Waxey somaliya u dagi tacadigas aya ka mid ah aniga waxan marqati u aha anago safar ah aniga wan yara naag oo dadka cadcadka aha o yaman katimid oo shan catur ah iyo nin kega la socdo aya jidka nagu helan ninman moryan ah nakti mas kinta ahen haben ki oo dhan saf uga jiren ninkeda oo joga asaga hos bu u forra u oynaya malinti ayado tacban ah iska oynesay aniga samen bey igu yelatay markan soxasusto 😢😢
Part 2 qaybta live ku qorantay ka eega soodhawada
Ok thanks waan yaabanabe 😂
Part 3 na?
@@khadraali7493 part 3 so socota liveka sug
😢
Somalidu waa bahalo waxan idhaah cuqubadu halkey ka heshay walhi dhibaato aad wllkaa ku sameyso aduunka iyo aakhriraba waa seegeysaa waa waxa rafaadka igu wacan hada.subxanalah
Asc team adkatay ❤❤ sheekiynkiina waa jacelahsy waheel ayuu iyahay siba waxan aad u jecelahay fadumo iyo shakiira ayaga ayan fahmaa luqadooda xpgaa somaliga ❤❤❤❤
Allaah maxkamadiisa ciyaar ciyaar uma samay nin wlhi.
Saa doonto adduunka ugu kibir Maalinta kalabaxa waa mid imaan doonta. Allaahna waa caadil.
Wax ha dhalin inshallah
Inshallah khayr aya kuu danben
Walal dhiig ayuu qaba
Wanleweyn maahee Baladweyn waayeneyn
Reer wanleweynma hubbeys
😭 omg wllo nolashas ila hada mayka jirta
Sheekadan dhakaystirkeesii xageenbla hela team adkaatay
Somali Waa dad wada uqubo qabo Oo inkaaran 😢😢😢
Acuudu bilaah ilahay calaamo idinka muuji waa maxay reerkan wada moriyanka ahi😢😢😢😢😢😢
👍👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰😭😭😭😭😭😭😭😭❤️❤️
Maaye
Waxey somaliya u dagi tacadigas aya ka mid ah aniga waxan marqati u aha anago safar ah aniga wan yara naag oo dadka cadcadka aha o yaman katimid oo shan catur ah iyo nin kega la socdo aya jidka nagu helan ninman moryan ah nakti mas kinta ahen haben ki oo dhan saf uga jiren ninkeda oo joga asaga hos bu u forra u oynaya malinti ayado tacban ah iska oynesay aniga samen bey igu yelatay markan soxasusto 😢😢
😢😢😢😢
Muryaankii ayay dhoofiyeen si dhibkii usii wado waa kii dadka dhameeyay waxaasa Wali meelaha joogo iyo kuwa ka daran. Yaa rabbi dhibaato badanaa 😪😪😪
Wlh wa qiso xanuun bdn😢
Waa beentiis
Aakhira war waa jiraa iyo xisaab😢😢😢
Tolow qansaxaa aan hubaysnayni waa ayo Soomaali way wada hubeysantahay
Waa qiso xanuun badan
Sheekadaan waa calool xanuun لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😪😪😪😪😪
Malaha kaasu waa daahir Calasow kkkk adkaatay
Jirkiinan laga jarin sidaa ayaad unacdaan subxaanallaah
Prt 2
Soodaa masuul
Wuu ku jiraa qaybta live ka ka eeg
@@abdikadirroyel7889 wan helay thanks masuul
War sheekada fadumo noo dhamadtir lagugu dhufaye
Way ku jirtaa qaybta live ka ka eeg
😂😂 qosol gariir ayaba igu dhacay 😢
😭😭😭😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Part 3 aaway??
2222😢😢
Royal part 2 soo dhig ninyahow! Maxaytahay bar go’aan 😂
aaqiro intaan lgaarin aduunka allh ku ciqaabo aaamiin
Where is part 2?
Skekoyinka qaar inaba lama so tafaxtirin nin baa yiri been sheeg but mid run u eg sheeg 20 days qof umul ah ugub ah kuma noolaan karo sokor kali
Qofna uma dhinto cunto la'aan iyo dayac hadaan ilaahay saacadaadii ka dhigin wllo. Qofna saacadiisa kamana hor Mari Karo kamana Dib dhici Karo.
Reer wada mooryana heley miskin
Cuqubo idinku dhacdey
amuu ina dhageysanaya
Désolé
Kkkk
Cuqubo idin heshay oo cidhib ha dhigina ilaahey idam kii waxaa maatida wax ka dayaaya shit
Daruuf keeni karta dad marka caafimaad qaba ineysan ka baxsan karin cadaw sida udaran fursadna kusiyey
dadkii uu dilay aya sugaya