Sooran Iyo Jawaan Film Cusub - Horumarki Wadankena Dib Maxa U Haya part 1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024
  • Filmkan waxa Director Gareyay 'Editing Gareyay Duubay'Director S ' Siciid Suldaan / siciid.suldaan
    Future Brothers production
    / futurebrothersproduction

ความคิดเห็น • 29

  • @jodreamboyromantic3594
    @jodreamboyromantic3594 10 ปีที่แล้ว +3

    Director. Editing. Camera man. Siciid Suldaan Mar ah Saxiiibkay marna ah Macalinkayga waxan lee yahay sxb hambalyo waxad noqotay Best Director nd Camera nd Editing Sxb waxan ku lee yahay halkaa ka sii wad waxan kaa sugaynaa qaar kae hambalyo all future brothers

  • @somalisomaalibaaleh2330
    @somalisomaalibaaleh2330 9 ปีที่แล้ว +12

    Kkkkkkkkkkk walee reerburco waa funny manshallah i love burco iyo dhamaan gobolada Somaliland

  • @somalisomaalibaaleh2330
    @somalisomaalibaaleh2330 9 ปีที่แล้ว +5

    Manshallah waa wacyigelin muhiima

  • @camarkonsafi9032
    @camarkonsafi9032 5 ปีที่แล้ว +1

    Viva reer burco

  • @asadburco5966
    @asadburco5966 9 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah maxaa dad qaali ah medha mesha ka muuda alle ha idin xafido rer burco

  • @jodreamboyromantic3594
    @jodreamboyromantic3594 10 ปีที่แล้ว +1

    hanbalyo hanbalyo hanbalyo future brothers production waxan halkan ugu hambalyaynayaa Directorka wayn alle waynee Siciid C/laahi Diiriye
    oo loo yaqaan Siciid Suldaan waxan lee yahay walaal halkaa kaga hay

  • @ducaysaneduca8898
    @ducaysaneduca8898 9 ปีที่แล้ว +1

    waan kahelay ta yar waa jaciib Ilike it

  • @abdirizaakabdirahman4403
    @abdirizaakabdirahman4403 6 ปีที่แล้ว

    woooow so nice video my friends so amazing

  • @adnaanhariiralsharaabi1524
    @adnaanhariiralsharaabi1524 6 ปีที่แล้ว

    dhaladkii reer burco siiba dsd

  • @cabdigermany4781
    @cabdigermany4781 10 ปีที่แล้ว +2

    Mshlh siciid suldaan

  • @cabdigermany4781
    @cabdigermany4781 10 ปีที่แล้ว +2

    My director noolow sxp

  • @suubanexusen4769
    @suubanexusen4769 6 ปีที่แล้ว

    Haboodin maahee adigu nagusoo noodin kkkk sooraan cajiib

  • @safiaden4048
    @safiaden4048 9 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkcajaaib gabadha yar say u jilayso reer burco saqiir iyo cabiir waa wada majaajiliste

  • @Karite7
    @Karite7 9 ปีที่แล้ว +2

    SOORAAN iyo kjawaan wzacade looyaab waa khatar niman adag sxp kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @cabdirahmaancabdikariim8488
    @cabdirahmaancabdikariim8488 9 ปีที่แล้ว +5

    hhhhhhh funy riwayad somaliland waa dad inay wax qabsadaan rabaan anigu reersomaliland ma'ihi balse waan jeclahay horamarkooda iyo somali dhamaantood

    • @osmanismail21
      @osmanismail21 9 ปีที่แล้ว +1

      +cabdi rahmaan cabdi kariim nin fariid ah ayaad tahay walahay sxb

    • @AhmedSaeed-vd7mi
      @AhmedSaeed-vd7mi ปีที่แล้ว

      Jjhhh😊😊

  • @aatorbaadsomaliyaaatorbaad1667
    @aatorbaadsomaliyaaatorbaad1667 6 ปีที่แล้ว

    woooooooooooooo

  • @jodreamboyromantic3594
    @jodreamboyromantic3594 10 ปีที่แล้ว +1

    Siciid suldaan sacad macruuf mubaarig mario cabdi gernmy mustafe ibnu beergaal cabdicasiis nero axmed somali iyo intii aan ka tagay waxan idin lee yahay all hanbalyo

  • @barkhadtube2614
    @barkhadtube2614 6 ปีที่แล้ว

    Maaayar hhhhh😁😁😁😁

  • @aliaden6692
    @aliaden6692 9 ปีที่แล้ว

    Aliaden

  • @kiesagulled1507
    @kiesagulled1507 9 ปีที่แล้ว

    Hey boy you not from US and somalia is one country and we will be one forever you can't not make new country

  • @AdnanAli-xq4ho
    @AdnanAli-xq4ho 9 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkk

  • @cabdiraxmaanqaasim6726
    @cabdiraxmaanqaasim6726 6 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk