Nabigeena suubanaa naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha u ahaato aan ku salino walaalayaal..SALLALLAHU CALAYHI WA SALAM. Alahuma salli wa salam calaa zayidunaa maxamed . SCW
masha Allah yaa sheikh jazaaka ALLAH biljah insha allah waan ka fiirsan doonaa ALLEna waxaan uga baryayaa gabar walboo muslimad ah iyo wiil walboo muslim ah oo raadinaya zowj ama jowja saalixa inuu ALLE U sahlo. lkn walaalaheyga muslimiinta ah waxaan didin sheegayaa ka fiirsashada keliya ma ahan waa in aad adiga marka hore aad naftaada wanaajisaa wax walboo alle kaa xaaramtinimeeyey ka tagtaa hadaad adigu naftaada wanaajiso insha ALLAH waxaad helaysaa nin wanaagsan ama gabar wanaagsan wayo ALLE aayadiisa ayuu ku sheegay oo uu ku yiri "ADHEYIBUUNA LIDHEYIBAAT"
Alle guur ha ii hagaa jiyo aniga iyo dhamaan dhalinyarada. Guur doonkaba Runtii guurka lagu dhiso diinta Uma malaynayo wax ka qiimo badan In uu dunidan saran yahay
Alx mrkad ALLA talada saratid mrnaba ma qasareysid sonka manta bilowday sonkisi kale ban ALLE talada saartay wxn iri ALLAHYOW adunba garanaya qofka ii wngsn ee RABBIYOW qof ehlu din ah ban ka baryey wxnku duceystay ruux 3 astamod leh wa inuu diin leyhy i farxad galiyo dhididkisa maalo anan cidna baryeyn wlhi soon mrkuu 11 malin ahaa baa rerka nin iga soo dontay rerkuna wxy i dhahen wa qof wngsn waligeyna isma arkin uun rerkas ba gbdh u jogtaa bala yiri nusaac unbaan fadhiga farisanay wxn iska wreysany exd necenthy wxd jeceshahy malin jimca bey aheyd malinti 3aad ee axadana wa ley aqal geyay jcl iyo hasawe iyo shuxshux dhmaan wxy noogu bilowdeen aqalkeena ALLAH baan ku dhaartaye 3daan ALLE ka baryey baa ku dhan asaguna wuxu i leyhy intaan ALLE ka tuugay baa kugu dhan nimcooy alx wxn xasusta mrki la i aqalgeyay salad suno ah ban dukanay ALLAH ban barinay ALLAHYOW saad nogu fududeysay nogu ilaali gurigena alx alx alx mrkasta nimcada ALLE isiyey wnka mahad celiya cajigana sidoo kale alx alx qof dooratay oo in wngsanaa baa xuman kala kylmi kartaa balse si niyad ah ALLAH ugu dhiibo taladaada wlhi ma qasareysid hada sanad ba i buxsamay alx balayo ma qabnee inosp duceya in ALLE owlad bariya nasiyo
Nabigeena suubanaa naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha u ahaato aan ku salino walaalayaal..SALLALLAHU CALAYHI WA SALAM. Alahuma salli wa salam calaa zayidunaa maxamed . SCW
Adoonka Allah SCW SCW
Adoonka Allah scw scw scw
Scw 💞👏
Scw
Scwscw❤❤❤
Allow zawj barakeysan oo ehlu diin ah nagu arzaaq oo nin xun naga ilaali aniga iyo gabdhaha muslimaatka ahba.
amiin ukhtii
Amin
Amiin yaa rabi
Ameeen ameeen yaaa rabi
Aaamin aamin
Markaste waxn raadiyo waa doorasho wanaagsn
Ilaahey qof ahlu diin eh ha isiiyo 😘😘😘😘😘
Insha allah ilahi hakusahlo qof wangsan oo qerkisa waato walal
Alle ha kuu siyo wlal insha allh
Insha allh ilhay xakusyo
Ilaaaah qof wanaaagsan hanagu soo aaaadiyo jazakullah kheyr she
Ilahow nin diin leh IGA dhig sowjkeya o yqnana masuliyda xaskisa ya rabi
masha Allah yaa sheikh jazaaka ALLAH biljah
insha allah waan ka fiirsan doonaa ALLEna waxaan uga baryayaa gabar walboo muslimad ah iyo wiil walboo muslim ah oo raadinaya zowj ama jowja saalixa inuu ALLE U sahlo.
lkn walaalaheyga muslimiinta ah waxaan didin sheegayaa ka fiirsashada keliya ma ahan waa in aad adiga marka hore aad naftaada wanaajisaa wax walboo alle kaa xaaramtinimeeyey ka tagtaa hadaad adigu naftaada wanaajiso insha ALLAH waxaad helaysaa nin wanaagsan ama gabar wanaagsan wayo ALLE aayadiisa ayuu ku sheegay oo uu ku yiri "ADHEYIBUUNA LIDHEYIBAAT"
Masha Allah jizzakallah khair walalo waa runta Allah xaqa hayna garan siiyo Allahuma aamiin aamiin
nagham lucky to
Alle guur ha ii hagaa jiyo aniga iyo dhamaan dhalinyarada. Guur doonkaba
Runtii guurka lagu dhiso diinta
Uma malaynayo wax ka qiimo badan
In uu dunidan saran yahay
allaahu akbar maxaa kamacan badan markii diintena wanaageeda lagaaga waramaya waxaa dareymeysaa dhadhan masha allh alloow waxad karaali tahy nagu arzaaq yaa rabb ❤❤alloow culumadeenii inooga xafid xuma aduun ii aakhiira masha allh baarukulaahu fiikum jamiican ❤❤allaah idin ka raali noqdo
Masha allah
جزاكم الله خيرا sheikh abdirisaq
Guurkeena allah ha noo wanaajiyo
Wad ku mahdsntahy muhadirada qurixda bdno noso jedisay sheikha dhalinyaro bdn iyo walidin fara bdna inay ku waano qadan donaan filayaa🥺 jazakallah🙏
Asc wll
msha allaah illaah wx kheyr qabaan kabirinay sheekhoow jasaakallaahu kheyr illaah hkuu danbi dhaafo
Mansha allah jazakallah sheikh abdirizaq
msh allah shiq waa arin wngsn alle aya og taa in alle iaka talao sarano weye in alle na wafajiyo xaqa in oo alle nasiyo mid wanagsan
Mansha'Allaah Allaaah yahfaduka sheikh Abdirizak Haashi
Bint Hamdi
.UC ghj
Alahaayoow gura keeyaga labaad igu hagaji nin eheladiina alahaa kacbsi kujirata sharkisan nagaxjiba aniga iyo my kids Ameen
Aamin Allah kuu sahlo
amiiin
Jazzakallahu kheer ya shiikh
Manshaallah sheik jazakalaahu kheir
masha Allah shugran sheikh ya Allah guurka noohagaaji
masha Allh Tabaraka Raxman jazakalahu jannah sheikh
manshaa Allah waa run Aloow miid kheer leeh nagu so adiii waxii xuun Allahaa inaa dhaafiiyo AMIIIIIIIIIIN
amiin alow nagu hagaaji wiil wanaagsan
+خديجه ادم amiin sidoo kale
Jasakalaa khyr sheekh
A
Jazakallah khair sheikh
scw wlshay aynu soowada hadalno
Masha Allah allow nin wanagsan odhowrasan isahal
Amiiin
Ilahow nagu arzq zowj wangzan amin
Mashaallah illahayow Gawar wanagsan isi aniga aad uradinaya illahayow isahal mid din leh
Amiin
AMIIIN
Mansha Allah sheeikhuna jasakallah khayral jasa
Allah hanaku irzaqo nin wanagsan oo diin leh iyo aqlaq lee h
Intiijuukta
Wxan ahay gabar 23sanno jirta Wxan dhmmystirty Degreegaygi 1aad (Jamacad) oo Medicine ah alxmdulilah
marka aamiinta ii dhaha huunayal😢(Iam seeking my pair who wil complete me😯)
Qaadirow allahayow
adigu qumane iisoo xul yaa rab😢
Madoran naqane alahayow adigu ii door aamin alahayow
Allah kuu sahlo mid diin leh aamin
AMIIIN
Alxamdulilaaah wiiilwanaagsan oo diin leh rabi Ibaray ilaaaheeey ha ii kaso in aaaan calaf isku yelano yaa alaah ii kas sidaa
Aamin aamin yaa rabi
AMIIIN abayo mcn
masha Allah shiekh abdirisaaq jazakal Lah
man sha allaha allaha kuxafido sheekh
Sanaa Knida
Masha Allah sheekh ilahey Haku xafido
Mashaallh mashaallh sh jaskal Khyr
Who decided to watch until she or he gets married. I love you sheikh
Maasha Allah jazakallahu khayr sheikh
masha Allah sheekha adiga iyo angaba ale hano ďabidhaafo aamiin
Mansha Allah shiikh jazaakallah khayr
allaah haku xiftiyo SHEEKH cabdi risaaq xaashi illah janada hakugu casuumo Wll kay sh c/risaaq
masha allah shiiq allah kuxafido
Masha allah talo fiican waaye jazakallahu qayr
Masha Allah ilahey haku xifdiyo shkan wa jeclahy wa Romantic an Cadi ahen wilasha wxa dhihilaha kabarta
ManshaAllah sheikh Jazakallahu khayr
maasha alaah alaha ubarakeeyo cilmigiisa
Saido Abdi mansha alaah
mansha allah jazakalah khayr
asc
maashallah jaskallahu khayr
mashallaha jaazakula allah khayra shekh:
Jazaakallah sheekh
jaazakaAllah sheikh Abdirizack
masha alah youtob wax fican iyo waxyabo kaleba weykujiraan
Dtuossry Rydjdryisrhi
masha allah shiiq saza allah
maash allaah tabak allaah jasakumulaah Alif kheyar sheekh c/risaq
masha Allah
mansha allah jazzakallaah sheikh
12yrs kadib ban dawanaya video gan ilahy waxn waydiisty nin diinleh dacad ah yarabi ada yaqano qofka wangsn ogu adi qof wangsn
Ilaahay waxaan ka baryaya qofka qalbigyga ku jira inuu khryr iga dhigo rabbow adan ku wakiishay doorashadayda
مانشاءالله شكراً يا شيخنا
Jazka Allah qeer sheikh
Maansh Allah ilaah haiku irasaaqo nin diinleh Amiin aamiin
Masha Allah jazaakallaah
Asc
Allaahu akbar😢❤
Ilaahow kubarake
Guurka in la dadajiyo aad ayay u fiican tahay
jazaka allahu khairan
قد أفلح ٱلمؤمنون
Illahayow waxan ku weydistay jowj salex ah oo dintada ku naqmo iyo sunada nabigaga wllayal intii iishisa ku nacado ha ii duceyo
Allah kuusahlo
amiiin abayo
masha allah sheikh
aamiin amiin amiin ilaahayow ducada oaqbal
illahow ducadeena aqbal
aisha ciise mashallah
aisha ciise
مشا الله جزاك الله خير
thnks sheakh
@ c.f.x
maasha'allaah
MashaAllah
Alaha haku xafiido sheikh
Maasha alaah shiikh mhdsanid
Jazakalahuqeer
Alx mrkad ALLA talada saratid mrnaba ma qasareysid sonka manta bilowday sonkisi kale ban ALLE talada saartay wxn iri ALLAHYOW adunba garanaya qofka ii wngsn ee RABBIYOW qof ehlu din ah ban ka baryey wxnku duceystay ruux 3 astamod leh wa inuu diin leyhy i farxad galiyo dhididkisa maalo anan cidna baryeyn wlhi soon mrkuu 11 malin ahaa baa rerka nin iga soo dontay rerkuna wxy i dhahen wa qof wngsn waligeyna isma arkin uun rerkas ba gbdh u jogtaa bala yiri nusaac unbaan fadhiga farisanay wxn iska wreysany exd necenthy wxd jeceshahy malin jimca bey aheyd malinti 3aad ee axadana wa ley aqal geyay jcl iyo hasawe iyo shuxshux dhmaan wxy noogu bilowdeen aqalkeena ALLAH baan ku dhaartaye 3daan ALLE ka baryey baa ku dhan asaguna wuxu i leyhy intaan ALLE ka tuugay baa kugu dhan nimcooy alx wxn xasusta mrki la i aqalgeyay salad suno ah ban dukanay ALLAH ban barinay ALLAHYOW saad nogu fududeysay nogu ilaali gurigena alx alx alx mrkasta nimcada ALLE isiyey wnka mahad celiya cajigana sidoo kale alx alx qof dooratay oo in wngsanaa baa xuman kala kylmi kartaa balse si niyad ah ALLAH ugu dhiibo taladaada wlhi ma qasareysid hada sanad ba i buxsamay alx balayo ma qabnee inosp duceya in ALLE owlad bariya nasiyo
Allaha idin siiyo owlad salixiin ah
Amiiin abayo Qali
M.a waqti dher kadib ban dawanaya ilahow waxidow qofwangsn adga kujecel igudeeeq
gabdhaha hada jooga abahood umatalin karo
masha allah saciid gabadhiisa
T
Asc shiiq masha Alaah
masha allaah dhiikh
Masha Allah jazakallah khayr taqaba lalah
Masha Allah
Masha allah shiiq allah kuxafido jasakuma allah
Asc walaalayaal waxaan ahay nin guurdoo ah gabadh wanaagsan alla ha igu beego
amiiin
@@hindaabdi2286 walaal asc
Hinda ila soo xiriidh walaal haddaad guurdoon thy fadlan
Aamiinaamiin aamiin
Masha allah shekh
maasha alaah
Amiin amiin ya rabbi dhaamateena
Mnsha Allah intee ku noshahy
Mashallah
jasaakalaa khayran
MshAllah shiiq
masha allah
Farhiyo Ali .
Nuur cali g
Mashalah shiikh
Mansha allah
Deeqa Ismail i
shiikh xasan ibrahim
Aallah Aamiin
Masha allah 😍😍
Mashaallah
Mashaallaah
Mashaa allaah
masha alaah
mashalahaa jasaaka lah khayr sheekh
Ameen
mnsh allaah jazaakalaah sheikh ilaah hanagu aa diyo mid diin leh
Amiin aamiin
ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR !
Waryahee abdirasak , maxa kugu wacaan inn aad gonkaan laa safatiid ?
yaa ?
dee waxaan niigu bishaarayni aadigiyo yaada naartaa 🔥🔥 inchaALLAH !
❤❤❤❤❤❤❤
Sh.mashalah aniga zawkkega anagaa us doranay jacel iilah hanoo sii zaaodiyo
manshalh ilahy hakajrsiyo shek waxbadnba kafaedny runti
masha allah sheikhan allah darti ayan.u jeclhy mar walibo.an sexanay wan dhagesta asgo.idaran ayan sexda xafidullh sheikh💗💗💗💗🌼🌼🌼🌼💞💞🌹🌹👍👍👍
M.a
Asc
🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭
guurdoona maahiye meeshan maxan kaso doonay
lilkane momo AstaqFirullah wll sas hadhihin
@@fatumaabshir8959 💓💓💓💓💓💓❤❤❤❤❤❤