Abwaan Cayn | Dhaanto cusub Dahab Lamood | Official Video 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น •

  • @raxmoshakaal589
    @raxmoshakaal589 3 ปีที่แล้ว +60

    Www m.a poqortoyo Banankeda kudhacdaY Dhiiga idhaqaqay wlhi 5 jeerban kucezhty Aan Dumazidn Dadka idinkabro Welcome Duma Qali Daren CadeY iO wlkY Abwan cayn iskuwara Abid Cadawgina Hoooz i.a 🥰🥰🥰♥️♥️♥️❣

    • @shukrianour1734
      @shukrianour1734 3 ปีที่แล้ว +2

      wwww. m.a wlh dhiiga i istagty jacylku hawaro cadawguna ha jabo yakhe

    • @m__hdcabey5231
      @m__hdcabey5231 3 ปีที่แล้ว +2

      Dumashideen waan barane sodhaweya

    • @mandeqqali9649
      @mandeqqali9649 3 ปีที่แล้ว

      M.a wey iskunurayaan wlhi jclkenii hawaroo

    • @nasrocadow9233
      @nasrocadow9233 ปีที่แล้ว

      ,

  • @aaishonuur186
    @aaishonuur186 3 ปีที่แล้ว

    Waaw saas waaye noolaada ha ifa caashaqa ha nuuro hanaaxo sidii dhalaanka guuleysta

  • @rahmoadam1303
    @rahmoadam1303 3 ปีที่แล้ว +37

    Doorno iyo diyaano madoonato waaa dabici quruxdeeda soo dhawoow dumashi🥰🇬🇲🙏

  • @fahiimocabaascabdi3002
    @fahiimocabaascabdi3002 3 ปีที่แล้ว +37

    Ayy wllhi ku faraxsanahy inan noqdo qofki ugu horeye couples gulaysta 💔❤👸🥺😪

  • @genyoismacil2080
    @genyoismacil2080 3 ปีที่แล้ว +30

    Mash alh lamana qarniga ilxun inima aragto tagero from🇸🇱

  • @sayidmohyadin552
    @sayidmohyadin552 3 ปีที่แล้ว +2

    Dumaashi soodhwww maaanshllh jacaylkii aduunka waryaaa abwaan cayn waa sheeruukhaaan

  • @Xamda77
    @Xamda77 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha alah adaa saan u cad macan maxaa ku qariyay. Heesaha jaceylka nooso badi thank you 😊

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 3 ปีที่แล้ว +10

    Away somali galbeed dumaashiden roog cas usoo dhiga is muujiya yaakhay 🥰😘😍❤️❤️❤️❤️❤️🌷🌷👍🏻👍🏻🎊🌺🎉 dareen way na deeqday mansha allah

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 3 ปีที่แล้ว +8

    Alla macanaa markaa qof aa jeceshahay aad ag fadhiso alow lamanahaaan isku waari anagana wax na jecel nasiii i wish you happy abwaan ceyn iyo amaal dareen❤❤❣❣🥀🥀🌹🌹

  • @xyz-wv9nb
    @xyz-wv9nb 3 ปีที่แล้ว +37

    They're so much in love with each other. Masha Allah. Stay strong and keep going

    • @qadroahmed2810
      @qadroahmed2810 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaah ❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAhmed-xg5eb
    @MohamedAhmed-xg5eb 3 ปีที่แล้ว

    Waqti geliya insh allh meel kawacan ismadhaanto ayey idii noqon insh allh

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 3 ปีที่แล้ว +2

    Dumaashi soo dhowow waxan kaaga tumayaa jigjiga reer jigjiga is muujiya

  • @aarkaofficialchannel4999
    @aarkaofficialchannel4999 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a dhanto iyo bar horey usocda gar iyo gar darabo waan idin wadanaa💯💯🙏💯💯

  • @maryanmohamed2154
    @maryanmohamed2154 3 ปีที่แล้ว +2

    First view 😍😍 Lamanaha cusub m.a iden aminsanhy keep going

  • @princejabsowofficialljabso9357
    @princejabsowofficialljabso9357 3 ปีที่แล้ว +7

    Wlhy 5 mar kabadan aya firsaday manta jacelka guleysta Allah kadigo inshaalah

  • @hersare1147
    @hersare1147 3 ปีที่แล้ว

    Dayaxu markuu waqtiigasa gadho
    Arlado idil buu ifiyaa marka cidna idinma qarin karto abwaan cayn iyo darenn 🥰🥰❤❤

  • @zeylacr5881
    @zeylacr5881 3 ปีที่แล้ว

    Hal Maroo dawadaa kugu filan DAREEN

  • @aminomohamed3517
    @aminomohamed3517 3 ปีที่แล้ว +1

    esh calaa dhanto wlhi waa maa caleesh ,dumaashi Soo dhowoow

  • @fatimaabdikrim9545
    @fatimaabdikrim9545 3 ปีที่แล้ว +4

    Dorno iyo diyano madoonatoo dawo lagu cadaan kumadayin jirkoo waa dabiici quruxdeeda aan doorsamayn❤
    Way iga gadantahay👌

  • @hassanbilaal6852
    @hassanbilaal6852 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw waxaasaa dhaato lagaadhahaa Abwaan guleyso runtii waxan orakaraa waa Abwaankii dhalayarada ubahnaayen weyi nikaan Hataagerno Somaaliwen ماشاءالله

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah axsan dhaanto laamane qurux badan allaha isku kiin daayo iisha nacabka allaha idinka duwo manta idinku so biiray wan idin saaray horay usocda

  • @yasmiinquruxofficial1188
    @yasmiinquruxofficial1188 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow dumashidey qali kuso dawow family aaad ku jecel keep going bro 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwan cayn brothr wax tahy qof ku dayasho mudan ✌👈👈👈👈guul adiga iyo dumash bro💪💪💪💪

  • @maxamadsuldaan985
    @maxamadsuldaan985 3 ปีที่แล้ว

    Mn shaalah abwaan ku soco horma waad gaadhi in shaalah

  • @7w.hussein473
    @7w.hussein473 3 ปีที่แล้ว +27

    Glad to hear my brother's voice very talented young man keep on going welcome brother

    • @abwaancayn143
      @abwaancayn143  3 ปีที่แล้ว +4

      Wwww the one and only legend sharaf iyo karaamo wllkey qali

    • @deeqtutors6288
      @deeqtutors6288 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abwaancayn143
      waa dabiici qurux deeda aan doorsoomayn.
      hambalyo abwaan

    • @idmanmaxamed4878
      @idmanmaxamed4878 3 ปีที่แล้ว

      @@abwaancayn143 gj co NM mm mm

  • @maryanmohamed5261
    @maryanmohamed5261 3 ปีที่แล้ว

    M.a abwaanka 🥰🥰amal hees baalaguqadey hees weydhafty waley

  • @camirabu1668
    @camirabu1668 3 ปีที่แล้ว +4

    Dumashidhey qurux..... Allah hanokadayo

  • @anisashire9044
    @anisashire9044 3 ปีที่แล้ว

    Www Walashey mcn iyo walalkey guurkina kii lagu nasto lagu baraaro farxad wey iidhantahay msha allaha msha allaha gabar Boqortooyo inti ka xun hooooos wwwwwwww

  • @abdisamedabdisalam8040
    @abdisamedabdisalam8040 3 ปีที่แล้ว +1

    www saasan idinka Sugaya Laba gob O is heshay guleesta

  • @deeqaaadan747
    @deeqaaadan747 3 ปีที่แล้ว

    Barasho wacan dumashi qliyey
    Waadabiici quruxdeeda aan doorsamayn m.a

  • @dheeman____qalbi__kaaba1297
    @dheeman____qalbi__kaaba1297 3 ปีที่แล้ว

    Wwwwwww m.a aan dumashidiin dadka niiga baro ka bax dumashi welcome lamanayasha farxad waarto😘💞🥰

  • @sacidabdinasir6273
    @sacidabdinasir6273 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwan cayn waxba lagama qaban karo horey usoco waa markii ugu horeysay en yutub comments bixiyo

  • @haniitaqali4362
    @haniitaqali4362 3 ปีที่แล้ว

    Murtida waa loo dhashaa abwan anigu kuma aqaan lkn abwaan saxdthy hore u socoda adiyo xaaskaga♥️

  • @wateradyofficial1752
    @wateradyofficial1752 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwan horay u soco ader mcn

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 3 ปีที่แล้ว

    Waaw esh calaa dhanto keep going lamanaha East africa magacas igu taageera asxabey please familkana hala tageero dhankasta

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 ปีที่แล้ว

    doorna iyo diana madoonatoo dawa lagu cadaan kumadayin jirkee waa dabiici quruxdeeda aan doorsamayn , masha allah abwaan sifiican baad udhigta , dabiiciga wax kafiican maleh🌷🌹🌺

  • @abdiladiif1745
    @abdiladiif1745 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan waa abawaan buuxa wllhi hawaaro jaceylka ❤❤

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska3245 3 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah lamano Qurux bdn farxad igu nolow keep going

  • @leylomaxamed7589
    @leylomaxamed7589 3 ปีที่แล้ว

    Wooow Masha Allah abwaan ceyn and amaal dareen cawa somaqlay inaa ismadhaanto ka baxden hawaaro jacelku wnka helay dhantadaan aan dumashidin dadka idinka baro duma Cadey 💞

  • @zamuuabdi624
    @zamuuabdi624 3 ปีที่แล้ว

    Dumashi/abyo qurux wey u qalanta amanta io ka badn❤❤waa dabiici quruxdeda aan doorsamen❤🖤 barakooba dareen iyo abwan cayn❤🤲

  • @rayanaadan8396
    @rayanaadan8396 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw
    Sooodhawoow
    dumaanshi
    dareen qurux qaali dumar
    alle ha iskiin daayo barakooba ❤️🌹👏👏

  • @abdullahisaed8586
    @abdullahisaed8586 3 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah dumashi waan baranay thanks bro

  • @apdirahmanosman3765
    @apdirahmanosman3765 3 ปีที่แล้ว +5

    Mazha Allah FAMILY QURUX BADAN keep going 😍😘

  • @Arisonnaa
    @Arisonnaa 3 ปีที่แล้ว +9

    Waa dabiici quruxdeeda aan doorsameyn. Black-Diamond..

  • @qalishukri2060
    @qalishukri2060 3 ปีที่แล้ว

    Mshlh keep going my dia brother

  • @Mohamed.kaise99
    @Mohamed.kaise99 3 ปีที่แล้ว +5

    Dariskiyo qarabadu kama Dido
    Wax kle wllhi wllky iyo dumzhiday keep going

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว

    Luqda dhantada sifican ayad u kentay anigo ah ragi dhantada iskala wan ku codeyay Dirgax 🥰👏

  • @abwaanhilowle5442
    @abwaanhilowle5442 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a ceynow adigu iyo haskaga barakowa ini LEYAHY ....guleysta marwalbo

  • @naagmudug1647
    @naagmudug1647 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadka is jecel Wan jeclahay noolada ❤️👩‍❤️‍💋‍👩👩‍❤️‍💋‍👩🥰

  • @abdiganidagane3567
    @abdiganidagane3567 3 ปีที่แล้ว +1

    Congratulations bro abwaaan ceyn Iyo dumaaashi, isku waaara inshaaa Allah

  • @dunnugaalmedia
    @dunnugaalmedia 3 ปีที่แล้ว

    Manshalah Abwan Wakaheeladhantoyinkaga Qabtoot

  • @lindaratibarobleh6558
    @lindaratibarobleh6558 3 ปีที่แล้ว

    Waaaw abwan jajiro hajogo hana waro jacaylka

  • @nasriinmukhtar2538
    @nasriinmukhtar2538 3 ปีที่แล้ว

    allelee waa naga barty dumashydo dadka❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 3 ปีที่แล้ว

    Bbbbbb abwaan waa dhaantadii ugu fcn ee gawar lagu amaano xitaa wexee kahadlee gabdhaha aan is cadeenin keep goin abwaane

  • @bgizzle3251
    @bgizzle3251 3 ปีที่แล้ว +1

    VIVA TEAM ABWAAN CEYN..SOOBADI DHAANTADA AWOOOWE....

  • @iskufilanhaji2999
    @iskufilanhaji2999 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walashey macan iyo dumashigey Allah isku kin dhowro ubad khayr qabana kala hela farxad ku nolada

  • @Najmoshaafici
    @Najmoshaafici 3 ปีที่แล้ว +19

    Dumaashi soo dhawoow

  • @halacofficial7121
    @halacofficial7121 3 ปีที่แล้ว

    Wwwwwww abwanka markan ayow kenay hees anka helay hortaa maqadan kara heestan abwaan❣gulesta brother iyo dumashi

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 3 ปีที่แล้ว +3

    abwaan cayn hore u soco man sha allah guulayiissta allah ha idin xifdiyo aamiin waxaan idin leeyahay hadanayidaan wali is guur san isk guursada dhakhso wax kasta guurka ka fiican khayiirka waa la dadajiyaa man sha allah heestan cabdi kaafi halaga qariyo kkkkkkkkkkkkk

  • @nimcomuhumed7995
    @nimcomuhumed7995 3 ปีที่แล้ว

    Woow mansha alah farxad ku waara abid insha alah

  • @isroali4774
    @isroali4774 3 ปีที่แล้ว +7

    Xashaa wlhy wn kahely ilaa iyo aan afar jeer ku soo celceshtay runtii abwaane waxd tahy nin murti ka buuxdo cidna uma baahnid ilhy hysku kiin daayo adi iyo xaaskaaga xiimaha badan wna idin garabtaagahy hadanhy bulshada soomaaliyeed cadowgiin unolaada

  • @abdifataaxbashiirmaxaud8075
    @abdifataaxbashiirmaxaud8075 3 ปีที่แล้ว

    Jewi jacayl baan galay runtii dhan kastaba dayoo waayey tuu daa'in ii qoray

  • @Youngshire_10
    @Youngshire_10 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Walahi one of the best dhaanto Abwaan Cayn hore uu soco iil xuun ilahay kuma tuso walaalkey🙏🙏

  • @khadracuke8573
    @khadracuke8573 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc woow aniga ugu horeya qofna ma iga horeyo lamaanaha qarniga iyo quluubta waa idin salaamay keep going👍👍👍👍🙏🏻

  • @mojeylani1612
    @mojeylani1612 3 ปีที่แล้ว

    Waa dabiici Qurux Deedu Aan Doorsamayn

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 3 ปีที่แล้ว +1

    Dareen gabar qurux badan waaye masha Allah brother aniga iga hor martay good lucky brother adiga iyo dareen 👍

  • @samrawewe2444
    @samrawewe2444 3 ปีที่แล้ว

    Wow abwan wan baranay dumashiden horay usocdo

  • @maandeeqchannel5745
    @maandeeqchannel5745 3 ปีที่แล้ว

    Horay usocda wll cidna uma jabtaane

  • @maxamedxasan3388
    @maxamedxasan3388 3 ปีที่แล้ว

    M.a hory usocda sxbayaal

  • @filsanmohamed6722
    @filsanmohamed6722 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend more Lagend

  • @ggiqro7992
    @ggiqro7992 3 ปีที่แล้ว

    Wooow m.a inoolaad lamanaha aaan jecelhy

  • @aishoabdirizak9127
    @aishoabdirizak9127 3 ปีที่แล้ว

    Mnshllh way uqalnta wll horay usocda

  • @asmabilan7535
    @asmabilan7535 3 ปีที่แล้ว +3

    Jaceylkiina waxaan rajeyn inuusan noqon kii social media ha jiray oo jaaifada ku soo af jarmaayay

  • @shukrimohamed7738
    @shukrimohamed7738 3 ปีที่แล้ว

    M.a horay usocda abwan cayn iyo dumashi AMal daren

  • @relaxinggirl472
    @relaxinggirl472 3 ปีที่แล้ว +1

    Barasho wacan dumashi Tiilagu dirsado oo lagunasto Allha kadhigo ❤️🥰🥰 love from my heart both of you💓💯

  • @aminahahmett189
    @aminahahmett189 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allh noloshu wa farxad nolow dumo dareen iyo wllky cayn❣👨‍👩‍👦‍👦💞💋💕💕💕💕

  • @seynabxuseen4444
    @seynabxuseen4444 3 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaw.waxasaa.jaceel.laga.dhahaa.nama.waleska.dhafaaa..nacabku.dirbiyada.hajiidho..

  • @zmdipra1941
    @zmdipra1941 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a Abwanka &dumashideen
    Alha Idin barakeyo🤲

  • @fartuunhappy8293
    @fartuunhappy8293 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh dareen xajigaaga ku dheg hampalyo 👏👏👏

  • @amiincali5286
    @amiincali5286 3 ปีที่แล้ว

    Abwan EraYada iga gadaaN. Cumadada LamahaYsan karo. . HoraY uzocdaa. Keep going marnaba No hoos.

  • @munoahmed130
    @munoahmed130 3 ปีที่แล้ว

    Waw kamadaleysid dhageysigeda cajib Mashaallah hore usocda ✌🏻

  • @abdikanimohamud7512
    @abdikanimohamud7512 3 ปีที่แล้ว

    Waa dabiici quruxdeyda aan doorsameynneesh calaa

  • @nuunetube9471
    @nuunetube9471 3 ปีที่แล้ว

    M.a wlky raggaano kalaa gabar la siiistaaa abwasnkaygiii♥️♥️♥️

  • @ahmedbashir7954
    @ahmedbashir7954 3 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan ceyn hore usoco. Ninka raga ah lama ciilo lkn meel bd iska sobixisay. Garabkagn nahay Abwaan

    • @dahzoon7602
      @dahzoon7602 3 ปีที่แล้ว

      cadowgiin hajabo abaayo

  • @mursalabdirahman4127
    @mursalabdirahman4127 3 ปีที่แล้ว

    Msh allha lamaanihii qarniga farxad ku waara abid

  • @saharaabdi1069
    @saharaabdi1069 3 ปีที่แล้ว

    M.a abwan ceyn nin rag igadax kumawayo walal

  • @jowhari
    @jowhari 3 ปีที่แล้ว

    Abwan ceyn Halkeen kaa helaa walaale

  • @cabdullaahicalimaxamed9120
    @cabdullaahicalimaxamed9120 3 ปีที่แล้ว

    Www m.a horay usocda waligiin

  • @najmomaxamedadan5292
    @najmomaxamedadan5292 3 ปีที่แล้ว +2

    Dumar tan dortaye
    Duni ugu jcladoy
    Nafta way dirisoo
    Kasha way deeq yadee
    An dumashidin dadka
    Idinka baro 💋❤❤❤❤
    Alle isha xasd ha idinka haayo 💑

  • @hodaniquruuxsan2226
    @hodaniquruuxsan2226 3 ปีที่แล้ว +9

    Lamaane quruux badan. Nolooda ♥️🤲🌹🌹

  • @pheyzaalmohamed3878
    @pheyzaalmohamed3878 3 ปีที่แล้ว

    Intaa ilaa argty qoftaan ineey shushuu abdala iskuuu egyihiiin 👍

  • @sharm6142
    @sharm6142 3 ปีที่แล้ว

    Wow dhaanto cajiib ah, waan ka barney dadka dumaashideen... horey usocda😇🥰

  • @khadracuke8573
    @khadracuke8573 3 ปีที่แล้ว +5

    Family cayn taagero buuxdainii ahay🙏🏻

  • @mohamadhassan4986
    @mohamadhassan4986 3 ปีที่แล้ว +3

    asc soodhawaada family qurux badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @malyunabdi8030
    @malyunabdi8030 3 ปีที่แล้ว

    Guul Abwan ceyn baa ceyn

  • @abdirisaaqiise141
    @abdirisaaqiise141 3 ปีที่แล้ว

    Isku wara wallaheyga cowgiina waxaa dila wada jirkiina weligiin isku dhega nuglaada guul iyo gobanimo

  • @mustafhassan5447
    @mustafhassan5447 3 ปีที่แล้ว

    Aaan gaaarsiino 500k subscribers

  • @hamdiabdi2941
    @hamdiabdi2941 3 ปีที่แล้ว

    Mansh allh horay usocda

  • @ifraaxmaxamedcabdi4422
    @ifraaxmaxamedcabdi4422 3 ปีที่แล้ว

    Wwww m a dhumashi so dhowoow from🇬🇲😊

  • @BARROOFFICIAL
    @BARROOFFICIAL 3 ปีที่แล้ว +1

    Aroos wacan