Luqada dowladnimo kuma jirto, abtiyaashay, tolkay, reerkayaga.. etc. Waayo, waxay muujinaysaa suurtagalnimada fadilaad dad gaar ah or potential preferential treatment to particular group or section of the population.
dawladaa cusub kaliya haday ka adkaato BIYAHA KORONTADA HORUMARKA WAXBARASHADA CAAFIMAADKA WAX KALE LOOGAMA BAAHNA NINKII AMNIGA AAN RABIN ISAGAA IS BURBURIYAY E AYAAN DAWLADA LAGU EEDAYN AMNI AMNI DIID WAA BURBUR DOON DADKA KA MASUULA AMNIGOODA INAY HAGAAJISTAAN SI HORUMAR LOO HIIGSADO
GALBEED KULMIYE AYAA DHISAY EE DAYACA IYO WADA XUMADA KA JIRTA BARI MAXAA IDINKA QORSHAYEESAN? MISE BARI VOTE KA AYUUNBAD KA GURATAAN DAGAALADANA WAAD GELISAAN. DUWLADAN CUSUB HADAANU KA ARKIWEEYENO ISBEDEL DHAAMA KUWII KA DEGEY SHAQO BADAN AYAA U TAALA REER BARI.
Awow waxba galbeed uma qaban kulmiye. Halka bila wadada ah ee la shegaya waa geed deeble waa halka hargeysa biyaha looga keeno meel kale hadal kedaba iska dhaaf. Tuhun ayunba jira.
Mashaa Allah, madaxweyne kuxigeenja SL Allah ha xafido ❤❤❤
fariid m.weyne xigeen barako ka fakaraya maansha allaah
❤❤❤WAANSOODHOWEYNAYAA. FIKRADAA❤. MAXAMED. OWCALI❤ MADAXWEYNE. KUXIGEENKA ❤ SLND ❤. HALA SAMEEYO. MEEL. DUURJOOGTU. KACABTO. BIYAHA ❤❤❤. WALAALAYAAL❤❤❤❤.
Masha Allah maraa waxid aleylehee afkaaga caano lagu qabay ♥️♥️♥️
Waa wadaad odaygu.
Waa markii u horaysay ee aan maqlo masuul ka hadlaya in duurjoogta biyo loo diyaariyo.
Waaa atin fiican.
Masha allah madaxweyne ku xigeen hore u soco.
Manshala mareeyaha halagu sii dhiirigaliyo waa nin dadaal badan
Odaygani waaba Faysal cali waraabe ha boorama
Maansha Allah Allah ha barakeeyo
mashalllla mashalllla mar hadiii xayawaan iyo dadba uu yidhi hacabaaaannnnnnnnn
Maasha Allaah Alle habarakeyo
GUUL SLND INSHALAAH ALAAHU MA AAMIIN ❤❤❤ GUUL DOWLADA. CUSUB. EE SLND ❤ MIDNIMADA. UMADA. WAXQABADKA. HALOODIYAARGROOBO❤❤❤. DHAMAANTIINBA ❤ REER SLND. NOW. IDINKOO ISKUDUUBAN❤❤ INSHALAAH ❤❤❤ALAAHU MA AAMIIN ALAAHU ACLAM WTOWFIIQ GUUL SLND ❤❤
Ilaahay Somaliland ha barakeeyo, allahuma amiin
Si wacan oo aan ku diirsaday ayuu u hadlay
Insha allah waanu kula shaqayn mw kuxigeen❤
Waa siyaad bare is nasakhaya madaxwayne kuxigeenku ha la badho 😂😂😂
M xegeenku ma wuxuu sheeganayaa waxqabadkii dawladii hore waabukufarasan yahay
Masha Allaah
Alahabarakeeyo.m.awcabdaicali.sifiicanayuu.uhadlay.maduurjoogtii
Luqada dowladnimo kuma jirto, abtiyaashay, tolkay, reerkayaga.. etc.
Waayo, waxay muujinaysaa suurtagalnimada fadilaad dad gaar ah or potential preferential treatment to particular group or section of the population.
Oo wuu hadlaaa barbar 😂😂😂😂
Daahir rayaaalaha cusub weliba aan maqlaayo inuu yahay aqoon yahan
Abo maqaas kalabad
Af Soomaaliga soo baro,
Waxaad soo qortay la fahmi mayo
Tacab aanad kenin ha xisaabsan
dawladaa cusub kaliya haday ka adkaato BIYAHA KORONTADA HORUMARKA WAXBARASHADA CAAFIMAADKA WAX KALE LOOGAMA BAAHNA NINKII AMNIGA AAN RABIN ISAGAA IS BURBURIYAY E AYAAN DAWLADA LAGU EEDAYN AMNI AMNI DIID WAA BURBUR DOON DADKA KA MASUULA AMNIGOODA INAY HAGAAJISTAAN SI HORUMAR LOO HIIGSADO
❤😂😂🎉🎉😢😢
Deegaanku waa halkee
Kalqorey
Meesha kani madaxweyna ku xigeenka ka yahay maxaad ka sugey
Muxuu qaba tolow
Meeshu to waa meelma
mdxwyne xigeenku waa nincodkara oo muslin ah jisaaka laah
Guul
Guul.dbaman.umada.soomali
Laan.
Rubadki wa ba hadlay😂😂🎉🎉🎉
Madaxdu markay si wanaagsan u hadlayso lama dhaliilo walaal. Ninkani waa nin wanaagsan oo daacad ah ee daa wl
GALBEED KULMIYE AYAA DHISAY EE DAYACA IYO WADA XUMADA KA JIRTA BARI MAXAA IDINKA QORSHAYEESAN? MISE BARI VOTE KA AYUUNBAD KA GURATAAN DAGAALADANA WAAD GELISAAN. DUWLADAN CUSUB HADAANU KA ARKIWEEYENO ISBEDEL DHAAMA KUWII KA DEGEY SHAQO BADAN AYAA U TAALA REER BARI.
Awow waxba galbeed uma qaban kulmiye. Halka bila wadada ah ee la shegaya waa geed deeble waa halka hargeysa biyaha looga keeno meel kale hadal kedaba iska dhaaf. Tuhun ayunba jira.
Oo muu hadla roobedku
Mayabtey cilmigisa iyo diin tiisaba alle ha barakeeyo
Hurdaaye
Aad ban ugu Farxey wlhi alle madaxda hey noo barakeeyo