายเดือนก่อน +1

    Something is cooking and also they say muddy the water. They know the Turkish ship is coming.

  • @The-informed
    @The-informed 8 หลายเดือนก่อน

    Turkeygu dhiiqu lugaha lagay, Somalia waxay dhimatay 34 sano kahor. Hassan sheikh ma ahan madaxweyne meel uu xukumana majirto wakaas tuugsanaya oo Emirates kabaryaya mushaarki ciidankisa marka turkey boobka dalkan dad la’anta ah miyey kafa’iideysanysa mise waxkalaa jira?

  • @cabdi.maxamedcumar
    @cabdi.maxamedcumar 8 หลายเดือนก่อน

    Carabta markey Maqleen somaliya waxaa looqodayaa shidaal waxba nooma ogola carabta waa xaasid falastiin oo ah walaalkooda ayey indhaha ka dawanayaan adoo african ah maxey kuu qabanayaan somalina waxay leyihiin waa walaalaheena carab somaliyey iska jira

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 8 หลายเดือนก่อน

    #Go Out Emirates And Saudi Arabia 2

  • @SaafiMaxamedCeeymooy
    @SaafiMaxamedCeeymooy 8 หลายเดือนก่อน

    Iaahayaw awod malhin awodaada ku kaafi reer falasteyn😢😢😢😢😢😢

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 8 หลายเดือนก่อน

    Asc ma kaa idilaya idaafacaya ma kaa idorsha danteyda eegi ma kaa idoxaa iidir naxaaya allow doqoney dabka la waaya

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 8 หลายเดือนก่อน

    Sahnuukiyada. Cadawga islaamka iyo cadawga. Falastiin. .. hadan iminka laga hortagin. Ujeedo wayn ayay ka leeyihiin

  • @MacalinSomali14
    @MacalinSomali14 6 หลายเดือนก่อน

    Tariiqda kuwa (yurub) aya qorta, kuwa kale waa loo meeriya. Fiiri historigan soo Bardney, Hitler Wixi ku ka lifay, ama wadaniyad ama cuqdad ma hayno.

  • @LJama6119
    @LJama6119 8 หลายเดือนก่อน

    9 milyan ee Xasan Sheikh la siin jiray ma bilaash ayey aheyd? 9 ka milyan waxaa loo siin jiray inuu indhaha ka qabsado burburinta Somalia.

  • @Shankharon
    @Shankharon 8 หลายเดือนก่อน

    lacagtiisa man ku noola jirna irsaaqada ilaah ba no hayo imaraad somaliya wax ka dhigtay dukaman iyo maqaydo hottelo ku yeeltay intaas diideysa somali hadey logaheeda ku istaagto miya u dhoofi laheyd imaaraad somali

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 8 หลายเดือนก่อน

    HADA YAMAN IYO SOMALIA XEEBTA U DHAXEYSO WAXAA DEGEN YUHUUD IMARADKA SAUDI MAREYKAN HADAN LA TASHAN U DIYAR GAROWA GUMEYSI AQLIGA HA SHAQEEYO SOMALIYEY

  • @AliBahnan-f6b
    @AliBahnan-f6b 8 หลายเดือนก่อน

    Ciidamo ayaa kasoogelinayaan dekeda iyo hub iyo in lahareereyo

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba 8 หลายเดือนก่อน

    Waryaa tano kale arkay emaradka 1986 sambabada iyo lugaha xoolahan siin jirnaye goormeey kibirtay ma sekadii lasiin jiray ku kibreen war Soomaali tuugsataay aan bishii $10 qofkii iska qaadne dhisano ciidamadeena kuwa dabadhilifka ahna uso dirno wadamada carbeed xaniinyaha jeebo halooga qabtee😢dekada yahuuda iyo reer galbeeda wato si loolaayo inta reer gasa ah oo hartay badda ayeey u socdan iney qabsadan😢😢😢Rabiyoow emarat,sacuudi,masar,qadar,baxreyn,urdun Rabiyoow carab naga qabo shartooda😢Soomaalia,Iraq,suriya,afganistan,sudan,burma,libia,ayagaa gubay walhi waa cadawga islamka😢

  • @suleeqoali1647
    @suleeqoali1647 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulqadirhussein6387
    @abdulqadirhussein6387 8 หลายเดือนก่อน

    Walaalo maba loo baahno xin iyo xaasidnimo iyo maseer ayuu usoo galay ee cid tirsata ayaa iska yar sidoo ayaa lacagta ciidamada looga bixiyaan waxa deladda ka Soo gala qeyb waxaa la siiyaa Turkey inta kale waa dawladda Mushaaraadka ay bixiso

  • @zamzamahmed2178
    @zamzamahmed2178 8 หลายเดือนก่อน

    Meshiharka cethanka Somali waha behinkara Somali odan hadi labihiyo nus dollar malinti.I wish all Somalis are united….Insha Allah one day.excuse my af Somali……..

  • @mohamedahmed-dg9me
    @mohamedahmed-dg9me 8 หลายเดือนก่อน

    Imaraatka hayska tagaan qadar baa diyaara

  • @MaxamedSiciid-y6v
    @MaxamedSiciid-y6v 8 หลายเดือนก่อน

    Sheekh caawà ma ramadan baa

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur 8 หลายเดือนก่อน

    Alaa yaa cisak imaaraat haka jaraan lacagta ciidankaan waxaa noo dhaama mooriyaantii isbaarada dhigan jirtay imaaraat axsantu

  • @daahirdiriye
    @daahirdiriye 8 หลายเดือนก่อน

    Somali qabiil kama dhamaado sude ku ogaatay lacagti ciidanka in shaqsiyaad jeebkooda lagu lexiyeey

  • @ShariifWiiro
    @ShariifWiiro 8 หลายเดือนก่อน

    Imaaraadkaiyo sucuudiga halu dhufto gantaao xuutiga haloo shhego

  • @abdifatahmohamed9482
    @abdifatahmohamed9482 8 หลายเดือนก่อน

    Xayeysiinta casriyeya oo waqtiga uso gabiya