Axmed Muxumed Good Shimbir aun | Heestii Hanaan Wanaag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 11

  • @ahmedjibril5218
    @ahmedjibril5218 9 หลายเดือนก่อน

    Waad i Xumeeysay Dembigeenna,kii Waalidkeen,Kan dhasheenna iyo tarankeenna Ilaahey ha dhaafo Aamiin

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 2 ปีที่แล้ว +2

    Inaa Lilaahi waa inaa Ileyhi Raajicuun, waxaanu Eebbe kaaga baryeynaa (bilkeedaynaa) inuu kuu gelbiyo Jannadii Fardawsa, qoyskiisii, ehelka, qaraabada, asaxaabtaba, Bahda suugaanta ee Qoomiyada Somaliyeed & Dunida inteeda kaleba samir iyo iimaan, aamiin aamiin aamiin, Jaamac cawil Tarabi - Hargeysa G. M, Jsl 🤲🤲🤲🤲😐😐

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad Dalmar Aad Baan Kuu Salaamayaa Kaydkaaga Barakaysan Caawa Heeskaan Ayaan Ka Dhegeysanayaa.

  • @yahyesedate3994
    @yahyesedate3994 7 หลายเดือนก่อน

    AUN axmed muxumd good shinbir legend hada maqasho waa ninkaas

  • @mohammedalsomali2726
    @mohammedalsomali2726 3 ปีที่แล้ว +4

    Hibow hadal macaanay waa codkii Ahmed M. Good. Wuxuu ahaa fanaan codkiisu aad u layaab leeyahay oo ku wanaagsan sida loo unku luuqda. Waa da' aan mar dambe aan la helayn.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 ปีที่แล้ว +1

      Aun muusiga wuxuu ku soo bartay Masar ama Egypt

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 4 ปีที่แล้ว +1

    hanaag qurux wanaageey hibooy hadal macaaneey.

  • @cristover8552
    @cristover8552 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend