Maasha allah wardi tasbiix ah ayaan kaa maqley hada ko hor wuxuuna markiiba ilaahey iga fujiyey murugadii. Si deg deg ah ayaana ku heley ilaaheybaa mahadle adigana ajar iyo xasanaad adiga waalidkaaba ha idinka siiyo dembigiinana allaha dhaafo
Asc Shumburo waxa lo yaqaana Xumus Cuntada wa lagu cuna waxan ku arkay UK qofka jooga o kale Restront yada walaso raaciya cuntada iyado shiidan o sos lagaso dhigay Supermarket yadana walagu iibiya iyado diyarsan lakin tan sheekhu ino shegayo wa iyadi o midho ah suqyada o dhan way taala lakin waxan u aqaana Humse ama Shumburo
Waxaa loo yaqaan Hummus seeds. Hummus, also spelled hommus or houmous, is a Middle Eastern dip, spread, or savory dish made from cooked, mashed chickpeas blended with tahini, lemon juice, and garlic
Waas radin dhor saac, kadib kari miir kadib xoogaa cudbo iyo basbaas ku walaaq saliid yar ku dub ama ku sol qoyanka kaga dhsmaado kalac brow kadib ka daji markuu qaboobo loos ahaan u isticmaalinkartaa.
Jasakalh shiikh ilhey cimrigaga iyo cafimadkaga hadhereyo
Maasha allah wardi tasbiix ah ayaan kaa maqley hada ko hor wuxuuna markiiba ilaahey iga fujiyey murugadii. Si deg deg ah ayaana ku heley ilaaheybaa mahadle adigana ajar iyo xasanaad adiga waalidkaaba ha idinka siiyo dembigiinana allaha dhaafo
Noosheeee wardigaaaa qali
Ala noosheg wll
Wll plz no cheeg wllo mcn😢
Plz no cheek plz plz😢
Walaalayaal soomaalidu waa xaasid oo cid uma sheegaan waxay KU faa'iidaan ee haku daalina
Masha alah noosheegbal sheekh wiilyaroo 6sanojira baan dhuubnidiisa ciilkaqaadee jisakalaah
Maasha allah
Asc
Shumbardu wax dhiba miyay uu gaysanysa qof gaska h pylori qaba sheikh qayr allha ku siiyo
جزاك الله خيرا شيخ
Asc
Shumburo waxa lo yaqaana Xumus
Cuntada wa lagu cuna waxan ku arkay UK qofka jooga o kale Restront yada walaso raaciya cuntada iyado shiidan o sos lagaso dhigay Supermarket yadana walagu iibiya iyado diyarsan lakin tan sheekhu ino shegayo wa iyadi o midho ah suqyada o dhan way taala lakin waxan u aqaana Humse ama Shumburo
Wll igaa faa idee
Waxaa loo yaqaan Hummus seeds. Hummus, also spelled hommus or houmous, is a Middle Eastern dip, spread, or savory dish made from cooked, mashed chickpeas blended with tahini, lemon juice, and garlic
Sheeq alle ajar iyo xasanaaad haku siiyo wlh wan ubaaahanahay wan tijaabinaa maanta soo gadanaa i.a😢😢😢
Jazaakalaahu khayr
Chicpeas english
,Xumus, Arabia
Shumburo Somali
Masha allah ❤
Maa,shaa,allaah
اللّهمّ صلّ على سيّدنامحمّدوعلى ءاله وصحبه وسلّم
Maaasha. Allah
Alhamdulilah Ya Rahman
Masha Allah
soomalidu shuburo yayi uyaqanan❤sida❤anwadaognahayi❤cidkasta❤o soomali ah waykushegayan❤shumburo❤
Merci bcp hamza ahmed
Mansha Allah
Masha Allah ShiiQ Allaha ku barakeyo
mash allaaah jasskallaaah shekh
جزاك الله خيرا
❤❤alhamdulilah
Sheikh ilaahay have barkeep waan xanuunsanee isoo ducee
Allaha ku barakeeyo shiikh xamza
Qiyaas miyaa jirta mise intaan raban karsankaraa?
Sh waxan ku waydiiyay shumburada anigoon suuga kadhigan oon kaliya kariyo ma cunikaraa oo malagu cayilayaa
Mnshallah sheqo ada ayn ugu farxaya arintan ada kahaleyso cungu yara aya tabartisa ada uyara
Abayo natiga isosheg
Abyo natijada nala wadag haddii aad isticmashay
Masha allah allaha ku barakeeyo
Allah ku barakeyo
Sheikh qofka macaanka qaba ma isticmali Kara
jasakala qeer
Shiiqo wan kubarya shumburo magac kale noogu soosheeg plz
Xumus layiraa
Yuo tube kuqor shunburo
Masha allah waa runta sheikh
Baaraka llaah sheikh
Marsha Allah sheekh xamze alpha ku barakeeyo
Mashallah sheeq misirta jaallaha ah miyaa
Mashalaha ❤
Sheikh Allaha kubarakeeyo
Maasha allah sheekh
Shshekh waad mahad San tahay
Eedo macan Aya caato IGA ah
It’s chickpeas in English
Shukuran sheekh
It is Chickpeas and in somali waa shumburo
Xumus waaye)حمص
Sheeq cambe shamaam waa la waayay magic kale ma la heli karaa
Mango och vattenmelon
Soo badi xbti
Asc sheeq xulbada miyaa shunburafa
Oo xagee laga helaa
Shumburo waa aqaanas sheekhow
Luqada carsbiga ma xumus miyaa.
Shugborough xumiska miyaa 14:25 14:27 14:30
Mansh Allaah illahay haku barkeyo shekha xumus
Sheikh hamza wanhanusanahaye esoducey
Allah haku barakeeyo
Wa xumbus
Masham alaah
Salam wll aniga waxan raba in an is dhubo maxan cuuna
Queer alahabkusiiyo thanks sheeq
Jikin beans
Raxiim dhe sheekh
haa wll washumburo❤❤giram❤gedahamacan❤wabanibinjirayi❤❤walahi wa shumburo❤❤❤❤❤marki an ibinjirayi waxanodhanjirayi❤shuburo❤giram❤gedaha❤macan❤❤❤❤
jaskumulah❤khir❤❤shikhi❤❤❤wardigi❤❤❤yanraba❤❤nogusoceli❤❤shuburada❤wanisticmalidona❤❤carur❤ad❤catouah❤yandhalayi❤wasin❤inshallah
Carabiga waxaa ladha haa baliilah amah xumus waxaa aad ucuno masaarid iyo siiriyaanka noocyo ban beey u karsadaan
Sheekh adiga yaakubaray daawooyinka
Gaas tari ayaan leeyaay maxaa iga dawaynaya shiikh
Humus ba la dhahaa carabi and English waxa la dhahaa chicken peis.
Xunus
Manshalaah
Dee
'
No. ..
16:18
Carabi akbi miyaa lagu dhahaa iso shega dadka ku yaqaano magaceda carabi ahaan
Sidan igu sameeya ilmahaa yar sheikh iso sheeg
حلبة
Magac kale kusheeg sh xamze
Sheeqo wan ku amin sanahay ee 1 sano jir ma la sin karaa
Mashala
Mahadsanid
War siqaldan ha,ufahmina xulbada dhanaan maleh mana aha xulbad
Sheikh lanbarka isii adigo raaliya sulaaa baan kuwaydina
❤❤❤❤ siday ila tahay waa misirta jaallaha❤❤❤❤❤
Xulbad ma aha misir ma aha
Maya miserable maaha
Xasaasiyada maxaa lagu daweeyaa
Waas radin dhor saac, kadib kari miir kadib xoogaa cudbo iyo basbaas ku walaaq saliid yar ku dub ama ku sol qoyanka kaga dhsmaado kalac brow kadib ka daji markuu qaboobo loos ahaan u isticmaalinkartaa.
Waa digirta nooc kamida shunburadu carabiga xunmis ayaa ladhahaa hilib ka waa looga maarmaa waa ladalacdaa waa laysku qurxiyaa
English maxa lagu dhaha
Maxalayira mahaceda
dad wajiga marsada ayan arkay sheekh wajiga maxay u tartaa
Shiiq xulbad miyaa
Asc sheeq xagee jogta oolagala soo xariirkaraa
Sheeq maxa lagawada
English maxaa lagu dhahaa
Hummus
English waxaa lagu dhaha chick peas
@@raxmacadi1140 humus was af carabi english maha
Chickpea sxb
Sheeqo gabdhaha uurka let macuni karaan
Haa waa digir cunto cadi oo la cuno waye carabta iyo hindida pakistanka aad u karsado ayado sideda u burburan aye bariska ku karsadan
@@tufahahmed7144wll magaceda sifican igu sheg
Shimbiro koonfurta waxaa la dhahaa , xawayaan ka buubo ee baalaha leh. Xulbad maad ka wadaa
Waar shimbiro ma aha ee waa
Shumburo wax sida digital ale ah
Xumus
sh sanboorka mxaa kadawaa
Toon cun 🧄
Ma xulbad miya shubaradu
Xulbada miyaa
Xumus ayaa ladhahaa
Xulbad miya
Ashamed alaah
حمص
Soogaabi shekada hadad ranto inlagudhagaysto