Haddii Jubaland oo doorasho qabatay dowladdu weerartay kii kalena ay mudo kororsi sharci daro ah ku

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 108

  • @moa.9902
    @moa.9902 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Waa xaqiiqo in madaxweyne Xassan Sheekh uu ku tuntay dastuurka dalka, adiguna aad sidoo kale Sheekh Shariifoow aad fashay waagii aad madaxweynaha ahayd. Axmed madoobe waa nin ku tuntay dastuurka federaalka ah iyo kan Jubaland, waadna taageersan tahay. Taasi waa dastuur ku tumasho cad. Cidna ha eedayn.

    • @omarali4265
      @omarali4265 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Masha Allah 🎉waa run 🏃‍♂️ taa, madaxweyne shariif hadaladiisa iyagaa is burinaaya

  • @hajiinacaddow
    @hajiinacaddow 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Mashallah
    Wllhi sh. Shariif waa madaxweyne nbd doon ah!!
    Allah barakeeya

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​​​@@Entire-Worldxasan shekh yu kaso hadhay yuuse u adeegaa
      Illeen dastuurki heshiska lagu ahaa isaga ku tuntay heshiisyada uu dawlaha shisheye lagalayo sifo mugdi ku jiro ayu u Mara, hantidi dadwaynahana wa dhamaystay

  • @AbdulDelta1
    @AbdulDelta1 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Laftagareen waqtigii waa ka dhacay, waa inuu doorasho qabsadaa

  • @dahirali6701
    @dahirali6701 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wuxuu rajaka qabaa in la doorto mawqifka sharif waa doqonimo waayo madoobe waa mashruuc shisheeye

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Mahadsanid mudane shreekh shariif

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Doorasho jajuub ah oo aan loo wada dhameyn buu xasan dhiiqo rabaa shariifoow ninkan ada dad u xigeee qabo

    • @omarali4265
      @omarali4265 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qabiil 😢yuusan ku qaadin please

    • @omarali4265
      @omarali4265 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@abdifarah3545 haa dad 👨 🤣 waa u xigyaa laakiin isagaa kursiga is ku raba

  • @SuperLuisnani17
    @SuperLuisnani17 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nabaddoon M Shariif halla maqlo

  • @SaylacDuurow-xw9ud
    @SaylacDuurow-xw9ud 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guuuuuuuuuul madaxweyne shekh shariiif waxaaad tahay wadani sharafleh

    • @omarali4265
      @omarali4265 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😢been ta dhaaf, sheikh shariif dantiisa kursiga ayuu rabaa

  • @HusHas-s5e
    @HusHas-s5e 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    WAA IN SIDA UGA DHAQSAHA BADAN LOO ARUURSADO HUB CULUS OO XASAN MUNAAFAQ AHNA
    XASAN DAL XARAASHE SI LOOGA TUURO XILKA OO LOO BADBAADIYO UMADA SOOMAALIYEED IYO WADANKA

    • @omarali4265
      @omarali4265 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cidiisa hub iyo dhaqaale badan ayay haystaan

  • @luulsharib
    @luulsharib 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh shariif korkaaga sharaf ha ahaato
    Wadankaan waxaad tahay qofka ugu dhow oo wax badali kara fadlan shaqadaada qabso

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 19 นาทีที่ผ่านมา

    Afgaduud qori qaado caqli kale malihide

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allaaj❤❤

  • @taifakali1981
    @taifakali1981 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shabaab baa taxay Shariff

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SHARIIFOOW TAAGEERADA AAD LA GARAB TAAGAN TAHAY MADOOBE IYO FIRINBI WAXAAD KU WEYDEY CODADKA UMMADDA SOOMAALIYEED.

  • @muminmalin1174
    @muminmalin1174 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doorashada Axmed Madoobe waxaa dhaama mid shacabku doorteed oo xataa Kaaraan keliya ku eg
    Ee Shariif Iimaanka is geli

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Karaan kaliya hada shacab U taqan Ada cirka roob Ku og Ahmed ninki Ka dheer ha ka boodo

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuul iyo gobanimo ♥️ the ❤️ ♥️

  • @shanyfahiye919
    @shanyfahiye919 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul iyo Gobanimo sheikh Shariif.

    • @omarali4265
      @omarali4265 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😢qabiil yuusan ku qaadin please

  • @abdikarimx8787
    @abdikarimx8787 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sh. Shariifow waxaad kamidahaayd qabqablayaashii dowlada Somaliyed dumiyey ee wadanka iskagatag .

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shariif mooryaan iyo nooca lamida ilaahay dalka haka qabto madaxweynaha oo kuleh anigu xil kaama maro ee doorasho xalaal ah aankuu qabto inaad diido oo aad taageerto jabhad gobol haysta waa damiir xumo iyo nasiib daro somali ku habsatay .

  • @omarali4265
    @omarali4265 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheikh shariif kursiga 😢ayaad rabtaa waa ku ognahay , ma ilowday wixii aad ku samaysay farmaajo oo aad tiri villada ka soo bax oo aad ciidan Abgaal soo wadatay

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ex mdxw sheekh sharif waxa uu noo ifriimiyey xaqiiqda dhabta ah ee dawladnimo.lkn waxa si cad ugu sheegau kooxda villad fadhida .sharif waa oday xaqiiqda og iyo ujeedka hassan gurguurte oo ku fashilmay hogaaminta dalka .hassan dhago uma laha inuu maqlo saami layda siyaasada iyo maamul goboleedyada .
    hassan tiisa ayaa u cad

  • @abdirahmanmoallimmohamed9967
    @abdirahmanmoallimmohamed9967 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    WAalakalashakiyay

    • @omarali4265
      @omarali4265 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Lama kale 😢waa ogtahay dictator Ahmed madoobe waa nin foowda ah oo raba inuu dal ka kala gooyo

    • @abdirahmanmoallimmohamed9967
      @abdirahmanmoallimmohamed9967 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @omarali4265 xasanshekh iyo xamza doorashadii hora way taagersanaayeen haha maxaa isbadalay shariifkana malagayaabaa in uu axmad waji kasameysanayo si hadhow dooraShada fadaraalka uu utageera side xasan sheekhba uu same.yay

    • @omarali4265
      @omarali4265 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @abdirahmanmoallimmohamed9967 waa run 🏃‍♀️ taa siyaasadu ma laha saaxiib tinimo joogta ah laakiin waxay leedahay maslaxo joogta ah !

  • @somalimidaysan2524
    @somalimidaysan2524 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Nin rageed zhekh shariif❤🎉

  • @muuminmuumin2038
    @muuminmuumin2038 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Diyaar ma u tahay xasan shekh in uu qabto doorashadii axmed madoowe oo kale ?????

    • @amranosman1102
      @amranosman1102 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Axmed gobolo kayhy lkn xasan wa dowladi somaliya sidas ula soco

  • @faaysalluq7413
    @faaysalluq7413 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Subhanallah somali fashil kaama dhamato,

  • @taifakali1981
    @taifakali1981 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowladha jubbland millatarry somalia matagikaro intee kaa kintaay

  • @hm1c586
    @hm1c586 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shariifo shalay kuman caruurad dabka gelisay kadibna shaatiga badalatay
    Manta Maxaad Soowadaa
    Ani Imagaadid
    Waxaad kamitahay shaqsiyaad ku umadaan dhibatada ku aha

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SABABAA SABABAY😂. JUBALAND BAA SABABTAY IN XASAN BAAHANE MAANTA ABI AXMAD BARYO😂 ALOW CEEB ASTUR😂

  • @sabestiannuradin5402
    @sabestiannuradin5402 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiq sharif midka😂geska katagan❤shatiga fitishariga madoow xiran Farax laxey aa ladhahaa🤣🤣🤣

  • @CabdulaahiYacquub-x2i
    @CabdulaahiYacquub-x2i 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    mw mustaqbal waaye shariif sh axmed

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

  • @ahmedmohamedfarah3067
    @ahmedmohamedfarah3067 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdullahi Yusuf Allaha u naxariistee waxaa laga hayaa" Aniga ma ahan murtadka ee waa kursiga"
    Kursiga nin walba markuu ku fadhiyo waa qanacsan yahay, lkn markuu xilka ka dego muxuu u waashaa?

  • @waqtilumis4094
    @waqtilumis4094 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horgal cadowga dowladnimada dhib ku ah . Waligaa cid ku dooraneeso ma jirto waxaa u shaqeesaa xalane oo ah meesha dowladnimada soomaaliyeed hortaagan . Doorasho qof iyo cod waxaa eheen umada soomaaliyeed ma rabaan .

    • @AbdullMowlid
      @AbdullMowlid 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qof iyo cod ni kasta Wu jeclhy lknse maogtahy wlal wadanka qeeb Kamid iney haysato Al shbb.sunduuqa mel kasta inu taaga aya laraba markas dadka Al shbb ehaysato xaaq so malah Iney wax doortan waxa klo jirta Intey coolad iiman lahed Iney laga tanazuulo

  • @AlisaladAhmed
    @AlisaladAhmed 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan ayax hala soo qabto .

  • @Entire-World
    @Entire-World 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

    • @gaani2708
      @gaani2708 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Way kaso haren iyo way u adegan isku mel magalan ilahay ka cabso nio

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walaalkeey waxaa xaqiiqa in Labaduba ay ahaayeen Al-shabaab. Sharifka madaxiisa waxaa saarnaa abaalmarin lagu soo qabto nolol ama geeri kahor intii aan madaxweyne laga dhigin. Madoobana wuxuu ka soo harey Alshabaab isaga oo iska dhigaya in uu ka horyimid mowqifka Al-Shabaab.
      Ilaa maanta lagu jiro labaduba waxay si dadban ugu adeegaan Al-Shabaab

  • @yussuflimited4220
    @yussuflimited4220 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa hadalkii Xassan Sheikh markuu farmaajo mucaaradayaayey.Adiguna kursi doonbaa tahay .

  • @AliAbdi-i4k
    @AliAbdi-i4k 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sh shariif ma ahan nin og hadhow miyuu rabaa markuu madax noqdo inuu Axmed Madoowe ku dhago
    Kuwaan misii caqli badko xasan sheeq maxamud wuu eeday hadaladii uu ku hadlaayey markuu mucaaradka ahaay marka siyaasiyiin badan carabkooda hadeeysan ku taageerin qaranka soomaaliya caqabad bay ku noqon doontaa hadalada qaldan lagu hadlaayo

  • @DaadirArmySom
    @DaadirArmySom 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga xitaa waa lagu xeraaa madiino aa xamar ka dagantahay adoo agdaal ka heesto micnaha sitaasada SriB 3:06 lecce ka tahay😂srios🎉

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sug Sug Axmed Madoobe maa doorasho galay

    • @yussufabdi625
      @yussufabdi625 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haa 😂

    • @2daysago_
      @2daysago_ 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Lkn doorashada haduu iska dhaafi lahaa Extension baa lasiin lahaa sidii lafta gareen iyo qoorqoor ma taas baa sharci ah.....yaa awood usiiye Hassan sh inuu yiraahdo iska joogaa hal hal sano

    • @abdiahmed9094
      @abdiahmed9094 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @2daysago_ Xasan Sheikh waa MW dalka Xamsa Abdi wa RW dalka mamul goboledyaduna waa hogamiyayaal gobol waxayna hoos yimadan dawlada dhexe ee Somalia.
      Markii qanuunka iyo sharciga dowladnimo laga hadlayo.
      Bal horta intaas fahan kadib adigaa isu jawabi doona

    • @2daysago_
      @2daysago_ 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@abdiahmed9094 intaas aad soo tirisay waxaa ka dhaxeeyaa dastuur wll.....kaas baa dadka kala haga oo sharci eh......marka hadii kaas Hassan sh ku tuntay oo extension iska bixinaayo siduu rabana yeelaayo dee ogow dalku waa federaal. Federaal macnihiisa baro waa nin walba iyo goofkiisa....ee dowlad central maahan xasuusnow.
      Hassan iyo Hamze xamar unbey xukumaan federaalka ayaa sidaas ah.

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Markaad dawlad shaqaynaysay, oo saansaan dawladeed la timi maseer iyo nacayb aad kusoo duulaysay adoo u gaashaambuursanyey Xasan, Axmed iyo mudulood sow jidkii ma aha maxaa la cabaadee.

  • @SharmakeMohmed-w7y
    @SharmakeMohmed-w7y 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MD mahadsnd lkn hdan nahay shacabka Somaliyed kuwo wadanku kala wayn yahy nin jeclaysi waan baranay siyaasiga aan xilka hayn fal celintisa inta uusan kursiga fuulin wana sababta hdii an nahay shacabka somaliyed an tagtada wax anan ugu baran

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan dhiiQo 30 sano gadaaL inoo celiyay

    • @omarali4265
      @omarali4265 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😢qabiil yuusan ku qaadin please

  • @msh984
    @msh984 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NINKAAN SHARIIF HADALADIISA WAA YASID UU YASAAYO SHACAB RABO QOF IYO VOD MARKUU LEEYAHAY YAA GALAAYO MICNAHEEDO AH UMADA UMA DIYAARSANA INEY VOODAAN,ISKA QABTA NINKAAN

  • @taifakali1981
    @taifakali1981 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaan warkaisa waa laalabo

  • @gday9659
    @gday9659 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MA WAXAA NA LEEDAHAY AXMED MADOOBE AA DOORASHO KU SOO BAXAY?
    MADAXWAYNINNIMO XAAL HA QAADATO.

  • @hasanmohamett9237
    @hasanmohamett9237 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Awtul cimraankaa mucaarad lee ahow adi😂

  • @sakariyesheekhxassan3488
    @sakariyesheekhxassan3488 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kadaa dalka hadimada shariifoow ilaahay kacabso imika waad hadalaysaaye midkii khaldan runta usheeg

    • @cabdishukridiiriye8857
      @cabdishukridiiriye8857 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Adiguna ilahay ka cabso ninka dasturki heshiska lagu ahaa babi iyey hantidi dalka wada xaraashtay heshiisyo aan lala ogayn shisheyaha lagalaya maxd ugu taageeri

  • @MowliidHassanmayow
    @MowliidHassanmayow 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuuk qacin ah ayaa tahay. Shiiq na matihet

  • @AbshirHassan-k9q
    @AbshirHassan-k9q 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sh Sharif wa Oday Soomaaliyeed

  • @AliCamuud
    @AliCamuud 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac

  • @msh984
    @msh984 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War shariif waa waashee ,ma wuxuu rabaa markale teendhada? Waxaa maqli jiray dhamiyaa waalan dherga ka daran war orod ENGLISH ka soo baro

  • @wiilsomaliyed5257
    @wiilsomaliyed5257 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sheekh wuu saxan yahay lkn shalay wuxuu dhigtay uunbaa u yaal, soomaalidu waxay ku maahmaahdaa beentaada hore runtaada danbe bay u daran tahay, shalay isagoo og in axmed madoobe isdoortay buu farmaajo ku xumaynaya madoobe ku taageeray isdoorashadaas maanta tookadiisii waaye sikastoo uu u saxan yahay

  • @qodaxdhuuni5332
    @qodaxdhuuni5332 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaahey ha ku xifdiyo madaxweyne sh. Shariif. Somalia ilaah baa umaqan.
    But don't worry quran says.
    وَلَا تَحْسَبَنَّ اللَّهَ غَافِلًا عَمَّا يَعْمَلُ الظَّالِمُونَ ۚ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍ تَشْخَصُ فِيهِ الْأَبْصَارُ﴾
    [ إبراهيم: 42]
    And never think that Allah is unaware of what the wrongdoers do. He only delays them for a Day when eyes will stare [in horror].

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xalaaal diid oo xaraan u oloole 😂😂😂😂😂sidi s,land diid sidi puttland iyo jubbaland dooro 😂😂😂

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Habar awashii laga badiyey, koonfurna ma baroortii baad la soo gaarteen?😂😂😂😂😂.

    • @MaxamedfaraxTalan
      @MaxamedfaraxTalan 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @beerkaaicadaaday2057 Ani ma yihi somalia ee waxan ahay somali Ethiopia ah jooga galbeedka Gzitti

  • @abdiwahababdi5855
    @abdiwahababdi5855 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    hawiye gormuu dowlad baranayaa

  • @Xaaltame
    @Xaaltame 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Madaxweyne shariif waa nabadoon runtii

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

  • @Ismailnadir1
    @Ismailnadir1 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SHARIIF TUUG WAAYE

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

  • @maxamuudcali2564
    @maxamuudcali2564 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thuma walaahi waa hadlay 😍😍😍😎😎

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Daanyeer us

    • @maxamuudcali2564
      @maxamuudcali2564 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@najmanajma6752 najma daanyeeradayda ayaa tahay maku wasaa?

    • @maxamuudcali2564
      @maxamuudcali2564 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ Daanyeeraddaydaa tahay najmo ee ma rabtaa sida laba daanyeer inaan kuu dabsaaro 😎❤️

  • @SH-ho3np
    @SH-ho3np 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheekh sharif siyaasada soo baro qadka waad ka dhacsan tahay

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waxan kabirkan siyasad wax kama yaqan 4ben ah ayaad wax so xukunty waxba mesha ku hesid gurigada ag

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

  • @jibrilculusow5413
    @jibrilculusow5413 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walee kan waa Musiibo Soomaali Lagu intileeyey Sumawalaahi ILAAHAYOOW Nadhaafsii

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

  • @robb3648
    @robb3648 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beesha Abgaal kan ha iska qabtaan hadey mustaqbal fiican rabaan

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Laandheeraha Abgaal waaba isaga

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

  • @issackIbdow-ex3th
    @issackIbdow-ex3th 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    As soon as such kind of politicians in somalia.i don't think there is peace

  • @msh984
    @msh984 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma iloowday inaad adiga iyo axme madoobe , muqtar rooboow aheedeen al shabaab waxa somalida hoos ka dhameeynaayo waa idinka gacan bir yaalaydiinku qabanaa

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar xishoo af cadaw waxaas doorasho maahee

    • @Entire-World
      @Entire-World 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shariifka iyo Ahmed Madoobe labaduma waxay ka soo hareen Al-shabaab. Labaduma waxay u adeegaan Al-Shabaab

    • @salmaanabdulahi2967
      @salmaanabdulahi2967 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @Entire-World Haa waa haragii khawarijta wadanka dhibaya