BANDHIGA CIIDA SLNTV IYO XIDIGAHA GEESKA OO WACDARO KA MUUJIYEY QAYBTII 1AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
    • Barnaamijka Cawayska V...
    ~-~~-~~~-~~-~
    Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 48

  • @saeedlover2457
    @saeedlover2457 10 ปีที่แล้ว +1

    Hargeisa my city ..hoygii fanka iyo suuganta inta Afka Somaaliga ku hadasha .jir oo joog waan u xiisay
    XIDIGAHA GEESKA waad soo nooleyseen siday Fankii yo Hargeisaba

  • @saeedlover2457
    @saeedlover2457 10 ปีที่แล้ว

    xidaha geeska waad ku mahadsan tahiin sida aadka u wanaagsan ee aad nooguso bandhigtaan sugaan iyo heeso aad u qoto dheer ..isla markaana wadaninimo idiin dheer tahay .long life somaliland

  • @nayuubnakaar4887
    @nayuubnakaar4887 9 ปีที่แล้ว +1

    maaashaaalaah bk somalilander asal ah noolaw waligaaaaa

  • @ismaaciildakhare5970
    @ismaaciildakhare5970 9 ปีที่แล้ว +1

    Walleee waaa halyeeeyo xidigaha geeskuye:-heeso macaaniyo laguyaqaano fanaaniin :-)qq

  • @warsamemohamed2913
    @warsamemohamed2913 10 ปีที่แล้ว +1

    woooow #bk walee fanaan
    hamse omer mahamoud kaamo hayo

  • @ilhaamcarab6359
    @ilhaamcarab6359 10 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah nolada xidigaha geeska caadi ma tihiin nolaada

  • @malikamasseria106
    @malikamasseria106 10 ปีที่แล้ว

    Mashallah they sound amazing! I love it! Let's not hate and just appreciate it! ☺️

  • @yaasiinosman2190
    @yaasiinosman2190 9 ปีที่แล้ว +1

    barmaamujku waa fiicanyahay balse weriyaha halaga bedelo bilaahi caleeg mid maha

  • @yaxyeabdi3130
    @yaxyeabdi3130 9 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah halkan waxaan ka salamayaa xidigaha geska gaar ahaan al fanan c raxmaan oday heeska lahasho aadna wey u mmcn tahay

  • @benmashegeproduction1337
    @benmashegeproduction1337 10 ปีที่แล้ว +1

    rer somalila xasidsana ma jiirba wad ka yabaysa horumarkay ka dhimanayan haday xaamar dib ledahay dabadeda ayay ku qarin lahayd amison aya gaadh ka haysa illahaw melan laga eidayn hana gaynin

  • @jigarxx9364
    @jigarxx9364 10 ปีที่แล้ว +1

    Yaasalaam Noolaada xidiga geeska

  • @maryanroble2820
    @maryanroble2820 10 ปีที่แล้ว

    Maanshaallah

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 9 ปีที่แล้ว +1

    xiddigaha geeska noolaada fankii sln ayaad so nolayseen.

  • @suaadminaj4809
    @suaadminaj4809 10 ปีที่แล้ว

    Www lcn inantii asmo iyo khadradi away nolada

  • @abuuzuhuur
    @abuuzuhuur 10 ปีที่แล้ว +1

    Waa barmaamij fiican laakiin kan wariyaha ah ayaa dadka nacsiinayaba dadka magacyadooda isku qaldayo, mida kale wakhtigii wuxuu kudhumiyay wax horey usocon waayay " QARANIMADA SOOMALILAND" KKKKKK

  • @huseinhassan9608
    @huseinhassan9608 10 ปีที่แล้ว

    Waan yabee wariyaha qabyalad badanaaaa sidaa wariye laguma hogeeneeeee

  • @wardajano1913
    @wardajano1913 10 ปีที่แล้ว

    Mohamed. Bk. And. Xidigaha. Geeska. Waa. Fananin ugaara. Ah Jamuuriyada. Somaliland kii. Kaxun. Hesta calanka sidaa qiirad leh uu. U qaadayo fananka ahna koxda holdoorka xidigaha. Geeska hargaysa. Waa. Hoyga fanka. Hargaysaa. Isha. Baxarka

  • @xikmadsame9689
    @xikmadsame9689 3 ปีที่แล้ว

    Cida hadda daawaneysa

  • @munaomar2198
    @munaomar2198 10 ปีที่แล้ว +1

    But why nimcaan was not there

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan wa wariye Luqada carabigana wa ka naxay 🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @marwailmi1528
    @marwailmi1528 9 ปีที่แล้ว

    Bk nolow waligaa dalkaga saa ujelow inader

  • @ahmedkafi164
    @ahmedkafi164 10 ปีที่แล้ว +1

    war mursal muuse miyaa lagusoo ceshe xidigiha geeska

  • @abdirisaaqahmed5076
    @abdirisaaqahmed5076 10 ปีที่แล้ว

    Maxamed bakaal Ciro waa LA yaabey xidigaha geeska noolaada ninkii hadlaayaba hayska hadlee

  • @yaasiinosman2190
    @yaasiinosman2190 9 ปีที่แล้ว

    ahmed hadalkaaga hagaajiso sxb

  • @byacushraashibidbac2742
    @byacushraashibidbac2742 3 ปีที่แล้ว

    Kumad dhiban gibliyo sacab ha U noqon gar adag kkkkkk balse loo noqn

  • @MrBOODHE
    @MrBOODHE 10 ปีที่แล้ว

    ma Hargeysaa Haygii Fanka Ah Mise BooRaMe>>?

  • @yarkaheerkhatumo2116
    @yarkaheerkhatumo2116 10 ปีที่แล้ว +1

    kuwan weey riyonayaan tollow yaa wax usheega

    • @saeedlover2457
      @saeedlover2457 10 ปีที่แล้ว +2

      adiga ayaa riyada ku jira oo xidigaha geeska wax ka sheegaya ..talow giirmad adiga waxa noocagaas oo kale ahi aad ka tooseysaan ..khaatumo seegow loool

    • @yarkaheerkhatumo2116
      @yarkaheerkhatumo2116 10 ปีที่แล้ว

      mr khadaan waa ogtahey without dhulbahante inaad International recognition helayn ana kuu diidey inaa ku raaco xaad iga qaadi kartaa intaa dhulkayga haysatidna waxaa nagu balana inaa sidii xoolaha inii qalqalno hhhh waad ogeeyd werarkii aay khaatumo inu kusoo qadeey iniko iska hurda waxaan maqley 25 habar yonis iyo habar jeclo ah baa meesha lagu xasuuqey hhhh

    • @yarkaheerkhatumo2116
      @yarkaheerkhatumo2116 10 ปีที่แล้ว

      mida kale anigu wax kama sheegin xidigaha geeska ee waxaan kahadlayey doqonka leh isaaq baa dowlad ah

    • @bashiiringiriis1961
      @bashiiringiriis1961 10 ปีที่แล้ว

      yarka heer khatumo
      dhulbahante waa munaafaq lacagta caabuda,haddii somaliland hilib siiso wuxuu yahay somaliland haddiii puntland hilib siisana waa puntland haddii cidba wax siin waydo wuxuu noqonayaa khaatumo.waar ma eybaad noqoteen.wah wah wah .
      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @yarkaheerkhatumo2116
      @yarkaheerkhatumo2116 10 ปีที่แล้ว

      Abdiqadir Adam sxb laantey wax matihid putland iyo dhulbahante wa dad isla dhashey oo ah sida idoor isku yihiin oo kale welba anagu saa wa iskaga dhoownahey lakiin sidiina qaabil nama diloon sxb oo isma rasano anaga hada dhulkayaga badankiis anaaga haysana hal magaalo oo haysatidna waxba naguma aha inaa malin kaa ceeyrino