INAAN KULA GUUR SADO ADIGAA SAWAB TEEDA LEH full

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • #haguleystojaceylka#supercarab#higsino#qiso

ความคิดเห็น • 85

  • @Amiira96
    @Amiira96 10 หลายเดือนก่อน +21

    Team single anoo uhadlaayo xaqiiqatan waxbadan ayaan kaa faaidnay m.a hore usoco wllkey super arab inkasto aan reer coment aheyn hadana marwalbo waxaan ku rajeyna hormar wacan waxaana kaaga mahadcelinayaa sida wanagsan oo quruxda badan aa inogu soo tabiso guleyso wllkey allah haku xafido

  • @daganibrahim
    @daganibrahim 10 หลายเดือนก่อน +13

    Anigu ninkayga marwalbo isago u jeedin naag kle anigu maseyr ban iska keen keenaa isagu wuxuu igu jawabaa ma adiga u baahan in aan guursado naag kle marka wan ka baqaa in uu ka dhabeeyo arinkas runtii ❤

    • @queenhamdamoalimahmed5886
      @queenhamdamoalimahmed5886 10 หลายเดือนก่อน

      Yarey dhibka jooji wlhi nabsigu mafiicno

    • @Hafsanor22
      @Hafsanor22 9 หลายเดือนก่อน

      Oo ma naag kugu cabsiinaaa 😂😂😂

  • @FatxialiHeydar-fj9kv
    @FatxialiHeydar-fj9kv 10 หลายเดือนก่อน +5

    Runtii waa qiso cajiib ah oo cimri qaado mutan lkn walalkey halmid ayaan kala talinaa naagtan aad dib ka guursady marnab ha furan maxayelay ayada og in aad xasle tahay ayey kugu soo raacday kadibnah waxy kusisay farxda naxriis marka adigoo xaaskaga koowd warkeeda qaadneysid ha furin waxa laka yabaa markii aad furdid in aay hadan sidii noqto oo aay kugu dhedhesho marka walal gabdhaas adigoo xasle ah aay kaa ogalaatay in aay ku guursado oo farxd kusiso mark haku jisaarin hanah furin❤haguuleysto jeclka❤

  • @SalmaAli-v5g
    @SalmaAli-v5g 10 หลายเดือนก่อน +13

    Ana u soo horeeyay mantay 😂Super carab Guuleyso wll💪💪

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wan idin salaaamay super carap iyo wiilka qisada soo tabiyy
    Walal hafurin gabdhaas wayo waxpa kama galapsanin adigo daryeel ubaaahan iyo jcyl ayy kudaryeeshay
    Xaaskaga koowadna allaha qalpigeeda hawanaajiyo

  • @MUDANAHAOFFICIALPRO
    @MUDANAHAOFFICIALPRO 10 หลายเดือนก่อน +7

    Thanks bro markasta aad qiso soo galiso markaad qeybaha parts aad dhameyso ugu muuqaal full ah soo gali saan oo kale ASC

  • @Najuuh-r9u
    @Najuuh-r9u 8 หลายเดือนก่อน +3

    ABOOWE WAAD KU SAX SANTAHAY EE HAFURIN EE BASRI LEEY❤😢

  • @jamajijo6674
    @jamajijo6674 5 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah brother Thank you so much videos

  • @Asmamaxamed6453
    @Asmamaxamed6453 10 หลายเดือนก่อน +5

    Qisadn cashar bay I noqon doonta
    Wax xaqiiq ah marka aan heLno qof na jecel oo na koL kolinaya oo wax kasta ino huraya inan ku kibirno oo rafadino si kasta ka yeLno 😢
    Dumarow Ragina idn wangsan ha xumaynina waa iga taLo hadhow qomamo Waxba idn tari mayso wlhi

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti 10 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢😢😢😢 waaa qiso cibro qaaadaasho mudan m.a m.a m a 🥰🥰🥰🥰🥰 ha furin wllo wayo qalad malahan 😊😊😊😊 gabdhoow ragiina idin jecel ka faideysta

  • @manaabdulahi6715
    @manaabdulahi6715 7 หลายเดือนก่อน

    Asc Walsall wasn't ku salaams waxaan dhageytaa khisooyinkaaga fiican waadna kumahadsatahey hor usoco Allah hakucaawiyo

  • @fardowzaomar1449
    @fardowzaomar1449 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc super carab Shukran wll wilkas qisadan sotabiyey waaxan kula taliyana gabadas labad ee maskinta haa furin please hadow waaxa kugu dhicikara nabsigedha 😢

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ankusalino❤rasulka❤csw❤❤❤❤❤❤asxabta,qaligaa❤❤❤❤❤❤👍

  • @jamajijo6674
    @jamajijo6674 5 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔

  • @axmadcabdi2197
    @axmadcabdi2197 8 หลายเดือนก่อน

    Masnhalah wala wiil wanagsan ayaatahy midna hafurin labadaba sicadaaladah ooladhaqan wal intaa ayaan kuguladardaamaya ❤❤❤❤

  • @xanaanmaxamed-g5h
    @xanaanmaxamed-g5h 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa wil gesiyaa allh ku dhawro❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @suadaalisiman9153
    @suadaalisiman9153 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runteeda haduu jecelyahy ha furo qabi ma qeybsamee

  • @mohazsharama1478
    @mohazsharama1478 10 หลายเดือนก่อน +5

    Wll iisooducee qalbi jab dareeemaa😢

    • @FartuunMaxamed-me6tx
      @FartuunMaxamed-me6tx 10 หลายเดือนก่อน +2

      Boowe srry 😔 allah ka dul qaado dhibta kuhayso 🥹farxad ka danbeyso ha niyad jabin hory usoco

    • @SumayoCalixasan
      @SumayoCalixasan 10 หลายเดือนก่อน

      Qalbiga alla ku qaboojiyo apowe😢

    • @habooncabdiahmed3859
      @habooncabdiahmed3859 10 หลายเดือนก่อน

      Sorry wllo samir I.a kheyr ka danbeeyn doona 😊 qalbigaga inuu ilahaye kuu qaboojiyo kuu rajaynaa abowe 🤲

    • @khadrahajiyusuf9982
      @khadrahajiyusuf9982 10 หลายเดือนก่อน

      Alle ha ku gar gaaro

  • @Cawodiriye525
    @Cawodiriye525 10 หลายเดือนก่อน +1

    Alla qisadanaa😫
    Laakiiin xaaskiisi 1aad muxu u waydiin waayay sababta ay sidaa ugu galaysey🥺

  • @Mucaad-qv7pn
    @Mucaad-qv7pn 6 หลายเดือนก่อน

    Caadi iskadhig

  • @NajmahAhmad-wo7ey
    @NajmahAhmad-wo7ey 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qiso cajib ah masha allah

  • @-sukuna0
    @-sukuna0 8 หลายเดือนก่อน

    maashalah❤❤❤❤❤❤❤❤❤ is the most
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mashahl
    3:57

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 10 หลายเดือนก่อน

    I.a ilaahey swt ha idin soyaadiyo noloshiina I.a

  • @Binta-s
    @Binta-s 8 หลายเดือนก่อน +2

    Please na ga jooji background music ga, ma music ga aan dhageeysana mise sheekada ?! sali Cala nabi (SCW)

  • @AsmaBashiir-g9i
    @AsmaBashiir-g9i 10 หลายเดือนก่อน

    Ax wll qali waxbadan baan kabartay wlhi mdsnd wll hooray u soco❤❤❤❤❤

  • @PhalstinePhalastine
    @PhalstinePhalastine 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GghhGghh-e7s
    @GghhGghh-e7s 9 หลายเดือนก่อน

    Masham Allaah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @QalbiSafii
    @QalbiSafii 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qiso xanuun badan 😢

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 7 หลายเดือนก่อน

    Wlh,waa,sax,lkn,kuwo,xun,ayaa,Jira,wlh,ilah,hanoo,toosiyo,rageena, I aamiiiiiin 😂😂😂😂😂😂,wlh,

  • @qadiijoyuusufibrahim4055
    @qadiijoyuusufibrahim4055 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @zainabdahir2941
    @zainabdahir2941 7 หลายเดือนก่อน

    Talo waligaa hafurin waxaaba lagayaaba in neey kufiirineeso

  • @Xilkiis
    @Xilkiis 8 หลายเดือนก่อน

    Qiso rawa ina lawadago plz xagena kaa hela wilkana 😢😢😢😢😢😢😢

  • @JimcaleCabdi-cw4dg
    @JimcaleCabdi-cw4dg 8 หลายเดือนก่อน

    Masha laaa❤❤❤

  • @KhadijaaMaxamed
    @KhadijaaMaxamed 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallh 😢😢❤

  • @AsmoCadey-d6k
    @AsmoCadey-d6k 10 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤

  • @amounhasan4692
    @amounhasan4692 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wll Qisada Sida Aad uwado ma fahmin Prt4 sugayney Adna 1 kusoo celisey see cml😢😢

    • @Amiira96
      @Amiira96 10 หลายเดือนก่อน +1

      Dhameyso adaa fahmi dooneee wlshey waa qisada oo full ah

  • @SucdiAbdirisaaq-o8d
    @SucdiAbdirisaaq-o8d 10 หลายเดือนก่อน

    Asc wllo😢gbda labad hafurin plzz I wish inaarki doonto this comment don't ever divorce the second wife bruh ayada wxksto kuah and first one neh cadi iskadhig deh

  • @Mucaad-qv7pn
    @Mucaad-qv7pn 6 หลายเดือนก่อน

    Jil jileeca maxaa waay

  • @SacdiyoCdullahijeele
    @SacdiyoCdullahijeele 10 หลายเดือนก่อน

    M.a waa qiso cajiib ah

  • @khadrahajiyusuf9982
    @khadrahajiyusuf9982 10 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso xanuun badan runtii

  • @NasriinCali-gi8yz
    @NasriinCali-gi8yz 7 หลายเดือนก่อน

    Haka .yelin..dalimada..qayanoleda.ah..Farada..kudiday...qumayada...mega.. tugesay

  • @Lakimohamed197
    @Lakimohamed197 10 หลายเดือนก่อน

    Abowe ha furin awal ayaa afar Alle kuu baneyey gabdha dambe haka abaal dhicin

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg 10 หลายเดือนก่อน

    Waaa qiiiso cimro ku qaadasho mudan❤

  • @HabiboSobow
    @HabiboSobow 9 หลายเดือนก่อน

    Soori abyo mcn😢😢😢😢😢😢😢

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @RaxmaCabase
    @RaxmaCabase 4 หลายเดือนก่อน

    Lkn mararka qaar ninka waxa dunida yala oo dhan hadad siso nin raga naag kale madayo

  • @Aishakulan
    @Aishakulan 8 หลายเดือนก่อน

    music ka dhaf wall alle ka cabso

  • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374
    @mynameisdhaqaneahmedxagar8374 10 หลายเดือนก่อน

    Arimahaan weey dhacdaa
    inuu mid kale guursado ayaaba qeeyr u eheeyd
    Sxb 2badooda midna ha furin

  • @Abdulrashid-cr7tg
    @Abdulrashid-cr7tg 10 หลายเดือนก่อน

    أعني الأولى لاتطلق الثانية

  • @GghhGghh-e7s
    @GghhGghh-e7s 9 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭

  • @AyaanAxmedxiirey
    @AyaanAxmedxiirey 10 หลายเดือนก่อน

    Haa waruna wllkey subara caraba

  • @haripoi6970
    @haripoi6970 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😂😂

  • @niyadsan.nacima
    @niyadsan.nacima 10 หลายเดือนก่อน

    Adkaatay

  • @ilaharaf8455
    @ilaharaf8455 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😮

  • @MaxamedFaarax-um3de
    @MaxamedFaarax-um3de 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hadowba inuu laguursado ugu ekeeyey waaba legend madulqaad kaasaa ninoo dhan laga helaa waxba hafurin sxb

    • @Hafsanor22
      @Hafsanor22 9 หลายเดือนก่อน

      Ilaa hada waxaa la yaabnhy naagta ninkeeda markoo la guursaday wngasanaatay balaayo qabtaa taas aniga naag maseer badan ahy ninkayga markaas nici lahaa hadaa naag ku maqlo😂

    • @saafiaxmed-wz2de
      @saafiaxmed-wz2de 9 หลายเดือนก่อน

      @@Hafsanor22anipo waa ka yaba nhy ninkas cml miyaa la hela Subxanallah waa in la dhowrte ❤

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 7 หลายเดือนก่อน

    Sorry,wlh,wan,lailmeyay,qisada

  • @BatuloDaqane
    @BatuloDaqane 10 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @Abdulrashid-cr7tg
    @Abdulrashid-cr7tg 10 หลายเดือนก่อน

    لاتقبل كلامها حبيبي

  • @Yaxye1234-x9h
    @Yaxye1234-x9h 10 หลายเดือนก่อน

    Nirageed gabar lago amino weeyee wèel kaas

  • @IqroAxmad-l1k
    @IqroAxmad-l1k 10 หลายเดือนก่อน

    😮😮😢😢

  • @Memoo-farah
    @Memoo-farah 8 หลายเดือนก่อน

    Sorry 😢

  • @AbdiasisAbdirahman-l3j
    @AbdiasisAbdirahman-l3j 10 หลายเดือนก่อน

    334

  • @AyaanAxmedxiirey
    @AyaanAxmedxiirey 10 หลายเดือนก่อน +5

    Soory soory soory Abyo mcn 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nimcoabdi2996
    @nimcoabdi2996 9 หลายเดือนก่อน

    Ax ax ax sorry wllkey 😢😢😢😢😢😢

  • @cadeali3467
    @cadeali3467 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ha furin sxb hadii kle meshii shaly ayee kugu celinee dabaal ayee ku maleenee sxb warkeda ka bax 😮

  • @wllkekey484
    @wllkekey484 10 หลายเดือนก่อน

    Fast❤

  • @farahmohamed6712
    @farahmohamed6712 6 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢

  • @maryancusman8971
    @maryancusman8971 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @FartuunMaxamed-xp6ri
    @FartuunMaxamed-xp6ri 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 10 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢