Nabi Amaan Kooxda Xubul Rasuul 4K Official Video 2019

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 111

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ilahay diinta ha idinku anfaco Amin Amin Amin Amin

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 5 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallaahi walalayaal waa Bilrabadaan illahey kabaqa saanmahan NABI' AMAAN.
    NABIGA. S . C .W. qofki jecel waa in uu saligiisa badiyaa waain uu sunidiisa raaca .ee amaan heeslaga dhigey kagama baahna NABIGA. S.C.W. kheerka badsada waa bilqeer ah.kafaii'deesta. Rabadaanka Qur'aanka aqrista iskusamafala iscafiya kheerka haleysku kaalmeyo.waxaan xiligii jahiliyada ayaa koox xir ah qaadi jirtey. Wardiinteena ma ogalo musig waadanbi.Allaha idiin soo hanuuniyo.

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 ปีที่แล้ว

    اللهم صل على محمد وآل محمد

  • @ayanabdi1437
    @ayanabdi1437 5 ปีที่แล้ว +2

    Wllyaal nabiga (salallahu calayhi wasalam ) wuu necbaa music -ga haddaad nabiga amaanaysaan sunadiisa raaca

    • @amiinaxmed7611
      @amiinaxmed7611 3 ปีที่แล้ว

      yaa kugu yidhi wllo wuu nibcaa !!!!

  • @abdielmi5808
    @abdielmi5808 4 ปีที่แล้ว +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 5 ปีที่แล้ว +8

    Nabigii Scw raali korkiia ha’ahaadee

  • @faysalaadam7701
    @faysalaadam7701 4 ปีที่แล้ว

    Maaasha allaaah afikiina malab lagu qabey

  • @safaaabdirisaaq7538
    @safaaabdirisaaq7538 2 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw

  • @bashaash2024
    @bashaash2024 5 ปีที่แล้ว +3

    Fan barakaysan ayaa ku jirtan horay u wada waa waxay umadda u baahantahay allah idin xifdiyo

  • @fatumali1829
    @fatumali1829 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah scw scw scw scw scw scw scw

  • @cabdulaahicabdicali5933
    @cabdulaahicabdicali5933 ปีที่แล้ว

    Mashaa alllaaah

  • @Warsame1
    @Warsame1 5 ปีที่แล้ว +3

    صلي الله علي محمد صلي الله عليه و سلم ✅

  • @farxaanzaki5588
    @farxaanzaki5588 5 ปีที่แล้ว +3

    nabiyoow korkaaaga naxariis ha ahaato uluufa marrah .

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 3 ปีที่แล้ว

    NEBI AMAANKA MURTIDA LAGU ASTEEYEY IYO LUUQAHAN MACAAN
    CIDA CANBAARAYNAYSA CUDUR AYAA HAYA NEBI NACAYB LA DHAHO..

  • @anascabdirazaaq248
    @anascabdirazaaq248 3 ปีที่แล้ว

    scw scw scw scw scw

  • @mahadshekh46
    @mahadshekh46 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah allha ha idiin xafidoo dhamantinbaa

  • @amishinaabdi5414
    @amishinaabdi5414 5 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hooyomcnhooyomcn7810
    @hooyomcnhooyomcn7810 5 ปีที่แล้ว +6

    Maanshallha scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️

  • @naknaknarok
    @naknaknarok 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa wada juhala subxanallah aakhiru samaan

  • @keivahmed972
    @keivahmed972 ปีที่แล้ว

    Masha allah🥰🥰🥰❤

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxaanba hadii aan leenahay mashallah waxaa ina haysata jaahil nimo tii u darneed war waxaan waa xaaram qadcan ah

    • @deeqoosman9321
      @deeqoosman9321 5 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq wlhi jahli baa ka buuxo dadkaan iyo dambi subxanallaah

    • @gurhancarraaabe611
      @gurhancarraaabe611 5 ปีที่แล้ว +1

      jaahilnimo adigay ku haysaaye ee dadka wax haka sheegin wardin haya bacawyahow

    • @abdarazakahmed9217
      @abdarazakahmed9217 5 ปีที่แล้ว

      Dadkaan waa fanaaniin rabo ineey xumaanta xalaashadaan iyo kuwo tageero oo iyaga heesaha daneeyo Ee ma ahan wax diin ku saabsan Soomaai Jahli eey waxaan ku fahmi waayaan ma heesto Ee munaafaqnima ka buuxdo

    • @abdarazakahmed9217
      @abdarazakahmed9217 5 ปีที่แล้ว

      Aniga waxaan ka mid ahay Dadka Nabi amaan ka jecel lkn waxaan ma taageero

  • @naxariisproduction3683
    @naxariisproduction3683 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ❤Scw❤

  • @xaajimaxamuud7204
    @xaajimaxamuud7204 5 ปีที่แล้ว

    nabi amaan oo macaan weye mashallah

  • @shuune1
    @shuune1 4 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @hamdafamilyofficial1182
    @hamdafamilyofficial1182 5 ปีที่แล้ว +2

    Manshalah scw scw scw

  • @Dr.abdul02
    @Dr.abdul02 4 ปีที่แล้ว +1

    Kufri caad oo nabiga lagu baryayo. Allow umada dinta ku hanuni. Hala barto dinta yanan laidin duminina ee .

    • @ahmedfaahim3787
      @ahmedfaahim3787 4 ปีที่แล้ว

      Shirki phobia miyaad qabta .
      Wax an shafaacada rasulka, Amman iyo alle bari wax an ahayn miyey dheheen.
      Qofka la baryayo ee meshan ku Xusan wa Kuma?

  • @hayubosonabaale4475
    @hayubosonabaale4475 4 ปีที่แล้ว

    Slalahalew SAW

  • @nimcoxusen3504
    @nimcoxusen3504 4 ปีที่แล้ว

    Subaxnllh ilahay ka cabsada waad heesiisaan

  • @amishinaabdi5414
    @amishinaabdi5414 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @gurhancarraaabe611
    @gurhancarraaabe611 5 ปีที่แล้ว +4

    iyadoo dhamaystiran hadaad hayso fadlan noosoo dir

  • @kadra825
    @kadra825 3 ปีที่แล้ว

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر ماشاء لله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم بارك فيكم وجزاكم الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر ❤🧡💛❤❤❤❤❤💛💚💙💜🤎❤❤🧡🧡

  • @suhanibiligjisuhanibiligji4294
    @suhanibiligjisuhanibiligji4294 5 ปีที่แล้ว +4

    Subuxanllah Wllo kaa dayaa amanta nabig music gaa dambii weyen weye subuxanllah

  • @nashaadmedia9691
    @nashaadmedia9691 4 ปีที่แล้ว

    Scw who listen 4/25/2020

  • @Abdulrahmnn
    @Abdulrahmnn 5 ปีที่แล้ว +3

    subxanallah, war waxani wa dambi

  • @sharfanabdi8098
    @sharfanabdi8098 4 ปีที่แล้ว +1

    Wasin ka iyo miraha isma laha wlhi

  • @ahmedOsman-nt8bf
    @ahmedOsman-nt8bf 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allhaa Scw SCw SCw SCw

  • @kawsarabdullahi4111
    @kawsarabdullahi4111 5 ปีที่แล้ว

    Music almiino iska yareya waba saaide subxanallah maxan dhagesana music ayaba dheeer

  • @mouminahassan7193
    @mouminahassan7193 4 ปีที่แล้ว

    I love it

  • @kadra825
    @kadra825 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين ❤❤❤❤💚💚💚💚💚💝💝💝💖💖💖💝💝❤❤💚💚

  • @mohameddeeq9150
    @mohameddeeq9150 5 ปีที่แล้ว

    Istaq furullah SCW

  • @haniahmed787
    @haniahmed787 5 ปีที่แล้ว +1

    music miyaa diin mooden subxanallah

  • @cabdulaahicabdicali5933
    @cabdulaahicabdicali5933 ปีที่แล้ว

    Sayid junayd awliyo abwaan kaarloos horay usocdaaa wahaaabiyadu hajabto

  • @mahdysamatar9968
    @mahdysamatar9968 4 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 ปีที่แล้ว +1

    Tani nabi amaan maha waa shirki ...Allah kaliyaa labaryaa. Bal say gacmaha leyihiin day... yaa la baryaa ma nabi mise Allah

    • @baliahmed7274
      @baliahmed7274 5 ปีที่แล้ว +1

      wadani wadani
      Baryadu waa labo
      Mid rabaani ah iyo mida bashari

    • @ibrahimmohamed8811
      @ibrahimmohamed8811 5 ปีที่แล้ว +1

      @@baliahmed7274baryaduu ma qof bashar ah miyad baryi kartaa oo noolayn( oo dhintay) qofka marku noolyahay ba dhihi karta ii duce ama no duce ﴿وَلَوْ أَنَّهُمْ إِذ ظَّلَمُواْ أَنفُسَهُمْ جَآؤُوكَ فَاسْتَغْفَرُواْ اللّهَ وَاسْتَغْفَرَ لَهُمُ الرَّسُولُ﴾ haduu dhinto maya ducada wa Alle bas ah
      ( قل أندعوا من دون الله ما لا ينفعنا ولا يضرنا ونرد على أعقابنا بعد إذ هدانا الله )
      ( ولا تدع من دون الله ما لا ينفعك ولا يضرك فإن فعلت فإنك إذاً من الظالمين ) يونس/106 .
      ( ومن أضل ممن يدعو من دون الله من لا يستجيب له إلى يوم القيامة وهم عن دعائهم غافلون )
      ( والذين تدعون من دونه ما يملكون من قطمير ، إن تدعوهم لا يسمعوا دعائكم ولو سمعوا ما استجابوا لكم ويوم القيامة يكفرون بشرككم ولا ينبئك مثل خبير ، يا أيها الناس أنتم الفقراء إلى الله والله هو الغني الحميد )
      ducada wa Alle bas ah

    • @deekojudith8790
      @deekojudith8790 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ibrahimmohamed8811 mash l
      Alla

    • @ibrahimmohamed8811
      @ibrahimmohamed8811 5 ปีที่แล้ว

      @@deekojudith8790 walashay wad mahadsantahay

    • @ahmedfaahim3787
      @ahmedfaahim3787 4 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimmohamed8811 Waxy u muuqata ayadaha qur'aanka in fahamkaga ad la dultagtay nusuus ay musliminta shaqo ku lahayn bad dul dhigeysa dadka musliminta ah.
      Midda kale ma rasuulka bey baryeen maxy yiraahden maxa ka mid ah waxyaabaha ay rasulka ku baryeen?
      Mhdsnid

  • @HabibaMohamed-it5kp
    @HabibaMohamed-it5kp 4 ปีที่แล้ว +1

    Salallahu caleyhi wasalim lkn walalheyga kadaya muzikada

  • @mahadshekh46
    @mahadshekh46 4 ปีที่แล้ว

    Okiiyalaha hadi ad iska sarto way wacnan laheyd

  • @hamdafamilyofficial1182
    @hamdafamilyofficial1182 5 ปีที่แล้ว

    Lkn away dalmar yare

  • @ibrahimabdi355
    @ibrahimabdi355 5 ปีที่แล้ว

    War waxaney wa adun ka doon music is allowed aman nabi

  • @unitedfront5377
    @unitedfront5377 5 ปีที่แล้ว

    Kuwa kaxanaaqa amaanta nabigena nnkh dadka kuma darsana comments ka ayaad ka garanee waxaan leeyahay carada alle ha,idinku dhacdo

  • @qarnaynzone
    @qarnaynzone 5 ปีที่แล้ว +4

    This ain't cool loud music with beats isn't allowed . This is R&B I guess

  • @carryonregardless4071
    @carryonregardless4071 5 ปีที่แล้ว +4

    Somalidha waxweyna ayaa kaqaldan MUSIC 🎵 is HARAM, guys stop mixing NABI ( Scw) AMAN with music please haram haram

  • @deega1234
    @deega1234 5 ปีที่แล้ว +2

    Music with Dhikr is NOT allowed.

  • @ibrahimmohamed8811
    @ibrahimmohamed8811 5 ปีที่แล้ว

    Waxan wa shirki ee ilahi kacabsado waxad sameniisana iska daaya

    • @baliahmed7274
      @baliahmed7274 5 ปีที่แล้ว +1

      Ibrahim Mohamed
      Shirki waad maqashay un garan meysin wuxuu yahay maxay shirki out sheegeen bal naga dhaadhici

    • @ibrahimmohamed8811
      @ibrahimmohamed8811 5 ปีที่แล้ว

      @@baliahmed7274aniga waxan kuwaydiin ma waxan miyu nabiga , saxabada, taabiciinta, culumada salafaka ma waxan bay sameyn jirayn wa maya {من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد
      }
      [قال النووي - رحمه الله -: إنه قاعدة عظيمة من قواعد الإسلام، وإنه من جوامع كلمه صلى الله عليه وسلم؛ فإنه صريح في رد البدع والمختَرَعات، وهو مما يعتنى بحفظه واستعماله في إبطال المنكرات
      }
      marka niyow adhiga hadad wax kataqano diinta wax noga sheyg aniga waxan waxan u arka khuraafad

    • @ahmedfaahim3787
      @ahmedfaahim3787 4 ปีที่แล้ว

      Waxa lagu weydiiyey shirkigi ad afkaaga ka sheegtay in ad macneeyso meel kale oo an jirin bad u booday, taasina dadka cilmi gaabka ba lagu yaqaana.
      Shirki iyo Bicdo bad kala saari la'dahay ee inta Adnan wax sheegin fadlan horta wax baro.
      Mhdsnid

  • @armyexo.l921
    @armyexo.l921 5 ปีที่แล้ว

    استغفرالله لا يجوز الموسيقي مع الاسم الله والرسوله

    • @abdirashiidali8692
      @abdirashiidali8692 3 ปีที่แล้ว

      Musigu isba sow tasbiixsan maayo nebigana ku saliyi maayo maxaa XAARAAN KA dhigay???
      Yaa jaahil kori maskaxdaada

  • @nastehoibrahim3597
    @nastehoibrahim3597 5 ปีที่แล้ว +1

    This is music, I don't see any difference between Hess Somali and This.

    • @karaamaofficial9622
      @karaamaofficial9622 4 ปีที่แล้ว

      Sister don't say like that what you hear is the praise of our prophit

  • @maryanmohamed9914
    @maryanmohamed9914 5 ปีที่แล้ว +1

    Music xaram weye

  • @hiboibrahim3726
    @hiboibrahim3726 5 ปีที่แล้ว

    🙄🙄😂😂waba hees cadiye ee music lama ogolo I’m not wadad lknse hesahaba

    • @abdirashiidali8692
      @abdirashiidali8692 3 ปีที่แล้ว

      MUSIGA LAFTIISU SOW NEBIGA KU SALIYI MAAYO MIYAA LAGA XIGAA..
      MAXAA XAARAANTA KA DHIGAY???

  • @DjamaAhmed-ef3eb
    @DjamaAhmed-ef3eb 6 หลายเดือนก่อน

    Mmmmmmsssslllhhhhh

  • @faadumofahmaan8386
    @faadumofahmaan8386 5 ปีที่แล้ว +3

    Scw

  • @mahadshekh46
    @mahadshekh46 4 ปีที่แล้ว

    Okiiyalaha hadi ad iska sarto way wacnan laheyd

  • @hamdafamilyofficial1182
    @hamdafamilyofficial1182 5 ปีที่แล้ว

    Lkn away dalmar yare

  • @batuulsalax7872
    @batuulsalax7872 5 ปีที่แล้ว

    Scw