Daawo Warka Rag Ayago Qaraxyadii Wada La Soo Qaqabtay Muqdisho 5 Gaari Qaraxa O So Galay Magaalada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน +7

    Guul shacabka reer muqdisho Indhihiina fura waad ka guulaysanaysaan Cadawga waana igaran doontaan Cadawga beelaha kaga soo Abaabulo❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน +1

    insha Alaah reer muqdisho Way guulaysanayaan Cadawga Reer muqdisho Way ogaadeen Cadawgooda 1aad insha Alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน

    SHACABKA MUQDISHO TALADAA QAATA INDHIHIINA FURA DAWLADU WAA SHACABKA CIIDAMADA ABNIGA LASHAQEEYA CADAWGU BIR MAAHEE BURBURIYA.GUUL GUUUL REER MUQDISHO FROM SLAND❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Axmedcabdirisaaq-v8f
    @Axmedcabdirisaaq-v8f 2 หลายเดือนก่อน

    inshaalaah. waygulaysanayanreer. muqdisho

  • @alimuminshere5737
    @alimuminshere5737 2 หลายเดือนก่อน

    Asc bashiir war fiican ayaad soo gudbisaa

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน

    Guul Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaaahay hanaga badnaadiyo dhamaan dadka ree muqdisho

  • @God-p5x
    @God-p5x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Tirkahalageyo.kasoqabto.tirkaa.adaladuwatikaa.

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan dhiqo hala dilo

  • @rodaabdillahi4206
    @rodaabdillahi4206 2 หลายเดือนก่อน

    Asc maashaa'allaah illaahaw wax hanaga darin waxa. Aan u han balyaynayaa ciidznka sharfta leh ee u huray. Naftooda qaaliga'ah si ay usigaan nabada iyo abniga magaalada si ay shacbka uu ugu seexdo nabad shacbkana waxa aan u sheegayaa in ay caawiyaan si ay labada dhincba aay. Iskula shaqeeyaan waxa aan inii rajaynaya guul waarta djibouti sck

  • @MaxamedCabdi-h4g
    @MaxamedCabdi-h4g 2 หลายเดือนก่อน

    War iyaga ayaa baabuurta soo iibiya oo fudaydiya bal eega shan baabuur oo qaraxyo wada ayaa muqdisho soo galay ayey leeyihiin war xalane ha la baadho xalane baa laga soo abaabulaan

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 2 หลายเดือนก่อน

    Haladilo Xaaranta Waxay rabaan hanoqdaane

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 2 หลายเดือนก่อน

    Ayaka yaa u soo sheeya?

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 2 หลายเดือนก่อน

    Guul ciidanka nabafgrlyadda❤😂😊

  • @HosseinFarah-s7h
    @HosseinFarah-s7h 2 หลายเดือนก่อน

    Dawlad ku sheegani shacabka Mogadishu waxay u hoosaasiyaan oo u loogaan argagixisada oo ayka tirsan yihiin jawaasiis tirabeel ah jawaasiistaas xilal sarsare oo dhagareed xasan gurguurte ugu magacaaban hay,adaha amniga iyo wasaaradaha OKI shacabka somaliyed ma argagixisada kaymaha ayay iska ilaaliyaan mise argagixisada shaatiyada dawlada ku dhagarta shacabka???!!!

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 2 หลายเดือนก่อน

    Waxyaabaha aan la yaabanahay waxaa ka mid ah digniinta ay boxosay mey sheegaan meesha ay ku maqleen ama ku arkeen si loo soo qabto

  • @God-p5x
    @God-p5x 2 หลายเดือนก่อน

    5.ishobadhitankahalodhaqaqo.hafadkastehalgilgilo.mwkabilaba