Somaliland Oo Galka Seefta Kala Baxday,Talaabada Itoobiya Iyo Dagaalka Somalia Oo Xog Cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Somaliland Oo Galka Seefta Kala Baxday,Talaabada Itoobiya Iyo Dagaalka Somalia
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

ความคิดเห็น • 44

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 18 วันที่ผ่านมา +7

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf 18 วันที่ผ่านมา +3

    Maasha Allah tabaarakallah SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO CIIDANKA QARANKA GUUL INSHA ALLAH AAMIIN.
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5q 18 วันที่ผ่านมา +2

    Guuuuuul soomaliland masha allah guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉💪💪💪💪💪💪💪💪💪💚🤍❤️

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 18 วันที่ผ่านมา +2

    Waa taalo wanaagsan o meelmar ah insha aallaahu somaliland guuul iyo gobanimo

  • @amiira8902
    @amiira8902 18 วันที่ผ่านมา +2

    guuuuuul somaliland guuuuuul ❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 วันที่ผ่านมา +1

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Hooda36
    @Hooda36 18 วันที่ผ่านมา +2

    Soomaaliland Alloow Dhoowr❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 18 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah guul somaliland 🎉🎉🎉🎉

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 18 วันที่ผ่านมา +4

    Xildhibaan shaadh nin dhiigle alle cimriga iyo caafmaadkaba haw siyaadsho isaga iyo inta somaliland jecelba

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 16 วันที่ผ่านมา

    insha Allaah Guul Somaliland Jamhuuriyadda Barakaysan

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 18 วันที่ผ่านมา +3

    ILAAHAYOW Somaliland Dhawr. Cadawgedana dhulka hoos mari

  • @user-wj8hc6zt5q
    @user-wj8hc6zt5q 18 วันที่ผ่านมา +2

    Guul guul guul Manshallah Manshallah reer tolkay israac walee anagu waanu iskuraacna dhibatada shisheeya yaa loodin karaa reertolkay oo midobay jecliiya warkiina diiran Manshallah

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 18 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha allaah

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 18 วันที่ผ่านมา +3

    Somaliland afarta beyni jaho iyo gudahaba waa lagagasoo duulee Aloow u gargaaro guusha sii oo gacantooda iyo qiluubtoodaba midee
    Guul iyo gobonimo Somaliland ❤❤❤

    • @moolcaliyow
      @moolcaliyow 18 วันที่ผ่านมา

      Aamin. ILAAHOW jidka Soomaalinimada TUS waa dad indhoole iyo dhegoole ay hogaaminayaan! Somaliland oo GALKA SEEFTA GALKA kala baxday!! Bari u orod BAD; KOOFUR u orod DHULBAHANTE; Woqooyi u orod JABUTI. XAGEEN u ORODNAA? MEEL ALLE!!

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 18 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@moolcaliyow sheekhadbaad iska dhigtaa munaafaqadna waad ka shaqaysaaye caga dhigo naayaa Gusjeceleey Isaaq nacaybka iska dhaaf ma wasmaday kuudiideen sharafeey

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 วันที่ผ่านมา

      ​@moolwaxaa faqash iyo nijaas xaarooda ka ahawcaliyow

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 17 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay Reer Somaliland ha mideeyo oo bogooda burcad ha isu mariyo. Waligeenba cid maynu dhiibi jirin lakiin cidii ina dhibta ilaahay ayaa inagaga filan insha Allah . Guul Guul Somaliland ❤❤❤❤

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 2 วันที่ผ่านมา

    🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️👍Abiy Ahmed, the king of Somaliland and Ethiopia
    CADOWAYAANLEENAHAY WAA SOMAALIYA
    MIYEEY ILAAWEEN 1988 HARGEYSA DIYAARADAHA BAMBOOYINKA SIDA QAZAA FLSTIN HARGEYSA U DUNTAY

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 18 วันที่ผ่านมา +3

    Inaga iyo Ethiopianku waynu iska garab dagaalamaynaaa ! Ama Masar Ha u yeedhan ama hoyadood ha u yedhaam! Isku duub ni ayaa lagaga hortayayaa!

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 18 วันที่ผ่านมา +2

    Reer somaliland yaynan is dhigan cadawgu wax uu inoola hadhay majiro halaoo diyaargaroowo dagaal aan dhamaad lahayn marwalba haladiyargaroobo 💯💯

  • @NuuxIbraahin-qu8eu
    @NuuxIbraahin-qu8eu 18 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 18 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland Deg deg ha uqaado talao.toos ah wardhiglay ku aadan hadal wxba tarimayee

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 18 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaan ismail waa nin wax badan fahamsan , waa nin isku dhaama kuwa parliament sheegta.

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 18 วันที่ผ่านมา +1

    I can’t believe these men are actually leading of us; majority are ignored who have no clue about the world politics.
    1. Nin Reer miyi ah
    2. Old and early dementia

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 17 วันที่ผ่านมา

      Somali soo qor ama English sax ah soo qor intaanad dad kale wax ka sheegin.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 18 วันที่ผ่านมา +1

    HABAER JACLO WAXAA LOO HUBIYEY DUFAAC NAFTOODA KOLKAA MA QAIF SOMALILANAD AH SUAAL KA KEENAYAA IN HABER JACLO IS DIFAACADO IYAGOO DIFAACA QARANKA QAYBTOODA QAATEY
    KUWA SUAALA KA QABAA HOOS AHAAN WAA IN LOOLA SOCDAA

    • @ayaanibrahim8735
      @ayaanibrahim8735 18 วันที่ผ่านมา

      WAR SOMALILAND WA MID WA QARAN WA DOWLAD WA NABAD NO QABIL

  • @noahD1636
    @noahD1636 18 วันที่ผ่านมา

    Acyaantu waa maxay? Eraygan waa maxay.

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 18 วันที่ผ่านมา

    WAAR DIYAARADA ETHIOPIA YAAN LA JOOJIN DABINKA KOOXDA VILA WARDHIIGLAY FAHMA WAXAY RABAAN IN INAGA IYO ETHIOPIA 🇪🇹 ISKA KEEN HORKEENNAAN

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 วันที่ผ่านมา +1

      Waarun dabinkaa laynoo dhigay yaynaan kudhicin

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 17 วันที่ผ่านมา +1

    Gobolaa maqan kulahaa degmo yar oo sool katirsan waxaan ahayn miyaa maqan odaygan afkaa qoyan uhadlaya eega teeda kale Jabhada SSB looma dhawaan karo waayo wadanka khatar kuma aha ee dhulkeeday difaacanaysaa

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 18 วันที่ผ่านมา

    Why u seexateen

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 18 วันที่ผ่านมา

    Useless tittle. Arabiyo be careful. Missleading

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 18 วันที่ผ่านมา

    Fiira gaara Etobiya wax Ay kasartey majirto Arabsiyo iyo xiildhibanka Afka ku dhuftey ee odey yaash hoos dhigayoow horta idinku yaad u Adeegeysaan eed u sheqeysan

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 18 วันที่ผ่านมา

    Xeer ka soo saara aflagaadada iyo been abuurka siyaasiyiintu isku sameeyaan, da'yarta ay u horseedeen!!.
    Cidii xeerkaa jabisana, cid kasta oo jabisa ciqaabteeda la mariya!!!.

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 18 วันที่ผ่านมา

    Somaliland oo GALKA SEEFTA GALKA kala baxday!! Bari u orod BAD; KOOFUR u orod DHULBAHANTE; Woqooyi u orod JABUTI. XAGEEN u ORODNAA? MEEL ALLE!

  • @salaxmaxamedcismaansalaxma2929
    @salaxmaxamedcismaansalaxma2929 18 วันที่ผ่านมา

    xumad haladhiso ,muse bixi,,rasawasare hamacabo ,somalin,waxay xorowday 26 ki,jun mamulki muqdishona wati eaynu,waxlaganay wati lainqilabay madaxwenihiba ladilay kabadi moryaba qabsatay gacan kudhigle ah, omadaxwenehedi,dishay ,marka aqosina mahaystan xadnamale marka somalin waylanoqotay xoriyadedi iyan imamulki gumaysigay,kunoqotay wata ciidamada shisheye,kuxeranyin,,somlna xad iyo xudubaleday marka xumadu hafahanto wexeda konfurna yay lahalin, xad iyo xudud tonamale kaagibahaysata kaqada ,tayani dibhaw gumayste

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 18 วันที่ผ่านมา

    xildhiban kani wuxuu ka dhigayaa in magaalada laas canod tahay gobolo maqan

  • @bashiirawale5295
    @bashiirawale5295 18 วันที่ผ่านมา

    nina hadal iyo howl iskuma karo idina doorasho iyo kursi ayad kasheekaynaysan dalkuna wuxuu ubahan yahay difac iyo isku duubni manta malin wax ladoortaba mahee waxa lagalay xaalad dagale olole iyo kanbaynka intaad ku jitaan halaydinku qalibo