DAAWO Nin isku dilay Qamaarka 1XBET oo 8 Kun oo Dolar Uga Gubatay iyo Muqdisho oo Arin Argagax leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @haania2495
    @haania2495 ปีที่แล้ว +2

    Qamaaar waaaye subhanallah subhanallah

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallah illaahow u naxariiso Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 ปีที่แล้ว +1

    Subxana allah waa musiibo. Illahow u dembi dhaaf oo u naxariiso inankaa

  • @fayecooking
    @fayecooking ปีที่แล้ว +1

    Uduceey ,Samir iyo iimaan mum😢

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว +1

    Subxaan Allah waa qamaar Allah u naxriisto war dadka ha laga wac galiyo soomaalida mel walba ayaa lagu dhacayo

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 ปีที่แล้ว

    Waa xaaran

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 ปีที่แล้ว +1

    FADLAN WAXAAN YAAN LOO MAGAC QURXININE HALA YIRAAHDO KHAMAAR ,.
    KHAMAARKANA WA MAMNUUN DIINTEENA ,WIXI LAGA HELENA WAA XAARAAN ,NINKI HAYSTA MAANTA 2,000 AMABA 1,000 DOOLAR WUXU ABUURAN KARA GANACSI XALAAL AH
    HADABA TANKALE SABAB U AH WAXA WEEYE WAA IN CARRUURTA LAGU BARBAARIYA DIINTA WAXA AY OGOSHAY IYO WAXAY MAMNUUCDAY INTA HADI LA HELI LAHA WAXA BADAN OO MAANTA DHACAYA YAAN KA BADBAADI LAHAY,.

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 ปีที่แล้ว

    Hooyo iska samir ilahay hakaa cawido

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 ปีที่แล้ว

    Waa xaran

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 ปีที่แล้ว

    Waa reer hargeysa maxaa mogadisho ka galay Wiilkan wuxuu isku dilay hargeysa iyo xamar labo magac oo kala duwan ha isku qaldin Beenloow yahoow