MUSALSALKA DHAQAN MIYI IYO DHALMAGAALO XALQADDA 26AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @BadriSaqare
    @BadriSaqare 4 ปีที่แล้ว +372

    MUSALSALKU MEELO XAASASIYA AYUU MARAYAA BISHA RAMADAN MALIN WALBA KALA SOCO UNIVERSAL TV OO KU XIDH-NOW

    • @Darasalamdecoration3368
      @Darasalamdecoration3368 4 ปีที่แล้ว +4

      Barri baaa ugu dambaysa

    • @dryahyeeiman4132
      @dryahyeeiman4132 4 ปีที่แล้ว +2

      Wacdi iyo waano maad iska dayseen

    • @adamhunter9997
      @adamhunter9997 4 ปีที่แล้ว +5

      Ikraan markasta camerda ay eegtaa ,arinkaa horu mariya

    • @BadriSaqare
      @BadriSaqare 4 ปีที่แล้ว +1

      @@dryahyeeiman4132 May Kan Markuu Dhammaado Inasha allh

    • @BadriSaqare
      @BadriSaqare 4 ปีที่แล้ว +1

      @@adamhunter9997 Mahadsanid Fikirka Aad nala wadaagtay

  • @Nuuramin143
    @Nuuramin143 4 ปีที่แล้ว +288

    Asc!
    Labo aan iska daayno asxaabta😊
    1. Ana u soo horeyay
    2. Like
    Labadaas ba wax ino tarimayso, ra'yikeena aya muhiiim ah, aan dhiibano isago weliba garasho, ixtiraam iyo akhalaaq ku saleysan mahadsanidiin.
    Ramadan Mubarak🙏

    • @sacdiyoxassan4574
      @sacdiyoxassan4574 4 ปีที่แล้ว +1

      Wcs

    • @nadiiradagan1751
      @nadiiradagan1751 4 ปีที่แล้ว +3

      Wcs aboowe somali war ma yeleso🤣🤣😂

    • @ugbaadqurux42
      @ugbaadqurux42 4 ปีที่แล้ว +2

      Wcs waa runtaa wllo intaasa somalida dhibtey

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 4 ปีที่แล้ว +3

      Wcs kkkk wlh benta ma aha waxasa uso nici raba youtubka

    • @Nuuramin143
      @Nuuramin143 4 ปีที่แล้ว

      @@nadiiradagan1751 hahah see yeelna bal talo keeen?😂

  • @halgandecoration7729
    @halgandecoration7729 4 ปีที่แล้ว +86

    Wuxu ka turjumayaa wax yaabo badan hadan badh ka taabto
    Waxa ka mid ah
    1: dadkeenu iney qofka ehelka ah ee xil haya iney isku haleyaan ooy is dhigtaan
    2: in qofku uu iskii wax u qabsado oo aanu cidna isku halayn
    3: in qofka illahay kala dhimay laxadkiisa ama ha gaabnaado ama qayb ka maqbaatee uu noloshiisha maarayn karo
    4 in aan qofka abuurta alle lagu nicin
    5: in dumarka qaarkood ay aduunyadu lumiso oo ay moodan iney ku waarayaan alle ka cabsigana ilooban masakinta siday doonan ka yeelan
    6 in ragu aanu damacu is dhamaan da'adu doono ha noqdee uu doonayo uun dumar badn
    7 hadii qof aad dhib u gaysato uu kaaga dambaynayo AMA nafsigu ku helidono
    Maskadayda yar ayaa sidaa tidhi
    Bal ku dara inta kale

    • @pilaalaadandacar7273
      @pilaalaadandacar7273 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid wll ilhy haku sharfo

    • @mudugbila6860
      @mudugbila6860 4 ปีที่แล้ว +3

      Injclka sikasto caqab uyesho uu sandhaman olaga gulgaro

    • @najmaluula1800
      @najmaluula1800 4 ปีที่แล้ว

      masha allah wllhy wasiday Tahay racshanku wasidaa

    • @Quman_qaali
      @Quman_qaali 4 ปีที่แล้ว +1

      Khadan Haashi mash’llah wa sax caqliga allaha ku siyadiyo iyo fahamkaga

    • @nimconuur9911
      @nimconuur9911 4 ปีที่แล้ว +1

      M.allh wll khadr m yaro mzkxdaduye allha ku siyadiyo

  • @qhalisheikh5895
    @qhalisheikh5895 4 ปีที่แล้ว +338

    Yusuf shaqo hel hibaaqna way aarsane 😂 tageeraha jaceylka rer badiyaha like dheh

    • @idrismohamud621
      @idrismohamud621 4 ปีที่แล้ว +2

      Qhali abayo subscribe iisar mahadsanid

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂

    • @maryamomaanka9157
      @maryamomaanka9157 4 ปีที่แล้ว +1

      Qhali Sheikh 😂😂😂😂😂😂sax

  • @najihiinappe1022
    @najihiinappe1022 4 ปีที่แล้ว +61

    Xayay siinta tirada badan ee kahoreeso musasalka ilaga reebo inta ku faraxsan ♥️👈

    • @nuradiinabdiraxmaan4663
      @nuradiinabdiraxmaan4663 4 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk fosiya way iga qoslisay inantii wx ku dhigtay

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 ปีที่แล้ว

      See looga reba ma bilsh bey u saranthy sow lcg dhan kama helayaan

  • @necbiyasomaliya1930
    @necbiyasomaliya1930 4 ปีที่แล้ว +293

    intey hoyodo unoshahay alleh haw dayo like isar intey dhimatayna alleh haw naxaristo

  • @cashacabdi759
    @cashacabdi759 4 ปีที่แล้ว +149

    inta xamda iska dhex aragtaY ee adeer xapiipi iyO hipaq inaderted isLa wada Like noGu muuJi qodhaYo xeradaa🤣🤣

  • @sabdirahman58sabdirahman76
    @sabdirahman58sabdirahman76 4 ปีที่แล้ว +158

    Inay muni uga aarayso xamda hibaaq intii ku faraxsan like ta isaara ❤❤❤❤

  • @fardosaali1477
    @fardosaali1477 4 ปีที่แล้ว +111

    Intaa hoyo macan u xiistay😭 like ilahow hoyoyinken ha cadaabin

  • @sirfaarah5449
    @sirfaarah5449 4 ปีที่แล้ว +125

    Aadbaanu idiin jecelnahay dhamaan taageerayaasha idinka ayaanu wax idinku nahay fadlan halkana waad igala socon kartaan 💯❤

    • @dhoolayareofficial2023
      @dhoolayareofficial2023 4 ปีที่แล้ว

      Ream ceeg nin qaran zxp isaar ana waan kuusaare

    • @Nora-ln9yx
      @Nora-ln9yx 4 ปีที่แล้ว

      Anaguba waan idin jecelnay waayo waad na raali gelisaan

    • @AidarosHassan
      @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว

      Cegag Ramadan Mubarak sxp

    • @likeboss7845
      @likeboss7845 4 ปีที่แล้ว

      Yusuf walle manTa cadi iiwazhay oo Gormad lisanka qaadatay😂😂🤣

    • @drs.nabiha7917
      @drs.nabiha7917 4 ปีที่แล้ว

      Waanu idin wadanaa qudhayadu

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi6161 4 ปีที่แล้ว +16

    Alle hawnaxriisto hooyo
    Waa Bilramdaan Allwo janada igu deeq hooyo macaan 😭😭😭😭🤲🤲

    • @lailafarah3878
      @lailafarah3878 4 ปีที่แล้ว

      Allaha unaxaristo jantulfardowso Allaha giliyo

    • @mawliidhassan8348
      @mawliidhassan8348 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin
      Ilahay haw naxariisto qabrigana haw nuuriyo.

  • @kaisehamze6868
    @kaisehamze6868 4 ปีที่แล้ว +96

    Anigaa ugu horeeya maanta like iigu qabta inta la socotay Musalsalka ilaa bilawgii Ramadaanta .
    Bayern Augsburg.

    • @idrismohamud621
      @idrismohamud621 4 ปีที่แล้ว

      Kaiser abowe mcn subacribe iisar mahadsanid

    • @qoysqurxoon7997
      @qoysqurxoon7997 4 ปีที่แล้ว

      @@idrismohamud621 walal iisaar fadan th-cam.com/video/vXWd9oEFgDQ/w-d-xo.html

    • @nassweekly2161
      @nassweekly2161 4 ปีที่แล้ว

      Jarmalka xaruunti stress aad bn kusalamaya sxp

    • @kayfyusuf5313
      @kayfyusuf5313 4 ปีที่แล้ว

      bielefeld in 🇩🇪

  • @caawiyeofficial1450
    @caawiyeofficial1450 4 ปีที่แล้ว +4

    Yuusuf iyo hibaaq labada qof ee filimkaba wada intii igu raacsan like ta isku muujiya

  • @kanxgdgsa
    @kanxgdgsa 4 ปีที่แล้ว +305

    Inta aan ogayn waxaan like-taas oo dhan ku helay. Iska qosla 😂.

    • @cabdalleismacil7644
      @cabdalleismacil7644 4 ปีที่แล้ว +1

      Cigaag markii shadi lo so helay ayuu is walaya kkkk

    • @idrismohamud621
      @idrismohamud621 4 ปีที่แล้ว

      Waayelka Bowe subscribe iisar mahadsanid

    • @hamdiyasinofficial8466
      @hamdiyasinofficial8466 4 ปีที่แล้ว

      Waayeelka waan ku saaray wll ana subscriber iyo.like isaar plz

    • @qoysqurxoon7997
      @qoysqurxoon7997 4 ปีที่แล้ว

      @@idrismohamud621 walal iisaar fadlab th-cam.com/video/vXWd9oEFgDQ/w-d-xo.html

    • @cabdirisaaqmaxamedtoxob6488
      @cabdirisaaqmaxamedtoxob6488 4 ปีที่แล้ว

      Waayeelka Jaqafsada sido kale

  • @qalinjacayl1315
    @qalinjacayl1315 4 ปีที่แล้ว +3

    Xabada Buran hapa iska waynate waa
    Wax wanagsan 🤩🤩👈

  • @liibaanfaysal1262
    @liibaanfaysal1262 4 ปีที่แล้ว +336

    Xamda inta iska dhex aragtay like

    • @abdi-risaakmahmoudqalinle4966
      @abdi-risaakmahmoudqalinle4966 4 ปีที่แล้ว +3

      Aar gabadha ka fuq wuxu waa film oo waa loogu talogalee.

    • @khadiirahmed7417
      @khadiirahmed7417 4 ปีที่แล้ว +3

      Kkkkkkkkkk

    • @haldhaaqurux8078
      @haldhaaqurux8078 4 ปีที่แล้ว +6

      Askarigii kaaf iyo Kala dheeri Iyadaan ka necbahay wlhi😂😂

    • @ahmedkeysedeerogaad2842
      @ahmedkeysedeerogaad2842 4 ปีที่แล้ว +1

      Sidaad isaga dhex aragtay😂

    • @sayidomar7516
      @sayidomar7516 4 ปีที่แล้ว +3

      Vlog kasta qofbaa la siiyaa wll. Ee faallooyinka caqli raaci. Waxy matalyso iyo shakhsiyadeedu isku mid maahee

  • @abdilahihusseinofficial2458
    @abdilahihusseinofficial2458 4 ปีที่แล้ว +39

    Allaw shaqo wangsan issii
    Walayal amen iyidhaahda
    Like ah👍👍👍

    • @sumayoabdulkadir4615
      @sumayoabdulkadir4615 4 ปีที่แล้ว +1

      Amen wlle ale haku siiyo

    • @hoododayib1422
      @hoododayib1422 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdilahi Hussein Official Ameen ya rabbi 🤲 hamigaaga alle Ha Ku rumeeyo Waa Ramadane wllo

    • @fadumomohamud5683
      @fadumomohamud5683 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Aamiin yaa Allaha mid khyr qabta alle ha ku siiyo

    • @abdilahihusseinofficial2458
      @abdilahihusseinofficial2458 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sumayoabdulkadir4615 amen inabti qali mahadsanid
      Adiganah waxkheyr qaba ishallah🤲

    • @abdilahihusseinofficial2458
      @abdilahihusseinofficial2458 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sumayoabdulkadir4615 amen wallo
      Mahadsanid
      Adiganah waxkheyr qaba ishallah🤲

  • @halimahashaash5629
    @halimahashaash5629 4 ปีที่แล้ว +49

    Iminka waa ila tashataa ilen Rer magaal ba noqdey💞Hibaaqay wlhi Tageeradaada waa igu sii badanaysaa😍Team Hibaaq😍

  • @ahmedmatan9369
    @ahmedmatan9369 4 ปีที่แล้ว +28

    Ceegaag waa Actor ugu fiican somalida ✅💯💪

  • @teamqalbigaadke9064
    @teamqalbigaadke9064 4 ปีที่แล้ว +64

    Maalin kle iyo cafimad Qab 👑🖐🌸Alhamdulillah like ha ila dhaafin hadii aad cafimaaad qabto inta xanuusanah ilahy ha shaafiyo

  • @ahmedjeebe7826
    @ahmedjeebe7826 4 ปีที่แล้ว +5

    Best Musalsal 2020 Ma Igu Raacdeen Somaalaay😍🙏

  • @ayanlemahdi3717
    @ayanlemahdi3717 4 ปีที่แล้ว +59

    Cegag iyo hipaq is number one acting in the film Really 👏👏

  • @maryamaruunchannel6176
    @maryamaruunchannel6176 4 ปีที่แล้ว +23

    Musalsalka bilowgisa iyo dhamaadkisa xayesinta sicdo yaa dhibsaday 👍👍

  • @ducomaal8564
    @ducomaal8564 4 ปีที่แล้ว +59

    Inta taageerta Isku filan iyo Ceegaag iyo hibaaq fadlan liketa i saara ❤️

    • @idrismohamud621
      @idrismohamud621 4 ปีที่แล้ว +1

      Duco mal abowe mcn subscribe iisar mahadsanid

    • @ducomaal8564
      @ducomaal8564 4 ปีที่แล้ว

      @@idrismohamud621 waan ku saaray Sxb, adna Sido kale Sxb.

    • @qoysqurxoon7997
      @qoysqurxoon7997 4 ปีที่แล้ว

      @@ducomaal8564 walal iisaar fadlanth-cam.com/video/vXWd9oEFgDQ/w-d-xo.html

  • @zahramaxamud6601
    @zahramaxamud6601 4 ปีที่แล้ว +10

    fowsiyo wlhi wa naag nool MashAllah horey usoco Allah waxaan kaga rajeen markasto in aad hormarto carurta waxa igu qabsato insha Allah hooyo dadaasho riwayada baden sameeey waxa tahay qof talent leh👌👌🎁💞

  • @cabdiqaadirmaxamed641
    @cabdiqaadirmaxamed641 4 ปีที่แล้ว +74

    Ikraan iyo jacaylkeeda waan soo dhaweenayna ikraan walalo nolow waan ku taageera team ikraaan boqortooyo salaamu laah 😎💪🏾❤

    • @nuurnuur1296
      @nuurnuur1296 4 ปีที่แล้ว

      Waar yaah walahay walahay hadaan anigu filim dhigo wad rafanlaydeen sida masacagalayda like isaara woof caleek cegaag waku salamaya filan hibaaq dhamaantiin salaan sare

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 4 ปีที่แล้ว +216

    wl tol miyaydan ahyn malin qudha like ta mad i saartan

    • @mustafealichanel3397
      @mustafealichanel3397 4 ปีที่แล้ว +2

      Subscribe isaar zhp

    • @khadarfaalo9234
      @khadarfaalo9234 4 ปีที่แล้ว +1

      Mustafa Mahdi i saaar adna wl

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 4 ปีที่แล้ว +2

      OO qolomaad ahayd😂😂😂😂😂

    • @baxsanaxmed4159
      @baxsanaxmed4159 4 ปีที่แล้ว +2

      khadar faalo maxeey kuu taree

    • @tazniimy9061
      @tazniimy9061 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaal nagadaa hana calool xumayne. Waanu kuusaarnaye.

  • @abdifatahofficial1882
    @abdifatahofficial1882 4 ปีที่แล้ว +91

    Actorka filimka Yusuf ceegaag inuu yahey yaa ila arkey ismuuji

  • @nazirilkacaze2248
    @nazirilkacaze2248 4 ปีที่แล้ว +2

    Waramadaan
    Nabiga halagu
    Saliyo scw
    Tasbiixdana hallabadiyo 🕋🙏🤲

  • @caalamfilmsseries2344
    @caalamfilmsseries2344 4 ปีที่แล้ว +55

    Team fosiyo gabo awaye izmujiya👍👍

  • @farhanbarre9509
    @farhanbarre9509 4 ปีที่แล้ว +69

    Inta ila fahansan in u yusuf ceegag nin shaqaysto heer gaaro noqon dono like haila dhaafina nacala shaydan ku yaale

  • @cmcchanel1894
    @cmcchanel1894 4 ปีที่แล้ว +83

    HIBAAQ INTA WADATA LIKETA HAYLA DHAAFINA🥰🤩🤩

  • @mustafealichanel3397
    @mustafealichanel3397 4 ปีที่แล้ว +48

    Inta islaraba Yuusuf iyo hibaaq like

  • @moucktarabdi5323
    @moucktarabdi5323 4 ปีที่แล้ว +15

    😂😂 yousuf ceegag iyo hibaaq big taagero keep going 🤞🏽🤞🏽👌🏾👌🏾

  • @wiilmudug7021
    @wiilmudug7021 4 ปีที่แล้ว +3

    Hibaaq inta ku faraxsan inay ina adeerteed u aari doonto liketa

  • @abdiaziizjackwar1465
    @abdiaziizjackwar1465 4 ปีที่แล้ว +40

    Inta isku doonaysaa muna iyo odayga like ta ha ila dhaafina
    Iyo intii doonaysaa inay nolol fiican ku nooolaadan yuusuf iyo hibaaq like ta dhacda iiga siiya

  • @dirisleshaadhcade5971
    @dirisleshaadhcade5971 4 ปีที่แล้ว +15

    inta shirkada sooftiga ee nuria tageerta like hanala dhaafin

  • @musemaxamud253
    @musemaxamud253 4 ปีที่แล้ว +65

    inantaa buuran haddey hipaaq u aarto Taageeraan u noqonayaa kkk
    hibaaqey abti Tol kuu aara waad leedahaydont worry

    • @ibraahimmaano2128
      @ibraahimmaano2128 4 ปีที่แล้ว

      nin aan aarsan uurka hooydkuma jiro

    • @hargesaburco3646
      @hargesaburco3646 4 ปีที่แล้ว

      Inanta buudhan ma oromo, why accent ayee ku leedahay af somaliga.

    • @musemaxamud253
      @musemaxamud253 4 ปีที่แล้ว

      @@hargesaburco3646 waa qurba joog

  • @siciidfaarax4916
    @siciidfaarax4916 4 ปีที่แล้ว +72

    Allah soonka haynaga aqbalo dhamaan wixii muslina

  • @kingyasservlogs2651
    @kingyasservlogs2651 4 ปีที่แล้ว +44

    Inta ku faraxsan ceegag in uu meel kasoo baxo oo shaqeysto like saar
    Inta ku faraxsan in faji loo dhigo adeer xabiib xaaskiisa like saar😁😁😁

  • @hanifarhana4524
    @hanifarhana4524 4 ปีที่แล้ว +22

    I can't wait Fooziya intay naagtu u imanayso 😅😂😂"futo gaban iyo tu dheerba aĺlaa isbaday" cidi ila sugaysa like sar👍👍

  • @maxamedjacaylow191
    @maxamedjacaylow191 4 ปีที่แล้ว +1

    *Yusuf_ceegag_HiBaaQ_Gopaad_mustaqbalkina_sugayna_arooska_Qarniga_Insha_Allh_shaqo_wacan*✌

  • @FansoorHD
    @FansoorHD 4 ปีที่แล้ว +9

    Ramadaan kariim ilaahay umada somaliyeed meel walba hajoogeen allle haka dulqado Xanuunka coronavirus 🤲🤲🤲

  • @amiinfaseex7126
    @amiinfaseex7126 4 ปีที่แล้ว +1

    ku sali wll nabi muxumed Waa habeen ramadaan ah oo waliba jimce soo galayee صلى الله عليه وسلم

  • @abdikaafixasan9319
    @abdikaafixasan9319 4 ปีที่แล้ว +3

    Yusuf ceegag in uu mel iska soo saro inta jecel like isara

  • @zakariazanyare8272
    @zakariazanyare8272 4 ปีที่แล้ว +5

    inta sugayza arooska wasiirka iyo ta buuran like ta igu qabta

  • @asmoxasan1403
    @asmoxasan1403 4 ปีที่แล้ว +168

    Yaa isla rba muno io odayga frta taag😄👆

    • @idrismohamud621
      @idrismohamud621 4 ปีที่แล้ว +2

      Asmo abowe mcn subscribe iisar mahadsanid

    • @TALISO_ABDULLE
      @TALISO_ABDULLE 4 ปีที่แล้ว

      @@idrismohamud621 wakusaaray iisaar

    • @axmediid7467
      @axmediid7467 4 ปีที่แล้ว +1

      ☝️

    • @asmoxasan1403
      @asmoxasan1403 4 ปีที่แล้ว

      @@idrismohamud621 kuu saary wlky

    • @qnmarwa6515
      @qnmarwa6515 4 ปีที่แล้ว

      👆

  • @sidramoha1646
    @sidramoha1646 4 ปีที่แล้ว

    Musalsalka waa musalsalka somalida ugu wanagsn masha allah aadba looga soo shaqeeyay magaciisa iyo jiliinka iyo actarada waa kuwo isku dheelitiran
    Hipaaq &ceegag
    Waan idin wataa salaamaat
    From baydhabo janaay

  • @abdirahmaanahmedbulaale2640
    @abdirahmaanahmedbulaale2640 4 ปีที่แล้ว +189

    Intii muqdisho ku daawaneyso like_ta dhac igu siiya👌👌👌👌👌

    • @idrismohamud621
      @idrismohamud621 4 ปีที่แล้ว +2

      Abdirahman Bowe subscribe iisar mahadsanid

    • @hamdiyasinofficial8466
      @hamdiyasinofficial8466 4 ปีที่แล้ว +3

      Abdirahmaan waan ku saaray wl ana subscriber iyo.like isaar plz

    • @mustafealichanel3397
      @mustafealichanel3397 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdiyasinofficial8466 hamda isar anna kusarayaaye

    • @mustafealichanel3397
      @mustafealichanel3397 4 ปีที่แล้ว +1

      @@idrismohamud621 zhp isaar anna aan kuu saaree

    • @haab9912
      @haab9912 4 ปีที่แล้ว

      @@mustafealichanel3397 iisaar anna aan kuu saaree ninka wayni muxuu kuhadlay damn.

  • @yayaGGMU6770
    @yayaGGMU6770 4 ปีที่แล้ว +15

    Every, body someting soo qoraya, blze must maha inaad like raadisid ruwaayada waad ku xiranthy blze fikirkaga, ruwaayada ku darso iyo cidaa tagertid, that's said mi pple, I hope today, cegeeg, and hibaaq Aroos coming soon,,,,,, all somalian pple cafimaad ku afura🙏👊

  • @sayidhashi9600
    @sayidhashi9600 4 ปีที่แล้ว +77

    13:50 inta ku faraxsan in hibaaq muna ku dirto gabadha adr xabibi is muujiYa😂

  • @AsmaaAhmed-rb2em
    @AsmaaAhmed-rb2em 4 ปีที่แล้ว +1

    Manta waan soo dhereyay inta cegaag hormarkisa ila jecel like dhac kusiya

  • @momtazapdi60
    @momtazapdi60 4 ปีที่แล้ว +29

    Ina ikraan iyo inanka cuzub izla rabta like imuujiyaaa🤣🥰🙏

  • @dryahyeeiman4132
    @dryahyeeiman4132 4 ปีที่แล้ว +53

    Intiina gobolka awoowayaasha ee sanaag ka daawaneysa like hayla dhaafina Qooodh iyo XeraaLe...

    • @nakrumomaxamud285
      @nakrumomaxamud285 4 ปีที่แล้ว +2

      Kama dawanyo sanaag lkin reer sanaag darted Ayn kugu saray

    • @AhmedSahal1
      @AhmedSahal1 4 ปีที่แล้ว

      Kamadawanyo lkin wankusary

    • @salmaali3967
      @salmaali3967 4 ปีที่แล้ว

      Waan ka daa wanayaa sanaag wana ku saaray wllky

    • @mustafealichanel3397
      @mustafealichanel3397 4 ปีที่แล้ว

      @@nakrumomaxamud285 subscribe isaar wll

    • @mustafealichanel3397
      @mustafealichanel3397 4 ปีที่แล้ว +1

      @@AhmedSahal1 subscribe

  • @zakiismail6177
    @zakiismail6177 4 ปีที่แล้ว +29

    Cafimad qab haddi ku dawanayso allah ha ku barakeeyo cafinadka inta xanusan ha daweeyo #Subscribe ta ha ilo dhaafin sxpta qali ❤❤❤❤👇👇👇❤❤

  • @aytoz4232
    @aytoz4232 4 ปีที่แล้ว +87

    Xamda in la furo ayaan ku faraxsanahy
    Waar bal hadda eeg ninkayga qoyska islamed duminaya 😁😁

    • @adoontiialle8610
      @adoontiialle8610 4 ปีที่แล้ว

      Abdirizak keise Hussein waxnool tahy zhp

    • @karimaqli9410
      @karimaqli9410 4 ปีที่แล้ว

      😂😂

    • @aytoz4232
      @aytoz4232 4 ปีที่แล้ว

      Hapza Hupi hhh adna maygula socotaa

    • @aytoz4232
      @aytoz4232 4 ปีที่แล้ว +1

      karima qli 😁😁

    • @karimaqli9410
      @karimaqli9410 4 ปีที่แล้ว

      @@aytoz4232 reraha furinka dhex wado ka daa inader gacaliye 😂😂😂

  • @abdishidhix1043
    @abdishidhix1043 4 ปีที่แล้ว +25

    Riwaaydda inta yusuf ceegaag tageerta like 😍😍😍😍

  • @awilmhamet9593
    @awilmhamet9593 4 ปีที่แล้ว +1

    InTa canada igala dawaneyza Dhac kuzii liketa 🇨🇦

  • @mohamedabdillahi7634
    @mohamedabdillahi7634 4 ปีที่แล้ว +45

    intii afdurka kusugaysa like ta igu qabta

  • @romokowhandule3591
    @romokowhandule3591 4 ปีที่แล้ว +2

    Foosiya maalinban salaamo waa qof qalbi wngsan si fcn ayay iiga qaaday😘😘😘😘

  • @Gacal-media1
    @Gacal-media1 4 ปีที่แล้ว +19

    Ramadanka darti like igu saar mahadsanid

  • @sayidsahalwearereds2915
    @sayidsahalwearereds2915 4 ปีที่แล้ว +16

    Inta khyrka jecela like inta afurta ku sugasa like dhac ku sii💕👏

  • @saara8503
    @saara8503 4 ปีที่แล้ว +41

    Inta jacaylka hibaaq iyo ceegaag inuu guulaysto jecel like❤️

    • @idrismohamud621
      @idrismohamud621 4 ปีที่แล้ว

      Janna abowe mcn subscribe iisar mahadsanid

    • @najmaismaaciil28
      @najmaismaaciil28 4 ปีที่แล้ว

      💕💕💕💕💕❤💖

    • @saara8503
      @saara8503 4 ปีที่แล้ว

      Hye wll

    • @samiiradagan1513
      @samiiradagan1513 4 ปีที่แล้ว

      😍💋💋💋💋👄👄👄💚💚💚💚💚💛💛💛💛💛💛💢💢💝💝💝💘💘💞💞💓🖤💗💖👍👏

  • @Focusonthescope
    @Focusonthescope 4 ปีที่แล้ว

    Universal TV dhamaan maamuladooda iyo shaqaalahooda waan idin salaamey, codsi, filimkan xayeysiinta badan ka yareeya, oo waqti fiican fiirsashada filimka siiya.

  • @najihiinappe1022
    @najihiinappe1022 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta markey soodhacaday daawanysay sheekh diri like ta♥️♥️♥️

  • @iceman6933
    @iceman6933 4 ปีที่แล้ว +1

    Yusuf Cegaag Allah inoo kaa daa ya waxaad inoo badashay abdi haybe ✍️✍️✍️ Hibaaq iyo Yusuf 🎖🎖🎖🏆

  • @murtiilesuleiman6224
    @murtiilesuleiman6224 4 ปีที่แล้ว +38

    Asc wllo
    Hadaad rabta barashada quraanka kariimka adoo gurigaaga jooga
    Waan nala soo xidhiidhi kartaa
    What's up
    0636169039

  • @mohamedahmed-df4yq
    @mohamedahmed-df4yq 4 ปีที่แล้ว +16

    Filmkii mid war sida Kusoo biirtee Inta ila aragty LIKE ku dhaf 😂😂

  • @haykalfilms
    @haykalfilms 4 ปีที่แล้ว +8

    Hadii Alle caafimaad kugu soo gaarsiiyey xalwadu 26aad Alhamdulilah dheh. Liketana haila dhaafin 🙏 mahadsanid GeesiyaaaL

    • @mohnazirm
      @mohnazirm 4 ปีที่แล้ว +1

      Alxmdulilaah

  • @bileali8846
    @bileali8846 4 ปีที่แล้ว

    lasoo dhaqsada musalsalka mahadsanidin bahda universal tv oo isku duuban

  • @najihiinappe1022
    @najihiinappe1022 4 ปีที่แล้ว +13

    Inta ayagoo daawanysoh afurkii lagu gaaray♥️👈

  • @nimcoladan7827
    @nimcoladan7827 4 ปีที่แล้ว +38

    18:5 foosiyo mar dame yayna samyn kursigay fuushy wa khatar miskiinta 7 ilmood ba lgu qaly sidaan daawaday lkn wan taagera waqof karti illhy siiyay

    • @daadamohamed5507
      @daadamohamed5507 4 ปีที่แล้ว +4

      Wlh wa xanun intaas wixii usamenesa wa farxaad shacbka kutaxaan musasalka

    • @fadumoismail9831
      @fadumoismail9831 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa runta wll

  • @mumtaaassharmarke1228
    @mumtaaassharmarke1228 4 ปีที่แล้ว +57

    Macha allah ciidi afuurka wali sugaysay please like sar huno dre

    • @idrismohamud621
      @idrismohamud621 4 ปีที่แล้ว

      Mumtaz abowe subscribe iisar mahadsanid

  • @aayatul3official643
    @aayatul3official643 4 ปีที่แล้ว +33

    13:23 Hibaaq laabtada qari oo xidho maro labtada qarinkarta

  • @Cuuudeey
    @Cuuudeey 4 ปีที่แล้ว +29

    Team hibaaq like ta ha ila dhaaafina🤔

  • @nimcohanibashiir2985
    @nimcohanibashiir2985 4 ปีที่แล้ว +1

    Ikran iyo sxpkeedaa cusup wn ku haystaaa miskiintaa hibaaq ka argoosoo Adeer xapiipi gabdhiisaaaa

  • @haniahmed3481
    @haniahmed3481 4 ปีที่แล้ว +7

    Like inta taageerta jacayl ka ceegaag iyo Hibaaq cadeey ❤️

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta hipaaq iyo yuusuf taageerta like tab ha ila dhaafina👍👍👍

  • @siriyocaad3940
    @siriyocaad3940 4 ปีที่แล้ว +33

    Inta cabdiqani isku filan taageerta like isaar

  • @ahmedyasn2677
    @ahmedyasn2677 4 ปีที่แล้ว +1

    @23:21 inta dareensan in la duubaY musasalka ramadanti ka hor like dhac kusiiH😊

  • @wiilmudug7021
    @wiilmudug7021 4 ปีที่แล้ว +19

    Ree muqdisho ciyaal xamar inta ka daawanaysa hooyadii somaliyed like

    • @mukhtarcabdirahman1369
      @mukhtarcabdirahman1369 4 ปีที่แล้ว

      ma fahmeysaa uun wlll 😂😂😂

    • @haataftube4321
      @haataftube4321 4 ปีที่แล้ว

      @@mukhtarcabdirahman1369 ma xabashibaa waxay ma fahmaysa bro

    • @wiilmudug7021
      @wiilmudug7021 4 ปีที่แล้ว +1

      Mukhtar Cabdirahman sxb anuu ma maay baa i mooda inta fahmaa kaa badiya somaliga nuuc walbo uu yahay waan garanaya

  • @شيماءمحمد-ي2ه
    @شيماءمحمد-ي2ه 4 ปีที่แล้ว +1

    Inankan qurbaha ka yimiday inan aan azxaab ahaan jirnay oo aan sida wllkey oo kle u jecla oo dhintay ayay isku hadalo yihiin haaye haaye markuu idhaaba qalbigaa i xanuunaya isagii aya xasuusta u soo duceeya inuu ilahay janada geeyo oo uu unaxariisto waa bil ramadaane

  • @najihiinappe1022
    @najihiinappe1022 4 ปีที่แล้ว +23

    Inta gallacyo kadaawanysoh ismuujiyah♥️👈

  • @ahmeddayibabdillahi9561
    @ahmeddayibabdillahi9561 4 ปีที่แล้ว

    Ceegaag runtaan ku jecelahay sida qofka caadiga ah looga baahanyay weeye, inta raganimadiisa ila argta🖒🖒🖒 iyo odayga ugu cadaynayo

  • @ozaamevich4555
    @ozaamevich4555 4 ปีที่แล้ว +51

    TEAM WASIIRKA LIKE IGU QABO 🤣

    • @idrismohamud621
      @idrismohamud621 4 ปีที่แล้ว +2

      Ozame abowe mcn subscribe iisar mahadsanid

    • @hamdiyasinofficial8466
      @hamdiyasinofficial8466 4 ปีที่แล้ว +2

      Ozaame waan ku saaray plz ana subscriber isaar

    • @ozaamevich4555
      @ozaamevich4555 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hamdiyasinofficial8466 IGU HALLEE ABAAYO

    • @ozaamevich4555
      @ozaamevich4555 4 ปีที่แล้ว +1

      @@idrismohamud621 iGu Hallee Lipax

    • @qoysqurxoon7997
      @qoysqurxoon7997 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ozaamevich4555 walal qaaliya iisaar fadlan th-cam.com/video/vXWd9oEFgDQ/w-d-xo.html 👌

  • @fariihalaki7171
    @fariihalaki7171 4 ปีที่แล้ว +3

    Muuna sidii qurbaa uma hadshee luuqa oramaday noo adegsataa inta ila aragtey🖒

  • @sanyareafrax4090
    @sanyareafrax4090 4 ปีที่แล้ว +1

    Musasalkan ilah bilogii wan fiirsanyyy universal tv Ramadan mubrk mel wangsn buu marayah Mogadishu kadawanyah

  • @laarechannel1496
    @laarechannel1496 4 ปีที่แล้ว +20

    Reeer somaliland wax dhaama lawa waxay noqteen Hollywoodta somalida number 1👋👋👋👋

  • @shugriibrahim7628
    @shugriibrahim7628 4 ปีที่แล้ว

    Jilayaasha reer hargaysaa shaqo wanaagsan intii flim laturjumay fiirsan lahayn. mid wadankeena hooyo lagu sameye inaa fiirsano wax kafiican male, big support reer hargaysa iyo jilayaasha khaas ahaan foosiyo iyo hibaaq

  • @thefantasticone2387
    @thefantasticone2387 4 ปีที่แล้ว +74

    Inta ila yaaban inan like idin waydiistay ha ila dhaafina😂😂

  • @ahmedhani1486
    @ahmedhani1486 4 ปีที่แล้ว

    Aad baan igu farxsan ahay wado jooga hibaaq iyo yusuuf jaceylka qooto qooto ha waaro❤❤❤❤

  • @abdulkadirmoalimmohamud8541
    @abdulkadirmoalimmohamud8541 4 ปีที่แล้ว +13

    Fowsiya, waxay tiri "Futo gaaban iyo futo dheerba allaa is baday"

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhh wayo ninkeeda runta ah baa ah dadka dhaadheer

    • @amaaljaamac3480
      @amaaljaamac3480 4 ปีที่แล้ว

      walhi warunted waxy kalo tiri gacanta gaban hayareysan cadi maaha fosiya

  • @nasraabdinur6710
    @nasraabdinur6710 4 ปีที่แล้ว +15

    Hibaaqdeyda caashaqa markaad qososhaan Farxaa❤❤❤❤💋💋💋💋💋🔥🔥🔥

  • @odaytv9417
    @odaytv9417 4 ปีที่แล้ว +10

    2 days waa iga soo haray jireen lkn maanta like ta heedee 😁😁

  • @moabdirahmantv7233
    @moabdirahmantv7233 4 ปีที่แล้ว

    Fosiya jilitaankeeda horumar fiican baa ka muuqda 👏👏

  • @khadarmohammadadam1972
    @khadarmohammadadam1972 4 ปีที่แล้ว +4

    musalsalka waxba ka badan xayeysiiska aad soo dhexgeliseen ilmaadeerayaal. sidakle oo asal filmku.

  • @nimcanmahamoud1444
    @nimcanmahamoud1444 4 ปีที่แล้ว

    ikraan iyo ninka dibada ka yimi inay isku qalmaan inta ila aragtay Liketa yay ila dhafin

  • @nimcomaxamed1212
    @nimcomaxamed1212 4 ปีที่แล้ว +105

    INTA SOOMANEE JIIFKA KU DAAWANAYSA LIKE DHAC

    • @idrismohamud621
      @idrismohamud621 4 ปีที่แล้ว

      Nimco abayo subscribe iisar mahadsanid

    • @hoodoayaan9755
      @hoodoayaan9755 4 ปีที่แล้ว

      kkkk xajiga waa ina ka gijiya

  • @falismohamedmohamudfaalis8164
    @falismohamedmohamudfaalis8164 4 ปีที่แล้ว +1

    Filamkan Wu igu socodaa Masha Allah hibaq wa gabar daraaajo dheer❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdiwalifarahmohamed4260
    @abdiwalifarahmohamed4260 4 ปีที่แล้ว +25

    TEAMS YUSIF CEGAAG LIKE DHC KU SII ISMUUJIYA