Culimadu hadaayna halka umada loogataliyo fadhiisanin dhibaatada kadhalata dadka aan ehelka uhaayn ee kuraasta kufadhiista waaysaameeyn sharciyada khariban ee aay sosaaraana inaay kudhaqmaanbaay ku qasbanyihiin In loo ordo xukunka iyo in raga u ordaya waxa aay kenaan la aqbalo wixii kabaxsani waariyo dunidana tariikh kumayeelandonaan horayna uguma yeelan
@@Daahir74 Horta hingaaada naga hagaaji, Culimadu talada ummada hal meel uunbaa uga banaan, waa inay ku dabakhaan sharciga keliya ee saxa ah ( waa kii Alle), sidaay ku keeni lahaayeen iyageey u taal. Laakiin marka intay (tie) soo xidhaan ay fowdada ka qayb galaan, waxaa uun la is odhan, awalba reer hebel fake ah buu ahaaaaaaaa.🙂
Been ka hadal, idinku Nairobi uun ku suga kii soo qawaafa, Kutuba xoorkani, soo kii odhan jiray ma aha, batroolka jawaanaa laga buuxsadaayoo xuduudaa la talaabiyaa.!
Kani waa qoladii 30 sano dagaalka ku jirtay Ee dhimanaysay ka dibna Maalin kaliya is dhiibay Iminkana ragii ay 30 ka sano is hayeen Shaaha u karaya Maxaan kaa dhagaystaa another ku garanaya
Maan sha allah SSTV sheekh Ibrahim dheere aad baan utaageerayey laakiin waxaan ka xumahay in uu ka aamuso xasuuqa reer TuliGuuleed
Woow wiilkaas waan taageersanahay waligay ma arkin laakin dhowr qof mid ka mid dhintay ayaa iiga sheekeeyey qof soomaali la arkijiray ah thanks
Ninkan wuxu ku ficanyahay Next president
President sheekh Ibrahim noolow
Waa maxay jeegaduna sheekha maxaa si ka noqday
Next president DDS
Nikan taariikhdiisa oo dhan kawaraysta hadii kale nagadaaya viyaarta
If this is true back to real federalism , good result. But i dont trust Abi. We will see. I dont think somalis will ever succed within ethiopia .
Asc gudoomiye Jigjiga meel ku sheeg axmaaro aya qabsate?
Nagadaaya ciyaarta
Ogow dadka isbadbadalaa mafiicne
Waa nin riyoonaya sheekhnimo waxba ku heli waa dabaqoodhinimo waxba ku waa dimuqradiyadna waxba kama yaqaano kuna heli maayo waxba xizbi iyo waxaas
Waar ninku miyaanu sheekhii ahayn.
Xajiib!!!!!!
Wuu ilbaxayoo, reer Qorexeey buu noqday 🙂
Culimadu hadaayna halka umada loogataliyo fadhiisanin dhibaatada kadhalata dadka aan ehelka uhaayn ee kuraasta kufadhiista waaysaameeyn sharciyada khariban ee aay sosaaraana inaay kudhaqmaanbaay ku qasbanyihiin
In loo ordo xukunka iyo in raga u ordaya waxa aay kenaan la aqbalo wixii kabaxsani waariyo dunidana tariikh kumayeelandonaan horayna uguma yeelan
@@Daahir74 Horta hingaaada naga hagaaji, Culimadu talada ummada hal meel uunbaa uga banaan, waa inay ku dabakhaan sharciga keliya ee saxa ah ( waa kii Alle), sidaay ku keeni lahaayeen iyageey u taal. Laakiin marka intay (tie) soo xidhaan ay fowdada ka qayb galaan, waxaa uun la is odhan, awalba reer hebel fake ah buu ahaaaaaaaa.🙂
Ibrahim dheere waa geesi aan cabsanin xaqiiqda na ka hadla waana aqoonyahan ilaa phd ah sharci american ah wata.
Siyaasiga Ogaadeen ma waxa uu ku doodayaa in tigreega dhibaato ka daran tii ay deegaanka soomaalida kula kacayeen 27 sanadood baa gaadhay?
Wadaaku wali wuu riyoonayaa oo toobin buu laf ku hayaa
Kalaam farooq
Jaamac munaafaq beryahan wuu aamusay kkkkkkkkkkkm
Been ka hadal, idinku Nairobi uun ku suga kii soo qawaafa, Kutuba xoorkani, soo kii odhan jiray ma aha, batroolka jawaanaa laga buuxsadaayoo xuduudaa la talaabiyaa.!
Fadlan iska daaya shaqsiyaadka fashilka ah arintu ad bay uxun tahay bal firii abii markasta yimaado degankeena wuxu taga tuliguled sanhan buu ahaa hadii in uun damiir jiro qof kasta somali ah hakakaco hurdada
Kkkk adiga mar dambe TPLF kuma adoonsan ee u ducee Abiy Ahmed. Tigree baa hooyadaa kufsanayay markii Abiy Ahmed yimi..
markii ladhi jiray wa lasuneeyay abii haben iyo malin ba wan uducen jiray qofkii abii nacebna wan nicijiray waxan dhihi jiray ma tigrega iyo malcuun ilay ad lasafan tahay lkn hada waxa imuqda abii inuu zanawi kasharbadan yahay maliz dagal ba naga dhexeyay lkn abii dagal majiro oo somaloo dhan ba kufarax day lkn wa cadow sicad dhulkena uraba
Tigre dhulka somali tagto o dhan bay mamulaysay lakin dhibka siyadada waxa kenay qoriga somali badan ba dagta mesha
Ninkaan onlf kohor soo kii koox dagaalata la goostey waa nin hadal fcn sh ibtahim dhere balsr nin maslin ethippia isku dhiibi ylem ylem wagha ylem.
Ibraahin dheere waa shaqsiga ugu liita siyaa siyiinta deegaanka
Waa maxay wll, bal inoo macnee oo cadee. Ku garanmaayo, siyaasiga sidoo kale garanmaayo kolkaa hadalkaagu caddeyn la’aan yuu noqon wll.
@@user-ty7hh9iy7k shar ibrahin ilaa itixaadkii miyaadan ilbaxayn dawlada xizbibaa hogaamiya kaa unbaa talada haya kaasaa xizbiga hogaamiya maxaa lakeeni hadda unbaa dawlad deegaanka la dhisay dhanaan kasoo bax
Addis abbaa xizbigu kugu eryay
Maxad kusalaysay waxad sheegtay mise anigaa kuusheega sxb
@@Rashka1900 kuuma fahmin hno
Ibraahim dheere, dadku wadaadnimo ayey kugu ogaayeen goormaad xuubsiibatay. Waddo khaldan ayaad haysaa.
Aggah war kan mxd kawaraysanaysaan
●Shalay wadaad jihaadi ah
●Maantana cilmaani xun oo xisbi ciristan ah buu gudomiye uyahay
Xagee loogu hagaagi
Adeer ma ictisaam buu ahaa? Mise urur diimeed kale, Allah ha wada soo hannuuniyee, aamiin.
Urur diimeedka cusub ee la yidhaahdo, al-dabaqoodhi idinku ma maqasheen.?
@@hassanm.3579 garanmeyno wll kolayba urur diimeedyadu waa baadil iyo in ummadda islaamka ahi koox koox loo kala qeybiyo waa xaaraan. Allah wuxuu inna faray inaynu Quraanka iyo Sunnadda Nabigeeni ﷺ raacno oon cuskano. Midnimada dhabta ahi waa kaa.
Kani waa qoladii 30 sano dagaalka ku jirtay
Ee dhimanaysay ka dibna
Maalin kaliya is dhiibay
Iminkana ragii ay 30 ka sano is hayeen
Shaaha u karaya
Maxaan kaa dhagaystaa another ku garanaya
Ibraahin dheere waa shaqsiga ugu liita siyaa siyiinta deegaanka