AHU AMIIN DHAMKA la dhisayey ayaan ka shaqeeyey gar ahaan dhigayeyu qarbadka biyaha ee ah plastic sheet ah xiliga wuxuu laha xaydaam ku xeeran oo ah silig ama taar xadiid ah oo ku xeernaa gabi ahaanba hadaba waa in la dayac tiro waana halis
@@MaxamadCrahman-li3jd anigana adigaa iga sii caqli xune xoogna way leeyiin xoolaha way haystaane may iska xidhaan cabaadkaba way karaane duliga qayladuun ka adag
Waar dadkan tamarta yar maxay ahaayeen dhaamkan markaan baadhey waxa lagu qaatay mashruuc hanti badan ku baxday isaga mid Gobolka Sool laga qoday markii u horeysay ee ay biyo galeen ayaa bacdii kor u soo baxday biyihiina hoos mareen halkii laga hagaajin lahaa waa la dayacay Maamulkii Baligubadle ilaa Gudoomiyihii ayaa qaybsaday Bacdii iyo taarkii arinkaasi haduu jiro ha la baadho oo Maxkamad ha la soo taago.
intaan la gaarin calaamado waaween maad u samaysaan mise wax ma qortaan mana akhrisaan? xaarka iska duwa oo calaamado badan dhinac walba kaga sameeya. doqmo baad tihiin ee afka boodhka ka qarsada. aqli xumaa duulku!!!
waar caqliga shacabku waa sidee may is abaabulaan oo ay iyagu oodaan dhalin yaraduna xool ma ahee hala wacyi galiyo oo ha looga digo khatarta baliyadu leeyihiin
wax kusoo wareechiya dee ma gacmahaa idi g'oan? dawladaad qaalo ku waasheen. asxaantii laydiinsameeyey baa cambaarayntaa keentay! wax wax loo wabto miyaad tihiin markaas?
😢😢😢😢😢😢😢😢allah how naxariisto aamiin aaamiin yarabi
Marna biyo la aan ayaanu ka cabanaynaa marna biyo subxaanaka yaa cadiim
Ilhy ha unaxariisto
Alleh hawnaxriisto
Intii
Dhimatay
AHU AMIIN DHAMKA la dhisayey ayaan ka shaqeeyey gar ahaan dhigayeyu qarbadka biyaha ee ah plastic sheet ah xiliga wuxuu laha xaydaam ku xeeran oo ah silig ama taar xadiid ah oo ku xeernaa gabi ahaanba hadaba waa in la dayac tiro waana halis
waaay ku dabalanayaan, xageeeda danbe ha eeegto
WAA UMAD HABAAR KU DHACAY
Dhadiga isaaq xaday cashuurtoodi
@@hassan-mp1pk Tuug laqabtay tal maleh Maroraan ku gartay inaad garxajis iska dhigto waadigan isaaq dhedig kulehe iminka isaaq baad cayday oo dhan dhedig isaaq baad tidhi , Xasan labeeb oow
@@hassan-mp1pk Xasan labeeb Waa magacaaga
@@TogdheerBurco-x3p labeeb iyo dhadiga isaaq waa habar awale
@@hassan-mp1pk
Ma qolyihii bilaa nasabada ahaaba tahay
😁😁😁😁CAWAAAN BILAA KARTI AH ISKA HAGAAJIYADEE LAYDIIN SAMEEYE TAAR KU XIDHA JAHILINYAHAY
Hanalaga baabi'iyo ku lahaa caqliga fuud laydinkaga shubye idinkuba taar iskaga wareejiya hadal mooyee talo kale ma hayaan
Caruurihba kaga dhamaday ada ka caqli xun😂
@@MaxamadCrahman-li3jd anigana adigaa iga sii caqli xune xoogna way leeyiin xoolaha way haystaane may iska xidhaan cabaadkaba way karaane duliga qayladuun ka adag
Muusa ka danbeeya oo sameyay kkkkkkkkk
Ina biixi tuugaa xaday cashuurtoodii
@@hassan-mp1pkxaaraanta daadku haayska duumiyaan uu laa doonrty
Dakad hanaloo dhiso kkkkkkkkk
Halaga aaso ceelka sidagdags 😂
dhaanka kharash badan baa ku baxay aan meelkale lagu bixin ee xalku waa inaad calaamado waaween u samaysaan 10 intaanan la gaarin dhaanka.
Waar dadkan tamarta yar maxay ahaayeen dhaamkan markaan baadhey waxa lagu qaatay mashruuc hanti badan ku baxday isaga mid Gobolka Sool laga qoday markii u horeysay ee ay biyo galeen ayaa bacdii kor u soo baxday biyihiina hoos mareen halkii laga hagaajin lahaa waa la dayacay Maamulkii Baligubadle ilaa Gudoomiyihii ayaa qaybsaday Bacdii iyo taarkii arinkaasi haduu jiro ha la baadho oo Maxkamad ha la soo taago.
intaan la gaarin calaamado waaween maad u samaysaan mise wax ma qortaan mana akhrisaan?
xaarka iska duwa oo calaamado badan dhinac walba kaga sameeya.
doqmo baad tihiin ee afka boodhka ka qarsada.
aqli xumaa duulku!!!
Waar dadkan dhamaan way wada waalaan yihiin
Waxa walay Ina biixi
waar caqliga shacabku waa sidee may is abaabulaan oo ay iyagu oodaan dhalin yaraduna xool ma ahee hala wacyi galiyo oo ha looga digo khatarta baliyadu leeyihiin
allaah dadkayagu tamar yaraa may is kaashadaan xoog iyo xoolaba oo waa hantidoodiiye hagaajistaan waar barta iskaa wax u qabso dawladu haday idiin qoday idinku ma fataatiir baa tihiin miyaydaan dad ah reer somalilaandnow xoog waad leedihiin xoolana waa haysataan lakin caqligiinii meeye
Axaxax
wax kusoo wareechiya dee ma gacmahaa idi g'oan?
dawladaad qaalo ku waasheen.
asxaantii laydiinsameeyey baa cambaarayntaa keentay!
wax wax loo wabto miyaad tihiin markaas?
Bal dadkan eega markii dhaam loo sameeyey odhan maayan alxmdu lillaah ee wadigaa arka waxay shubayaan qofkay sacadu ka dhamato yaa baajin kara
Waa cashuurtii
Dawladmajirto tani
Ayadaabaciirciira