#farxiyotawakal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 187

  • @Zaam495
    @Zaam495 ปีที่แล้ว +28

    Caasi walidiin ilhey adun iyo aaqiro haku ciqaabo
    Hoyadeey iyo abaheey iyo walalaheey wxn siiyo farxad ayaba daremaa mxaa ugu sii badi weyse ayaa is dhahaa ayagana duco ayey isii duceeyaan❤❤❤

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 ปีที่แล้ว +19

    Calooosha ixanuuntay😢😢😢😢😢 hooyo quruxeey ilaahay janada ha ku geeyo

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 ปีที่แล้ว +12

    Ma hooyo ayaaa qof aduunka saaran lasimikaraaaa hoooyo macaaaan❤❤❤

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 ปีที่แล้ว +2

      .Maya

    • @hibaali4311
      @hibaali4311 ปีที่แล้ว +3

      Hooyo macanto ❤❤❤❤❤❤ adunaka farxad iyo cibaado iyo caafimada aakhiro janto firdowsi acla allaha hakusiyo

  • @faraxmaxamud-gl1ok
    @faraxmaxamud-gl1ok ปีที่แล้ว +11

    Hay dhahina nagta san loo ilalinayo ayaa xuman😢allow caasi kaa magan galne🤲

  • @Zaam495
    @Zaam495 ปีที่แล้ว +8

    Thanks farxiyo cadey sida sharaf ta leh oo noogu soo hagar baxdo❤❤❤ilhow ana ku weyn❤❤

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว +2

    Subaxllah Subaxllah ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @EdabsanAli
    @EdabsanAli ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah hooyo mcn miyaa caasi ku noqon karaa maya maya hooyo mcn l love you so much ❤ 💖 ♥

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sister farxiyo ❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @ShamsoHassan-l3y
    @ShamsoHassan-l3y ปีที่แล้ว +2

    Shukran abaayo farxiyo ❤ ♥ 😍 💖 ✨ 💕

  • @msswiilo
    @msswiilo ปีที่แล้ว +7

    Asc team minweyn hooyo mcn baari unoqda❤❤❤

    • @Salmamohama
      @Salmamohama ปีที่แล้ว +4

      Wcs minwenta team miyee leyihiin an ku so biree❤❤❤😊

    • @msswiilo
      @msswiilo ปีที่แล้ว

      ​@@Salmamohamahaa abyo wey isku xiran yihiin weyna isdifaacaan well come

  • @Nintendo_mushroom
    @Nintendo_mushroom ปีที่แล้ว +4

    Hoyo baari ah ayaa dhashay yaab ilmaha la wanajiyo wa xumadan ilmaha wangsana waalidka ku xumaado aduun wa is daba mar

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir ปีที่แล้ว +2

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo ya Rabi Allaha nonaxariisto Allaha Cafiyo

  • @sabarinabdi1199
    @sabarinabdi1199 ปีที่แล้ว +4

    Hada weka shalanosa eiskadaya gabadha qalad keda Allah cafiyo runti aqli xumo ugesay 😢
    Laxwalba meshe is dhigto alagu qala😂

  • @EdabsanAli
    @EdabsanAli ปีที่แล้ว +2

    Wcs farxiyo hppti ❤❤❤

  • @Umuibtisam-m9f
    @Umuibtisam-m9f ปีที่แล้ว +6

    Casi aduna iy aqro cadaba allah haku ridho hooyo miy la xumeyn kara😭😭😭

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah😭😭💔💔😢😢

  • @SuhuurCabdinuur
    @SuhuurCabdinuur ปีที่แล้ว +10

    Selyhy minyaryaasha ❤
    Horta meshn minyro ma jogtaa😂😂

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal ปีที่แล้ว +4

      Wiilo Maa iska bareejeynee😂😂 xbbti soo dhawoow waa kaftan❤❤❤

    • @SuhuurCabdinuur
      @SuhuurCabdinuur ปีที่แล้ว +1

      ​@@raxmiishchenalhhhhh mcn gabdhaas wn ku dydaa nh minweynta kliyow jecelhy wye 😂❤
      Midda kle adi min weyn ma thy misa min yaro😂❤

    • @SuhuurCabdinuur
      @SuhuurCabdinuur ปีที่แล้ว +1

      ​@@raxmiishchenalYe xapipti wn dhwhy

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal ปีที่แล้ว +1

      @@SuhuurCabdinuur Ani minweyn xbbti😁😁❤️❤️❤️

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal ปีที่แล้ว +1

      @@SuhuurCabdinuur ❤️❤️

  • @maryankeyf4017
    @maryankeyf4017 ปีที่แล้ว +8

    Abayoyinow wiil aan edo u ahay oo curadkenu dhalay ayaa socon oo sanadkii shanad usocotaa isbitalo badan ay dhaheen wax maqabo hada waxaa xalay ku bilownay geedkii gobka oo farxiyo ka maqley iguso duceya wllhy inu ilhy igu caafiyo yusuf yare waa jeclhy 2sano uhoreysay anaa gacantyda kuso koriyey

  • @MunaAbdinour-ed8up
    @MunaAbdinour-ed8up ปีที่แล้ว +2

    Asxaabta farxiyo dhamaantin waxaan idinka codsan inaad aabahy oo iga xanuusan iigu ducaysaan in rabi cafimaad sareeca siiyo dambi dhaafna uga dhigo xanuunka

  • @udgooney
    @udgooney ปีที่แล้ว +1

    Waxaan maqli jiray doqon ha u gargaarin hana gargaarsan hooyadeed waxaan wanaag ahayn uma sameen ee maxay cadowtanimada ugu qaaday

  • @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
    @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy ปีที่แล้ว +2

    Thanks 😊

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว

    Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯❤️🥰👑🌹🗣👂🎁

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo macto ❤❤❤❤

  • @foolhooradchannel156
    @foolhooradchannel156 ปีที่แล้ว +2

    Wsc abaayo farxiyo ❤❤❤❤

  • @najmaaxmed2736
    @najmaaxmed2736 ปีที่แล้ว +1

    Acuudu bilaahi mina shaydani rajim

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 ปีที่แล้ว +1

    Adoonka qof joogo oo igo diro karo maba jiro hooyadey macaaan

  • @Hodanmoh15
    @Hodanmoh15 ปีที่แล้ว +2

    Waxan ka yabay naagah qaldkay gaalan dadka dusha ka sara qaldka iyda gashay hooydedna ku coldinaysa maad hoostiina ilashatiin maxa hooyo laga raba ilahay waa bariiye 😢

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y ปีที่แล้ว +1

    Maxaa kashegaysa ceebtada caasi maliibano

  • @maandeqmaxamed-cz6pu
    @maandeqmaxamed-cz6pu 16 วันที่ผ่านมา +1

    Nag taa xamilada ah markad calosha kasha kaga dhufa nesay ida umaa socon eee ilmaha urka kujira usoo cotay 😢😢😂😂😂 maa melad kaga dhufa taa kaa wey day jir keda

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 16 วันที่ผ่านมา +2

      Ciilka iga hayo lee mar hore dhageystay hadane wan dhageysanoya inta iga hor timid😂nagtu naag fican maha😅

    • @maandeqmaxamed-cz6pu
      @maandeqmaxamed-cz6pu 15 วันที่ผ่านมา

      @Gosha-rercarale sax dulimi gaa maficna cunugey usoo cotay marki baa balse maxa dhacay asago Kashi lagu dhufto dhig so desto bad baday ayado Kal lagu dhufan nah waa tii ow kaso baxay awo daa alle waa cajib in tasa cirmi kada sho ogu fil ned Mey kadan lakise 🥺🥺

    • @maandeqmaxamed-cz6pu
      @maandeqmaxamed-cz6pu 15 วันที่ผ่านมา

      @Gosha-rercarale sax dulimi gaa maficna cunugey usoo cotay marki baa balse maxa dhacay asago Kashi lagu dhufto dhig so desto bad baday ayado Kal lagu dhufan nah waa tii ow kaso baxay awo daa alle waa cajib in tasa cirmi kada sho ogu fil ned Mey kadan lakise 🥺🥺

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 15 วันที่ผ่านมา +2

      @@maandeqmaxamed-cz6pu adunka ciqab wey ku martay tii aqiro wey udhimanta hy😭

  • @xubixanan013
    @xubixanan013 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah I like ur stories

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢

  • @jamiiloraage8107
    @jamiiloraage8107 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo

  • @zamdahir3513
    @zamdahir3513 ปีที่แล้ว +1

    Caasigu ma guulayste naga daaya sheekadeeda

    • @hodmaniitaqueen
      @hodmaniitaqueen ปีที่แล้ว +2

      Qof aa waqti ku soo bxisay asaa saas u hadlee dhegeyso ama ka tag🙄

    • @hindanuux858
      @hindanuux858 ปีที่แล้ว

      ​@@hodmaniitaqueensidaa waaye

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti ปีที่แล้ว +1

    Wsc ax ax ax hooòyo 😢😢😢 mala xumèyaàà subxana allah

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo Maskiin ah oo nin Aad iska daba oroday intaas aabe kaa sasabaysay haday ku tiri hooyo yeynaan isku kor caqane caruurta reerkooda sii waxaa la rabay inaad dhahdid hooyo macaan shaqaan sifiican u raadin anaa inoo shaqayn cilaakuna guriga daydka usoo xirayaa dushaas iiga ilaali

    • @nijaj9157
      @nijaj9157 ปีที่แล้ว

      Wlh isku fikrad xita hoyade ilmahaaga ma rabo Hadi I dhahdo Alle uguma imtixaano balse hoogade kuma qasab a in ilmaheyga heeso ama korisa balse ani xaq bee igu leedahy oo ilmaheeda ahay. Allow inoo danbi dhaaf waalidkee a danbigooda dhaaf ya Allah

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว

      @@nijaj9157 aad iyo Aad abaayo Walaahay Aad baan uuga xumaaday waxay samaysay Maryan hooyo the n ilmahaaga lagu dhibo maba aha hooyadaan Maskiin bayba ahayd oo ilmahayga u naxaysay laakiin Maryan wax fiican ma aysan samayn

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว +3

    Taaa habaae ayaa mar hore ku dhacay businka caasi😢

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 ปีที่แล้ว +2

    😢ninkaas ninxun akhas inkaar nin naag qabo waa nin xun

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalah 😢😢

  • @MaryanAadam
    @MaryanAadam ปีที่แล้ว +2

    Naagaha Zaman kaan jiro waa xaasidiin caqli malahan badankood

  • @NuuraYusuf-p6s
    @NuuraYusuf-p6s ปีที่แล้ว +1

    Farxiyy Wthzbk iso qora

  • @maryanruun5180
    @maryanruun5180 ปีที่แล้ว +2

    Caasi walidin inkaar kudhacday tan magaca iga ceepesay

  • @SuhuurCabdinuur
    @SuhuurCabdinuur ปีที่แล้ว +3

    Mnta anaa u horeya jah😂❤

    • @AyaanMaxamed-mu6ml
      @AyaanMaxamed-mu6ml ปีที่แล้ว

      Suhuur qalbi wang

    • @AyaanMaxamed-mu6ml
      @AyaanMaxamed-mu6ml ปีที่แล้ว

      M a

    • @SuhuurCabdinuur
      @SuhuurCabdinuur ปีที่แล้ว

      @@AyaanMaxamed-mu6ml cdey❤😩

    • @AyaanMaxamed-mu6ml
      @AyaanMaxamed-mu6ml ปีที่แล้ว

      Tnx sister 😘 chanlka ayaan saxibo ku nahy qoraldad nh wn arkaa badana ani wan jecel lahy farixiyo tawkal qiso yinka ka dhageysta runtii

    • @SuhuurCabdinuur
      @SuhuurCabdinuur ปีที่แล้ว

      @@AyaanMaxamed-mu6ml cdey m.a ani xita farxiyo tawakal wn jecelhy shekadyda
      Midda kle barsho wngzn xapipti❤🥰

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 ปีที่แล้ว +2

    Wsc

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin ปีที่แล้ว +3

    MissWiilo aaway caawa??

    • @msswiilo
      @msswiilo ปีที่แล้ว +2

      Waa ikanaa qaali😢😢 hooyo waa hooyo

  • @faadumosaid4124
    @faadumosaid4124 ปีที่แล้ว

    wcs waa ka qadnay salanta

  • @EdabsanAli
    @EdabsanAli ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢 😢😢😢😢

  • @MaryanJimcaale-kv5bz
    @MaryanJimcaale-kv5bz ปีที่แล้ว +1

    wana ceebeeysy

  • @سامسونجسامسونج-ه8د
    @سامسونجسامسونج-ه8د ปีที่แล้ว +3

    Hooyo mcn 😭Sorry 😭

  • @ZamzamMohamed-lf4bv
    @ZamzamMohamed-lf4bv ปีที่แล้ว +1

    Hoyo Ale ma cadabo😢😢

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 ปีที่แล้ว

    Maskaxdeeda sifiican ugama aysan shaqeyn hòoyadii kaliya ay kuu dam qaneysay cuqubo waaba kuugu dhacee

  • @nafisajama4405
    @nafisajama4405 ปีที่แล้ว

    Tan Hooyadeed la xifaaltamayso maliibaaneyso

  • @ilhaanomar22
    @ilhaanomar22 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢

  • @ShamsoCumarcadow
    @ShamsoCumarcadow ปีที่แล้ว +1

    ❤❤

  • @iqroileys-iv4mn
    @iqroileys-iv4mn ปีที่แล้ว +3

    Bls 581 dawati bls waa codsi hadii ad sabiscareb isartan Wan idinkaga abal hayaa bls 😢

  • @سلطانهمحمد-خ5د
    @سلطانهمحمد-خ5د ปีที่แล้ว +2

    😢😢

  • @ruweydiinalaky7541
    @ruweydiinalaky7541 ปีที่แล้ว

    Gabadhada iyo ilmaha kalabe inte 8sano ku ogeyd ya weydiyo iyada bastarada ciwanka sa ugu jedo ine musiibo ku dhacday waba ujeda haku dhacde iskiifada😏😏😏

  • @fatimahodey
    @fatimahodey ปีที่แล้ว

    Bal doofartas daya hooyaded mawaxay uhaysa waxay cunaan

  • @xamdicaday7163
    @xamdicaday7163 ปีที่แล้ว +1

    Manyaro malagarabo mesha

    • @SuhuurCabdinuur
      @SuhuurCabdinuur ปีที่แล้ว +2

      Hhhh ya dhy wxas

    • @anisacimraan1938
      @anisacimraan1938 ปีที่แล้ว +1

      😂

    • @Feyla731
      @Feyla731 ปีที่แล้ว +2

      Maxay ka haleysey ninka xanin yahay kaga dhig asaga dahab iyo dolar ka bixiyey 😊

    • @SuhuurCabdinuur
      @SuhuurCabdinuur ปีที่แล้ว +2

      @@Feyla731 😂😂😩😩sax wye ninkaa qaldk leh

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว

    Dulmiga ma ficno

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว +1

    Dadka dulmi badana

  • @MaryamHassan-i2h
    @MaryamHassan-i2h ปีที่แล้ว

    Whi waa calol.xumo maba dhagysan karo taaan

  • @ShamsoHassan-l3y
    @ShamsoHassan-l3y ปีที่แล้ว

    🤭🤭🤭🤭🤭

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว

    Waliba gurigada ayey kugu timid

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 ปีที่แล้ว

    Wsc

  • @AsmaAbdi-e9m
    @AsmaAbdi-e9m ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭

  • @c.qaadirmaxamad4567
    @c.qaadirmaxamad4567 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @anisahaji7585
    @anisahaji7585 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭

  • @shamsoali3803
    @shamsoali3803 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤

  • @NasefNalka
    @NasefNalka ปีที่แล้ว +1

    😢😢

  • @FARDOWSOOSMAAN-ce4gf
    @FARDOWSOOSMAAN-ce4gf ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤

  • @SheikhnourSheikhnour
    @SheikhnourSheikhnour 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤