Qisada wey shidan tahay ayaney maa no sameysid o janalka kuso kordhisin asbuci mar anba laba mar ilatali dhalin yaradaa wey kuku nafisi lahayeen wana ku amin san nahay mal kaso fikir waxbadanaa heeynaa ayaney ❤❤❤❤❤❤❤
Asc abayo ayaan gobdoon waan ku salamay waxad Malin dhaweyd and ka dha waajisay nin Dr oo masar jooga dadka ilmaha Raba uu ilmaha uabuuro Allah ayaa bixiyee abayo tel Dr maheli Kara adoo mahadsan..
Ayaney wllo waxyala. Qar dumrka laso darsa wa fahmi kartan maxay tahy 2025 aa la jogaye ma xili laga xishoda waxyabaha qar ba la.joga wa wax lawada ogyahye mar danban fahmay wlhi wax klan moday awl
Abaayoyal i caawiya fikradina igu cawiya waxaa jirta gabar aan saxibo nhy oo jecel iney is cadeyo anigana maariin baa ahay yacni saaid mariin uma ihi waxey dhahdaa markasta is cadeey hada is cadeen ninkuma damcayo mida kale gabadha marna qaraba dhhy maxa sameya xita dhowr mar ayee igu dhahdaa anigana 18 jiraa maxaa igula talin laheden saxibtinimada ma u jara mise waa ka gostaaana oo lama hadlo lkn qarabo nhy🥺

Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫶🏻
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Masha Allah faysal Allah ku barakeeyo bro 👍👍🎉🎉🎉
maasha allaaha wll kheyr badan ilaahay Haku siiyo adigu awlaada
M.a wa qisa cajii ba ilaahey kuwa aan jecel nahy hanagu arsaaqo😢
Wsc mahadsanid Abayo Qali dumar inolow macnto ❤❤❤
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Masha allah abyo❤❤
Ayaan qurux wankujeclahay abaayo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allh wa qiso ad u qurux badan ❤️
Ayaaney malmahaan qisoyinka aadbey xabaasad uleeyihiin adugu wacaan oo kale waxaad nahadaa bi macnal kelimah😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wa wil wanagsan fesal alo mid wanagsan no sahl😢❤
صلى على الحبيب المصطفى وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤❤
Qisadan aad iyo aad bay iigu socotaa❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Thank you abaayo ayaan
Waa qiso aad u quruxbadn ayaanay qisooyinkaa ima dhaafaan
Qalbiyeey rabbi haku barakeeyo like intaanan daawan saara markaan saa ufuro dhacku siiya
Asc abayo ayaan gobdoon waan ku salamay waxad Malin dhaweyd and ka dha waajisay nin Dr oo masar jooga dadka ilmaha Raba uu ilmaha uabuuro Allah ayaa bixiyee abayo tel Dr maheli Kara adoo mahadsan..
Masha Allah sister ❤❤
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Wcs ❤❤❤❤❤mahadasanid abaayo mcn waa qiso aad u mcn
Wcs masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 0:35
Sir maqabe saaba biyo uceliya
8 comment baa iga horeyaa ayaaney Allaah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid
Ayaaneeey xbbt habeen wangsan 🎉🎉🎉❤❤❤❤
Waakusalaamy indha wayn
Khaainsanaa gabadhu .
Wiilka way lugeeysay.
Wcs abayo qali keep going ❤
Wcsw abaayo ayaan
Ayanteeenii💋👋💕
Wcs xabibti ayaaney🎉❤
Anoo qoslaayaa like ku saaraa hadalkaaga ku xasuusta
Abayo part one plz
Swaankutaageeraa abaayo
ولا يحيق المكر السيء الا باهله ayadey kuhobatay dibkii ey larabtay
Wcs❤❤❤❤❤❤❤mhadsanid
Aduun gabadhaa baa calaf ulahayd😢
I so sorry wlhi deeqdu doqon aan cuni aqoonbey agtaalaa bn maqli jiray
Waraabe Ayaa arkay daanyeer markaasbuu yiri mrkaas buu yiri hilibka ninna dabaduu kuwataaa Anne doonistiisaa kujiraaa mrka wxn laguu qorin waa sidaaa😢
Ay iskooba dheer intaan hadlin ayaan ba kuu saayey leyg inta haiisoo calaa calinee waa kuu saarey leyg yaayao miyaan kuuquuri waayey adigaba waqtigaada Qaali gah iihutey abaayo
Ayaney wllo waxyala. Qar dumrka laso darsa wa fahmi kartan maxay tahy 2025 aa la jogaye ma xili laga xishoda waxyabaha qar ba la.joga wa wax lawada ogyahye mar danban fahmay wlhi wax klan moday awl
2025 hadii lajoogo lama xishoodo yaa kuyiri allow xishood la'aan hana dhigin caruur yar yar oo wilal ah aa nala dhegeysta qisooyinka ee kor wayeel waa wada indhe ayaan queen sidaada noogu wad😎😎😎😎😎
@RaxiimoshCali lama xishodo yaa dhahay wax walbo dabiici ah o jira wa lawada og yahay cadi iska dhig xalimo
Subxanallah 25 wax wen miyaa adaa maxishoto tahay dadka dhan sidaada uma afxumo ogow
@Lamahela naa aqlaadka so baro nocado kle lama shekeste an waxba fahmino afka dher kaso horeyo soo fahan marka hore waxn so qoray doqnyahy
@@AyoshAnood-ux6oc adii ayaa a
Aqlaq inlabaro rabto nayaa waxas adeyba afkaka somarayaan ado
Intaso qof ku arkayo inaa wax aqla ladhaho la heen xisho nay
Saa u sugyy leee telki ayan xajiga ka rebtay san udaawado
M.a❤
❤
Waban ilaawi gaadharay xppt
Wcs ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍😪👍👍❤❤❤❤❤❤💋
Wcs
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆
Abaayoyal i caawiya fikradina igu cawiya waxaa jirta gabar aan saxibo nhy oo jecel iney is cadeyo anigana maariin baa ahay yacni saaid mariin uma ihi waxey dhahdaa markasta is cadeey hada is cadeen ninkuma damcayo mida kale gabadha marna qaraba dhhy maxa sameya xita dhowr mar ayee igu dhahdaa anigana 18 jiraa maxaa igula talin laheden saxibtinimada ma u jara mise waa ka gostaaana oo lama hadlo lkn qarabo nhy🥺
Ha is caden abyo 😢quruxda benta ah yekugu sirin kliya wax yaba normal isticmal maqarkga le ku dhalaliyo
Nin kuma damcayo ma mustaqbalkga aye ka warqabta wuxu ilhey kugu talagalay waqtigod ku imanayan 😢byo qalbigaga dagso 18 jir wa yartahy caqligaga wili isma kenin
Xabibti hada maqar kaaka badasho wax fican mahaa malin walbo dhinaa laso kace anaka qati katagan mela kaso labana naa majogno marka wow kadhimanaa dawada hada iska deyso bahala u ekahee hadaa wadidna uun wasi halanee ee kajog walaley nagta kuleh iscadey ayada kalsoni isku qabin yey kalsonida kadilin
@@Lamahela hye qali waa mahadsanthy waa jaraa ani maba jecli inaa is diyaneyo kaliya skincare iyo wax dabici ah isticmala waa balan pyoh iyadana mardanbe hade ila imato runta indhaha ka sara😭
@@SimanMuqtaar haye pyoh waa jaraa skincare iyo waxyabaha dabiciga ah isticmala I.a iyadana dee runta cad u shegaa wlhi hada waa kalakalar qurux bee modaaa😭
Ayaaney maLmaHa waad ilowday Nayaa indhoo wayin😂
Ayaaney Saad masar u tagtay waad qur xanaatay somalia danbe haysku imaan
Thanks 😊 🫂
Habo ayan aniga cadwan au aawo qisadan qeybti 1 baad
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤