Dadka badanaa fanaanka un bay arkaan ma xusaan Abwaanka miraha maankiisa ka keenay. Mahad badan haka gaadho Abwaan Muuse Soo baxay oo erayadaan qiimaha badan usoo dhiibay Fanaanka.
Mahadsanid legend 10M oo hoos ka gunuunacaysa baad u hadashay ciyaartana meel fiican baad ka bilowday, inta kalena waa la dhamaystiri doonaa ilaa ay ina dhaafaan Ayaxan soo duulay😂
Dad la iska xirin waxa lagu xiray aaan la garaneen maragteen maragteen😢 dad aan dowlad aheen oo dowlad nimo sheegen maragteen 😢dad soomaliyeed oo gaalo iska bixiyay maragteen maragteen😢 dowladeena oo midawdo ban doonaynaa❤❤❤
Dhaanto lama oron kare dhaanto Wey dhaaftay tariikhda ayey gashay Waa ninkii ogu horeyay ee xaqiiqda tala degaanka sidhaba oga hadlay intii aan xasuusto
Xaqiiqdi toosh weyn ayuu ku shide gaafoote,,,,,soomaali galbeed sidee wax ujiran waxan dhaanto lama dhihi karo waa another level sxb gaafoote hore usoco
Run ahaantii waa fanan geesi ah Erayadii abwaan muuse soobaxay walow uusan erayga (dawladii horaad la dagaalanteen kuwii dumiyayow) uusa isagu ku darin oo loo malaynayo inuu ku daray abwaan Ahmed rooyal si kastaba ha ahaatee allow mustafe umada ka qabo from nogop daawo 🎉
This is unique and immortal fuctual reality description words in concise and coherent manner.This Danto will live forever.This reminds us how all Somali leaders ,wherever they are, neglects their obligations
Dhaanto noocan ah baryahan ma maqal Abwaan Rooyal iyo fanaan gafoote marka hore waa mahadsan yihiin Gafoote Alle haka soo daayo cadawga sida badheedhka ah u xidhay
Nin gurigaaga joogoo kula lagtami ma aragteen isagu isagoo jigjiga jooga mxuu ku keenay ku qaad mustafe booskiisa maan ku jiro arxan daradii dawladii hore ee uu udoodayo ayaan tusi lahaa wlhi 65 cisho ayaan ku dhex dayn lahaa talaagad kamida talaagadaha ugu qabowga badan Anu waxaan leeyahay karaystay bukaanadii ❤
Yaa qori kara Heesta midhaheeda. Waxaan fahmi waayey laba bayd ee ka dambeeysa: daara fooqoon dhaxanta dalfinayn ma aragteen... maxaa ku xiga?, waana inta wiilasha lagu xidhey Heesaa Abdinuur Gafote iyo Abwaan Rooyaal. waad ku mahad celinayaa haddaad ii soo qorto erayada minyarada iyo minwaynta ka hadlaya.
ROOB DA'AYO DHIRTII DOOG LAHAYN MA ARAGTEEN..DAAWO TAALON QANDHADA MA ARAGTEN..DAARO FOOQ AHO DHAXANTA CELINEN MA ARAGTEN..WHAT A PIECE OF PRODUCTION THIS SONG WILL LEAVE ON FOREVER IN MY OPINION WLLHI...
A master piece! A true work of Art from a major statesman and dhaanto writer sang by a major dhaanto crooner with a dulcet voice. The two gentlemen boldly speak the bare truth to power. President Cagjar and his men must release the two gentlemen: Abwan Royal and Abdinoor Gaffote immediately and take a cue from their free billion dollar advice that is if he is not already dead wood. He has been one in the making for the last four years.
I am cursed with seeing the truth in this world😂the sheeps and wolf's its hard when clothed like sheep ❤❤❤❤❤Thanks universe, ancestors,God for showing me even if it's painful and I have to keep my mouth too manny times.God ,ancestors, angels help me to never be dependent on another human,protect my free will and knowing the truth aamin
Mar haduu leeyahay abdi iley baan u xiisay oo marku joogay jigjiga xita imaan karin gafoote. Qabyaalad weyna reer cabdilaha jaqafadig. Axmed madobe 13 halki laami ee kismayo ku yaalo ilaa 2023 xidhanayo ma arkaan miyaa qiyaali weynaa 😂
Free abdinuur Gafoote From Muqdisho🇸🇴🇸🇴❤🔥
Yaahuu
❤
Mowliid macaane
Axmed
❤❤
Waxa soomaali oo dhan haysta buu ka hadlay gaar ahaan soomaali Galbeed 🇸🇴👍 Geesi garab adag weeye waxaan filaaa inuu xabsiga ka soo baxo !❤
Miya laxidhay wilkan
Mid lasoo furayo oma eka ✌🏻
@@axmedkaamil7542 sowmhn😂✊🏻
😀😀😀😀🎧👑👑👍👍👍
Mwwfzx
You hit the nail on the head MR GAAFOTE, KOOX ka kooban NGO, JAWAASIIS, AMXAARO, QAWLAYSATO, DILAALIIN ayaa DALKII gacanta ku DHIGAY.
Ma aragteeen nin weynoo ilmihiisa dayacay biilkiina diiday 😭😭😭
😂😂😂hees kaso same
Ma adigay kuahaysata wll iska sabar
Yes yes we saw that 😂
😂😂😂may may
😅😅😅❤❤❤
Ma aragten Ma aragteen lacagtii oon waxba taraynin ma aragteen😢
Haa wlhi
Yeah 😂 we saw that bro!
Dadka badanaa fanaanka un bay arkaan ma xusaan Abwaanka miraha maankiisa ka keenay.
Mahad badan haka gaadho Abwaan Muuse Soo baxay oo erayadaan qiimaha badan usoo dhiibay Fanaanka.
Muhiimada Ugu Weyn waxa leH fanaanka Oo ku dhiiraday inuuu qaado Muuqaalna soo duubo
@@bashiirwadne7502 waa aragtidaada gaaban.
@@somaliofficial4240fanaanka ka muhiimadu weeya sababta oo ah in lagu xidhay ninka dhaantada in laxuso waxaa weeye fanaanka
Mahadsanid legend 10M oo hoos ka gunuunacaysa baad u hadashay ciyaartana meel fiican baad ka bilowday, inta kalena waa la dhamaystiri doonaa ilaa ay ina dhaafaan Ayaxan soo duulay😂
Howsha adban uga helay lkn fananki waxba helay
Haa wa lladhameestiri insha Allah
kkkkkkk iska hadlow inadiifle gaafoote
Ayax soo duulay miyaa dowlada hada haysa xilka? koley anigu kuma tagersani in dadka xaqooda la duudsiyo lkn tii Ina Iley waa laga raystay
Dhaanto
Dad la iska xirin waxa lagu xiray aaan la garaneen maragteen maragteen😢 dad aan dowlad aheen oo dowlad nimo sheegen maragteen 😢dad soomaliyeed oo gaalo iska bixiyay maragteen maragteen😢 dowladeena oo midawdo ban doonaynaa❤❤❤
Siyasad waliga ha fara galin iyo dowlad
@Kela-Taksi Taksikuljetukset adi iska hadlay nefow ila hada
dad runta sheega maa ragteen
maragteen dowldad daacad ah maragteen dad xaqa dooneyn maragteen xuman loo sacab tumaayo maragteen
😂
😂😂😂
Dhaanto lama oron kare dhaanto Wey dhaaftay tariikhda ayey gashay Waa ninkii ogu horeyay ee xaqiiqda tala degaanka sidhaba oga hadlay intii aan xasuusto
"Maaragteen maaragteen dab qaxayoon biyaha diirineyn maaragteen 😅
Maaragteen maaragteen dayax muuqda oon mugdiga doorineyn maaragteen 🤭X2
Roob da'aayon dhirtii doog laheyn maaragteen 🤔
Daawo taloon qandhada dajineyn maaragteen 😳
Daara fooq loh dhaxanta dalfineyn maaragteen 😎X2
Kudagdagay minyaro maru dookheygu lumay udarsaday minweyn baadi aan waagi jiray dadku yaabye la huno dadku yaabyee
Dadku yaabye jaceylkeygu doqonsanaa X2😢
Dowladii horeed ladagaalanteen
Kuwii dumiyayoow mid kadaran dhashay talow see diiratadan talow see diiratadan talow see diiratadan looga digarogtaa 👹X2
Maaragteen maaragteen durdur ceel oon wadaan ladareyn maaragteen 😖
Maaragteen maaragteen dun xariir ooy indhuhu diidayaan maaragteen 😳X2
Doox waraab ooy dadkoo dhan naceen maaragteen🙄
Daawo taloon qandhada dajineyn maaragteen 😲
Neef haldoor oon mar qudha dihineyn maaragteen ☺️"X2
By _.axmed_.musa._❤️
Montana_4tk ❤️
Sxp maidakale noosooqor please
Mahadsanid
@@abdiqadirmohamed374 midee wll qali
@@ahmedmusa8265 jabta gaba iisooqar please sxp maragteen lasooqadey
Midaan mida lagu adkeeyey ee ah maragteen qabta 2aad
@@abdiqadirmohamed374 ok waan soo qoray wll qali
Xaqiiqdi toosh weyn ayuu ku shide gaafoote,,,,,soomaali galbeed sidee wax ujiran waxan dhaanto lama dhihi karo waa another level sxb gaafoote hore usoco
Amu xbsi ku gala Hee tan
Dadku ma wada fahmayaan kaliya waxaa fahmaya inyar thanks u jedaada noo cad
Gacanta cadawga alaha kaso furto ina ader wa adun zapan akhir hees laysku xukumayo🙄🙄🤲
freeeeee gafote JWXO geesi sohalgamay freeeee insha allah waba warer haday runtii kontoraban noqotay dadku waa wada abwan rooyal iyo gafote bulshaday katurjumen freeeeee halyeyada la isir beegsaday 🤲🤲🤲🤲❤💙💚👍👍👍✌✌✌🤺🤺🤺
Mashallah wll guulayso mahadsanid girangirta wey bilaabatay inshallah ilaa ay ooda rogato wey socnaysa
gaafoote Abwaan xaalada iyo xeerarka xubin ka hadalka sugaanta xambaari Kara weeye
in uu runta cadeyo inuu rabo indhihiisa ka fahmee vidioga sifcn udaawo legend keep up 🚶♂️💪
Rag runta sheegi rabo dumar hor istaagsan oo diidan ma aragteen 🥰❤️
Run ahaantii waa fanan geesi ah Erayadii abwaan muuse soobaxay walow uusan erayga (dawladii horaad la dagaalanteen kuwii dumiyayow)
uusa isagu ku darin oo loo malaynayo inuu ku daray abwaan Ahmed rooyal si kastaba ha ahaatee allow mustafe umada ka qabo from nogop daawo 🎉
Nin bidaar lahoo timaha beeranayn ma aragteen 💘
Maxakagalayy
Dhaga hadalka nagadha
Hhhhhhhhy
Ma aragteen dhalin bilaa camal ah.
Ma aragteen tuugsiga aan xadka laheyn.
Ma aragteen xabashiga is shisheeye iska dhadhicinta.
This is unique and immortal fuctual reality description words in concise and coherent manner.This Danto will live forever.This reminds us how all Somali leaders ,wherever they are, neglects their obligations
Yaa kugu kalifay inaad luuqadan aadan lahayn noo soo qorto
Hundred 💯 percent you understand that the most important meaning of the dhaanto exactly somali leadership neglected their obligations
I agree with u
@@kadarlee mansha Allah yaku kalife ma ogi
2:08
Ma aragteen ma aragteen nin waynoo ijabaneeyay oo qayilkii meelku hayn ma aragteen 😂😂
Free Fanaan Abdi Nuur gafote FREE baanu lenahay wiilka xoriyadiisii Ha lo soo celiyo. Fanaan ku fikirkiisa unbuu ka hadlay ee.🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Maxa lama xidhday
War kani waa lagend xaguu ku noolaa🤣🤣🤣🤣🤣
Dds ayuu kunoolaaa
Asc mudanayal iyo marwooyin dhamaan Shacabka somaligalbeed❤
Ugu danbeyis waa laxidhayi walkeyi saxibkeyi al fanaan Abdinuur gafoote😢
Hor aniga iyo isgo is hor fadhina Ayan ushegayi waxa ka iman kara🙏
Waxu kuxidhan yahayi dalkisi waxu uxidhan yahayi dadkisi🎉
Inyar kaftan ah
Horta fanaan Dawolada somalistate
Kamid ah marki qabkas loo xidhoo
Sharciga uyalo wamaxayii ma
Bilaa mise sanado sxb gafoote
Intese ku qadan karta
Ilahow dadkeyiga midee
Oo siyaasigu anu owurkacsan 🩸🩸🩸🩸❤️❤️❤️
Dhaanto
Intaa Uu Shegayba Waa Macqul💯💯
Ninkan dhantada marku duubay in u baxsado bay ahayd africa xoriyatul qowl kama jirto 🥺 maskiin liin bay xabsiga ku siinayaan..
Mayee waxaan Aragnay Dowlad magac Dowlad Wadata Oon waxba Tareenin Dowlad Wax Dili Wax Muuqdana Aan Sameenin team ina cagjar
inkastoo dhaantadaan lagu cabiray maamulka somali galbeed hadana waxaba lamida maamuladda somalida dhamaantood iyo Dowladda dhexe ee somalia 🇸🇴 dhamaantood waxa ey ku sifoobeen sida ow abwaanku sheegayo ee Allow somalida fahansii dowlad nimadda iyo maamul wanaaga iyo iney dalkooda si daacada ugu adeegaan
Taariikhda magaca soomaaliyeed baal dahab baad ka gashay dhib malaha waxkasta oo aad Martid garabkaaga baan taaganahay adiga iyo Mirada lahaay( guuleyso gaafote)
Waa dhab wuxuu sheegay oo dhan wexeyna ka jirtaa somaliya oo dhan free gafote
Waa runta abwaan gafoote afkaaga caano lagu qabay fanaan Soomaaliyed
Dhantadaani waa waali
Kk
Cajaaib 🎺 🤩
Z
Dhantadu malaha waba siyasad 😂😂
Mustafe muyuuna arg mesha ha iskgatagee
haa dhaga hadal caadi ah ina cagjar xabsi buu nidhay durba gafote
Dhaanto noocan ah baryahan ma maqal Abwaan Rooyal iyo fanaan gafoote marka hore waa mahadsan yihiin Gafoote Alle haka soo daayo cadawga sida badheedhka ah u xidhay
Dhantadaan waa top level micno badan xambaarsan
Free cabdinuur Gafoote alle haka soo furfuro wax ma garatada haysata
Ninkan waan aminsane keep going sxb gafoote
Geesi garab waayay❤❤❤
Intaba waanu aragnay
Alle Ha inoo dooriyee
Abwaankan wuxuu cabirayaa xaalka hada aykusugantahy soomaliya oo dhan masalan
. Dabqaxaaya oo aan biyaha diirinayan'
Magicii dawladnimo way joogta lkn shaqadii dawldanimo shacabka somaliyeed ma haystan oo waa ninkii awoodleh
Durudur ceelo aan wadaan ladarahayn maaragteen ....... absolutely 💯 daldihin iyo dad ka baahan somaliya laga helaa
Walle dhaanto dhaga hadal mustafe 😅😂😂😂
Mustafe waxba lagaga jarimayo dhaanto
Walhay somali yodhan ayabay kahad leysa abwan maskax disu fayowdahay ayaa noso gudbiyay👏👏👏
Nin gurigaaga joogoo kula lagtami ma aragteen isagu isagoo jigjiga jooga mxuu ku keenay ku qaad mustafe booskiisa maan ku jiro arxan daradii dawladii hore ee uu udoodayo ayaan tusi lahaa wlhi 65 cisho ayaan ku dhex dayn lahaa talaagad kamida talaagadaha ugu qabowga badan
Anu waxaan leeyahay karaystay bukaanadii ❤
Somalia meelay degto dowlad deganka ka lidata majirto sababta oo ah dad laga masuul yahay baatihiin amxaro ayaaba masuul inaka ah meel walba iyaga kashaqaynaya
Adinkan amisom iyo turkba masul edenkaa aaah shaabaabna weykomeysata 😏😏
Yaa qori kara Heesta midhaheeda. Waxaan fahmi waayey laba bayd ee ka dambeeysa: daara fooqoon dhaxanta dalfinayn ma aragteen... maxaa ku xiga?, waana inta wiilasha lagu xidhey Heesaa Abdinuur Gafote iyo Abwaan Rooyaal. waad ku mahad celinayaa haddaad ii soo qorto erayada minyarada iyo minwaynta ka hadlaya.
Hadan isku dayo inaan intaa yar micneeyo wuxuu leeyahay
Ku deg degay minyar mar uu dookhaygu lumay. U darsaday minwayn taydi aan waagidiray dadku yaabye jacayl kaygu doqonsanaa. Dawladii horeed ladagaalanteèn kuwii dumiyayoow midka daran dhashaye tolow see diiratada looga digarogtaa ✌️
Saasbaan u fahmay wixii aan khaldaynayna raali ahaada
@@jamaahmedraan mahadsanid walaal.
DAD Hoosta iska Cunayey Waxey Kahadli Waayeen Ayuu Kahadley geesi Waad kasoobixi Xabsiga INsha Allah 👍👍
( اعْلَمُوا أَنَّمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا لَعِبٌ وَلَهْوٌ وَزِينَةٌ وَتَفَاخُرٌ بَيْنَكُمْ )
Ogaada Nolosha Aduunku waa Ciyaar iyo Madadaalo iyo dhal dhalaal
Iyo Faan Faan ( aad isugu faan faantaan labiska iyo cuntada iyo cabitaanka iyo wixii la mida ah )
ROOB DA'AYO DHIRTII DOOG LAHAYN MA ARAGTEEN..DAAWO TAALON QANDHADA MA ARAGTEN..DAARO FOOQ AHO DHAXANTA CELINEN MA ARAGTEN..WHAT A PIECE OF PRODUCTION THIS SONG WILL LEAVE ON FOREVER IN MY OPINION WLLHI...
Al fanaan cabdinur halkedaad dhigtaay dhantada kolaay xabsiba kaga danbayne 🤭😂
Waxan lahadlaya ninkaa Leh xabsibaa kaka dambeni wa xor wiilkaa adigaa waxbaa kamaa qaadi kartid hadalka kafirso
@@hassanissaq3161 quruxey ninkii wa la xiray
Wuuba ku jira😂😂
Ma aragteen ma aragteen 😂❤
Cod iyo Miro macaan m.a 💕💕
Tnkz walhi waa waxjira baad shety ina adeer allah kaa soo furto cadwoga
A master piece! A true work of Art from a major statesman and dhaanto writer sang by a major dhaanto crooner with a dulcet voice. The two gentlemen boldly speak the bare truth to power. President Cagjar and his men must release the two gentlemen: Abwan Royal and Abdinoor Gaffote immediately and take a cue from their free billion dollar advice that is if he is not already dead wood. He has been one in the making for the last four years.
Y
Yes Mr. Mohamud ........ Gafoote is dhaanto crooner.
Well said bro
Niyo adi afsomaliga maxa kaa dhaariyey.
Masha alah Ugaas
Waa runtiis abwanku
Kuwataa Sxb iinolow intii nolol jirto ..........Codka Allah ha ku daayo ......wa ka wadhataa sxb myn
Tolow see diratadaan looga diga rogtaa dhaantadaani inama caadi maaha
Maamul xumada Dowlad degaanka
ka jirta wa sidaaa o caadiya 🥸👊👊👊
Dadka walalheyga somali galbdeed Alle ayaa umaqan walhi Alle ha badbaadiyo 😭😭
Amiim 😢😢
Abdi iley wax kadanbeyey ma arkin vivaa jel ogaden bro
Legend sharaf iyo karaamo korkaga ha ahaato
Hhhhh😂😅😅😅
Erayada halistaaa abwaan muuse ahaaa legand
I am cursed with seeing the truth in this world😂the sheeps and wolf's its hard when clothed like sheep ❤❤❤❤❤Thanks universe, ancestors,God for showing me even if it's painful and I have to keep my mouth too manny times.God ,ancestors, angels help me to never be dependent on another human,protect my free will and knowing the truth aamin
Waa jaceyl waliya
Free Cabdinuur legend🩸✊🏼✊🏼
Heestu wey macaantahay balse xukuumadda hada jirta waa lagu aflagaadhaynaya oo keliya e xaqiiq maaha cabdi ilay dulmiila weyn bu ahaa
Waa aragna cabdi nuurow waanku garabayaa
5somalia yaab siyaasad baa u shidan beentii maaha gafoote 👏
Anna yaabay adna meyla yaabtay
Editinga wuu fadhiyaa runtii💯
Mar haduu leeyahay abdi iley baan u xiisay oo marku joogay jigjiga xita imaan karin gafoote. Qabyaalad weyna reer cabdilaha jaqafadig. Axmed madobe 13 halki laami ee kismayo ku yaalo ilaa 2023 xidhanayo ma arkaan miyaa qiyaali weynaa 😂
Alla wilka run badana somali Mel walbo ey jogdo madax Doda dhantadan ba ku socoto xabsiga allaha kaso bixiyo
WAA RUNTII WLHI
Ogaaden wxn kula talin lahaa inay gumaysiga iska dulqaadan from isaaq
Gafoote is legend wallhi wax uu ogyayahay ayuu u bareeray
Wllkyi xaqiiq ka hadshyi aalh Cadwga ha ka so dayo
Free Free al fanaan gafote 🙏🙏
Fadhiidka asalmadoorshe ah in uuyahay yaay kaqarsooneed
May wali baladasi nama so gadhin form hargaysa
Abdi nuur gaafote waa fsnaan aan aad u jeclahay runtii dhaantada micna badan bey xambaarasantahy fikirkiisa ayuuna kahadlay free gaafote
Dhaanto xaqiiqda lagaga hadlay lkn Abwaan xabsiga isu diyaari
Mxa loxira yacni kkk
Wuu kujiraa
Wuuba galy😢
Wuuba galy😢
Wiilasha haddii ay xiran yihiin hala soo daayo. Run bay ka haleen, waana wax Soomaali oo dhan haysta
Waxa deeganka kajira ayuu sitosa u,iftiimiyay halyey
Guulayso abwaan
Dhaantadaan abwaan tabiye udaaya
maansha allh wll rabiyoowkasoo daah cadaga qabsaday 🤚🤚🤚✋✋✋🤚🤚🤚✋✋✋💘💚💚💚💚💘💘🎁🎁🎁💘💚💚💘💘🎁💚🎊🎊🎊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
maanshaa Allah runta iyo xaqiiqada jirta ayuu kahadlay
In la xiraa igu maqaal ah Fananka iyo abwaanka erayada sameyay.
Dhanta Dan kaligey ayaa 1.m garsiyay say ujelchy anaa layabam
Masha Alla barteeda ayaad dhigtay waa wax jira
Lenged tariikhda Ku qori doonta 🤟
Markaa Abdi nuur gaafoote qiyaha buu dhaanto ka soo qaaday
He talks the reality and his in cell tonight..... may almighty protect you from illhearted dictatorship leader
Aamiin. is soo sad our people are suffering regimes after regime
@@ahmdadn916500l70
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤@@ahmdadn9165
😭😩sorry huno geesigo dhan sas umbaa lo.galaye insha allah wad so nabad bixi
Dhaantadan waa mida kliya oo hadlaysa arimaha matay somaliya kajira
Daawo taloon qandhada dajinayn maragteen🤣🤣
Odaygi bala lagu dhigay lkn somalidu runta ma ogola🤣🤣🤣
My hero run a kahadashay❤❤❤❤❤❤❤
Thanks wllky walahy niin ragabaathy❤❤❤❤❤
Waad soo bixi insha Allah Legend ayaad tahay .
Waa aragnay lkn nolosha nabartay ina ka amusno 2023
Waaw abdi nuur waa dhanto waxa saxa ka hada ley somalida mel walbo oo aay jogan
Kolay Hal abuur baad tahay midaas waan hubaa