Halkee lagu arkay caalamka xul dhan oo ciyaartoydiisa laga qaato caasimada oo kaliya, bal orod tag gobolada somalia waxa jira qaar ka laacibsan kuwa caasimada , dhibaatada ina haysataa waa taa iyo qabyaalada
Xqqdi dhibatada sbbta wa in an hysan cyrty ftsk lkn bedelkyd waxa laga so xulay kuwa cadiga ah halka ftslka adunka u leyahay horyal qas u ah o laga so xulo
Waxaan aaminsinahaay hadey aaysan qabiil aan KU jiren qaranka ayaa guuuleysin lahay side wadamada africada kale lknse anige ha Nala geeyo meshaas dad kubada garanaayo ayaa uu baxanta sxbyl meshan ee uma baxno dad qabiil KU socdo runte tankale Wadada luumaro inan uu ciyaarno Somalia noo so sheege coz of Somali nimo luguma ciyaarey meshan okay
Sori shifinho waa wax laga yaq yaq sado aadbaa agaxumahay mar walbo manoqoto mar marsiiyo waayo umadiyarsano somalia isbrts berihiina fashta ee ba nooni bas bas
Waan soo laabaneynaa markale Somalia Guul wanaagsan ayaan uri jeyneynaa❤️❤️❤️🙏🙏🏅🇸🇴
insha alah aniga ayaa ka ciyaari dono horyalka spanishka waxa rajeynaa inan uciyaaro Barcelona waa koxda adunka an ugu jeclahy
Wll aniga xataa wan rabaa 🎉❤❤😊 inaan ka ciyaaro Spanish Barcelona
Soomaali weligeed guul gaari mayso hadii qabiilnimo laysku wadanaayo
Wllhi been maaha
Is back somali for the football ⚽️
Dhanxuumo waa biilaafado
xulkeena soomaaliya hanoolaato❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⚽⚽⚽❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥂🤲
Walaaal aniga yaasoo soocelinayo sharafta wadan kayga
Shafinho wallhi zxp legend tahey video ga isagoo dhamadey arkee waa iskaga kaasocdaa
QAAABKA QURUXDA BADAN WAX UDIYAAREYSO WAAN KAHELAY
Xavinho waa ku taageraa wllhi 🥰❤️❤️ plz pin ama reblay mid ii sameey❤️🥰👍
Laacibiintii Muqdisho xagee looga tagay
ashraf hakimi &ziyach madheelaayen shafinho zxp
1000 Ayaa lagarabay in logabadiyo somalia 🇸🇴 shalay moroco Somalia 🇸🇴 umasean dhicin qabil ayey udhacen
Nio shp Tababar maHe ee kuwa ciyaaraYa ayan waxba ahaYnba xulkuna inTa kuwa ku bad aqoonin ineYna matalan aad ayan Uga xumaHayna 👍
Midh mahayso 🇸🇴 ceebta ha isku badinina
Hadii larabo guul wajiga haliskadhaafo ee gobolada halaga keeno
Waansabreen
Yes yes
Yaahuu
ASC SAXIB SHAFINHO QALADKA MA LAHAN CIYAARTOYDA CIYAARAYASA EE WAXAA QALADKA LEH GOOJKA AYAA LAGA RABAA INUU DIYAARIYO LACIBIIN ISKU FILAN CAYAARWALDA AY CIYAARAYAAN WIILISHA SOOMAALIYED
Wxan leeyahy HAMI KUBADED wliba HAN SARE
Mr wlpa wxan ku riyoda mr uun inan gaaro heer sare
Lkn ma heesto Qof igu caawiya😖😖😔
Shaafici shaafinho sxb somalia 🇸🇴 kubada kolayga ayee ku ficanthy ku darso
Waa ku fiicanahay footbollka blse waxaa jiro isfahandaro waxaa jiro laacibiin jooga jowhar muqdisho iwm hargeeysa blse lacibiinteena oodhan waa muqdisho halka kuwa kale niyad jabeen iyakoo diirada saareen footballka is ay ukeenaan guulo blse weey usuurto galiwaasay
Sxb waxaan qaran mach an Somali qabyalad nososoo sheeg musqul somalia
Happy
Ciyaartoyda wax qabadka leh oo laga talo taas ayaa keeneyso guul darada iyo macalimiinta ajaanibta
War anaga nasafa wlhi guul aan keenaa🥱
Waa soolaanan doonaa Anagoo saan ka fiican
Halkee lagu arkay caalamka xul dhan oo ciyaartoydiisa laga qaato caasimada oo kaliya, bal orod tag gobolada somalia waxa jira qaar ka laacibsan kuwa caasimada , dhibaatada ina haysataa waa taa iyo qabyaalada
Inshalah ana ka so muuqanaya horyalada talyaniga iyo kuwo kalena
Soomaaliland waa qaraan jira
Ma Somalia waa ciyaar caano koosto😃😃😃😃😆😆😆😆😆😆😅16gool
Guul soomaalia🥺⚽🥇🥈🥉
Wll xaviyow Ani Iyo adi Cml Hadda xulka wax weyn uqaban laheyn Away heee yaa ku wadaayo zxpow
Waa in la sameeyo horiyaal Futsal ciyaartoyda lama eedi karo maamulka dadaalka ha wado
aniGa wax I waydiiya Somaliyey aniga khabiir kubadeedee Somalia waxaa lagaga badiyay garoonada noocaa ah lamanu qsbsan kuwa cagaarka imika na zoo gaadhay bal kuwa naga badiyay Somalia keena 30 iyo eber Bay ciyartu ku dhamaane
isku zoo wada duuboo muhiimadu waa garoonka anagu cusbaa oo aanan waligay arag
Xataa garoonku haduu cusbyahay 8-0,,6-0 lagaray lkiin 16-0 yaahuu
Hadii aan guul dooneyno hala eego horseed heegan mcc
Wlhi waa yaab somaali masaan Hee xaal kooda yahay wlhi waxaan waa bah dilaad🙏🙏🥺😭
Xullka waa wiji meelnamagaaraayo saanaa loobuuxinaa
Anaga hadaad nahnay somliya waxkaliya naga badan ayaa ah hal ka gool io ninka noodhaliyay c.s catoosh laacib kuwataa
Aniga xariirka kubada cagta somalia ayaa dhalilaya
Dhanka fudbolka laga dhisowaa toobaro bada lasiyaa ubanyihin inta kubada cagta ciyaarin
Runtii hadii aad igayn lahaydeen waan inii badin lahaa
Afara qabil inta lagu jiro wlhi her lama garayo
Sxb shafinho sababta markasta Linoga badiyo ayaa ah dadka dalkena joga oo xirfada leh markasta lama siyo Janis ayxulka kumatalan sxb
Maalihii wacnaa wey imaan doonan
Somaali is back
Waan ka xumahay
Wxaa lagu xushtaa qabiil iyo qabyaalad
Wlhi wan ka xumahay lkn dhib malxan insh allah sanddax so socoda
That's funny
Xqqdi dhibatada sbbta wa in an hysan cyrty ftsk lkn bedelkyd waxa laga so xulay kuwa cadiga ah halka ftslka adunka u leyahay horyal qas u ah o laga so xulo
😢
Mardanbe lee yey baxin ayan dhihi laha markasta niyad jab le la soo noqdan
Fiir shaafici waxaan kaa codsanayaa inaad akadeemiyo igayso waacodsi magacaygo waa c/laahiabuukar waacodsi
Is diyaari😂😂
Waaxa keenay maalin kasta in nalagabadiyo waa hebelbaan aqaanaahe iiwad zxp
Somalia kubadeedu waa qab yalad oo waxa dhalinyarta laga qaataa muqdisho kliya
Guul daro wa la qabsany tagerayasha arsenal cml I,a guushu wa imaadonta
Wa in laxareya ciyartoyda si ay isku fahman fiskal ahanna lo dhiso maxa yelay fisikal ahan uma diyarsano
Horay u socda
Professional manihin problem ka waataa hadana afaaro qabiil Aya iskajirta
Niman naago la bashalayan oo qayilayan ayaa xulka loo wadaya mar walbo guul daro ayaa nagu dhacday ayaa la leyahay is aruris ku taga dheh
Dhibka nahaya waa ciyaartoyda waji karad aa lagu xolaa ee waxaa jira rag qatar ah
Kubada ineynu horumar ka gaadhno waxaa inaga reebey waa qibyaalad wlhy
Hoyada siilkeda benta kadaaaa ddka
Aduunka is bortiga jadawal ayoow leeyahay shan bil ama ugaraan sadax bil wadan walbo kulamada Saaxiibtinamo iyo kuwa caalamiga ah waala okyahay marka xulkeena soomaliya mar walbo waxalaleyahay waqti mahelin suaasha meshataal kulanka xiga halosee diyargarobo xiriirka aduunka lacakyoow kubixiya sanadwalbo inta launsado lacakta ayaa marwalbo.la leeyahy waqti malahelin kulan ka oowbaxaayo sadax bil haloodiyar garoobo hadikale yaan LA aadin on magecena sharafta logadhelin
Kubada cagta maahan orod kaliya ee waa xirfad teeda kale dhalin siigeysata aanan lahayn xakamen iyo ilalin ugu yaraan xitaa bilo isku xig xiga aanan qaadanain wax tawabar ah sidee ugu fileysaa in ay guul soo hooyaan beeraha aanu falano nimin yahaw
Aad
Niclis kagawa maxaa loo gayn wayay🥺😭😰🥺😭😰
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Keep going zhafinho
𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚 𝐊𝐮 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢𝐢𝐢𝐧
Waxan xul mahan
Shafinho sxb wajigaada natus
Waxaan aaminsinahaay hadey aaysan qabiil aan KU jiren qaranka ayaa guuuleysin lahay side wadamada africada kale lknse anige ha Nala geeyo meshaas dad kubada garanaayo ayaa uu baxanta sxbyl meshan ee uma baxno dad qabiil KU socdo runte tankale
Wadada luumaro inan uu ciyaarno Somalia noo so sheege coz of Somali nimo luguma ciyaarey meshan okay
Sxb run marabtaa guusha waxad heleysa markuu alle raali kayahay qaranka wadan diiga islamka labaneysty masakiinta xaqooda lagu tunty xoolaha agoonta intaba cid iska ilaalisa majirto marka guusha aad shegeysid xageey ka imaan alle ayaa guusha bixiya hadii ladahy siyaasadii waa qawiil shaqadii waa qabiil kubadiina waa qabiil guul xageen kasugnaa waa su, aal adigaba isweeydii si dagan
Wlhy zxp waa runtaa hadalkaaga wan ka qiiroodey
Sxb meeshan ana kamaqan wlhi
Teamkan maxama Qadar halagu daro
Swbtu waa in Anaga aan isku xulno waji
Hada kadib UfC utartameyna
Wan kaxumay waxan laacib
Waxan abti wuji waye
Waxa ka maqan maxam qadar maxa yelay maxma wa nin ku dheer ciyaraha fostalka ..
Jareer😂😂
Xul fuustalka ugooniyaa haloo sameeyo
waa bilaa camal Reer somaalia🤣
Sxb qaali ah shaafinho
Somaliya hayska dayso kubada waayo maha wax ay shaqo iyo shuqul toona kuleedahy
Please Somali ha ku dhelinA magaca Somali waa disheyn wlh 8 hadana 9 hadana 16 oo hadana salax ah 40 minutes 30 minutes side 16 goals la idinkaga dhaliyay caruur ma tihin
SOMALIYA WXAY LA GULYSAN LA DAHY WA INTA AY QYPSAN THY OO QPIIL LGU CIYARAYO ANKIPA CALOSHA ISKA NACEP SE KU GULYSANYNA MRKA
Sori shifinho waa wax laga yaq yaq sado aadbaa agaxumahay mar walbo manoqoto mar marsiiyo waayo umadiyarsano somalia isbrts berihiina fashta ee ba nooni bas bas
halkaa haday somaliland ku jiri lahayd wlhi iyagaa 16 gool ku badin lahaa💪💚🤍❤️
100%
somaliland ma dhaanto somalia 7-0 masar dirtay
Dad culus aya la waday aan fustal shaqo ku laheen
Kuwaan Somalia MA aha 😀😀😀
Boninga futsal ka xitaa wamid kaduwan kuwakale
Somalia 🇸🇴 😪
Ciyaaryahno an izaaq ku jirin ayad adunka hor gaynyzan idinku
4puri5somaliy
Shaqa kuma lihin kubad
Waar mesha maaqarxayaa mise waa lais boobayaa koonfuri ma kubad ayaay garanayaan way naxnsan yihiin qarax ayay kabaqyaan
Aniga ayaad Malin malmah ka mid iga hadli duni donta
Hawiye ayaa na ceebeeyay 😂
Weli ma qabiil iyo waxa asaageen inaga reebey ayaad daba wadaa walaal aan kuu duceynee zxp qibyaalada iskadaa aan asaageen la tartanee
Hhhh qarab iyociyaarxumo
Waar waxi xulmaahee Meesha kacaydhiya
Siigada ha iska dhaafaan 🤣🤣🤣🤣🤣
Somaliland government national way yaqaaniin
Lkn SOMALIA waa maxay