" Labadii Guri Ee Xaley Magaaladda Lagu Gubay Waxay Ahaayeen..." Badhasaabka Gobalka Sanaag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Naagta Nuura futo cas la yidhaa guryaha dadka qoraalada ku qoraysay maxaad u soo xidhi waydeen ????

    • @liibaanmuuse7664
      @liibaanmuuse7664 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dadka iyo hooyada anaga was na nadal

    • @NasirOsman-y9e
      @NasirOsman-y9e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @liibaanmuuse7664 Waa garacdii dadka hor boodi jirtay . ORPHANAGE is absolute one of this .

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa arin wanaagsan laakiin kuwa wadanka ku soo duulay ee dhibtan geestay ee umada xasuuqay maxaa loo sii daynayaa iyagoo ee ictisaam uga hadashaa habeen iyo dharaar iyadoon kuwa laascaanood ku silcaya aan ictisaam mar kaliya ka hadlin

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadaa yala boobay waa guyihi harti waar sharafta ilaaliya idinkaa jooga meesha waa ceeb waxa meesha ka dhacay waxba ma qarsoona iyagaa soo dhigaya miidyaha oo ku faanaya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    mooryaan idoor cadowtimo bay cadeysten wain cerigaabo lagasaaro inshaa Allaah

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kuwaad dabka iyo cagafta isu darteen ka waran

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Well done gudoomiye ahmed cabdimuuse

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar ma gaaja haysa ceeb bay galeen ciidanka ka saara magaalada oo booliska u daaya kuwo boolisa baa wada waxaa

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Idoor Beenta wado 2sano been Idoor a ka shaqeyneysay Guul gobinimo SCC Khatumo

  • @ImranImrinove
    @ImranImrinove 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxet tvga old versionka ah ee xafiiska yaala😂😂😂😂😂😂😂
    Naga daa waxaasi dowladnimo maheee
    Naga updategree😊😊😊

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidee loo biliqaystaa adoo dowladda oo aad magaalo yar 80kun oo qof lagu qiyaaso inay degan yihin waxa uhubaala inaa gabteen oo nusqaan ku tihin umadda idin aamintay

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Reersool raagia maxaabisate mindaada KU QaalQaleyea dadanimo xuumada KU jiirtaa Daaaroda

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Idikaa tusay dhalin yarada waxa ay sameeyeen