Tigre waxaa ka dhac qaylaya Oromo,Ogadeen,Ciise ooy inta ay xasuuqeen qarkodna nolosha ku asteen iya mant nabsigi ay ka galeen ba manta laga jaraya insha Allaah
Aaway Soomalidii may tashadaan qoomiyad kasta way tashatee, mise wali sidii bay u kala dusaan. wallahi dadnimo xumadooda la yaabanahay, qoomiyad kasta way xidhatee maxaa idinka la idiin soo dhaxmaraya. war isku tashta oo gacmaha is qabsada, midnimo jaanis dahaba weeye wallahi.
Waryaada ilen balayaada xagan ad ka afuufaysan illahay hanaga qaabto labaadina niin mesha ad joogtan islam iyo gaal kuma hadhiin ee waa labadiina okaliya
Tigree talo uma taalo waayo tigree xili ayey waqti haysteen lakiin hada talo way ku ciirsantahay hadii uu shalay somalistate sii dayn lahaa maanta taas ma haysateen duli
Jaamacoow midbaad been ku shegtey Taaso ah Ciidan military ah oo guuraaya oo hukooda inta laga Aruuriyo sidi bagaash baabuur kale lasaaraayo Askarta oo sacbool ah iyagana gawaari kale lagu guro sidaas masaafo dhaa dherr kumaraan Taas been cad weye Askariga military ga ah isaga iyo hubkiisa makala haraan
Very very very kind geb father of the Tigary governance
ትግራይ Tigray
Maashaa Allaah , Rag rag shalay, Allaha idin Xifdiyo. Aamiin.
wararka aadsoo daysaan aad ayaan ugu farxaa waxaan ahay muwaadin somaliyeed ku nool magaalada jigjiga waana jeclahay midnimada somaliyeed
🔥
Nuur good
Mansha Allah alle wararkina jecliya
Nuur & Jamac rag wax badan og
Jamca good
Thanks SStv. Very funny, hooyadii baa nin dhashey, jjecliyaa sidey u socoto, ma u maleyneysaa iney na saameysey,
War somaliyey haday ugu wangsanthy dhulka ma so dhacsnaa
Sxb Somali waxey uu bahantahay min hanti heysta oo dadka soo abaabula. That's it. Paul Kagame oo kale.
Jamac Galan iyo nuur waa idin salaamay♥️👑
Viva digrya milteri inshallahu guulysta viiiiiiiivaaaaaa digree milateri 😍😍😍😍
ALlaha Odin daayo sstv
jamacow taageerayaal badan ku ld
Thanks
Gallan pro Digree
Soomaalida Hadda ayaa la rabaa iney si xikmad leh u tashato. Ilaahow fursaddan ka dhig tii ugu wacneyd ee Soomaali Soomaali soo marta
jamacow muqdisho taageE
Soomaali wa soomaali
Sax waan ku rasahat waaiye
Ha socoto
Gabra siiyo baroor weyna samir iyo imaan
jaamacow idinba waydinkaa fekereyee waanan ogahay dhalinyarta ugaadeeniya inay noolyihiin doonayna itoobiya raalina ku ahayn
lkn
waxaad aamintaan inaad bedelikartaan siistamka noqotaana wadaniyiin iskana daaya basaasnimada isna aamina
wllayaal anagu waan idin jecelahay guushiinu waa guushayada
Allah macakum
abiye axmad ❌️ 🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹
Tigre waxaa ka dhac qaylaya Oromo,Ogadeen,Ciise ooy inta ay xasuuqeen qarkodna nolosha ku asteen iya mant nabsigi ay ka galeen ba manta laga jaraya insha Allaah
Wakusalmy sxp jamac galad waakumahadsantahy falqaynta runta ah from qoraxey
Ilaahay wxn uga baryayaa inay madaxa islagalaan itoopiyanku
Inaga wxba inakama khuseeyan
Haaye hoosta uun ka qosloo siyaasadaada debada hakeenin somali bilaa caqli
Nabad baa allah ka baryeyna
@Khaalid Xasan in aad calan tagato micneehdo ma ah inaad xor tahy ee waxaa xor ah inaad cadwgaaga jafto
Mustafe wuuna ku maqlin ❗❓
hadal xaqiiq weeye wllhi 😭
Dd soomliduna inshallaahu wayguulaysan xornimo ddsooooomaaaliyed cadawgeen jajab viva muslim
Jaamac waanku taagera from buuhoodle
Haaheyo
Ax miyay kilika shanad maanta xuduuda xidhato wan uso gurman lahayn oo dawlad somliya ah Ka taagno halkaas🇸🇴😭
Somali manta waa malinteni ee aynu ka faidaysano xaq banu ulenahay in anu xukumo itopiya
Xaqiiqdii dadkeena siyasada kujiro ma ahan kuwo ku filan danta guud balse maata somalia fursad ayey haysata sidii 1991kii u helay fursad wanaagsan oo la dayacay
Stop stop stop the war aby
Waad ku mahsantihiin Soo gudbinta
Jaamac waa runtaa wll dadkenu manola oo maskaxda laga haystaa
Wakaqadney masul jamac
jamac wa ruunti ee somali waa jiifat mana toosayan ee Dhado aya roob modayan ee wan jiifaa ha itoosiin
Maanta Naag amxaaro ah oon wada sheekaysanaynay waxay tidhi Mustafe cagjar waa baby
Kkk sxb miya shukaansataa hhh
5 years was the war
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk run badanaa naagtu
.
Mustafa soomaali uun buu ku duuli lahaa soomaali doqon mooyee fariid male waa nasiib keed maa,nta
Wanqoslay
Maanta
Jaamac aad buu uga niyad jabsanyahay somalida hab dhaqankoda.
War nimanyow qaadkiibay naga xidheenba nimankaasiye inaadeer ma heshiiyeen iminka
Asc
Walaalayaal kenya dal nagama haystaan miyaa??!!. Wajeer iyo Garissa iyo Mandera iyo Isiolo iyo dhamaan Xaqlayaashii shahiiday 1960-1964 sidee yihiin????!!!.
Tigree hakanixina soomli wuu babiiyay gudo iyo dibadaba ilahay ayaa kajaraya waad iga qoslisay jaamacow cali shocaac ilahay hadayo waa nin waya araga waan taagera odayga ilahay hadaye
Noorow waa wll inku xiran oo jooga muqdisho salan sere iga gaarsiii falanqeye sare jaamac galad
Adeeer taarikh la an taadan
Warkiina ma bishiihoraaaa
@@axmedcabdulhi4201 hadda Taariikhda Meesha ku Qoran ma aragtid miyaa? Indhaha inaad kala hayso ayaa ka horeeya soow ma aha walaal
Jaamac Waa Niyad Jabay Wlhi Sorry Ana Xamar Ka Soo Dulaa Dagaalka Bilaaw Mesha Noo Xir
Jamac runtan ku jeclaaday
Aaway Soomalidii may tashadaan qoomiyad kasta way tashatee, mise wali sidii bay u kala dusaan. wallahi dadnimo xumadooda la yaabanahay, qoomiyad kasta way xidhatee maxaa idinka la idiin soo dhaxmaraya. war isku tashta oo gacmaha is qabsada, midnimo jaanis dahaba weeye wallahi.
Majidnuur xabiibi,niadunyaaanaataskunfiihaa
Anaacayshiiwaxayaatii
Hatarashaimamain
Axmaro way ku deysay
Jamac galadwaan kuaslaamayaa markahore markaxigta wararkaga aadbaan ugahelaa xaqiiqada iyaad kahadashaa
Tblf ok
Waryaada ilen balayaada xagan ad ka afuufaysan illahay hanaga qaabto labaadina niin mesha ad joogtan islam iyo gaal kuma hadhiin ee waa labadiina okaliya
Hhhhhhh waan lasocdaa bahasha
Kkkkk Jaamac muxuu run sheeg yahay.
Nice
Tigree talo uma taalo waayo tigree xili ayey waqti haysteen lakiin hada talo way ku ciirsantahay hadii uu shalay somalistate sii dayn lahaa maanta taas ma haysateen duli
Tigre wa taygar
Mustafe afka ha goosteee ha hadlin oo dhiiqo aadan ka bixi karin ha galina ku dhaha
Ilaa xalay waxa ku haysa waxi cidan aha wa diyarsanyihin waxbana madhicin ila hada war nagu kala wada fatalayalow 🤣🤣
Sug nuurow ha qaraxdee, bal aynu eegno.
Geedaha fula dhaha kulahaaa🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂😂
Wariyahan warba kudugan
.
Somali waxey uu bahantahay min hanti heysta oo dadka soo abaabula. That's it. Paul Kagame oo kale.
Ad
😂😂😂😂😂
JAAMAC GALLAD WAA RUNTI SOOMAALIDU IYAGAA ISKU MAQAN ! EE ILAAHEY HA U GARGAARO.
Jaamacoow midbaad been ku shegtey
Taaso ah
Ciidan military ah oo guuraaya oo hukooda inta laga Aruuriyo sidi bagaash baabuur kale lasaaraayo Askarta oo sacbool ah iyagana gawaari kale lagu guro sidaas masaafo dhaa dherr kumaraan
Taas been cad weye
Askariga military ga ah isaga iyo hubkiisa makala haraan
GABRE WAA TIGREE XAAGUU GALI DOONAA TOLOW ‼️🤪🤪🤪
Hhhhhh kooma ayee ku jiraan kulahaa dhib bdnaa jaamac galad
Amxaaro dulowday dab utoo namayna diinta Islaamka ku dagaa lameenaa
Geedaha fula
Adigu jaamacow tigre ayaad taagayraysaa tplf soo maha kuwii soomaaliya baabi iyay maah han😃
Waar jaamacow Siday yiraahdaan maha we waa tiri alle
Tigreeray guusha allow siii
Shidaalka aad hesheena tigrayga difaacaa oroma kiye
Qalinka hadii aadku dhufarro wap unpuudhahaya
Alla jamac waa harabo
Nin aan taking jirin haaduutaliyo nin aan tagijiri aataga eee lasoc
Hhhhhhhh
.