Saaid baan ugu hiawsanahay walee inaan layga hormaraynin nicmadaas aan laqiyaase doonin.cidnana ama qofna u ogalaanaynin , rabaw hanaga qadanin.farxad aan lasoo koobin baan ka qaadaa.rabi qitaamasaacah aa igu soo dhacdee oo inaan dhahaayo oobkale meshalah.asww.ala iyla family ama qaran waxay ku jiraan , rabaw nahanuuni.
Masha allah sheeq rabi naxariis tisa ha kugu beego fidunyaa wa fil aaqira adiga iyo walidiintada rabi ha nasamaxo min kuli muslimiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa allah
Shekh iyagu janada ayey ku jiran imtixan na mey arkin lkn inagu dunida aya nalagu aburay imtixan na wan marnay rabigena wan adecnay ee ha inaga masersiyin😁😁
Ilaahey sheikh ajar iyo xasanaad hakaa siiyo runtii barnaamij qiimo badan ayaad diyaarisey kuwii janada ku kulma allaha inaga yeelo
Ku saliya nabigeena suuban scw
Saaid baan ugu hiawsanahay walee inaan layga hormaraynin nicmadaas aan laqiyaase doonin.cidnana ama qofna u ogalaanaynin , rabaw hanaga qadanin.farxad aan lasoo koobin baan ka qaadaa.rabi qitaamasaacah aa igu soo dhacdee oo inaan dhahaayo oobkale meshalah.asww.ala iyla family ama qaran waxay ku jiraan , rabaw nahanuuni.
اللهم إنا نسألك الجنة وما قرب إليها من قول وعمل
77
Allah ku galiyo Janatu cadan Sheikh Abdiaziiz oogle
Mashaa Allaah, Jz.Allaah khayr.
Allahuma udqulnaa jannatul fidoosa
Sayidu nisaa rabaw iga dhig caaisha aa laydhahaa.murti da iyo buraanbur iyo hees bilaa musig oo kalmado wax ku ool ah saasaan uheesi lahaa.waaba murtiye.
Maaaasha allaaha sheikh allaaha xafiido aamiin yarabi
Masha allah sheeq rabi naxariis tisa ha kugu beego fidunyaa wa fil aaqira adiga iyo walidiintada rabi ha nasamaxo min kuli muslimiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa allah
Ilaha hagu xifdiyo Aduun&aqiro 🥰👍❤️👌😍
Amiin yaa rabi duco ilha haka aqabalu amiin yaa allah 👍❤️👌😍🥰
Asww, nicmaturabi waatan janno jeclay ama jano ujeelenay.haaa subxaanalah.lajecel waata.
rabiyoow janadadan kuwey diistay yaa rabiii yaa raxmaan yaa raxiim jasaaka laah walaalken abaalkada alah ka dhigo jano
Jzkl kheyr Akhuna Abdulaziiz Ilaahey hakuxifdio Aduun Iyo Akhiro Janatul Fadosa Culà
Allaahu akbar
Janada ii qadaro waalagu yarayn byarkawaday 33dax yar basa lagaa dhigi.
Sheekhow xuralcayta soo badi 😍🙁
Rabaw iiqadar mashalah.
5✋. hadaan maqalo ama layga sheekeeyo inaan ku jiro aan mushaaxaayo aan isku malaynaa amaba ka dhigantahay .naagtan yar iyaa bah yar.
khayr baan sheekh kuu rajaynayaa
وَالْمُؤْمِنُونَ وَالْمُؤْمِنَاتُ بَعْضُهُمْ أَوْلِيَاءُ بَعْضٍ ۚ يَأْمُرُونَ بِالْمَعْرُوفِ وَيَنْهَوْنَ عَنِ الْمُنكَرِ وَيُقِيمُونَ الصَّلَاةَ وَيُؤْتُونَ الزَّكَاةَ وَيُطِيعُونَ اللَّهَ وَرَسُولَهُ ۚ أُولَٰئِكَ سَيَرْحَمُهُمُ اللَّهُ ۗ إِنَّ اللَّهَ عَزِيزٌ حَكِيمٌ (71)
Masha ALLAH Ilaahay ayuu usug naaday wanaag oo dhan Ilaahay cehelka jannada nagadhi jealous ayan kanoqon gaadhay xurulcaynta ee Alxamdulillah hadii Ilaahay ka saraysiinayo dumarka If ee jannada galay 💖💖💖👍
NABI MUHAMMED (SCW)
Subaax waanaasan
Exuseme, iga raali ahaw xaasadan yar baa lals socdaa lalana dhoofaa see waaye.
Allah haku barakeyo anagana ilahay ha Nagy anfaco
Jazakalah
Masha Allah sheekh jazakallahu qeyr ilahay haku xifdiyo aduunka iyo aakhiro
Wacdigaas wanaagsan wad ku mahadsantahay
Shekh iyagu janada ayey ku jiran imtixan na mey arkin lkn inagu dunida aya nalagu aburay imtixan na wan marnay rabigena wan adecnay ee ha inaga masersiyin😁😁
Abaayo adaa ka fadli badan hadii alle ku janeeyo
Masha Allah jazakallahu kheyran yaa shiekh
Bas.asww
Masha Allah
goormaa iigu danbaysay janno aan daawado.
Maasha allah alloow naga dhig jannada ehelkeeda
Jaza kalahu khayr
E3onaad 5.
Waatan gabar la gadidoonin marwa ah .
Shekheyga mash allah allah ya xifdak💯👏🏽👏🏽
Qofna waa cidna.
وعليكم وسلام ورحمة الله وبركاته
Masha Allaah
Subxaana llaah
Asc Somaliyey Ku Faana Anaa Darood Anaa Isaaqa Anaa Hawiye waar Walaal Qabriga walaal lagagaa Tegayaa ilaahay somaliyeey Ka Baqa wbt
MASHAA ALLAH
Xididadi dhiige qaadaayey.
Jasa kallahu khyran jasaa sheekh
Wcs wrb
Jasaakalaaah sheikh
Minfadlak waxaa ku waydiinayaa Salaada duxa waa imasa rakca ma labo misa 4 ?
شكر ا لك
الحمد لله
sh.,waxa aan ku waydiinayaa naagaha ama dumarka ama gabdhaha marka ay dhintaan ma waxay yeelaneyaan nin jannada ujooga mise kuwii aduunyada ujoogay ?
Siday jeceshahay haday ninkeeda rabto waa lasiin hadii kale nin loo abuuray
Asww.
sheekh salatu duxa 2 rakacadod ayan tukadaa masaxbaa
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣
Allah haku barakeyo anagana ilahay ha Nagy anfaco