Difaacuun yaan lagu jirin ! Maanta awood SSB iyo awood Ciidan Qaran ha laga faa'iidaysto, duulaan ha lagu qaado oo cagta ha la mariyo Huwan iyo Shayaad intooda ! Ha la foogeeyo cadawga oo xadkii ha la gaadho !
Kan gaboobey Kan belada u ban baxay Kan beenta keliya quuta Muxuu ka helaa colaada beenta Muxuu ka helaa deriska colaadis Maxaa u diidey nabadeynta Maxaa u diidey waanada Maxaa u diidey aakhiro xasusin Haddaba shalayna dhib ma jirin Ma jirin maxaabiis lakala qabtay Ma jirin dhimasho la arkay Colaada isagu ma tago Maalinba lagu sheegay weligii Maalintasna markiiba cararyey Dibna uma tegi doono dagaal
Masha allah geesi qaran nooloow Indr ❤❤❤❤❤❤❤
Maal TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul ciidanka SSB Madaniga SSB Guul SSB Guul SSB Guul SSB Guul SSB
SSB GUUL GUUL SOOMAALILAND WERIYEY QAALIYA SOOMAALILAND DHAB AH SALAAN SARE GUUL GUUL SOOMAALILAND CIIDANKA QARANKA GUUL GUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Geesi maal TV🦁🦁❤️❤️🌹🌹
Masha Allah waa run inaa tihiin chanal madax banaan anakaa idiin makhraati ah Allah haydin garab galo waayo dalkiina iyo dadkiina ayaa difaacanaysaan
Masha Allah guul guul io gobo nimo somaliland dhammn
Geeesi Qaranku leyahay ayaad tahay guuuuul iyo gabanimo
❤❤❤❤caqaayad Abwaan qiima badan❤❤❤❤❤
Maal xayaakallaah
Maal tv❤❤❤❤waad mahad santahay❤❤❤
MUWAADIN U CODEE QARANKA ❤❤❤
Maal tv keep going brother
SSB.sooma jeestayaashii.guushu.ay.jeclaydoow.jihaad gala jano AAkhiriyo jirtaa xornimo jihaad ugala.SSB Sab guuul❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤Guul Somaliland 💪🏾💪🏾💪🏾👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿
insha Allaah Guul Somaliland illaahaw Jabi Cadawga Somaliland aaamiiiinn
Waxan halka saalan mug iyo miisaan leh uga diray Abwaanka iyo maal TV
Waxan kalo halkan Aan saalan mug iyo miisaan leh uga dirayaa dhamanba
Ciidamada SSB waxana kula talinaya mar kasta heegan buuxa Ahada cadowga na fiiro dheer u lahada
dhamanba ciidamada SSB guul iyo gobanimo Amiin Amiin Amiin insha Allaah ilove SSB
Guul ciidamada SSb❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah guul iyo gobanimo Somaliland and SSb guul insha Allah 💪
Guul Somaliland ❤ muwadi ucodaa qarank kulmiye waa difaac qarank guul Somaliland ❤
Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤
Guul iyo gobonimo somaliland ❤
Salaan sare mujaahiid guul iyo gobanimo jamuriyada barakeey ee somaliland ❤❤❤❤
Ma doorashaa lagu galaa dhaleecayn muuse biixi guul wadani guuldarro
Axmed faraax faraaxii riyaahaa buulka eeyga ah,,?❤
Really wllhi wadhab hadalkasi
ASB WA MACAWISLEEY E MEYE CIDANKI 34 SANO LADHISAYEY QARANKA QAAWAN🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
2:52 2:53 2:55
Difaacuun yaan lagu jirin ! Maanta awood SSB iyo awood Ciidan Qaran ha laga faa'iidaysto, duulaan ha lagu qaado oo cagta ha la mariyo Huwan iyo Shayaad
intooda ! Ha la foogeeyo cadawga oo xadkii ha la gaadho !
Waaar masaajidka gal oo cibaadayso waad gabawdee niyaw
Ssb❤❤❤❤
Geesi abwaan
HJ jirjirole Sanaag Erigabo are different scenarios. Foxtrot and Solo madaw libaax are confined to HJ hwd.
Mash Allah 🎉🎉🎉🎉.
1:01
Habar jeclo = qaranka somaliland
Waa runtiiye ma beentiibaa inankaasi
SSB LIBAAXYO CUNA DOQONTA ISKA SOO CARARAYSA HUWAN BAAHANE
KAN DAAWADII HIV AYUU QAATAY OO WUU NAAXAY MARKII DAWADII LOO BILAABAY. ISKA ILAASHANAA DUMAROOW.
Ma aduu Kaa qaaday?
Aduunya waxaynu joognaa kii cadawga usalaaxayay ee dhabarjabinta ahaa uu ceeeb kasaliim iska dhigayo iyo kii sagaalka bilood naf iyo maalba kubixiyayna uu yahay kawax xumaynaya anagu waanu aragnaa ee cida maalinta doorashada waalata usheega
ASC ubaxle Media 24 SSB mujahideen janaatii farduus J'SLN proper govts institutions leadership ruling kulmiye party guul qarannimo wins momentum SSB led by Solomon Nur iwm Solo madaw guul qarannimo wins momentum.
SSB oo daagaalkusocdo niinka coodkadonaya waa naacaas
Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💚🤍❤️💪🏾. Gul Cidanka J SLand AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲 Gul. Cidanka J SLand AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲
🤣 Nin Culus Ruug Caddaa Ku soco Libax
Kkkk daayeerkaan beentiisu waa daily kkkkk Xaaji Cali Harti Laangare baa yaabay 😅😂
Cidanka Ssb hagalan lascanod hadikale fatabakh dasay unbe guri waligod ila laga sifeyo argaxisada xagagi meyso meshasi
Hj two standards foxtrot and Solo madaw libaax mmmm.
INad walantihii waxacade nesa Idoor wusiwata e maxa hartidiidey reer murqaan laan
Somaliland xuduudeeda way iska cadahay.
kama chiro wax muran layiraahdo .
waryaa! layskuma chiree June baanu nahay.
hanagusoo dalanbaabiyina!
Af garmoone
Unc ❤is xooreeyaa,fuuto xaajis waa inoo dagaal...😂
BEEN BADANAA NINKAN HALA YAABINA WAA IIDOOR BEENTA WAA DHAQANKOODA
KkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkGuul Guul
REER MURQAN LAAN BOQOL JIR BEEN LANOOL WAXBA KUQABAN MASO SHEGASHO RIWAAYAD😂😂😂😂😂
Kan gaboobey
Kan belada u ban baxay
Kan beenta keliya quuta
Muxuu ka helaa colaada beenta
Muxuu ka helaa deriska colaadis
Maxaa u diidey nabadeynta
Maxaa u diidey waanada
Maxaa u diidey aakhiro xasusin
Haddaba shalayna dhib ma jirin
Ma jirin maxaabiis lakala qabtay
Ma jirin dhimasho la arkay
Colaada isagu ma tago
Maalinba lagu sheegay weligii
Maalintasna markiiba cararyey
Dibna uma tegi doono dagaal
xamareey buul gubtay ilaahay kaa dhig.
buro bukta oo geeska afrika kutaal baad tahay.
Maanta waxanoo firdhiye Iyo garaado argagixiso mukhayntii waa maxay??????? Siyar siyar baa loo xuubdhacdanayaa miyaa caqaayadoow
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN