abwaan gamadiid iyo taarikh kooban oo ku saabsan safarkii waayihiisa (cajiib)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 2

  • @shaaficixuseenafrax
    @shaaficixuseenafrax 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha idin soo hanuuniyo Abwaanno lumay baa tihiine

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 11 วันที่ผ่านมา

    Abwaaniin an jeclhay waye
    Lkn imisay Nala Hadleen
    Wan maqli waynay
    Ciil bay u galeen alshabab
    😢 somali ilahay
    Kitaab kiisa ha nagu
    Xukunto marabno
    Qodoba shaydaan
    Iyo qoomoluud
    Tastuur ka shaydaan
    Bay ku yaalan
    Ay dul fadhiyaan
    Ilahaw baribaan
    Ka nahay waxay
    Somali isku xukunto
    Wiilasheenii
    aqoonta lahaa
    ee waxfamayay
    Ayay duurka Naga
    Gasheen reer dimuquraadi
    Markay u dul qadan wayèen
    Folxumada meesha taala
    Abwan nageeye iyo
    Abwan gamadiid
    Bal hays qarxina
    ee dad ka xaqa ugu yeera
    Shacabka iyo
    Culumada
    Way ini garab istaagi lahaayeen
    Hadii Aydaan dadka
    Qarxin balse ad ugu yeedhan
    In kitaabka alle
    lagu dhaqmo goobo
    Waxbarasho u furtan
    Una tasteexaysan
    Diinteeno wa naxariis
    Si fudud baad xukunka
    Kula wareegi lahaydeen
    Gaal iyo gaalo raac
    Midna idinma hor istaageen
    Dhamaan shacabka
    Somaliyeed waxay jecel
    yihiin diinta islaamka in
    Dalka lagu xukumo
    Waxyar mooyee
    Wana gaari doonaa
    Insha Allah
    Marka Hana qarxinee
    adinkuna
    Hays qarxinee
    Xal Keena nimanyahaw
    Duurka kujiraa
    Waxkala saara
    O dadka diinta
    Haka cayrinina
    Diin qarxaysa
    Cidu so aadimayso
    Qofkaste markuu
    Alshabab maqlo
    Wa carara
    Hye xagana wa
    Qodobo shaydan
    Shaarkoodii wata
    Iyo gaal daba fadhiyaa
    Xaga Kalana
    Wa adoo qarax wata
    OK maxaa xal ah
    xaqiiqada halays
    Kugu yimaado
    Xaqu wa cad yahay
    Gal iyo gaalo raaac
    Midna nagama
    Guulaysteen
    Xukunkooduna
    Mashaqeeyeen
    Hadan ilahay
    Kitaabkiisa ku dhaqmi.
    Lahayn الله اكبر كبيرا