DAAWO Qaabka wiilka loogu Nikaaxiyo Gabdha iyo Waxa la Akhriyo live nikaax Muqdihso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @FagaarPorcasti
    @FagaarPorcasti  6 ปีที่แล้ว +1

    F.G Gacanta midig camerada waxay ka mida Bidix sidaa ogaada lkn Wiilka gacantu dadka ku salaamayo wa Gacanta Midig.
    Fadlan wax hubso

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 6 ปีที่แล้ว +2

    Aroos wacan oo wangsan, noqda kuwii iskuwaaro oo ubad kheer qaba kalahela maasha Allah mabruuk ayn idin leeyahay

  • @ambiyah5023
    @ambiyah5023 6 ปีที่แล้ว +1

    Macqul ma ha in muslim isku salamo bidixda welibo nikax waxan u maleynaya in ay tahaya kamirada

  • @abuukarmaxamuud4660
    @abuukarmaxamuud4660 2 ปีที่แล้ว +2

    هذا النكاح لم يصح لماذا، فإن فيه أخطاء لا يصح النكاح معها،
    =منها صيغته التي استعمل الشيخ بها،وهي (ازوجك وانكحك) فهذا فعل مصارع،وصيغة النكاح الصحيحة يشترط أن تكون ماضيةً،
    =ومنها قوله (بوكالتي)فان المرءة ليست اهلا للوكالة،فمن شروط الوكالة" ان يكون الموكل قادراً اي يجوز له ويصحه فعلُ ما يوكله للوكيل،ونعلم أن المرءة لا تنكح ولا تزوج نفسها ولا غيرها فكيف توكِّلُ غيرها في نكاحها؟؟ فردو هذا النكاح،إن قرءتم رسالتي،

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 5 ปีที่แล้ว

    Gacan bidix macaa salaanta meeshu ma keerladii hindiyaa.

  • @cabdifitaaxmohamedcali2804
    @cabdifitaaxmohamedcali2804 6 หลายเดือนก่อน

    Wuxuu shiiqa qalday nikaaxa

  • @salmanshanshe1393
    @salmanshanshe1393 3 ปีที่แล้ว

    shiikhow ilaahey kacabso baro nikaaxa fadlan halagucelsho nikaaxa waajabanyahay nikaaxaas

  • @iftiinkahormarka1881
    @iftiinkahormarka1881 4 ปีที่แล้ว

    Hambalyo hambalyo hambalyo Ayaan leenahay

    • @xamdiaxmed7404
      @xamdiaxmed7404 3 ปีที่แล้ว

      Kkkk wilKa bidixda kusalamay dadka

  • @livegoodtourAjaaja77
    @livegoodtourAjaaja77 6 ปีที่แล้ว

    Fadlan dadka Soo qoroya caayda ama aflagaadada wax hubsada idinkoon seeflabood noqo n fadlan
    Aniga xoogaa gacaanta bidix ayaan xooga ku wareerey ama aan ka shakiyey qof ayaan iga jaahil bixiyey qeeyr ale ha siiyeee

  • @mubarikjamac3135
    @mubarikjamac3135 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @Cabdimuse58
    @Cabdimuse58 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkk ma sheikh baa

  • @livegoodtourAjaaja77
    @livegoodtourAjaaja77 6 ปีที่แล้ว

    Ninkaaxaas kacnta bidix ma jiraa misse ma jiro sure weeyn as kujirto

    • @rizamohamed7542
      @rizamohamed7542 6 ปีที่แล้ว

      diverse world1 Waa camera da ayn filayaa

    • @FagaarPorcasti
      @FagaarPorcasti  6 ปีที่แล้ว

      diverse world1 camerada waaye

  • @romanreigns6769
    @romanreigns6769 5 ปีที่แล้ว

    mashallah

  • @Cabdimuse58
    @Cabdimuse58 6 ปีที่แล้ว

    Sheikh sheydaan

  • @joornalisteabahadalkaabaha2818
    @joornalisteabahadalkaabaha2818 6 ปีที่แล้ว

    Ha dag dagina waa camereda ee ayaga wee saxan yihin si fiican u fikira caayda joojiya

    • @FagaarPorcasti
      @FagaarPorcasti  6 ปีที่แล้ว

      Abaha dalka Abaha
      Wa sax camerada aya ka dhigtay bidix