Salaatul Xaaja Hadaat Kahor Mariso Dikrigan Kana Dib Mariso Dikrigan Umuurtaada Waa Aqbal idanka Ale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 114

  • @Sahruush
    @Sahruush 3 หลายเดือนก่อน +4

    Salada muradka saaltu xaaja
    100 jeer istiqfaar
    100 jeer saalatu ibrahimiyaha
    اللهم لاسهل إلي ماجعلته سهلا وانت تجعلالحزنإذاشئت سهلا......3jeer+ اجعل امري سهلا
    Sujuuda ku aqri اللهم سهل مردي ومراد المسلمين
    Salalada marka ka baxado kadibna
    100 istiqfaar ayaa la imanyasa
    100 salatu ibrahimiya
    Kusuo gababa gabey suuratul baqra hal.mar
    Kadib ducayso luqadii aad taqaano

  • @nnnnn1123
    @nnnnn1123 2 ปีที่แล้ว +24

    Aamiin Aamiin yaarabi,allow I sahal guur kheyr qabo🤲🤲
    Sheekh jazakallah kheyr

    • @aweishassan6889
      @aweishassan6889 2 ปีที่แล้ว +3

      Aaamiin Aamiin

    • @aminad764
      @aminad764 2 ปีที่แล้ว +2

      Alle hakuusahlo guur wanaagsan oo soodagdago oo aad kuraagto Amiin ya Rabi

    • @nnnnn1123
      @nnnnn1123 2 ปีที่แล้ว +1

      @@aminad764 Aamiin Aamiin yaarabi🤲
      Mahdasnid wll qali

    • @shakur-e6m
      @shakur-e6m 10 หลายเดือนก่อน +1

      Amin amin 🤲

  • @Malyuuncire
    @Malyuuncire ปีที่แล้ว +4

    Waan bilaabay waxaan kuriyooday anoo laiguursanaayo waliba nin aan aqaan wiilka familkiisana aad ayey igu farxayeen isoosafir shiiq nasiib wanaag waan joojiyey hada markale waan bilaabi insha allh

  • @shushuusaid5920
    @shushuusaid5920 2 ปีที่แล้ว +18

    Amiin ilhyow muradkeyga isahal intii muraad lehna uyasir amiin yaa allh 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @najmonuur2502
      @najmonuur2502 ปีที่แล้ว

      Amin yarabi❤

    • @faizaosman1568
      @faizaosman1568 ปีที่แล้ว

      Aamiin yrb🤲🤲

    • @INAFATUMA
      @INAFATUMA 7 หลายเดือนก่อน

      Mashallaha tabarakallaha

  • @bish3281
    @bish3281 2 ปีที่แล้ว +68

    بعد wasada
    استغفار 100 مره
    الصلي الابراهيميه 100 مره
    اللهم لا سهلا الي ما جعلته سهلا وأنت تجعل الحزن إذ شئت سهلا مره واحد
    اجعل أمري سهلا 3 مره
    ركعتين في الخضوع
    اللهم سهل مرادي و مرد المسلمين 3 مره
    استغفر الله العظيم وتوب اليه 100 مره
    الصلي الابراهيميه 100 مره
    اقر سورة البقرة مره واحد ه
    أدعو الله مردك

  • @khadijamohamed599
    @khadijamohamed599 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allaah sheikh Rimi Allaha kaa abaalmariyo aduun iyo aakhiroba amiin yaa Rabi.

  • @NIMCOABDIWAHAB-r7r
    @NIMCOABDIWAHAB-r7r 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaka Allah shukan ilahay ha kuxifdiyo ameen yarabi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 2 ปีที่แล้ว +7

    Sheikh Allaha ku xafido Aduun iyo Aakhiro aniga waa dad badan oo walalo ah baaka faidah ducoyinkaga

  • @Janna9756
    @Janna9756 2 ปีที่แล้ว +7

    ILahay ha ku xafido shiekh Aduun iyo Aakhiraba

  • @barwaqoawilbarqaaqoawil6522
    @barwaqoawilbarqaaqoawil6522 2 ปีที่แล้ว +4

    Muraad baan leeyhay iiso duceeya in alle sida ugu fudu ii siiYo🥰

  • @FardowzaAbshir
    @FardowzaAbshir 5 หลายเดือนก่อน +2

    Alaahow ii sahal muraadka aan leyahay isgoo khayr❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯

  • @Anizasheikhcapdi
    @Anizasheikhcapdi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin yarabi sheikh riimi🤲🤲🤲

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 2 ปีที่แล้ว +7

    Alaabka jano allaha ka dhigo aniga ugu goreyo dadka ka faiday ducoyi kagaaga aduun kheer Aakhero janno sheikh

  • @KhaliilmaxamedKhaliilmaxamed
    @KhaliilmaxamedKhaliilmaxamed ปีที่แล้ว +1

    Maan sha alaah ward kumahad San Tay sheikh

  • @OneTwo-qn6ov
    @OneTwo-qn6ov 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh riimi Allehakubarakeeyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @nimcoaxmedcabdinimcoaxmed8874
    @nimcoaxmedcabdinimcoaxmed8874 2 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh Alle haku barakeeyo waxan rabaa inaad riyo iifasirto waxan inbadan kuriyooday nebi muxamed calayhi salaatu wasalm xataa mar anigoo qur'aan la akhriyaya ayan kuriyoodey shekh haben hore udambaysay waxan kuriyooday anigoo nebiga lajooga waxan haystey wiil yar oo qurux badan waxana joogney meel qurux badan wuxuu igu dhahay hooyo ma nebiga ayaan lagalaa mise adiga mesha lagalayana iima shegin waxan ku dhahay nebiga waydii arinkaas shekh Alle haku barakeeyo ee iiga soo jawaab

  • @dhameysdumar9172
    @dhameysdumar9172 2 ปีที่แล้ว +5

    Shiikh isoo ducey ilahay icaafiyo insha allh jimco waye

  • @munirocabdi294
    @munirocabdi294 2 ปีที่แล้ว +6

    Shiiq riimi noo soo ducey

  • @NaciimocabdullahiJiirey
    @NaciimocabdullahiJiirey 6 หลายเดือนก่อน

    Amiin yarbi allow guur wagsn Ayan ka baryay❤❤

  • @aishagedisheikh8568
    @aishagedisheikh8568 2 ปีที่แล้ว +6

    Shukran sheqeey

  • @ahmedgarmadow1422
    @ahmedgarmadow1422 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah caafiyo allaah dartiis

  • @rahmoqorane9260
    @rahmoqorane9260 9 หลายเดือนก่อน

    Shukran sheikh ❤❤❤

  • @bismilaah4194
    @bismilaah4194 ปีที่แล้ว

    Allahuma laa sahla ilaa ma jacalta huu sahlaa wa anta tajcalul xasna idaa shi ta sahlaa ijcal amrii sahlaa 3

  • @a.maalikhasan1886
    @a.maalikhasan1886 2 ปีที่แล้ว +5

    Sheikh baqra wey dherthy hal mar lama dhameyn karo

  • @AadenAbdirizackAmeeriko
    @AadenAbdirizackAmeeriko ปีที่แล้ว +1

    Allow muraadkeyga ii sahal

  • @fadumocire-by6uv
    @fadumocire-by6uv ปีที่แล้ว

    Shiiq allh kukaraameeyo waan xanunsanahay mid ruxi ah Kolka here isooducey shiiq mau akhrisankaraa xanuunkayga

  • @ayaanmohamed4802
    @ayaanmohamed4802 2 ปีที่แล้ว +4

    Jazaakalah khair

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc Aamiin mashallh Allha kuxfdo

  • @xaragodumar8614
    @xaragodumar8614 2 ปีที่แล้ว +2

    sheekh muraad ayan leyahy maalo badana alle weydisanaay inuu isiiyo kadib waxn riyo ku arkay in leygu dhahay arintii anrabay iney ihergalin maxey tahay riyadaa fasirkeeda plz sheikh isojawaab 😭😭😭😭

  • @AnfacAli-os6dx
    @AnfacAli-os6dx ปีที่แล้ว

    Shiikh muraad baan leeyahee ii soo ducee

  • @milgoaressaress7674
    @milgoaressaress7674 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ilahey kheyr badan hakusiyo

  • @MaxamuudKhadar
    @MaxamuudKhadar 7 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا شيخ

  • @farehamuhamed5283
    @farehamuhamed5283 ปีที่แล้ว

    Aamin yarabi jasakallah Sheikh

  • @safiyaxalane7309
    @safiyaxalane7309 2 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah shiikh riimi

  • @asmaxaaji8283
    @asmaxaaji8283 2 ปีที่แล้ว +3

    Shukrn wll

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +1

    Sheekh riimi Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka yeelo Abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

  • @امزكرياالنور
    @امزكرياالنور 2 ปีที่แล้ว +3

    amiin yarabi sheeq iso duciy

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 2 ปีที่แล้ว +1

      M. A abaayo mcn shib dheh qof ha isaga shgn qof nasiib bdn aya thy

  • @samiradhaye7621
    @samiradhaye7621 2 หลายเดือนก่อน

    Wakhtiga dono miya sheekh

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer shiiq allow miisankaga kugu buuxi

  • @sihaammawliid4665
    @sihaammawliid4665 ปีที่แล้ว

    Sheekh hadan garanyn surtu baqara ka warn ma iska dayn karta

  • @muxamadguray
    @muxamadguray 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh waxan muriyoday biyo aad ubadan oo iguso galay qol anhurday kadib intay faraha kabateen biyihi ayey igasaren saqafka gurig kadib wanka dhex baxay o waxan tagay guri iidhow oqalalan ama an biyo marayn
    Fadlan isofasir sheikh riyadan

  • @abdillahimuumin5701
    @abdillahimuumin5701 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh ducada soo qor shukran

  • @fartaxasan2490
    @fartaxasan2490 2 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin aamiin yarabi

  • @safiyajamac8344
    @safiyajamac8344 ปีที่แล้ว

    Tanks jasaa kala khayr wall

  • @MarkusatMarkusat-gp9gg
    @MarkusatMarkusat-gp9gg ปีที่แล้ว

    Jasaka laha khiyran shakh

  • @Funnyvideos7_p23
    @Funnyvideos7_p23 ปีที่แล้ว

    Shiqow waxaan ku riyooday aniga oo dad is baraayo laba qof ii fasir riyadaas

  • @samiixasiman8848
    @samiixasiman8848 ปีที่แล้ว +1

    😢muradkeen allow sahal

  • @nashaadahmed8061
    @nashaadahmed8061 2 ปีที่แล้ว +6

    Maalin waliba maa aqrinaa

  • @munirocabdi294
    @munirocabdi294 2 ปีที่แล้ว +7

    Shiiq riimi waxaa kuweediinaa marwalbo mala aqrinaa oo laylka inaan aqriyo ayaa rabaa maadaama waqtigaas fadli badan yahay marka malajoogteenaa inta aad waxaa rabto kaheleeso

    • @kaafiyocali8205
      @kaafiyocali8205 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll ani xitaa suaashan waa qabaa ee waxan rabnaa jawaabtii allaha sahlo muraadkeena

  • @fafigohar5153
    @fafigohar5153 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khaire

  • @Janna9756
    @Janna9756 2 ปีที่แล้ว +4

    Allahuma Aamiiin Aamiiin yaaa rabi raxman🤲

  • @OneTwo-qn6ov
    @OneTwo-qn6ov 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiin amiin amiin amiin amiin yaarabi

  • @HananInaaadan
    @HananInaaadan 7 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah shiikh

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 2 ปีที่แล้ว

    Jasakalah khayar sh

  • @sahrasugeise6520
    @sahrasugeise6520 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiiin amiiin amiiin yaa rabii

  • @abdirashidabdi
    @abdirashidabdi ปีที่แล้ว

    Shukran jazakallahu kheir

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 2 ปีที่แล้ว

    Aaaamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin yaarabi aamiin 🤲

  • @cabduraxmanmaxamedxaaslana9395
    @cabduraxmanmaxamedxaaslana9395 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc sheekh Rimi khayr llah Haku siiyo riyadaan ii soo fasir xly oo jimce ahayd niskii dambe Ayaan waxaan ku riyooday nin dhintay oo imtixaan ah cadadaka quraanka Naga qaaday ankoo arday badana meel banaan ahana fadhina waxuu iga dhagaystay suuratul axsaab markii aan dhexda marayey ayuu dhinacaa bidixda ah oo arday isku mashquullsan yihiin markiu soo laabtay waxuu noo yimi aniga iyo wiilkale oo taagtaagan waxuu nagu dhahay waxaad kasoo baxaysaam 13 suuradood nin walawba waxuuna u dhaqaaqay arday fadhida meel qiblada nagaga aadan waxaan ku dhahay ma hadaan kasoo baxnaa mise beri waxuu cod hoose ku yiri hada waxaan Wilki Kale ku iri beri ayeynu kasoo bxaynaa waana toosay
    Marka anigu ardy ma ihii wxaana ahay nin wayn oo O'Day ah oo dhaafay Dada afartanka
    Marka sheekh allah Haku barakeeyee bal ii soo fasiir riyadaas
    Fans buugana waan kuugu soo diraye

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor ปีที่แล้ว

    Aaamiin❤

  • @queenleylo9749
    @queenleylo9749 2 ปีที่แล้ว +2

    m.shallh

  • @bisharaibrahim1464
    @bisharaibrahim1464 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheikh malin walbi miya

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 7 หลายเดือนก่อน

    Fasirada Inaa Taqaano Qasab Miyaah Ustaad Suurada Baqara

  • @Funnyvideos7_p23
    @Funnyvideos7_p23 ปีที่แล้ว

    Shiqow waxan ku riyoday aniga oo dad is barbarous ii fair riyadaas

  • @qalanjoqalanjo2225
    @qalanjoqalanjo2225 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikhow waxan ku riyooday anoo ay igu haysato Allaab gabadh
    Aan wada shaqayno marar waygu soo laabatay maxay tahay fasirkeeda
    Anigu waxba uma qabo gabadhaa

  • @a.maalikhasan1886
    @a.maalikhasan1886 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh izo ducey

  • @maxamedaadanmacalin8269
    @maxamedaadanmacalin8269 2 ปีที่แล้ว

    Aamiiin aamiin aamiiin aamiiin aamiiin Alle

  • @امزكرياالنور
    @امزكرياالنور 2 ปีที่แล้ว +3

    scw scw scw scw

  • @fatimamohamednuur6008
    @fatimamohamednuur6008 2 ปีที่แล้ว

    amiin aamiin 🤲

  • @ayanabdullahi1811
    @ayanabdullahi1811 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah

  • @saynababdi9964
    @saynababdi9964 16 วันที่ผ่านมา

    Ghh🎉🎉🎉

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 ปีที่แล้ว

    Shukaran sheqow shukaran

  • @faizamohamud3380
    @faizamohamud3380 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa dikri aad u culus aadna u barako badan. Alle ha noo fudeydsho shiikhow. Maalinka Jimcaha casarkiisa keliya miyaa la akhrinaayaa ama salaaddaas la tukan karaa; maalmaha maxaa dhacay.
    Waa jeclaan lahaa arrinkaas inaan jawaab u helo. Mise Jimcuhu waa ka sii fadli badan yahay???

  • @rahmaa6859
    @rahmaa6859 2 ปีที่แล้ว

    AMIIN YAA RABI

  • @HodonYuusuf-ly7in
    @HodonYuusuf-ly7in ปีที่แล้ว

    Ameen ameen yaa rabi

  • @fathimadirie8653
    @fathimadirie8653 ปีที่แล้ว

    Salalahu calayhi wasalam

  • @abdirashidabdi
    @abdirashidabdi ปีที่แล้ว

    Aamin

  • @fadumoali2148
    @fadumoali2148 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @MaariyaXassan
    @MaariyaXassan 9 หลายเดือนก่อน

    aàaàmiiiin

  • @moha.tosane
    @moha.tosane 11 หลายเดือนก่อน

    War ummda beenta ka daa llaaheyna ka baq

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah

  • @IsxaaqXasan-i3s
    @IsxaaqXasan-i3s ปีที่แล้ว +1

    Amiin

  • @sahrasugeise6520
    @sahrasugeise6520 2 ปีที่แล้ว

    Amiiin amiiin amiiin yaa rabii

  • @Awaleahmed-mo3ie
    @Awaleahmed-mo3ie ปีที่แล้ว

    Ameeen

  • @sahrasugeise6520
    @sahrasugeise6520 2 ปีที่แล้ว

    Amiiin amiiin amiiin amiiin yaa rabii

  • @hanadhajiofficial4368
    @hanadhajiofficial4368 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah